INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN
Waxaan halkaan tacsi looga dirayaa Dhamaan ehaladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Cabdisalaam Xasan Jalamad oo uu ku geeriyootay Magaalada Hargeysa .
Waxaan Allaha naxariista badan uga baryaynaa Cabdisalaam Xasan Jalamad in uu Janadii Fardowso ka Waraabiyo Marxuumkana, qoyskii,Qaraabadii ,asxaabtii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo Iimaan naga wada siiyo dhammaanteen.
Aaaaaaaaamin [...]










