Home » Fadeexad You are browsing entries filed in “Fadeexad”

Ummada Soomaaliyeed Waa Inay Iska Jirtaa ‘Dastuur Ku Sheega’

Ummada Soomaaliyeed Waa Inay Iska Jirtaa ‘Dastuur Ku Sheega’

Hordhac
Ka dib baaritaan in mudo ah socday oo ay wadeen bahda RBC Radio (Raxanreeb.com) oo ku aadanaa isbarbadhiga Dastuurka cusub ee hadda lagu qorayo dalka Jabuuti iyo dastuuradii hore ee dalku uu lahaa ayaa waxaa soo baxday hagardaamooyin iyo khiyaano loo maleegayo shacabka Soomaaliyeed oo 100% Muslim ah aaminsana ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Sida halkan aanu [...]

  • Share/Bookmark

August 30 2010 | Posted in Daraasad, Fadeexad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

AMIN ARTS Muxuu Ka Yiri Xukunka Wariye C/Fataax Jaamac Mire???

AMIN ARTS Muxuu Ka Yiri Xukunka Wariye C/Fataax Jaamac Mire???

Farshaxaniistaha caanka ah ee AMIN ARTS Mr Amin Camir Maxamed ayaa dareenkiisa sawireed ku muujiyey sida uu u arko xukunka wariye C/fataax Jaamac Mire oo ahaa agaasmihii idaacada madaxa bannaan ee Horseed Media [14-08-2010] ay ku riday maxkamada Boosaaso.
Xukunka wariyaha ayaa daba socday eedeymo ku saabsan wareysi idaacada Hrseed la yeelatay Sheekh Maxamed Saciid Atam oo [...]

  • Share/Bookmark

August 20 2010 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

Lugtii ugu Dambeysay ee Askarta Mareykanka oo Ka Soo Baxay Ciraq

Lugtii ugu Dambeysay ee Askarta Mareykanka oo Ka Soo Baxay Ciraq

Guutooyinkii ugu dambeeyey ee Ciidamada Mareykanka ka joogay Curaq ayaa saaka oo Khamiis ah aroortii hore abaare [6:00 AM] waxay ka huleeleen xuduuda Ciraq iyo Kuwait iyagoo u gudbay Dhinaca Kuwait.
Warbaahinta ayaa soo tebisay muuqaalada askarta Mareykanka oo saaran dabaabadaha oo ka baxaya xuduuda Kuwait. Iyagoo dib ugu laabanaya dalkii ay ka soo duuleen Mareykanka.
Xaqiiqo [...]

  • Share/Bookmark

August 19 2010 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

Israel oo Kenya Kula Talisay in Gidaar Weyn Isaga Xirto Xuduuda Soomaaliya!! (Sheeko Yaab Leh)

Israel oo Kenya Kula Talisay in Gidaar Weyn Isaga Xirto Xuduuda Soomaaliya!! (Sheeko Yaab Leh)

Cabdalle Muumin
E-mail: Cabdalleaxmed@yahoo.com
Saraakiil sare oo ka tirsan xukuumada Yuhuuda ayaa kula talisay masuuliyiin Kenyan ah in gidaar weyn ay ka dhistaan Soomaalida si ay isaga celiyaan Soomaalida xuduuda ka soo talaabeysa oo laga yaabo inay ku soo dhex dhuuntaan kooxaha maleeshiyaadka ah ee hubeysan.
Arintan waxaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday wasiirka xukuumada Yuhuuda u qaabilsan [...]

  • Share/Bookmark

July 28 2010 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

AMISOM oo Lagu Eedeeyey Duqeyn aan Kala Sooc Lahayn (Warbixin & Sawiro)

AMISOM oo Lagu Eedeeyey Duqeyn aan Kala Sooc Lahayn (Warbixin & Sawiro)

Nairobi (RBC) Warbixin si qarsoodi ah lagu heley oo ay diyaariyeen guddi khubaro ah oo ka tirsan Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in la ogaaday in ciidamada AMISOM ee jooga magaalada Muqdisho ay geystaan duqeymo shacabka lagu laayo.
Warbixinta ayaa shaacisay in saraakiisha sare ee Midowga Afrika ay aad uga xun yihiin in ciidamada AMISOM [...]

  • Share/Bookmark

July 22 2010 | Posted in Fadeexad, WARARKA | Read More »

RBC oo Ogaatay in Bukanaada Qaarkood Xubnaha Jirkooda Looga Xado Isbitaalka Madiina ee Muqdisho (Sawiro & Caddeyn)

RBC oo Ogaatay in Bukanaada Qaarkood Xubnaha Jirkooda Looga Xado Isbitaalka Madiina ee Muqdisho (Sawiro & Caddeyn)

Muqdisho (RBC) Wareysi khaas ah oo RBC ay la yeelatay Maxamed Cabdulaahi Isxaaq oo ah wiil 20 jir ah oo xabad wiifta ah ay kula dhacday qeybo ka mid ah caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xaqiijinaya in Maxamed Cabdulaahi Isxaaq kelida midig looga xaday gudaha Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, ka dib markii loo [...]

  • Share/Bookmark

June 23 2010 | Posted in Fadeexad, WARARKA, Warbixin | Read More »

Masuuliyiinta Gobolka Banaadir ee DKMG oo Digniin u Jeediyay Hay’ada WFP

Masuuliyiinta Gobolka Banaadir ee DKMG oo Digniin u Jeediyay Hay’ada WFP

Muqdisho (RBC) Masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ee dowlada Soomaaliya ayaa digniin u jeediyey hay’ada Cuntada Adduunka (WFP).
Masuuliyiinta maamulka gobolka iyo kuwa magaalada Muqdisho ee dhinaca dowlada ayaa maanta shir ku saabsan khaladaad ay sameysay WFP ku yeeshay xarunta maamulka gobolka Banaadir, iyagoo ka dibna shaaciyey digniin adag oo loo jeedinayo WFP.
Afhayeenka gobolka Maxamed C/laahi Cariig [...]

  • Share/Bookmark

June 15 2010 | Posted in Fadeexad, WARARKA | Read More »

FADEEXAD: Xatooyada Wararka Raxanreeb.com oo Meeshii ugu Sareysay Gaartay Iyo Digniin Ku Socota Kooxaha Ku Lugta Leh

FADEEXAD: Xatooyada Wararka Raxanreeb.com oo Meeshii ugu Sareysay Gaartay Iyo Digniin Ku Socota Kooxaha Ku Lugta Leh

Ugu horeyn mahada Rabbi ayey u sugnaatey oo na ahaysiiyey, kana dhigay aadanaha mid sharaf leh isla markaana u hibeeyey caqli lagu kala saaro XUMAHA IYO SAMAHA.
Tan iyo burburkii dowladii dhexe Soomaaliya, bulshada Soomaalida kuwooda da’da yar waxaa caadi u ahayd inay ku indho kala fureen sharci darro, fawdo iyo nidaam la’aan soo jiitantay mudo [...]

  • Share/Bookmark

June 3 2010 | Posted in Fadeexad, WARARKA | Read More »