Home » Ma Ogtahay You are browsing entries filed in “Ma Ogtahay”

Ma Ogtahay: Ciqaabta Qofka Kataga Salaada

Ma Ogtahay: Ciqaabta Qofka Kataga Salaada

Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad lagawariyay (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:
Qofka ka taga salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood.

Lix ciqaabood nolosha
Sadex marka uu dhinto
Sadex marka qabriga lagaliyo

LIXDA NOLOSHA
1. Cimrigiisa ma barakeysna noloshiisa waa mid nasiib xun
2. Ducadiisa aqbal ma aha
3. Wajigiisa waa laga tirtiraa astaanta dadka fiican
4. Waxaa lagu ciqaabayaa waxkasta oo illaah abuurey
5. [...]

  • Share/Bookmark

July 1 2010 | Posted in Ma Ogtahay, WARARKA | Read More »

Gabar 6-Jir ah oo Lagu Daray Liiska Dadka Ka Reeban Duulimaadyada (NO FLIGHT List)

Gabar 6-Jir ah oo Lagu Daray Liiska Dadka Ka Reeban Duulimaadyada (NO FLIGHT List)

Ohio (RBC) Gabar yar oo 6 sano jir ah oo ku nool gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa la ogaaday in ay ku jirto liiska dadka aan loo ogoleyn duulimaadyada ‘NO FLIGHT list’.
Qoyska gabadhan yar ayaa sheegay in dhowaan ay ogaadeen arintan ka dib markii iyagoo doonaya inay raacaan diyaarad ka duuli lahayd  Cleveland kuna sii [...]

  • Share/Bookmark

June 29 2010 | Posted in Ma Ogtahay, WARARKA, Warbixin | Read More »

Ma Ogtahay Akhristoow in uu Jiro Nal Shidnaa Mudo Gaareysa 101 Sanadood (Daawo)

Ma Ogtahay Akhristoow in uu Jiro Nal Shidnaa Mudo Gaareysa 101 Sanadood (Daawo)
  • Share/Bookmark

May 23 2010 | Posted in Ma Ogtahay, WARARKA | Read More »

Ma Ogtahay Akhristoow Mobil Talefoonkii Ugu Horeeyey Qofkii Diray, Kii Loo Diray, & Wixii La Isyiri? (Daawo)

Ma Ogtahay Akhristoow Mobil Talefoonkii Ugu Horeeyey Qofkii Diray, Kii Loo Diray, & Wixii La Isyiri? (Daawo)

Watch CBS News Videos Online

  • Share/Bookmark

May 22 2010 | Posted in Ma Ogtahay, WARARKA | Read More »