Comments on: Qarax Lala Eegtay Gaari Uu Watay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

By: suleekho
asc

walalayaal waxaan idiin sheegayaa horta in laba ruux oo rer puntlandah aysan tal; isku raacin tankale wadankeena waxaa qar qiyey rer konfur iyo oromo oo amxaaro ah waxaaweeyaan nimanka oromada ah 5 shan ayey u tuugsadan oo markasta iyo gurikasta ooy garaacan waxaa horjooga raxan oo markad furto kumasugayaane gurigay eegayan. wayab markad eegto waxay u socdaan raxanraxan shacabkeenuna waa hurdaa oo iskuma duubna ee waxan leeyahay qofkastoo rer puntlandah  ee magalooyinka muug iyo garoowe iyo galkacyo iyo bosaso waa in shacabku toosaa oo ninkii aykashakiyan qabtan oo xabsiga ladhigo oo lamidoobo anaa rer hebel iska daya qabiilwalboo rer puntilandah talagda gobolka wuu qaban iinshaa alah ee inta kahoreysa aan kacno oonu feejignano, rer koonfur taynabadeen 1990 waad wada ogtihiin iminkana dhulkeena yahaysan nagu carqaladeen. haday wax ka qabsanayaan waa oky hadii kale tarxiila  lakiin imins ere puntiladah ayaa raacsan ragan xamarkadagaalamaya oo xiriir lalah,waakuwaas kuwa wax qasaya..iyo koytada. iga raali noqda hadan khaldamay waa hooyo rer puntland ah oo caraysan.

By: Waayeel
Anigu waxaa qabaa dadka Puntland ka wada Qaraxyada iyo dilitaanka in yahiin ama u badan yahiin reer Puntland.Aad iyo aad bay ugu dhawdahay in ay dad reer Puntland ah ay qorshaha wax ka wadaan.Maamulka meeesha ka jiraana uma eka mid la is dhihi karo wuu sugayaa ammaanka wadanka.Sababtoo intaas dad baa la dilaa oo waliba lagu dilaa magaalooyinka waa WEEYN DHEXDOOD.Waligeedna lama sheegin cid loo qabtay dambi dhacay.Inta an la tuhumin dadka ka soo jeeda Koonfur waa in si dhab ah loo baaraa kuwa reer Puntland.Ma aha in bilaash iyo tuhun been ah lagu dhibaateeyo qof an cidna wax u dhimin.

Waayeel.

By: Waayeel
KU:Axmad-Doqon.

War wax yahoow Xayawaanka ahu xir afkaa wasakhaysan.Waxaad tahay Neef an Edeb lahayn waxna qori aqoon.Anshax ma lihid, Bilaa edeb yahoow liitaa baad tahay.Labo sano ku dhawaad baan ku lahaa iskadaa Ummadaha Ilaahay(swt) caydooda iyo wax xun ka sheegooda.Walina waad ku sii indho adag tahay.Waxaad mudan tahay in la yiraahdo wax xun oo dhanba.Rayi fiyoow iyo caqli midna ma haysid in aad intaas dad caayeysid ma ahee.

Waayeel.

By: ahmed
it’s sp boring .it’s so fuckud up mejeertiniya .weli ba ma fahamsana wax la yiraahdo argegexiso da alqaida ee dagaalka iyo dilka iyo qaraxa iyo is qarxinta wadda ujeedadooda .weli far fiiqid cop out ah ayeey wadaan ama scapegoat .laakiin waxa lagu falaayo mejeertiniya baaban la yaabanahay !!!!!

By: kaafi
WAXAAN JECLAHAY IN AAN  IS WAY DINO IN YAR, YAA AAMAANKA MAGALAD AQAABILSAN?

MAXUU QABTAY, MAXAYSE AHAYD SABABTA KALIFTAY IN LA WEERARO GUDOOMIYAHA PARLAMANKA, YAAAAAAAA OGAA IN UU GURIGIISA U SOCDO?

YAY IS HAYEEN MAAL MAHII UDAMBEEYAY?

WAXAAN AAMIN SANAHAY HADII UU NOOLYAHAY IN AY FUDUDAHAY CIDA KADAMBAYSA IN UU SHEEGO WAXANA GARAN KARA ISAGA KALIYA.

EITHOPIANKA IYO WAXA LA SHAQEEYA WAA IN LAGA SAARAA PUNTLAND HADII AAD NABAD RABTAAN WAAYO WAXAA KADAMBEEYA WAA EITHOPIAN OO ADEEGSANYA REER PUNTLAND.SIDII LOO KEENAY NINKA EITHOPIA U FADHIYA PUNTLAND IMISA QARAX AYAA DHACAY BAL IS WAYDII? GOORMUUU DHIB KU BILOWDAY? KUMA NOOLI PUNTLAND WAXAANA AAN U XEEL DHEERAHAY ARIMAHAN LAAKIIN WAXAAN JECLAHAY IN AY SIFIICAN U AHMAAN MADAXDA PUNTLAND.ALLE HA U NAXARIISTO WAXII DHINTAY.

By: gaws
ma qabo nin geesinimaad qaba oo koofur intuu ka tago garoowe  inuu miino ku aasayo ama bumbo ku tuurayo ,haday jirtana dad ayaa wada, waa dadka dagaanka oo reer puntland ah, oo calooshood u shaqaystayaal ah ama been lagu soo akhriyay oo jannaad ku tagaysaan loogu soo sheekeeyay, shayaadiintu meel walba waa joogaan waxaaba laga yaaba kan miinada xabaalayaa inuu yahay kuu dilayaa walaalki ama ina adeerki ama dariski, waxaan ku talin lahaa qof walba waa masuul inuu masuuliyadda saaran sameeyo oo indhaha lagu hayo fidno walayaasha dhiigga islaamka xalaashaday walow uu yahay kaad ugu jeceshay shacabka waxaa la gudboon hadaad ogaataan arrimahaas inaad ciidanka nabadgalyada u sheektaan haddii waxba lagu waayo waa lasii dayn haddii kalana waxuu noqon kii la doonayay,dawladdana waxaa la gudboon inay u adeegsato dad aqoon u leh oo baara , raadiya helana dhawrkaan qof oo hadba meel tagaya oo bumbada tuuraya , maalin waa boosaaso , maalin gaalkacyo maalin waa garoowe, maalinna waa shaqo yagay oo xarrumaha shayaadiinta ayuu lacag iyo qaraxyo hor leh iyo liiska meelahuu tagayuu ugu maqan yahay. walaalayaal is iskaashada ilaah ha idiin gargaaro.kama marna ficilkaan qolyaha xamar ku dagaalamaya, ayadoo ugu horayso dawlad ku sheegga shariif ayadoo doonaya in ay been ka dhigaan nabadgalyada putland ka jirta si uusan run u noqon hadaladii kasoo baxay rag ka tirsan baarlamaanka xamar oo ahaa in puntland  loo raro baarlamaanka ama xafiisyada dawladda dhexe laga furo garowe,ama aysan hirgalin mashaariicda horumarineed ee reer puntland u diyaarka ah. cadawgu waa badan yahay kaliya ma ahan shabaab iyo intay maskaxda ka badalee oo ay(brain wash)-ka ku sameeyeen. puntland ha noolaato ha is racdo cadowgooduna ha jaba. ahmed noor. seattle

By: hershi aroni
dadka Putlamd ku dhexjira oo in dhaweydba waday dilalkaan qorsheysan marna ma aha reer Puntland. Qof reer Puntland ma aha ma noqonkaro gacanku dhiiglaha caadaystay wax dilka iyo wax qarxinta waa wax qorshaysan oo xirfadoodu sarayso waa koox u tababaran howshaan. Waxaa hubaal ah in la qabandoono cidwalboo ka dambaysana meeshuu joogo loogu tagidoono waana lagu istaagidoonaa Inshalaah.

By: WADANI PUNTLANDER AH
DHAMAAN SHACABKA REER PUNTLAND GACMAHA ISQABSADA O KAKACA HURDADA…….GEED BAA WAXA LAGA SHEEGAY INUU YIRI…GUDINEEY HADAAN GABAL IGA MID UUSAN KUGU JIRIN IMAADAN GOYSEEEEN…..WALLE DAD CAALAQAATAYAAL AH AYAA LA ADEEGSADEY….IYO CADOWGEENA OO KA FAA IIDAYSANAYA SAAN UJIIFNO……..WAR DADYAHOOW DAWLADA LASHAQEEYA,,OO HAL FARA KALIGEED WAX MATARTO…..EE HALAWADA SHAQEEYO……CADOWGA PUNTLANDA….HADHACO……QURUNKA ´NAGU DHEXDHUUMANAYANA UNUUNKA HALAJARO………

By: Maxamuu Jaamac
waxba yaan been la isku sheegin, dadka ka dambeeyey waxani waa dad reer Puntland ah, dhiaca kale nabada putland marka horeba cago kuma taagnae iska iska aamusa

By: Sahal
War all imtixan all taksir all islax all shabab dhaman mulateri bolec gulwadayal marka cidanka dariwishta iyo mulateri waa isku mid yan lakala sarin all gardhere

By: Nuurka 2
KHAWAARIJTA AXMAD GODANE IYO TAKFIIRIYIINTA XASSAN DAAHIR  AAKA DANBEYO  QARAXYADAAN

By: Caabi
Axmada godane + xassan qaxaaye fitnadoodii waa faafiyeen

By: Sahal
ASC dhalinyaro hoyoyin odayaal dhaman shacabka rer puntland fadhiga ha kakecen walalayal hurdada katosa oo gacmaha isqabsada markaas wixii meesha kujiraa way sobaxayan mahadsanidin

By: Mursal
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaan aad aqaanay Naaleeye faarax baadi ilaahay ha u naxariisto, wuxuu ahaa nin gaalkacyo aad looga yaqaan haddana Garoowe safar gaaban ku tagay.

By: ASXaaji
A caleykum,Alle ha caafiyo dadka la dhibateeyey oo dhan,kuwii ka danbeeyeyna Alle immada ha ka qabto.Dadka puntland gudaha iyo dibadaba walaalayaal “far kaliya fool ma dhaqdo”,isku duubnaada oo meel uga soo wada jeesta dadka qas wadayaasha ah. Magaalooyinka waaweyn waa in aad loo ilaaliyo,khaas ahaan habeenkii. Qurba jooga puntland maanta wadankii baa idiin baahan(hiil iyo hoo).nabad gelyo,guul puntland.

By: yonis
waa sheeko xun in habeen dhaaaf dhib aan ka maqal naa dhulkeenii puntland war wax ka qabta arintaa foosha xun.

By: Mohamed
The government and the people has to stand together, if not Puntland will be destroyed by our enemies, and our enemies are not people from the south, they are PUNTLANDER LIKE US.The speaker of the parliament is the second ranking official in our country, if the government and the people not get serious now, I don’t knew when they will be.

By: YASMIIN
WAAN KA XUMAHAY WAXA KA DHACAAYO DHULKEEYGA, AAD IYO AAD AYAAN UGU XUMAHAY. WAXAAN DHIHI KALIYA  MADAXDA PUNTLAND WE ARE NOT ALONE . MEESHA QOLO KALE AYAA SOO DEGTAY OO NALA DEGGAN  MARKA AWOOD BEEY IS BIDEEN EE KA FEEJIGNAADA ILAAH HA IDINKA QABTO BALADA LA SOO XAWILAY.

SHACABKA PUNTLAND RABAA IDIIN MAQAN EE KA KACA HURDADA GURI KASTO WAXII GALO HA LAISKA BAARO, BALO KUU EEG OO AADAN GAREENY AYAA SOO GASHAY MEESHA.

POLICE, MILITARY WAXAAN DHIHI LAHAA  DHARKA BADALA OO QAATA DHARKA CAADIGA SI AAD U QABATAAN NIMANKAN, KOLEE WAA IDINKA WAR HAYAAN NAFTOOD QOLAA WAX LA WADO OO AAN JECLEYN NIDAAMKA IYO AMAANKA PUNTLAND.

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA INJ/ COLL ABDULLAAHI INA ADEER  WAX KA QABO MEESHA BALAA SOO GASHEE  RABI HA KU CAAWIYO AAMIIN.

DAD DADNIMADII KA DHIMATAY OO MASKAXDA LAGA SOO DHAQAY WAAYE KUWA KAA SOO HORJEEDO RABI HA IDINKA QABTO.

SHACABAK PUNTLAND CAAWIYA CIIDAMADA IYO DOWLADA PUNTLAND WAA HADAAD RABTAAN INAAD NABAD KU WAARTAAN.

YASMIIN PUNTLANDER

DANMARK

By: abdi
to jaamca

hadalkaad leedahay ka fiirso

waxaan rajaynyaa in uu qaraxaan noqdo dhibicii biyah fadhida kaxeeyay

waana labaabi in doonaa jawaawiista

wax qarxinaya  gioomiyaha ilaaladiisana alaha caafiyo reer puntland waxaan u sheegaya this will make as strongar

By: rowdo@hotmail.com
yaa la eryey oo ninkan ka hadlaaya .qaraaxas waxaa ka danbeeya kooxda itixaad oo kaashanaysa alshabaab waxaana fulinya dad ka yimid koonfurta somalia ciday doonaan ahaadeene

By: Jaamacow
Yaa ka danbeyey qaraxaas, dadki looga shakisanaa waaba la eryey?