Home » Dood Furan You are browsing entries filed in “Dood Furan”

DOOD FURAN: Madaxda Soomaalida Maxay ugu Hormaraan Booqashada Ethiopia?!

DOOD FURAN: Madaxda Soomaalida Maxay ugu Hormaraan Booqashada Ethiopia?!

Waxaa jirta hal dhaqan oo caado u noqday Dhamaan madaxda Soomaalida, hadey ahaan lahaayeen dowlad dhexe iyo maamulada intaba. Taasi oo dad badan ay siyaabo kala duwan ay u arkaan.
Shaki kuma jiro in xirrir uu u dhexeeyo qaar badan oo ka mid ahaa siyaasiyiintii iyo hogaamiye kooxeedyada Soomaaliya iyo dowlada Ethiopia, kaasi oo hadba dano [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Dagaalka Xamar Xal Ma Dhali Doonaa?

DOOD FURAN: Dagaalka Xamar Xal Ma Dhali Doonaa?

Maalintii afraad, laga soo bilaabo 1-dii Luulyo ayaa dagaal culus oo ka bilawday waqooyiga magaalada Muqdisho wuxuu weli ka socdaa caasimada.
Dowlada ku meel gaarka oo dagaalkaasi ku horeysay ayaa ku tilmaantay hawlgal magaalada looga sifeynayo xoogaga mucaaradka, sida ay sheegeen madaxda dowlada.
Waxaa furinta dagaalka lagu arkay madaxweyne Sheekh Shariif oo lebisan dharka dagaalka. Madaxweynuhu lebisnaantiisa [...]

  • Share/Bookmark

July 4 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Yaad u Maleyneysaa inuu Ku Guuleysan Doono Doorashada Somaliland?

DOOD FURAN: Yaad u Maleyneysaa inuu Ku Guuleysan Doono Doorashada Somaliland?

Waxaa hal maalin oo kaliya ay naga xigtaa maalinta dadweynaha gobolada Somaliland u dhaqaaqi doonaan doorashada si ay codkooda u dhiibtaan.
Doorashada waxaa ku loolamaya saddexda xisbi ee kala ah: UDUB, KULMIYE iyo UCID.
Waxay saddexda xisbi horey ugu loolameen doorashadii hore ee ka dhacay Somaliland taasoo lagu murmay.
Intii uu socday ololaha axsaabta waxay saddex xisbi mid [...]

  • Share/Bookmark

June 25 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Dacwadeynta Gacan Ku Dhiigle Melez Senawi Goormay Dhab Noqon?

DOOD FURAN: Dacwadeynta Gacan Ku Dhiigle Melez Senawi Goormay Dhab Noqon?

Maalintii shaley waxaa bannaanka hore ee xarunta maxkamada caalamiga ah ee The Hauge isugu soo baxay boqollaal Soomaali ah oo ku banaanbaxay tacadiyada loo geysto dadka Soomaaliyeed ee nool degaanka Soomaali Galbeed (Ogadeniya).
Dadka mudahaaradayey ayaa sheegay in maamulka Addis Ababa ee uu hogaamiyo MelezSenawi uu tacadiyo ka baxsan bani’aadanimada uu ku hayo dadka Soomaalida ee [...]

  • Share/Bookmark

June 19 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Maxay Ka Dhigan Tahay Iscasilaada Wasiirada DKMG?

DOOD FURAN: Maxay Ka Dhigan Tahay Iscasilaada Wasiirada DKMG?

Maalintii shaley waxaa soo baxay waji hor leh oo ay yeelatay siyaasada dowlada ku meel gaarka ee Soomaaliya, iyadoo uu waayadanba saxaafada ku badnaa hadalheynta khilaaf u dhexeeyey madaxweynaha iyo raisul wasaaraha.
Subaxnimadii hore ayaa shir jaraa’id oo uu magaalada Muqdisho ku qabtay Sheekh Yuusuf Indhacadde o ahaa wasiiru dowlihii gaashaandhiga ayuu kaga dhawaaqay inuu iska [...]

  • Share/Bookmark

June 9 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Shariif Xasan Shiikh Aadan Muxuu Ka Bedeli Karaa Siyaasada TFG?

DOOD FURAN: Shariif Xasan Shiikh Aadan Muxuu Ka Bedeli Karaa Siyaasada TFG?

Shariif Xasan Shiikh Aadan, waxaa Jimcihii 28-ka May 2010 loo doortay xilka gudoomiyaha barlamanka TFG. Taas micneheedu waxay tahay inuu ka soo talaabay xilkii WASIIRKA MAALIYADA ee uu horey uga hayey xukuumada.
Shariif Xasan kuma cusba kursiga gudoonka barlamanka oo waxaa markii ugu horeysay xilkaasi loo doortay sanadkii 2004, markii la dhisay TFG doorashadii ka dhacday [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Maxay Ku Jirtaa Danta SSC, Yaase u Maqan?

DOOD FURAN: Maxay Ku Jirtaa Danta SSC, Yaase u Maqan?

Toddobaadkan waxaa markale sare u kacay xiisada ka jira degaanada Sool iyo Ceyn oo ka mid ah gobolada SSC (Sool, Sanaag iyo Ceyn)
Xiisadahan ma aha kuwii ugu horeeyey ee ka dhaca degaanka, waxaase la oran karaa waa uun qeyb ka mid ah dhibaatada weli heysata dadka reer SSC oo sii siyaadeysa. Taasi oo ay xaqiiqo [...]

  • Share/Bookmark

May 26 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Shariif Ma Ka Noqday Wasiirkii La Siin Lahaa Sheekh Aadan Madoobe?!!!

DOOD FURAN: Shariif Ma Ka Noqday Wasiirkii La Siin Lahaa Sheekh Aadan Madoobe?!!!

Waxaa maanta [20 May 2010] magaalada Muqdisho looga dhawaaqay in madaxweyne Shiikh Shariif uu ka laabtay go’aankii uu ku casilay raisul wasaaraha iyo xukuumadiisa Dr Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ka dib markii dowladu soo martay saacado is jiid jiid siyaasadeed ah.
War saxaafadeedkii saxaafada loo akhriyey waxaa madaxweynuhu ku sheegay in ka noqoshada xilka qaadista raisul [...]

  • Share/Bookmark

May 21 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Halkee Ku Socotaa DKMG?

DOOD FURAN: Halkee Ku Socotaa DKMG?

Waxaa toddobaadkan cirka isku shareeray khilaafka hareeyey dowlada ku meel gaarka Soomaaliya kaasi oo markiisii hore ka bilawday barklamanka hase yeeshee haatan ku sii fiday xukuumada.
Waxaa muuqata in jahawareer uu ugu sii darsamay dowlada oo horeyba caan ugu ahayd ‘dowlada taagta daran’.
Xildhibaano ka badan 300 ayaa dhawaan moshin ka dhan ah gudoonka barlamanka soo gudbiyey, [...]

  • Share/Bookmark

May 19 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Madaxtooyada Garowe VS C/laahi Yuusuf + Isimada Puntland

DOOD FURAN: Madaxtooyada Garowe VS C/laahi Yuusuf + Isimada Puntland

Iyadoo toddobaadyadii la soo dhaafay ay ka dheceen degaanada Puntland dhacdooyin amaan darri oo isxigxigay iyo hadalheyn kala duwan oo ay dhinacyo kala duwan kala qabaan.
Waxaa jirtay in dilal dhowr ah ay ka dheceen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, oo ah magaalada ugu weyn Puntland. Waxaa dilalkaasi ay ku soo beegmeen xilli magaalada uu [...]

  • Share/Bookmark

May 16 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Yaa Ka Masuul ah Amaan Darida Boosaaso? (Barakacayaal, Mucaarad Mise Qabiil)!

DOOD FURAN: Yaa Ka Masuul ah Amaan Darida Boosaaso? (Barakacayaal, Mucaarad Mise Qabiil)!

Waxaa in dhaweydba soo badanayey falalka amaan darida ee ka taagan magaalada Boosaaso ee xarunta u ah dhaqaalaha Puntland, kuwaasi oo isugu jira dilal, qaraxyo iyo dhacdooyin kale oo deganaanshaha wax u dhimaya.
Shaki kuma jiro in dadka oo dhan ay wada dareensan yihiin faa’iido darida ka timaada marka ay nabadgelyadu xumaato, taasi oo xitaa toos [...]

  • Share/Bookmark

May 11 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Gudoomiyihii Gobolka Sool oo Ku Xaniban Magaalada Hargeysa

DOOD FURAN: Gudoomiyihii Gobolka Sool oo Ku Xaniban Magaalada Hargeysa

Hargeysa (RBC) Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xubno ka mid ah maamulkii goboka Sool ee Somaliland ay ku xaniban yihiin magaalada Hargeysa mudo dhowr maalmood ah.
Warar xog ogaal ah ayaa RBC Radio u xaqiijiyey in xubnahaasi oo uu ka mid yahay gudoomiyihii gobolka Sool ay la kulmeen xayiraad ka [...]

  • Share/Bookmark

May 1 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Fu’aad Shongole oo Gaaleysiiyey Masuuliyiinta BBC, VOA & Siyaasiga Axmed C/salaam

DOOD FURAN: Fu’aad Shongole oo Gaaleysiiyey Masuuliyiinta BBC, VOA & Siyaasiga Axmed C/salaam

Muqdisho (RBC) Wadaadka kooxda Shabaab ugu qaabilsan dhinaca wacyigelinta Fu’aad Shongole ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay liis cusub oo ay ku jiraan maasuuliyiinta warbaahinta caalamiga kuwaasi oo uu ku tilmaamay inay yihiin gaalo diinta ka baxday dilkooduna banana yahay.
Fatwo uu soo saaray Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf (Fu’aad Shongole) kana jeediyey masjiid ku yaalla suuqa [...]

  • Share/Bookmark

April 26 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Shariif Xasan Wuxuu Ka Aargudanayaa Sheekh Aadan Madoobe!

DOOD FURAN: Shariif Xasan Wuxuu Ka Aargudanayaa Sheekh Aadan Madoobe!

Khilaafka ka dhex taagan xubnaha barlamanka Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaya iyadoo ay jiraan aratiyo kala duwan oo ay kala qabaan xildhibaanada barlamanka.
Xildhibaanada ka hor imaadsan gudoomiyaha barlamanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku doodaya in gudoomiyaha waqtigiisii uu dhamaaday sidaasi darteedna ay waajib tahay in la qabto doorasho kale oo lagu dooranayo gudoonka. Haddii uu markaasi [...]

  • Share/Bookmark

April 24 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Galdogob, Magaalada Ugu Nasiibka Daran Puntland

DOOD FURAN: Galdogob, Magaalada Ugu Nasiibka Daran Puntland

Goldogob waxay ku taalla galbeedka gobolka Mudug, waxay xuduuda Soomaaliya iyo Ethiopia u jirtaa lix KM. magaaladu waxay caan ku tahay inay ahaan jirtay dhulkii difaaca ciidamadii dowladii militariga oo in badan halkaasi ka dagaal galay.
Dhaqdhaqaaqyada kale, degmada Goldogob waxay leedahay xiriir ganacsi oo isku xira gobolada dalka Soomaaliya illaa Ethiopia iyadoo wadada isku xirta [...]

  • Share/Bookmark

April 17 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA, Warbixin | Read More »

DOOD FURAN: Sheekh Aadan Madoobe Muxuu u Iman La’ Yahay Muqdisho?

DOOD FURAN: Sheekh Aadan Madoobe Muxuu u Iman La’ Yahay Muqdisho?

Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya iyo xubno ka mid ah mudanayaasha barlamanka ayaa booqasho mudo ka badan hal usbuuc ku jooga magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, waxaa uu halkaasi kulamo kula qaatay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan barlamanka iyo dowlada ethiopia iyo sidoo kale diblomaasiyiin ka tirsan ururka Midowga Afrika.
Sida la [...]

  • Share/Bookmark

April 8 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA, Warbixin | Read More »

DOOD FURAN: Ma Dowlada Ayaa Qabsaneysa Muqdisho Mise Al Shabaab?

DOOD FURAN: Ma Dowlada Ayaa Qabsaneysa Muqdisho Mise Al Shabaab?

Maalmahan waxaa warbaahinta hadalo kulul iyo hanjabaado dagaal isku dhaafsanayey masuuliyiinta dowlada ku meel gaarka iyo kuwa mucaaradka. Dhinac kasta waxaa uu sheegay inuu ku horeyn doono dagaal dhinaca kale ka dhan ah.
Raisul wasaaraha dowlada ku meel gaarka Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in dowlada ay ka go’an tahay inay qaado dagaal ka dhan [...]

  • Share/Bookmark

April 4 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Sool Xagee Raacsan Tahay?

DOOD FURAN: Sool Xagee Raacsan Tahay?

Buuhoodle (RBC Radio) Shaley iyo maanta waxaa magaalada Buuhoodle ka dhacayay mudaaharaadyo iska soo horjeeda oo ay dadka degaanka ka dhigeen magaalada.
Mudaaharaadkii shaley ayaa boqollaal dadweyne ah oo isugu baxay bartamaha magaalada waxaa khudbad u jeediyey wasiirka kalluumeysiga Puntland Dr. Maxamed Yuusuf Aadan oo hadda booqasho isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan yihiin magaalada [...]

  • Share/Bookmark

March 29 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »