Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo. Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu bogaadiyey tallaabada ay muujiyeen Xildhibaannada, Guddoonka iyo musharraxiinta Madaxtinimada ee ku loollamay doorashooyinkii ka dhacay Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, wuxuuna sheegay...

Dowladda oo gaadiid dagaal ku jartay xaafada mucaaradka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa ku waramaya in dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ciidamo badan geeysay xaafadaha ay deggan yihiin xubnaha mucaaradka. Ilo wareedyo ayaa inoo sheegay in gaadiidka dagaal gaar ahaan kuwa hay’adda Nabad Sugida Qaranka, lagu arkayo inta u dhaxeysa hotel Jaziira iyo Isgooyska km4 oo ay deggan yihiin inta badan xubnaha mucaaradka....

Aadan Madoobe oo loo doortay hoggaamiyaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Axmed Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe, ayaa ku soo baxay doorasho goordhaw ku soo idlaatay magaalada Baydhabo, isaga oo si ramsi ah loogu doortay hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Aadan Madoobe ayaa ku soo baxay codad aqlabiyad leh, waxa uuna helay 89 cod, halka musharaxa la tartamayay uu helay 1 cod, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha...

Maxey tahay qorshaha uu madaxweyne Xasan Sheekh u tagayo magaalada Jowhar ?
Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-shabeelle si uu u xarrig jaro mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay Magaaladaasi. amniga Magaalada Jowhar, ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Magaaladaas ku sugan wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo la sheegay in xarrig jarka Mashaariicda, waxaana la filaya...

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shir muhiim ah
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilays Cismaan Lugatoor, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Qorshaha Istaraatiijiyadda 3-aad ee Caafimaadka Puntland 2026–2030. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Puntland, waxaa soo qayb galay golayaasha Dowladda, bahda caafimaadka, hay’adaha taageera caafimaadka, iyo daneeyayaasha ka shaqeeya horumarinta adeegyada caafimaadka Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ayaa sheegay in qorshahaan...

Mareykanka oo sheegay in heshiiska Iran inuu dhici karo bilaha soo socda
Washington ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka J. D. Vance ayaa sheegay in Maraykanku aad ugu dhow yahay inuu gaaro heshiis si “waqti dheer” u xallin doona barnaamijka nukliyeerka Iran, balse heshiiskaasi uu suuragal noqon karo toddobaadyada ama bilaha soo socda. “Waqtigan, waxaan dareemayaa inaan ku jirno xaalad aan ku gaari karno heshiis u wanaagsan Maraykanka dhinaca dhaqaalaha, isla...

Garsoore Cumar Cartan oo si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa saakay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii loo diiray inuu galo Mareykanka, si uu uga qeyb galo koobka Adduunka, iyada oo noqon laheyd markii ugu horeeysya oo garsoore Soomaaliyeed uu dhex-dhexaadiyo tartanka ugu weyn ee kubadda Cagta ee Caalamka. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaa garsoore Cumar Cartan ku...

Maxey kawada hadleyn wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Pakistan ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar, si ay uga wada hadlaan dadaallada socda ee lagu xaqiijinayo sii deynta muwaadiniinta Pakistan ee saaran markabka MT Honour 25. Wasiir Cabdisalaam ayaa sheegay sida ay...

Guddiga doorashooyinka oo ka jawaabay cabashooyinka kasoo yeeray musharraxiinta Koonfur Galbeed
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga jawabayaan cabashooyin kasoo yeeray musharrixiinta u tartamaya doorashada hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa xusay in xarunta ay doorashada ka dhaceyso amnigeeda ay mas’uul ka tahay GMDQS, isla markaana loo diyaariyay ciidamo gaar ah oo ka madax-bannaan dhammaan musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha...

Maxey kawada hadleyn Axmed Madoobe iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ?
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) ayaa maanta qaabilay Ku-simaha Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Justin Davis iyo Wafdi uu hogaaminayo. Kulanka ayaa la sheegay in looga hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo xaalada siyasadeed ee dalka Qoraal kooban oo kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland, ayaa lagu sheegay in dhinacyadu ay diirada ku sareen kulankooda arrimaha...

Puntland oo xabsiga dhigtay askar ka cabaneysay mushaar la’aan
Garoowe ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland, ayaa ku waramaya in Puntland ay xirtay in ka badan 20 askari oo maalmo ka hor sameeyey gadood ay uga cabanayaan mushaar la’aan. Qoraal kazoo baxay laamaha amniga ee gobolka Nugaal, ayaa lagu sheegay in sababta loo xiray 20-ka askari ay tahay in ay qalqal amni...

Wasaaradda ciyaaraha oo war culus kasoo saartay is hor-istaagii uu Mareykanka ku sameeyey Garsoore Cumar Cartan
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si weyn uga xun tahay duruufihii sababay in garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Cumar Cartan, uu ka baaqdo ka qeybgalka tartanka kubadda cagta ee caalamiga ah ee hadda ka socda Dalalka Mareykanka, Canada, iyo Mexico. “Kadib markii la ogaaday in Garsoore Cumar Cartan uu...
