Home » Technology You are browsing entries filed in “Technology”

Hooyo Carruur Ka Maqneyd 15 Sano Ku Heshey Adeegsiga Facebook (Warbixin)

Hooyo Carruur Ka Maqneyd 15 Sano Ku Heshey Adeegsiga Facebook (Warbixin)

California (RBC)  Haweeney u dhalatay Mareykanka oo ku nool magaalada San Bernardino oo ku taalla koonfurta gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa toddobaadkan shaacisay iny dib u heshey labo carruur ah oo ka maqnaa mudo 15 sano ah ka dib markii ay u isticmaashay baafintooda bogga Facebook.
Haweeneydan ayaa carruurteeda labada ah oo wiil iyo gabar ah weysay [...]

  • Share/Bookmark

June 7 2010 | Posted in Technology, WARARKA | Read More »

Caqliga Badan Oo Kaalinta Labaad kaga jira Cudurada ku Dhaca Wadnaha!!

Caqliga Badan Oo Kaalinta Labaad kaga jira Cudurada ku Dhaca Wadnaha!!

Waxaa daaha laga rogay in Caqliga badan uu sababi karo cudurada ku dhaca Wadnaha Sida ay shaaciyeen Quburo u dhashay Dalka Britain.
Quburadaani  ayaa sheegay in Caqliga uu kalainta 2-aad kaga jira cududrada sababa wadna xanuunka marka laga reebo cabitaanka sigaarka oo kaalinta 1-aad ku jira,iyagoona tilmaamay in Caqliga uu ka mid ayahy Calaamadaha Wadna Xanuunka [...]

  • Share/Bookmark

May 17 2010 | Posted in Health, Technology, WARARKA | Read More »

YAABKA DUNIDA: Saynisyahan Ruush ah oo Lagu Qancin La’ Yahay inuu Qaato $1 Milyan oo Abaalmarin ah

YAABKA DUNIDA: Saynisyahan Ruush ah oo Lagu Qancin La’ Yahay inuu Qaato $1 Milyan oo Abaalmarin ah

St. Petersburg (RBC Rdio) Saynisyahan u dhashay Russia ayaa diiday inuu qaato lacag gaareysa $1 milyan oo abaal marin ah ka dib markii uu ku guuleystay hal xiraale xisaabeed kii ugu adkaa qarnigan.
Dr. Grigory Perelman oo ah ninkii xaliyey halxiraale xisaabeedka loo yaqaano (the Poincare Conjecture) sanadkii 2003 ayaa sheegay inuusan dooneyn inuu qaato $1 [...]

  • Share/Bookmark

March 26 2010 | Posted in Technology, WARARKA, Warbixin | Read More »

Tech: NASA oo Sameyneysa diyaarad hal qaado oo si gaar loo isticmaalo (Daawo)

Tech: NASA oo Sameyneysa diyaarad hal qaado oo si gaar loo isticmaalo (Daawo)
  • Share/Bookmark

March 4 2010 | Posted in Technology, WARARKA | Read More »

Sanka bani’aadamka oo noqday hubkii ugu danbeeyay ee lagula dagaallamo , Argagixisada iyo Danbiyada..

Sanka bani’aadamka oo noqday hubkii ugu danbeeyay ee lagula dagaallamo , Argagixisada iyo Danbiyada..

Saynisyahanno ka tirsan jaamacad ku taalla dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo “ Bath” ayaa shaaca ka qaaday in Sanka bani’aadamku uu ka qayb qaadan karo la dagaallanka lagula jiro argagixisada.
Teknoolajiyad cusub oo la hindisay ayaa akhrin karta qaabka uu u samaysan yahay sanka qof walba oo bani aadam ah , waxaana ay kala caddaynaysaa dadka [...]

  • Share/Bookmark

March 4 2010 | Posted in Technology, WARARKA | Read More »

Domain Names-ka Soomaaliya oo Laga Soo Wareejiyey Shirkada AFTLD (Warbixin)

Domain Names-ka Soomaaliya oo Laga Soo Wareejiyey Shirkada AFTLD (Warbixin)

Magacyada domain-name ee adeega internet-ka ee wadamada Soomaaliya iyo Cape Verde ayaa la xaqiijiyey in lagu wareejiyey wadamadooda ka dib markii ay sidaasi codsadeen in lagu soo wareejiyo, waxaa sidaasi xaqiijiyey madaxa shirrkada Africa TLD organization (AfTLD).
Shirkada maamusha adeega internet-ka ee ayaa sheegtay in kala bar wadamada Afrika magacyadooda DOMAIN NAME ayaan shaqeyn ama ay [...]

  • Share/Bookmark

February 18 2010 | Posted in Technology, WARARKA, Warbixin | Read More »

Ka Faa’ideyso Qiime Dhimista Shirkada Golis Telecom Somalia (War Saxaafadeed)

Ka Faa’ideyso Qiime Dhimista Shirkada Golis Telecom Somalia (War Saxaafadeed)

Cabdalle Axmed
RBC Radio
Boosaaso, (RBC Radio) Shirkada Isaarsiinta Golis Telecom Siomalia ayaa ku dhawaaqday qiime dhimis ay ku sameysay daqiiqadaha ay macaamiisha shirkadu ku hadlaan mobile-ka (GSM).
Qiime dhimistan oo ay ku dhawaaqeen madaxda shirkada Golis ayaa lagu shaaciyey war saxaafadeed ay soo saartay shirkada, kaasi oo u qornaa sidan:
Golis Telecom Somalia
Ku: Dhamaan Macaamiisha Qaaliga ah
Ujeedo: Hoos u Dhigid [...]

  • Share/Bookmark

February 11 2010 | Posted in Technology, WARARKA, Warbixin | Read More »

Dowlada China oo Xirtay Xaruntii ugu Weyneyd ee Burcada Internet-ka

Dowlada China oo Xirtay Xaruntii ugu Weyneyd ee Burcada Internet-ka

Technology, (RBC Radio) Dowlada China ayaa sheegtay inay xirtay mid ka mid ah xarumihii ugu weynaa ee kooxaha burcada dhinaca internet-ka.
 
Saraakiisha ka tirsan dowlada China ayaa shaaca ka qaaday inay u dheceen xarun weyn oo lagu sa,eyn jiray tababrida burcada netka taasi oo dadka u gudbin jirtay cashaero iyo tilmsamo ku saabsan sida loo weeraro [...]

  • Share/Bookmark

February 9 2010 | Posted in Technology, WARARKA | Read More »

Jaamacada Muqdisho oo Imtixaankii Kama Dambeyska Ku Soo Gaba-gabeysay Boosaaso (Warbixin & Sawiro)

Jaamacada Muqdisho oo Imtixaankii Kama Dambeyska Ku Soo Gaba-gabeysay Boosaaso (Warbixin & Sawiro)

Boosaaso, (RBC Radio) Jaamacadda Muqdisho Campuska Boosaaso ayaa soo gaba gabeysay imtixaankii finalka ee simisterka 1aad sanad waxbarashadeedka 2009/2010 ee ka socday xarunta jaamacada Muqdisho ee magaalada Boosaaso.
Xarunta Cusub ee jaamacadda Muqdisho oo la dhisay sanadkii 2009 isla markaana si rasmi ah waxbarashada looga bilaabay bishii septembar 2009 ayaa ah meel si aad ah loogu [...]

  • Share/Bookmark

February 5 2010 | Posted in Sawiro, Technology, WARARKA, Warbixin | Read More »

Apple’s new tablet (Daawo)

Apple’s new tablet (Daawo)

Apple iPad Hands On from PopSci.com on Vimeo.

  • Share/Bookmark

January 29 2010 | Posted in Barnaamijyo, Technology, VIDEO, WARARKA | Read More »