Home » Islam You are browsing entries filed in “Islam”

Caloosheena iyo Xadiithkii saddex meeloodka

Caloosheena iyo Xadiithkii saddex meeloodka

Allaah ayaa mahad iyo amaan mudan oo iska leh, waan u mahad celinaynaa waan kaashanaynaa dembidhaaf ayaan waydiisanaynaa, waxaan Allaah ka magan gelaynaa shararka nafahayaga, iyo acmaashayada kuwooda xun, kii Allaah hadeeyo cid lumin kartaa ma jirto, kii Allaah luminayona cid hadayn kartaa ma jirto, waxaan qirayaa
inaanu jirin Ilaah
Xaq lagu caabudaa Jiritaanka oo aan Allaah [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Sheekh Fuaad: Soonka iyo Ducadda Alle (Dhageyso)

Sheekh Fuaad: Soonka iyo Ducadda Alle (Dhageyso)

AMA  

  • Share/Bookmark

August 26 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Xurmada ay Culimada Mudan Yihiin!

Xurmada ay Culimada Mudan Yihiin!

Waxaan shaki ku jirin in culimadu yihiin kuwa indhaha u ah ummad kasta, sidaa darteed bay ku mutaeysteen in si gaar ah loo tixgaliyo. Maxaa yeelay culimadu waa kuwa aan wax ka barano, waa kuwa mar walba u taagan waxbarashadeena. Waxaa ugu horeeya waxyaabaha aanu ka barano diinta sida, caqiidada, axkaamta, siirada iyo fiqhiga.
Waayihii hore [...]

  • Share/Bookmark

August 26 2010 | Posted in Islam, OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

AXKAAMTA SOONKA (Dhageyso)

AXKAAMTA SOONKA (Dhageyso)

AMA  

  • Share/Bookmark

August 25 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Ramadaan kariim – Cuntadaaduna waa Dawadaada

Ramadaan kariim – Cuntadaaduna waa Dawadaada

Allaah ayaa mahad iyo amaanba mudan oo iska leh Rabiga Caalamiinka amaan iyo nabadi ha u sugnaato kii aanu jirin Nebi ka dambeeyaa iyo Ahalkiisii iyo Asxaabtiisii iyo Taabiciintoodii iyo Atbaacdoodii iyo mid kasta oo wanaag ku raacay kuna hadaysmay Hanuunkiisii ilaa iyo Maalinta Qiyaamaha
Intaas ka dib:
Inaad bedesho Caadooyinka Cuntada ee khaladka ah Bisha Ramadaan [...]

  • Share/Bookmark

August 12 2010 | Posted in Islam, OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Degaanada Soomaalida oo Guud ahaan Maanta Laga Sooman Yahay

Degaanada Soomaalida oo Guud ahaan Maanta Laga Sooman Yahay

Muqdisho (RBC) Guud ahaan degaanada Soomaalida ayaa maanta u ahh maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan, waxaana taasi ay ka dambeysay ka dib markii xaley magaalooyin dhowr ah laga soo sheegay aragtida bisha.
Iyadoo si weyn ay dadku ugu diyaargaroobeen soomida bishan fadliga badan ayaa haddana waxaa magaalooyinka Muqdisho, Afgooye iyo Garowe laga soo sheegay [...]

  • Share/Bookmark

August 11 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Shaqo Maalmeedka Muslimka ee Bisha Ramadaan (Qodobo Muhim ah)

Shaqo Maalmeedka Muslimka ee Bisha Ramadaan (Qodobo Muhim ah)

Sheekh Axmed C/samad
Email: alwaqaar@hotmail.com
Qofka muslimka ah waxaa looga baahan yahay inuu si weyn ugu diyaargaroobo bisha Ramadaan, uuna qaato go’aan adag oo uu sida ugu fiican ugaga faa’iidaysanayo fadliga iyo barakada bishaas.
Tan labaad waxaa looga baahanayahay inuu samaysto jadwal hawleed joogto ah oo uu ku dhaqmo. Jadwalkaas waxyaabaha ugu m uhiimsan ee lagu muujinayo waxaa [...]

  • Share/Bookmark

August 10 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Waxaad Tihiin Halis!! (Dhacdo Yaab Leh oo ay La Kulmeen Gabdho Muslimiin ah)

Waxaad Tihiin Halis!! (Dhacdo Yaab Leh oo ay La Kulmeen Gabdho Muslimiin ah)

W/Q: Cabdalle Muumin
Email: Cabdallemuumin2@gmail.com
Labo gabdhood oo ka mid ah Muslimiinta ku nool wadanka Britain ayaa sheegay in toddobaadkan ay la kulmeen dhacdo yaab leh ka dib markii gaari bus ah oo ay ka raaci lahaayeen bartamaha magaalada London loo diiday inay raacaan, iyadoo sababta qura ee loogu diidayna ay tahay xijaabka iyo indha shareerka ay [...]

  • Share/Bookmark

July 24 2010 | Posted in Islam, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (04/06/2010)

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (04/06/2010)

75- A/C waan salaamay sheekha salaan sare waxaa weeye su,aashu biyahaan dhalintu gacantu iskaga keenaa miyey ka qubaysanayaan haday gacanta uu iskaga keeno ?
Jawab: bismilah, marka hore haddaan ku hor marno biyaha oo gacanta laysaga keenaa ma xaalaal baa mise waa xaaraan, biyaha oo gacanta laysaga keenaa waxa sharcigu u yaqaan istimnaa, sida uu imaamu [...]

  • Share/Bookmark

June 4 2010 | Posted in Islam, Sh Qardhaawi, WARARKA | Read More »

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (14/05/2010)

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (14/05/2010)

ASCWW
63- Hor iyo horaanba waxaan mahdinayaa Ilaaha mahad oo dhan leh waxaan kaloo rabaa inaan halkan ugu faa’idaysto oo aan sheekha iyo barbaahinta Raxan reeb iyagana u mahad celiyo intaa ka dib sheekhoow waxaan usoo joogay bilowgii sagaashatameeyadii xero la odhan jiray Utange oo ahayd xera qaxooti oo ku taalay meel in yar u jirta [...]

  • Share/Bookmark

May 14 2010 | Posted in Islam, Sh Qardhaawi, WARARKA | Read More »

Ma Ogtahay Mucjisooyinka Lambar Todoba?

Ma Ogtahay Mucjisooyinka  Lambar Todoba?

Ma Ogtahay????????
In Albaabada Naarta ay Yihiin Todoba
In Cajaa’ibta Dunida ay Yihiin Todoba
In Riyadii Boqorkii Masar ay aheyd Todoba
In Caruurta lagu faro Salaada Todoba jir
In Dhawaafka lagu wareego Kacbada ay Tahay Todoba
In Socodka lagu maro inta u dhexeysa Safa iyo Marwa ay tahay Todoba
In Tirada Aayaadka Surada Fatixo ay tahay Todoba
In Tirada dhagaxda Jamaraadka la tuuro [...]

  • Share/Bookmark

May 4 2010 | Posted in Islam, WARARKA | Read More »

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (30/04/2010)

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (30/04/2010)

40- Weysada suuliga dhexdiisa ah ma saxsan tahay mise? Naga shaafi arintaasi sheikh?
Jawab: walaal suuliga lagu weesa qaadanayo waxay ku xiran tahay hadba sida uu u samaysan yahay, tusaale ahaan suuliyada ama musqulaha aan ugu nimi qurbaha waa kala qaybsan yahay, meesha fadhiga iyo meesha lagu dhaqdo gacmaha waxaa u dhexeeya xayndaab ama way kala [...]

  • Share/Bookmark

April 30 2010 | Posted in Sh Qardhaawi, WARARKA | Read More »

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (11/04/2010)

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (11/04/2010)

28- Marka qofka salaada tujinaya uu aqrinayo faataxada, qofka uu tujuniyo maxaa looga baahanyahay in uu sameeeyo? su’aal kale. marka qofka salaada tujinaya uu dhameeyo faataxada oo uu suurad kale aqrinayo, qofka uu tujinayo maxaa looga baahanyahay in uu sameeeyo? Ajar allah hakaa siiyo hawlaha aad bulshada u qabanayso.
Jawaab: bismilaah: Marka hore arkaanta salaadda waxaa [...]

  • Share/Bookmark

April 12 2010 | Posted in Islam, Sh Qardhaawi, WARARKA | Read More »

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (05/04/2010)

Sh Cabdiqani Qardhaawi oo ka soo Jawaabay Suaalo Diini ah oo la soo Weydiiyey (05/04/2010)

1- asalamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu suaasheyda waxaa waaye markaan salaada kujuro sajuuda makuduceysa karaaa magacyada ilahey sida yaa allah yaa raxmaan inkasto ducooyinka badanyahiin sida suxaanala rabbi aclaa kalimyaankuceystaa sujuuda shiikh ajir iyo xasnaad allah hakasiiyo.
Jawaab
Bismilaahi wal xamdu lilah intaa ka bacdi: marka hore marka sujuuda lagu jiro nabigu wuxuu nagu baraarujiyey inaan badina baryada [...]

  • Share/Bookmark

April 5 2010 | Posted in Islam, Sh Qardhaawi, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Fadliga & Fuwaaida Istiqfaarta (Daawo)

Muxaadaro: Fadliga & Fuwaaida Istiqfaarta (Daawo)
  • Share/Bookmark

March 24 2010 | Posted in Islam, VIDEO, WARARKA | Read More »

Suaalo iyo Jawaabo ku saabsan Axkaamta Salaada (Daawo)

Suaalo iyo Jawaabo ku saabsan Axkaamta Salaada (Daawo)
  • Share/Bookmark

March 23 2010 | Posted in Islam, VIDEO, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Dilka Qofka Muslimka ah (Daawo)

Muxaadaro:  Dilka Qofka Muslimka ah (Daawo)
  • Share/Bookmark

March 12 2010 | Posted in Islam, VIDEO, WARARKA | Read More »

Sheekhul Azhar oo Ku Geeriyooday Dalka Sacuudiga

Sheekhul Azhar oo Ku Geeriyooday Dalka Sacuudiga

Riyadh, (RBC Radio) Alle ha u naxariistee waxaa xaley dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku geeriyooday sheekhii jaamacada Al AZhar, Sheekh Maxamed Sayid Dandaawi.
Wakaalada wararka Bariga dhexe MENA ayaa soo tebisay in sheekhu uu xaley fiidnimadii ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Riyadh ee xarunta boqortooyada Sacuudiga halkaasi oo uu booqasho ku joogay. Geerida sheekhul Azhar [...]

  • Share/Bookmark

March 10 2010 | Posted in Islam, WARARKA, Warbixin | Read More »

Sheekh Caan ah oo Fatwo Ka Soo Saaray Isqarxinta iyo Diinta Sida ay u Aragto

Sheekh Caan ah oo Fatwo Ka Soo Saaray Isqarxinta iyo Diinta Sida ay u Aragto

London, (RBC Radio) Sheekh caalim Muslim ah oo si weyn loogu yaqaano dhaqdhaqaaqyada arimaha Islaamka ayaa soo saaray bayaan (fatwo) lagu xaaraantinimeynayo falalka isqarxinta.
Sheikh Maxamed Daahir Al Qudri oo ah hogaamiyaha ururka Minhaj Al Quran oo Dhaqdhaqaaq Islaami ah oo ka hawlgala dalka Britain, kana soo jeeda asal ahaan dalka Pakistan ayaa muxaadaro dheer oo [...]

  • Share/Bookmark

March 3 2010 | Posted in Islam, WARARKA, Warbixin | Read More »

RBC Radio oo Wareysatay Sh Cabdiwali Sh Maxamad Guuleed oo ka mid ah Culumada Ehla Suna Wal jameeca (Daawo)

RBC Radio oo Wareysatay Sh Cabdiwali Sh Maxamad Guuleed  oo ka mid ah Culumada Ehla Suna Wal jameeca (Daawo)
  • Share/Bookmark

February 28 2010 | Posted in Islam, VIDEO, WARARKA, interviews | Read More »

Muxaadaro: Xiriirka Aduunyadu Aakhiro La Leedahay (Daawo)

Muxaadaro: Xiriirka Aduunyadu Aakhiro La Leedahay (Daawo)

 

  • Share/Bookmark

February 25 2010 | Posted in Islam, VIDEO, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Ahmiyada Salaada (Daawo)

Muxaadaro: Ahmiyada Salaada (Daawo)
  • Share/Bookmark

February 22 2010 | Posted in Islam, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Isu Kaalmeeya Wanaaga (Daawo)

Muxaadaro:  Isu Kaalmeeya Wanaaga (Daawo)
  • Share/Bookmark

February 17 2010 | Posted in Islam, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Iimaanka Daciifka ah iyo Daawadiisa

Muxaadaro:  Iimaanka Daciifka ah iyo Daawadiisa
  • Share/Bookmark

February 15 2010 | Posted in Islam, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Jaceylka & Islaamka (Daawo)

Muxaadaro: Jaceylka & Islaamka (Daawo)
  • Share/Bookmark

February 14 2010 | Posted in Islam, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Towbadda & Qiimaheeda (Daawo)

Muxaadaro: Towbadda & Qiimaheeda (Daawo)
  • Share/Bookmark

February 13 2010 | Posted in Islam, VIDEO, WARARKA | Read More »

Isu Kaalmeeya Wanaaga (Daawo)

Isu Kaalmeeya Wanaaga (Daawo)
  • Share/Bookmark

February 11 2010 | Posted in Islam, VIDEO, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Qabiilka & Qabyalada (Daawo)

Muxaadaro: Qabiilka & Qabyalada (Daawo)
  • Share/Bookmark

January 29 2010 | Posted in Islam, WARARKA | Read More »

Xanta iyo Dhibaatooyinkeeda

Xanta iyo Dhibaatooyinkeeda
  • Share/Bookmark

January 13 2010 | Posted in Islam | Read More »

Qasadii Nabiga Yuusuf

Qasadii Nabiga Yuusuf
  • Share/Bookmark

January 9 2010 | Posted in Islam | Read More »