PUNTLAND :   Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.

PUNTLAND :   Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.

Garoowe (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in maanta oo Talaada ah uu ka dhacay xaafado ka mid ah magaaladaas. Sida wararka ay sheegayaan  Iska hor imaadka ayaa dhexmaray rag hubeysa kana dhashay is qabqabsi  dhanka dhulka ah oo  la isu qabsaday . Waxa uu ka dhacay iska hor imaadkan ayaa ka dhacay ...

Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.

Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.

Malaysia (Raxanreeb )- 10 ka mid ah shaqaale diyaaradeed ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Malaysia, kuwaas oo si xun u burburay. Ciidamada badda ee Maleesiya ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in labada diyaaradood ay isku dhaceen subaxnimadii Talaadada, xilli ay ka...

Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho

Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb )- Dekadda magaalada Muqdisho  waxaa ku soo xirtay  markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda Turkiga, markabkan ayaana qeyb ka noqon doona maraakiibta dagaalka Turkiga ee ilaalin doona xeebaha Soomaaliya. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa horey u kala saxiixday heshiis ciidamada badda Turkiga ku xaqiijinayaan amniga xeebaha iyo biyaha Soomaaliya, kaddib heshiiskii carada badan abuuray ee Itoobiya la...

Sunak ‘’Sogalootiga Rwanda ayaa la gaynayaa si deg deg ah ‘’.

Sunak ‘’Sogalootiga Rwanda ayaa la gaynayaa si deg deg ah ‘’.

London (Raxanreeb )- Raiisel wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ballan qaaday Isniintii in duulimaadyadii ugu horreeyay ee waddanku u masaafuriyo Rwanda ay ku bixi karaan 10-12 toddobaad gudahood. Sunak ayaa hadalkaan ka sheegay shir jaraa’id, isagoo kiiskiisa si toos ah ugu gudbiyay dadweynaha ka dib markii uu wacad ku maray usbuucii hore in baarlamaanku uu sii jiri doono kalfadhiga illaa...

Abwaan tagay Jilib oo ku biiray Al-Shabaab

Abwaan tagay Jilib oo ku biiray Al-Shabaab

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Al-Shabaab isku dhiibay Abwaan Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Jeesto), oo kamid ahaa dhallinyarada kasoo jeeda gobollada Waqooyi, gaar ahaan magaalada Hargeysa, kaas oo muddooyinii ugu danbeeyay joogay gudaha magaalada Muqdisho.

Wakiilka QM Catriona Laing  oo shaqada ka tagaysa , maxaa sababay ?

Wakiilka QM Catriona Laing  oo shaqada ka tagaysa , maxaa sababay ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa la xaqiijiyay in shaqada ay ka tagaysa bisha May. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa la sheegay inay ka codsadeen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay in la beddelo Catriona Laing oo hal sano. “Waxaan kalsooni buuxda ku qabaa in Soomaaliya ay...

Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.

Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka jira falal amni daro oo ay wehliyaan dilalkla loo gaysanayo dadka shacabka ee aan waxba galabsan. Dilalka hadda ku soo kordhay caasimadda waxa ka mid ah dilalka qorshaysan oo aan ilaa iyo hadda la ogayn cida fulinaysa inkastoo dowladdu ay sheegayso inay dadaalo ay socdaan. Ciidanka dowladda Soomaaliya...

MUQDISHO :  Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona  ‘’XOG “.

MUQDISHO :  Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona ‘’XOG “.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Shir u dhaxeeyay  madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Odayaasha dhaqankam  Xaafadaha  Saypiano ayaa fashil uu ku dhamaaday sida ay sheegayaan  xogaha Raxanreeb ay helayso. Waxaa looga hadlayay shirkan   rabashado ka dhashay go’aan dowladda Soomaaliya ay ku doonaysay in la baneeyo xaafadaha Saypiano gaar ahaan dab- damiska oo amar  uu ka soo baxay. Labada dhinac ...

ICRC Kenya  ‘’ Dad badan ayaa halis ugu jira roob ka da’au Kenya ‘’.

ICRC Kenya  ‘’ Dad badan ayaa halis ugu jira roob ka da’au Kenya ‘’.

Nairobi (Raxanreeb )-Roob lixaad leh oo kala jaray waddooyin iyo magaalooyin ka mid ah dalka Kenya ayaa ka da’ay dalkaas sida ay soo wariyeen warbaahinta dalkaa ka howlgasha. Gadiid badan oo  u kala gooshi lahaa waddooyin badan oo dalkaas ayaa la sheegay inay ku xaniban yihiin magaalada caasimadda ah ee Kenya waxaana jarmay  waddooyin muhiim ahaa sida dowladdu sheegtay. Saraakiil...

SAADAAL  & XOG : Ma qabsoomi doonaa shirka madasha wadatashiga Qaran ?

SAADAAL  & XOG : Ma qabsoomi doonaa shirka madasha wadatashiga Qaran ?

Muqdisho (Raxanreeb ) – Tan iyo markii uu dib u dhac  ku yimid shirka madasha wada-tashiga Qaran waxaa soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira in dib markale loo balami doono iyo in kale. Shaki badan ayay leeyihiin saadaalayaashu arrimaha siyaasadda ayaa ku gadooman suurtagalnimada in markale la shaaciyo qabsoomida shirka madasha oo muhiim u ahaa Villa Somalia. Raxanreeb...