Home » Blogs
You are browsing entries filed in “Blogs”
Blog Name: Dhaan Aroor Tagey (DhAT)
Bloger Name: Cabdiraxmaan Gaceyte
Takhasus: Political Science and Public Administration
Gaceyte@Raxanreeb.com
In muddo 20 sano ka badan ayay maraysaa xaalada sirgaxan ee Soomaaliya. Dharaarkasta dhimashada iyo dhaawaca baa joogto iska ah. Waad la yaabin markaad maqaaxiyaha iyo meelaha suuqyada booqatid qaabka ay Somaalidu u dhaqmayso.
Waxaad arkin ciroole ku faanaya dhimashada shacabka iyo dhibaatada [...]
May 13 2010 | Posted in Blogs, Dhaan Arroor Tagey, WARARKA | Read More »
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Allaa mahad leh nabadgelyo & Naxariisi Nabigeenii Muxamed korkiisa ha ahaato.
Marka waagu baryo ama qadada afka laga qaado ama habeenkii la soo rawaxo oo fadhi ku dirirka lagu kala dareero, qofba waa u siye, waxaa lagu kala hormaraa sidii farta loola gaari lahaa button-ka Kumbiyuutarka ka shaqeysiiya (daara, shida). Durba intaan bismilaahi [...]
February 14 2010 | Posted in Blogs, OPINION, WARARKA, sahanaab | Read More »
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Waxaan maalmihii ugu dambeeyay warbaahinta soomaalidu aad u hadal heysay ciidamo Somaliland ka socda oo soo galay gobolka sanaag. Waxaa sidoo kale Tv-yada laga daawaday dabaal-deggii ciidamada somaliland taas oo taliyahoodu ku faanay in ay Garoowe wax yar u jiraan geli-na karaan waqtigii ay doonaan. Garoowe?Garoowe? ma caasimaddii dhammeyd ee Puntland? Waxaan dabadeed [...]
February 6 2010 | Posted in OPINION, WARARKA, sahanaab | Read More »
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Allaa mahad leh, nabad-gelyo & naxariisi nabigennii Muxammad korkiisa ha ahaato.
Waxaan eegay bogga Al-jazeera qeybtiisa carabiga, waxaan isha la raacay maqaaladii ay ka qoreen caalamka. Maqaal xiiso aad ah ii lahaa ayaan sii akhriyay. Waa wasiirkii difaaca ee Isra’el oo booqasho ku jooga Turkiga . Isra’el-na waxay sheegtay in booqashada wasiirkoodu ku saabsan [...]
January 18 2010 | Posted in WARARKA, sahanaab | Read More »
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Allaa mahad leh, nabad-gelyo & naxariisi nabigennii Muxammad korkiisa ha ahaato.
Rasuulkeenii suubannaana NNKH wuxuu yiri: hadal kheyr leh ku hadal ama iska aamus. Xikmad carabi ah ayaa sidoo kale oraneysa qillatul-kalaami daliilun calaa iktimaalil caqli, oo macnaheedu yahay hadalka yari wuxuu daliil u yahay caqliga dhameystiran. Ingiriiskuna wuxuu yiri a great talkative is [...]
January 17 2010 | Posted in Blogs, WARARKA, sahanaab | Read More »
Blog Name: Dhaan Aroor Tagey (DhAT)
Bloger Name: Cabdiraxmaan Gaceyte
Takhasus: Political Science and Public Administration
Gaceyte@Raxanreeb.com
Waxaan ogsoonahay in dhib badan ay la soo daristay dhalinyarada Soomaaliyeed, Dibada iyo Dalka gudihiisaba. Dhibkan amase khatarta ayaa ka bilaabatay aqalka ay dhalintu ka soo jeedaan.
Waayo ilmuhu markuu barbaarayo wuxuu u baahan yahay waalid ag jooga hadyo goor oo maskaxda ka [...]
January 15 2010 | Posted in Dhaan Arroor Tagey, WARARKA | Read More »
Bloger: Farah Maxamuud Warsame
Blog Name: Sahanaab
Takhasus:BA-Education
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Allaa mahad leh, nabad-gelyo & naxariisi nabigennii Muxammad korkiisa ha ahaato.
Waxaan maqaalkeennii isbuucii hore kaga hadalnay hadalada af-hayeenada Soomaalida, waxaan kelmadahooda tusaale u soo qaadannay, Annaga dagaalka ma qaadin, Cadaw ayaa nagu soo duulay, waan jabinnay, meelo badan ayaan ka qabsannay, waan ku daba jirnaa firxadkoodii, dhawwaanna dagaalka [...]
January 10 2010 | Posted in WARARKA, sahanaab | Read More »
Bloger: Farah Maxamuud Warsame
Blog Name: Sahanaab
Takhasus:BA-Education
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Allaa mahad leh, nabad-gelyo & naxariisi nabigennii Muxammad korkiisa ha ahaato.
Waxaan labadii maalmood ee ugu dambeeyay dhagaheena ku soo duul-duulayay hanjabaadyo & hub urursi kooxaha Soomaaliya isku haya isku hayeen. Qof walba oo kooxahaa ka tirsan wixii hub ah ee uu heli karay ayuu soo ban dhigay oo [...]
January 3 2010 | Posted in Blogs, WARARKA, sahanaab | Read More »
Blog Name: Dhaan Aroor Tagey (DhAT)
Bloger Name: Cabdiraxmaan Gaceyte
Taqaqus: Political Science and Public Administration
Gaceyte@Raxanreeb.com
AAKHIRO AAD, ADUUNKAAN SI INDHO INDHAYNAYAA MA AAYAD BAA MISE WAA AFKAARTA ALSHABAAB oo AFGANISTAAN LAGA SOO ALOOGAY?
Sida aad la socotaanba waxaa muddo dheer ah aan la fajacsanaan jirnay afkaaraha ku dheehan islaamiga in loo adeegsaday siyaabo kala duwan si loogu helo [...]
January 3 2010 | Posted in Dhaan Arroor Tagey, WARARKA | Read More »
Bloger: Farah Maxamuud Warsame
Blog Name: Sahanaab
Takhasus:BA-Education
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Tan iyo sanadkii 1991-dii waxaan aad u maqlayay kelmado aan ka badneyn 6 illaa 8, oo runtii markaan hadda maqlo, xasaasiyad igu kiciya, kelmadaha aan aadka u dhibsaday waxaa ka mid ah: Annaga dagaalka ma qaadin, Cadaw ayaa nagu soo duulay, waan jabinnay, meelo badan [...]
January 2 2010 | Posted in WARARKA, sahanaab | Read More »
Blog Name: Dhaan Aroor Tagey (DhAT)
Bloger Name: Cabdiraxmaan Gaceyte
Taqaqus: Political Science and Public Administration
Gaceyte@Raxanreeb.com
Waxaa mudo badan soo jiray shirar looga hadlay arimaha soomaliya, shirarkaas qaarkood waxaa meel lagu soo aruuriyay marar badan qabqablayaasha Somaaliyeed.
Inta aan ogsoonahay shirarkaan waxaa laga qabtay dalalka, KENYA, ETHOPIA, JABUUTI, SUDAAN, LIIBIYA & MASAR.
Waxaa is waydiin mudan waxa ka soo baxay [...]
January 1 2010 | Posted in Dhaan Arroor Tagey, WARARKA | Read More »
Blog Name: Dhaan Aroor Tagey (DhAT)
Bloger Name: Cabdiraxmaan Gaceyte
Taqaqus: Political Science and Public Administration
Gaceyte@Raxanreeb.com
Calan Calan Ma Hoos Tago
Waxaa mudo badan ka jiray gobalka mudug dhibaatooyin soo noqnoqaanyay, gaar ahaan magaalad Gaalkacyo oo labo maamul ka dhisan, waana sababta aan uga dhigay fikradayda ciwaankeeda “CALAN CALAN MA HOOSTAGO” .
Maalinkasta dhib baa dhaca, deedna shir baa loo [...]
December 28 2009 | Posted in Dhaan Arroor Tagey, WARARKA | Read More »