Laba daran mid dooro Extension aan xadidneyn & Teendhadii Afisiyooni.

Laba daran mid dooro Extension aan xadidneyn & Teendhadii Afisiyooni.

Muqdisho (Raxabreeb )- Shirkii Madasha Maamul Goboleedyada, Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir ee bartamihii sanadkii hore dhacey waxay dhinacyadu ku heshiiyeen 12 qodob oo midna aan dhaqangelin: 30ka June 2024 iyo bisha November 2024 ma jiraan ifafaalo doorasho dadweyne kaga qabsoomi karaan degmooyinka & maamulada dalka. Waa cadeyn extension hor leh oo haddana aan sharciyad haysan oo ay helaan...

Itoobiya : Rabashado ka dilaacay Waqooyiga Adis Ababa.

Itoobiya : Rabashado ka dilaacay Waqooyiga Adis Ababa.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay meela kala duwan ee dalka Itoobiya ah sida ay sheegayaan goobjoogayaal ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Dagaal ayaa ka dhacay mid ka mid ah deegaannada lagu muransan yahay ee u dhaxeeya gobollada Tigray iyo Amxaarada ee waqooyiga dalka Itoobiya. Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa...

ISBEDELKA CIMILADA : Saameynta isbeddelka Cimilada & Soomaaliya .

ISBEDELKA CIMILADA : Saameynta isbeddelka Cimilada & Soomaaliya .

Muqdisho (Raxanreeb ) –Isbedelka ku yimid cimillada adduunka ee sababay fatahaaddiiEl Nino ee sannadkii hore ku dhuftay Soomaaliya, ayaa saameyn qallafsan ku yeeshay waxsoosaarka beeraha ee deegaanka Jannaalle ee gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan kuwa moosku ka baxo. Isbeddelka cimiladda ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay dunida guud ahaan gaar ahaan Soomaaliya. Isbeddelka cimilada waxaa ka dhashay dhibaatooyin dhaqaale iyo kuwo...

WARCUSUB : Israa’iil oo weerar ku qaatay Iiraan.

WARCUSUB : Israa’iil oo weerar ku qaatay Iiraan.

Tehran (Raxanreeb )-Telefishinka dowladda ee Iiraan ayaa sheegay in qaraxyo waaweyn laga maqlay gobolka Isfahan ee badhtamaha dalkaas, kuwaasoo aan la garanayn waxa sababay, balse shabakadda ABC News ee Maraykanka oo soo xiganaysa sarkaal Maraykan ah, ayaa sheegtay in gantaallo ay Israa’iil soo riday ay ku dhaceen goob ku taalla dalka Iiraan. Weerarkan ayaa dhacay subaxnimadii hore ee jimcaha sida...

Puntland & Beesha Caalamka oo ku kulmay Nairobi – Ujeedka Akhriso.

Puntland & Beesha Caalamka oo ku kulmay Nairobi – Ujeedka Akhriso.

Nairobi (Raxanreeb ) – Waxaa magaalada Nairobi ku qabsoomay Shir dhexmaray Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo heer Wasiir ah, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Qorsheynta Dowladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar. Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadantinimo ee ay Puntland ka taageeraan iyo Sidii loo xoojin lah wadashaqeynta, Iyadoo Wafdigu la wadaagay Beesha caalamka Buuga qorshaha...

DEG -DEG :  Degmada Qoryoolay ee Sh.Hoose oo dagaal ku waabariistay.

DEG -DEG :  Degmada Qoryoolay ee Sh.Hoose oo dagaal ku waabariistay.

Qoryoolay (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso degmada Qoryoolay ee Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas saaka markale dagaal uu ku dhaxmaray laba maleeshiyo beeleeed . Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar ah uu uga socdo Xaafada Buula Siidow ee degmadaasi . Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay dagaalka waxaana gabi ahaanba istaagay isku socodka Dadka...

Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Bariga Dhexe

Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Bariga Dhexe

Kaddib marki uu la kulmay wasiirrada arrimaha dibadda Ingiriiska iyo Jarmalka, ayuu ra’isulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu Arbacadi shalay ka shanqariyay, in Israel ay iyadu qaadan doonto go’aannadeeda ku aadan sida ay isu difaaceyso.

SSC – Khaatumo & Somaliland oo laga cabsi qabo inay dagaalamaan.

SSC – Khaatumo & Somaliland oo laga cabsi qabo inay dagaalamaan.

Laascanood (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya xiisad  la sheegay inay u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo maamulka SSC – Khaatumo , waxaana lagu soo waramayaa in qarka loo saraan yahay in dagaal uu dhaco. Somaliland ayaa boqolaal dhallinyaro ah oo ay sheegtey in tababar u soo xirtay keenteay furimaha la isku horfadhiyo, sidoo kale gaadiid dagaal...

Maxaa looga hadlay shirka deg deg ah ee ka dhacay Laascanood ?.

Maxaa looga hadlay shirka deg deg ah ee ka dhacay Laascanood ?.

Laascanood (Raxanreeb ) Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo uu iskugu yeedhay Golaha Fulinta iyo Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka SSC-Khaatumo. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen hoggaamiye ku xigeenka Md: Dr Maxamed Ismaaciil Shiine, Guddoomiyaha Baarlamaanka Md Jaamac Yaasiin, Golaha wasiirrada iyo Guddida Joogtada ah ee Golaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo . Kulankan ayaa diiradda lagu saaray...

PUNTLAND oo xasaanadii ka qaatay xildhibaanada ku matalaya Federaalka.

PUNTLAND oo xasaanadii ka qaatay xildhibaanada ku matalaya Federaalka.

Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabo kale oo xigta oo la xiriirta khilaafka waqtigan adag kala dhaxeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay in aysan jirin cid ay matalaan xildhibaanada Barlamaanka ee deegaan doorashadooda ay tahay maamul goboleedka Puntland. Arintan ayaa  Wasiirka Dirir u sababeeyay , aamusnaanta xildhibaanada laga...