Home » July, 2008 Entries posted on “July, 2008”

Tacsi

Tacsi

Waxaan maanta oo taariikhdu tahay JULY 31 2008 ku geeriyooday magaalada Burtinle alaha u naxariistee FAARAX XASAN WALI MAXAMAD ISLAAN.
Marxuum Faarax Xasan Wali ayaa magac weyn ku lahaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed. Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, dhammaanteyna Samir iyo iimaan. AMIIN, AMIIN.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaal Culus oo Galabta Gobalka Sh/hoose ku dhaxmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha Kacdoonka wado.

Dagaal Culus oo Galabta Gobalka Sh/hoose ku dhaxmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha Kacdoonka wado.

Muqdishu (RBC)July 31 2008:-Dagaallo qaraar oo laysku adeegsaday hubka nucyadiisa kaladuwan ayaa Galabta Maqribkii ka dhacay deegaano katirsan Gobalka Sh/Hoose oo kamid ah meelah ugu amaanka xun Koonfurta Soomaaliya.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Xildhibaanno katirsan Baarlamanka oo Maanta codsaday in Kalsoonida lagala laabto Xukuumadda Nuur Cadde.

Xildhibaanno katirsan Baarlamanka oo Maanta codsaday in Kalsoonida lagala laabto Xukuumadda Nuur Cadde.

Muqdishu (RBC) July 31 2008:-Mudanayaasha Baarlamanka Somalia ayaa siiwado Eedaymaha ka dhanka ah Xukuumadda Nuur Cadde oo lagu dhaliilay in ay ku fashilantay qorshayaashii loo dhisay.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Taliska Ciidanka Booliska DFKG Somalia oo Maanta Xilalkii ka xayuubiyay Saraakiil katirsanaay Booliska Dowladda Somalia.

Taliska Ciidanka Booliska DFKG Somalia oo Maanta Xilalkii ka xayuubiyay Saraakiil katirsanaay Booliska Dowladda Somalia.

Muqdishu (RBC) July 31 2008:- Taliska Ciidanka Booliska DFKG Somalia ayaa Maanta Xilka qaadis ku sameeyay Saraakiil katirsan Ciidanka Booliska xili ay sii kordhayaan isbedelka lagu samaynayo Maamulada Gobalada.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Suldaan Maxamed Sudaan C/qaadir oo Xukuumada Ugu Baaqay Sii Deyta Weriyaha Xidhan

Suldaan Maxamed Sudaan C/qaadir oo Xukuumada Ugu Baaqay Sii Deyta Weriyaha Xidhan

Hargeysa(RBC) jULY 31 2008:-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa ka hadlay xadhiga Weriye Maxamed Aw Aadan oo ku xidhan xarunta C.I.D ee Magaalada Hargeysa,

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Dawladaha Faransiiska iyo Spain oo ka wada hadley dhibaatada ka aloosan xeebaha geeska Africa.

Dawladaha Faransiiska iyo Spain oo ka wada hadley dhibaatada ka aloosan xeebaha geeska Africa.

Madrid (RBC)July 31 2008:- Wasiirada Gaashaandhiga ee dawladaha Faransiiska iyo Isbayn oo ka wada hadley dhibaatooyinka xeebaha geeska Africa, ee ay geysanayaan Burcadbadeeda Soomaalida ah.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Golaha amaanka ee QM oo galabta ka fariisanaya sii joogitaanka Ciidamada Nabad ilaalinta ee Gobalka Darfur.

Golaha amaanka ee QM oo galabta ka fariisanaya sii joogitaanka Ciidamada Nabad ilaalinta ee Gobalka Darfur.

New York (RBC)July 31 2008:- Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa galabta ka fariisanaya joogitaanka Ciidamada nabad ilaalinta ee Gobalka Darfur ee Galbeedka Sudan.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Muran soo kala dhexgalay Ganacsatada waa weyn ee Puntland iyo waliba xukuumada.

Muran soo kala dhexgalay Ganacsatada waa weyn ee Puntland iyo waliba xukuumada.

Boosaaso(RBC) July 31 2008:-Murankan oo socdey todobaadyadii ugu danbeeyay ayaa waxaa moodaa inuu hadda ku biyo shubanayo is afgaran waa kadib markii xukuumada iyo Ganacsatadu ay isku fahmi waayeen

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Waxgarad katirsan Beelaha Xawaadle iyo Abagaal oo bilaabay deminta dagaal Beeleed ka socdo Gobalka Sh/dhexe

Waxgarad katirsan Beelaha Xawaadle iyo Abagaal oo bilaabay deminta dagaal Beeleed ka socdo Gobalka Sh/dhexe

Muqdishu (RBC) July 31 2008:- Waxaa weli Gobalka Sh/dhexe kasii socdo Dagaalo Beeleedyo ay Dad farabadani ku
dhimanayaan, Wararka nagasoo gaarayo Magaalada Jowhar

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Dadka Muqdisho kunool oo ku jiha wareersan Xil kaqaadista lagusameeyay Max’med Dheere Madaxweyne Yuusuf oo ana weli saxiixin xil kaqaadistaas.

Dadka Muqdisho kunool oo ku jiha wareersan Xil kaqaadista lagusameeyay Max’med Dheere Madaxweyne Yuusuf oo ana weli saxiixin xil kaqaadistaas.

Muqdishu (RBC) July 31 2008:- Shacabka kunool Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa si kulul u Mucaaraday xilka qaadistii lagu sameeyay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Max’med Cumar Xabeeb Max’med Dheere.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamada DFKG Somalia oo Maanta Howl-gallo ka sameeyay Xaafado katirsan degmada Huriwaa M.Muqdisho.

Ciidamada DFKG Somalia oo Maanta Howl-gallo ka sameeyay Xaafado katirsan degmada Huriwaa M.Muqdisho.

Muqdishu (RBC) July 31 2008:- Ciidamada Meleteriga DFKG Somalia iyo kuwa Itoobiya ayaa sakay Howl-gallo kasameeyay deegaano katirsan degmada Huriwaa magaalada Muqdisho oo kamid ah meelaha ay ku xooganyihiin Kooxaha Mucaaradka ah.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Maamulkii Gobalka Sh/Hoose iyo Taliyaashii Ciidamada gobalka oo lala’yahay meel ay jiraan, Maxaase kajira in Xilkii laga qaaday Cali Ganeey?

Maamulkii Gobalka Sh/Hoose iyo Taliyaashii Ciidamada gobalka oo lala’yahay meel ay jiraan, Maxaase kajira in Xilkii laga qaaday Cali Ganeey?

Muqdishu (RBC) July 31 2008:-waxaa gobalka Sh/hoose laga la’yahay meel ay jaan iyo cirib dhigeen Mas’uuliyiinta Gobalka Sh/hoose iyo Taliyaashii Ciidamada DFKG Somalia uqaabilsanaay gobalka.

  • Share/Bookmark

July 31 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Berbera:muuqaalka silica leh iyo wax soo saarkeedu ma leeyiih?

Berbera:muuqaalka silica leh iyo wax soo saarkeedu ma leeyiih?

Hargeysa (RBC) July 30 2008:-   Magaalada Berbera, waa magaalo ku taalo  badhtamaha dalka isla markaasana imika ah marsada  Somaliland,waxaa lagu tiriyaa magaalooyinka  ugu horeeyay ee ka aas aasmay  Geeska afrika

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho oo ay ka soconayaan kulamo ku aadan xilka qaadistee Dugii Gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb.

Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho oo ay ka soconayaan kulamo ku aadan xilka qaadistee Dugii Gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb.

Muqdisho (RBC)July 30 2008:- Magaalada Mudisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa waxaa ka soconaya kulamo ku aadan xilka qaadistee Wasiirada Soomaaliya ay shalay xilkii uga qaadeen Maxamed Cumar Xabeeb Dugii Gobalka Banaadir.

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamada Booliska Dawlada Soomaaliya oo hawlgalo hub baaris ah ka sameeyay Saaka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay.

Ciidamada Booliska Dawlada Soomaaliya oo hawlgalo hub baaris ah ka sameeyay Saaka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay.

Baydhabo (RBC)July 30 2008:- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay ayaa saaka hiirtii ku waabariisatey Ciidamo Boolis ah oo ay dawlada Soomaaliya leedahay oo hareereeyay xaafadaha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay.

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Warar laga helayo wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegaya in xilalkii laga qaaday Taliyihii

Warar laga helayo wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegaya in xilalkii laga qaaday Taliyihii

Warar si hoose aan u helney ayaa sheegaya in xilkii laga qaadey qaar ka tirsan mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Sh/ Hoose,gaar ahaan taliyaha Booliska Cali Aadan Cali “Ganey” iyo ku xigeenkiisa Nuuriye Cali Faarax

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Gudigii Nabad galyada Gobalka Mudug oo Maanta shir jaraa’id oo ay xaalada Gaalkacyo uga hadlayaan qabtey.

Gudigii Nabad galyada Gobalka Mudug oo Maanta shir jaraa’id oo ay xaalada Gaalkacyo uga hadlayaan qabtey.

Gaalkacyo (RBC):- Gudigii Nabad galyada ee Magaalada Gaalkacyo ee loo saarey inay wax ka qabtaan xaalahada amaan daro ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta shir jaraa’id oo ay uga hadlayaan kulamadoodii iyo waliba waxyaabihii u qabsoobay .

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

R/wasaare Nuur Cadde oo Xilkii ka xayuubiyay Max’med Dheere Gudoomiyihii Gobalka Banaadir.

R/wasaare Nuur Cadde oo Xilkii ka xayuubiyay Max’med Dheere Gudoomiyihii Gobalka Banaadir.

Waxaa Goordhaw Xilikii Guadoomiyanimo laga qaaday Gudoomiyihii Gobalka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Max’med Cumar Xabeeb Max’meed Dheere.

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Fasaxay Markab Raashin dhacay usido Suuq-yada Muqdisho iyo Shacabka oo Walaac ka muujiyay

Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Fasaxay Markab Raashin dhacay usido Suuq-yada Muqdisho iyo Shacabka oo Walaac ka muujiyay

Mas’uuliyiinta Dekkadda Caalamiga h ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta fasaxay Markab Shixnado Xamuul ah usiday Ganacsata Soomaaliyeed oo reer Muqdisho ah.

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

TFG ousts Mogadishu mayor

TFG ousts Mogadishu mayor

A diktat from Somali prime minister’s office in Baidoa town was approved to strip Mogadishu mayor Mohamed Dhere from his administrational post as the governor/mayor of Mogadishu.

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland OO Go,aan Xoolaha ah Laga soo Saaray

Golaha Wakiilada Somaliland OO Go,aan Xoolaha ah Laga soo Saaray

Fadhigii manta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah lagu ansixiyey nuxurka doodii Xildhibaanada ee arrinta muranka weyni ka taaganyahay ee dhoofka xoolaha nool oo in

  • Share/Bookmark

July 30 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Askari horay uga tirsanaay Ciidamada DFKG Somalia oo Xalay degmada Buula Barde lagu Dilay.

Askari horay uga tirsanaay Ciidamada DFKG Somalia oo Xalay degmada Buula Barde lagu Dilay.

Kooxo hubaysan ayaa Xalay Magaalada Buula Barde Gobalka Hiiraan kub Dilay Askari horay ugatirsanaay Maamulkii ay DFKG Somalia u Macagacaawday Gobalka Hiiraan.

  • Share/Bookmark

July 28 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Maamulka Gobalka Bakool oo sheegay in Kooxaha Mucaaradka ah ay ku Amreen in ay Iscasilaan.

Maamulka Gobalka Bakool oo sheegay in Kooxaha Mucaaradka ah ay ku Amreen in ay Iscasilaan.

Maamulka Gobalka Bakool ayaa si kulul uga hadlay Kooxaha Dowladda kasoo horjeedo oo Maalmihii lasoo dhaafay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka weday degmooyinka Gobalkaas

  • Share/Bookmark

July 28 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Weeraro Madaafiic loo adeegsaday iyo Tacshiirado oo Galabta laysku dhaafsaday Warshadda Baastada Muqdisho.

Weeraro Madaafiic loo adeegsaday iyo Tacshiirado oo Galabta laysku dhaafsaday Warshadda Baastada Muqdisho.

Xoogag hubaysan ayaa Galata Weerar clus ku qaaday fariisimada ay Ciidamada Itoobiya iyo DFKG Somalia ay kuleeyihiin degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa magaalada Muqdisho.

  • Share/Bookmark

July 27 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxwayne C/laahi Yuusuf Axmed oo Goordhawayd ka dagay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Madaxwayne C/laahi Yuusuf Axmed oo Goordhawayd ka dagay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Garowe (RBC):- Wafti uu hogaaminayo Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed, ayaa ka dagay Garoonka diyaarada ee Konoko ee Magaalada Garowe.

  • Share/Bookmark

July 26 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka Puntland.

Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka Puntland.

Garowe (RBC):- Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa la kulmay Golaha Baarlamaanka Puntland .

  • Share/Bookmark

July 26 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaal Culus oo Maanra markale ka socdo Magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan.

Dagaal Culus oo Maanra markale ka socdo Magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan.

Dagaallo qaraar oo laysku adeegsanayo huba nuucyadiisa kala duwan ayaa Maalintii labaad ka socdo Magaalada B/weyne Gobalka Hiiraan.

  • Share/Bookmark

July 25 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Gudoomiyihii degmada Buurkaba iyo Golihii deegaanka oo Goordhaw ku dhawaaqay in ay iscasileen.

Gudoomiyihii degmada Buurkaba iyo Golihii deegaanka oo Goordhaw ku dhawaaqay in ay iscasileen.

Giudoomiyihii degmada Buurhakaba Max’med Cabdi Cismaan ( Ow-kaareey) iyo Golihii deegaanka ayaa Maanta ku dhawaaqay in ay iskacasileen Xilalkii ay ka hayeen degmadaas.

  • Share/Bookmark

July 25 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Hello world!

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!

  • Share/Bookmark

July 25 2008 | Posted in WARARKA | Read More »

Xaaladda Magaalada B/weyne oo Maanta degan iyo Rasaas Goos Goos ah oo lamaqlayo.

Xaaladda Magaalada B/weyne oo Maanta degan iyo Rasaas Goos Goos ah oo lamaqlayo.

waxaa Maanta degan xaaladda Magaalada B/weyne xarunta Gobalka Hiiraan oo ay Shalay iyo Xalay dagaalo qaraar ku dhaxmarayeen Ciidamada Itoobiya iyo Xoogaga Maxkamadaa Islaamka Soomaaliya.

  • Share/Bookmark

July 25 2008 | Posted in WARARKA | Read More »