Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Allaa mahad leh nabadgelyo & Naxariisi Nabigeenii Muxamed korkiisa ha ahaato.
Marka waagu baryo ama qadada afka laga qaado ama habeenkii la soo rawaxo oo fadhi ku dirirka lagu kala dareero, qofba waa u siye, waxaa lagu kala hormaraa sidii farta loola gaari lahaa button-ka Kumbiyuutarka ka shaqeysiiya (daara, shida). Durba intaan bismilaahi [...]















