Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Somaliya waxaa soo baanayay dhinacyada jecel in ay degaan Kursiga laga maamulo dalka Somaliya iyagoo aan lahayn khibrad iyo maamuus ay wax ku maamulaan oo ay bulshada dhaxdeeda ku leeyihiin,
Gobalka Banaadir ayaa ugu daran meelaha ugu Fowdadad badan Koonfurta Somaliya waana meesha kaliya ee muddo 20-sana ah [...]














