RBC Radio, Somalia:- Sh.Shariif Sh Axmad oo ah madaxa Mucaaradka DF ka Soomaaliya ayaa dhawaan qorsheynaya in uu daboolka ka qaado qorshayaal uu kula lagadamayo kooxda Asmara & Al Shabaab.
Wararka waxa ay sheegayaan in Shiikha oo adeegsanayo lacag xad dhaaf ah oo ay dawladaha reer galbeedka ugu tala gealen sidii loola dagaalami lahaa Al Shabaab [...]
Sh Shariif oo Diyaar Garoobay
Ciidanka Itoobiya oo Qabtay Max’med Dheere iyo K/xigeenkiisii
RBC (Muqdisho) 31-12-2008:- Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Golabta Gacanta ku dhigay Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Max’med Cumar Xabeeb Max’med Dheere.
Gabal dhicii Caawa ayay Ciidanka Itooboya gacanta kusoo dhigeen Max’md Dheere iyo K/xigeenkiisii dhanka Siyaasadda Axmed Taajir xilli Maalmahan siweyn loo doon-doonayay.
Dad goob joogayaal ah ku sugan degmada Hodon ayaa Warbaahinta [...]
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobalka Bay oo Maanta iscasilay iyo Haweeney Baydhabo lagu dilay
RBC(Muqdisho) 31-12-2008:- Waxaa maanta iscasilay inta badan Maamulka Gobalka Bay ay u dhistay Dowladda FKG Somalia Xilli Somalia ay marayso xili kala guur ah.
Sedax katirsan Maamulka Gobalka Bay ayaa Maanta ku dhawaaqay in ay iska casileen Xilkii ay ka hayeen Maamulkaasi, Mas’uuliyiinta iscasishay waxay ku doodeen in ay Burburtay TFG sida ay Hadalka u dhigeen.
Mas’uuliyiinta [...]
Dagaal Islaamiyiinta Somalia iyo Ciidanka Itoobiya ku dhaxmaray Gobolka Hiiraan.
RBC(Muqdisho) 31-12-2008:- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaallo Xalay saqdii dhexe Gobalka Hiiraan ku dhaxmaray Ciidmada Itoobiya iyo Xoogaga Islaamiyiin ah.
Dagaalk Culus ayaa la sheegay in Xalay uu ka dhacay Tuulada Jircaleey oo 4-KM ujirto deegaanka Kalabaryka Gobalka Hiiraan oo ay dhawaan qabsadeen Ciidamo Itoobiyaan ah.
Wararka nagasoo gaarayo Gobalka Hiiraan ayaa xaqiijinay Dagaalka oo [...]
Xoogag Taabacsan Shiikh Xasan Turki oo Xalay Weerar ku qaaday Ciidanka Itoobiya ee Degmada Luuq ku sugan.
RBC (Muqdisho) 30-12-2008:- Xoogaga Islaamiyiinta Somalia ayaa Xalay dagaallo Culus ku qaaday magaalada Luuq Gobalka Gedo oo ay joogaan Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Maleeshiyo uu wato Barre Hiiraale.
Dagaal aad uxoogan ayaa lagusoo waramayaa in Magaalada Luuq uu Xalay kadhacay kaas oo Cabsi aad u baalaran ku abuuray Shacabka ku dhaqn degmada Luuq.
Halkan ka Dageyso
Daryanka [...]
C/laahi Yuusuf oo Gaalkacy ku soo wajahan.
RC Radio, Gaalkacyo:- Madexweynihii Hore ee Dalka Soomaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo Maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaalada Garowe ee Caasimada DGPL ayaa Maanta waxaa uu ku soo wajahanyahay Magaalada Gaalkacyo.
Md: C/laahi Yuusuf Axmed waxaa uu Magaalada Garowe soo gaaray kadib markii uu Magaalada Baydhabo isku soo casilay wuxuuna Garowe kala kulmay Soo dhawayn aad [...]
Yuusuf iyo Musharaxiinta Puntland oo Kulmay.
RBC Radio, Garoowe:- Waxa Magaalada Garoowe isku Arkay Madaxwaynihii Hore ee Dalka Somaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo Musharaxiinta u Taagan Hogaaminta Pl, Kulankaasi oo ahaa mid uu Shir Gudoon ka ahaa Gudoomiyaha Musharaxiinta Pl C/raxmaan Faroole.
Faroole ayaa Kulankaasi ka dib saxaafada la hadlay waxana uu sheegay inay Madaxwaynihii Hore iyo Musharaxiinta isla qaadaa dhigeen sida [...]
Xasan Abshir oo Tanaasulay Maanta
RBC Radio, Garoowe:- Musharax Xasan Abshir ayaa Maanta Dec,30,2008- si Buuxda u sheegay inuu Tanaasulay, Xasan Abshir Faarax ayaa kulan wareed ku Qabtay Magaalada Garoowe waxana uu sheegay inuu Maanta laga Bilaabo ka Tanaasulay Xilkii Musharaxnimo ee Maamulka Puntland.
Xasan Abshir waxa uu ka Gaabsaday inuu Faah Faahin ka bixiyo wararka sheegaya inuu u taagan yahay [...]
Mas’uul katirsan Baarlamanka Somalia oo sheegay in Somalia ay Geli doonto Weji cusub
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:- Gudoomiye K/xigeeka labaad ee Golaha Baralamanka Dowladda Federaalka Somalia Cismaan Cilmi Boqore ayaa Reja wanaagsan kamuujiyay arrimaha Dib Uheshiisiinta Somalia.
Isagoo Waraysi dheer siinayay Radio RBC ayuu Cismaan Cilmi Boqore sheegay in Iscasilaada Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay tahay mid Bad-baada u ah TFG-da Somalia.
Mas’uulkan katirsan Baarlamanka Somalia wuxuu intaa ku daray in ay [...]
Ciidanka Itoobiya oo Maanta Hub ka dhigis ka dhex Bilawday Muqdisho
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:-Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Howl-galo ay Maanta Ciidanka Itoobiya ka sameeyeen qaybo katirsan Magaalada Muqdisho.
Maanta Duhurkii markii ay Ciidanka Itoobiya Gudaha ugaleen Guriga Maxamed Dheere ayay Galabta si rasmiya halkaas ugu wareejiyeen Maamulka Cusub ee Gobalka Banaadir.
Saraakiisha Ciidanka Itoobiya oo ku hubaysan Gaadiidka Dagaalka iyo Taangiyo waxay xarunta Maxamed Dheere ka [...]
Qanyare oo isu soo Taagay in uu Noqdo Madaxweyne
RBC Radio Baydhabo:–Maxamed Qanyare Afrax oo ahxildhibaan ka mid ah xildhibaanada DF ka ayaa waxa uu ku dhawaaqay in uu u taagay xilka Madaxweyanaha DF ka Somalia oo uu maalin ka hor iska casilay C/llaahi Yuusuf Axmed.
Qanyare oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka sheekeeyey waxyaalaha uu is leeyahay in wax [...]
Dagaallo iyo Duqaymo Culus oo ka socdo qaybo katirsan Magaalada Muqdisho.
RBC Radio, Muqdisho:-Duqaymo aad uculus ayaa Goordhaw oo Maanta ah ka bilaawday xaafado katirsan degmooyinka Magaalada Muqdisho xilli ay dagaallo Culus ka socdaan Dagaallo aad uqaraar.
Dagaal Culus ayaa lagusoo waramayaa in uu ka socdo Isgoyska KM4 degmada Hodon halkaas oo Fariisin u ah Ciidanka AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Somalia.
Xoogaga Al Shabaab oo Warbaahinta lasoo [...]
Xildhibaanadii dhawaan soogaaray Maamul Goboleedka Puntlan oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo.
Gaalkacyo (RBC). 30_12_2008. waxaa Maanta sShir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Xildhibaanadii dhwaan soogaarey Gobolada Puntland Gaar’ahaan kuwii ka soo degay Magaalada Gaalkacyo.
XIldhibaanadaan waxay shirkooda kaga hadleen xaalada magaalada Baydhabo oo ay sheegeen inay tahay meel khatara sidaas daraadeedna loo baahan yahay in la helo meel ammaana oo baarlamaanku isugu tago [...]
Ciidamada Itoobiya oo Xoog ku galay Guriga Maxamed Dheere kuna Wareejiyay Maamulka cusub ee Gobalka Banaadir.
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:-Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa Goordhaw oo Maanta ah isku gedaamay Guriga Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Maxamed Dheere.
Boqolaal katirsan Ciidanka Itoobiya oo ku hubaysan Gaadiid Dagaalka iyo Uuraalo ayaa gudaha ugalay Guriga Maxamed Dheere oo kuyaal Xaafadda Shangaani halkaas oo ay joogaan Maleeshiyo daacad u ah Maxamed Dheere.
Warar aan ka helnay Goobta ay [...]
Abuu Mansuur oo Sheegay in Dagaalka Galgaduud ay Gadaal kasoo Riixayaan Ciidanka Itoobiya.
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:-Kooxda Al Shabaab ayaa sika fogaysay in ay Dagaal lagashay Wadaado Suufi ah xilli Maal,mihii lasoo dhaafay ay Dagaallo qaraar ka socdeen Gobalka Galgaduud.
Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo Sjhor Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in Gobalka G/gaduud ay kula dagaalamayaan Kooxo Itoobiya ay soo [...]
Dagaaladii Shalay ka Bilaawday Muqdisho oo Hakad Galay.
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:- waxaa saaka degan goobihii ay shalay Dagaalada culus ku dhaxmareen Xoogaga Kacdoonka iyo Ciidanka Itoobiya ee weli ku sugan Magaalada Muqdisho.
Majiraan wax Madaafiic ah oo laga maqlayo Goobihii ay shalay ku dagaalameen Dhinacyada isku hayo Siyaasadda dalka Somalia.
Maalinimadii shalay ayay ahayd markii Dagaalo Culus oo Gacmaha laysku la tegay ay ka dheceen [...]
Madaxwayne Cadde Muuse oo ka qaybgalay Bandhig faneed ay soo bandhigeen Fanaaniin Jabuuiyaan iyi Soomaali isugu jira.
Gaalkacyo (RBC). 30_12_2008. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xersi (Gen. Cadde) ayaa shalay ka qeybgalay bandhig Faneed ku saabsanaa nabadda oo ay soo bandhigeen Fanaaniin maalmahan booqasho ku marayey gobolada Puntland, kuwaasi oo isugu jiray Jabuutiyaan iyo Soomali, bandhig faneedkan oo ka dhacay xarunta Hey’adda PDRC ee magaalada Garoowe ayaa waxaa cinwaankeedu ahaa Ushii [...]
Magaalada Gaalkacyo oo ay ka soconayaan Hawlgalo ka dhan ah Burcada iyo Falalkooda Amni darada la Xiriira.
RBC Radio,Gaalkacyo:- Magaalada Gaalkacyo oo ay Xilliyadii aynu ka soo gudubnay ka dhaceen falal Amni daro oo Dhac iyo Dil isugu jira ayaa waxaa Xaafadaha Magaaladu ay ka koobantahay Hawlgalo ka samaynaya Ciidamada Amaanka ee Gobalka kuwaasi oo ay ku soo afjarayaan Amaandara Magaalada ka jirta.
Ciidamada Amaanka ayaa Xilliyada habeenkii ay Gaaf wareegaya Xaafadaha Magaalada [...]
Weerar Lagu Qaaday Ciidanka jooga Degmadda Guriceel.?
RBC Radio, Boosaso:- Wararka naga soo gaaraya gobolka galgaduud gaar ahaan magaaladda guuriceel ayaa sheegaaya in la weeraray fariisin ay ciidamada itoobiyaan lahayeen.
Dhowr madfaac ay soo rideen xarkadda uruurka al-shabaab ayaa waxey ku dhaceen bartamaha fariisimadda ciidanka itoobiya ee ku sugan magaaladda guriceel ee gobolka galgaduud.
Saraakil ka mid ah ururka al-shabaab ayaa waxey saxaafadda u [...]
Sidee Deegaanada PL looga Dareemay iscasilaada Madexweynahii Hore ee Soomaliya.
RBC Radio, Gaalkacyo:- Deegaanada DGPL oo Maalmahan shacabka ku dhaqan ay aad u dhawrayeen iscasilaada madexweynihii Soomaliya C/laahi yuusuf Axmed ayaa shalay ay aad u soo dhaweeyeen talaabada iscasilaada ah ee uu shalay ku dhawaaqay.
Magaalada garowe oo uu shalay ka soo degay ayaa waxaa soo dhawayntiisa ka qaybqaatay Madexda sarsare ee DGPL, Musharxiinta Xilligan ee [...]
Ethiopia oo soo dhaweeysay Is Casilaada Madaxwayne C/laahi Yuusuf.
RBC Radio,Bosaso:- Af hayeen u Hadlay Dawlada Dalkaasi Ethiopia ayaa sheegay inay Talaabada uu qaaday C/laahi Yuusuf Tahay mid dhabata u Xaadhaysa Nabada Somaliya, Masuulkaasi u hadlay Dawlada Ethiopia ayaa dhanka kale xusay inay Daladoodu dhawaan la Baxayso Ciidamada ka Joogay Gudaha Somaliya.
Dhamaan Beesha Caalamka ayaa si wayn u soo dhawaysay Is casilaada Madaxwayne C/laahi [...]
Q Midoobay oo is casilaada C/laahi Yuusuf ku timaantay bog cusub oo Taariikhiya oo u furmay Hogaanka danbe ee Soomaaliya
Gaalkacyo(RBC). 30_12_2008. Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay si buuxda uga hadashey iscasilaadii uu shaley ku dhawaaqay Madaxweynihii hore ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed, iyadoo ku macneysay talaabadaasi mid taariikhi ah oo baal cusub u furaysa hogaanka danbe ee Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska gaarka ah ee arimaha siyaasada Soomaaliya ee [...]
Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo Dekadda Muqdisho laga dhoofiyay loona jiheeyay Maamulka Puntland.
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:- Boqolaal katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Somalia ee kasoo jeeda Maamulka Gobaleedka Puntland ayaa Xalay ilaa iyo Maanta ka guurayay Magaalada Muqdisho.
Xalay Fiidkii ilaa iyo Saqdii dhexe waxaa Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho laga rarayay Gaadkii iyo Hubkii yiilay Madaxtooyada Villa Somalia.
Warar Xaqiiq ah oo ay heshay Shabakadda Wararka RBC ayaa sheegaya in [...]
Xoogaga Kacdoonka oo Weerar ku qaaday Villa Somalia xilli uu ku sugnaa Shiikh Shariif iyo Dagaallo lagu hoobtay oo Caawa Muqdisho ka dhacay.
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:-Warar Faah Faahsan ayaa kasoo baxaya Dagaallo Culus oo Maanta siyaab kala gedisan uga dhacay qaybo katirsan Magaalada Muqdisho.
Xoogaga Kacdoonka ayaa Maanta Madaafiic culus ku garaacay Madaxtooyada Villa Somalia oo halkaas ay ku shirsanaayeen Shiikh Shariif iyo R/wasaare Nuur Cadde.
In kabadan 10 Madfac ayaa la sheegay in ay ku dheceen qaybo katirsan Villa [...]
Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Cabdulaahi Yuusuf oo Soo Gaaray Garoowe
RBC Radio, Garoowe:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa daqiiqado yar ka hor ka soo dagey Garoonka Dayuuradaha ee Kanooko ee kuyaala duleedka caasimada Puntlad ee Garoowe .
Mudane Cabdulaahi Yuusuf waxaa garoonka uga hortagay oo si diiran u soo dhaweeyey Masuuliyiin ka kala tirsan Maamul Gobaleedka Puntland oo uu hor kacayey Madaxweynaha Maamul [...]
Yuusuf oo Garoowe ku soo Foole Saacad ka ka dib
RBC Radio,Garoowe:- Warar Deg Deg ah oo Hada na soo gaadhaya ayaa sheegaya in Madaxwaynahii hore Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed uu Hada ku soo Fool leeyahaya Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Madaxtooyada Magaalada Garoowe ayaa saxaafada u sheegay Imaatinka C/laahi Yuusuf.
Madaxwyanahii hore Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf oo Maanta Is [...]
Dagaal Culus oo mar kale ka qarxay Magaalada Guri-Ceel iyo Al Shabaab oo Dhuusamareeb la Wareegtay
RBC (Muqdisho) 29-12-2008:-Warar Goordhaw nasoo gaaray ayaa xaqiijinay in Dagaal aad uqaraar uu ka socdo Magaalada Guri Ceel Gobalka Galgaduud halkaas oo aad ucakiran.
Dagaalka oo ah mid aad uculus ayaa yimid kadib markii Xoogaga Al Shabaab ay Weerar Rogaal celis ah kusoo qaadeen Magaalada.
Gabar lagu Magacaabo Farxiyo Cali ayaa Shabakadda Wararka RBC usheegtay iyadoo dhuusamareeb [...]
Ciidamo itoobiyaan ah ayaa waxaa lagu arkay duleedka Magaaladda Beledweyn
RBC Radio, Bosaso:- Wararka naga soo gaaraya magaaladda beledweyn ayaa sheegaaya in meel duleedkeeda ah ay soo gaareen ciidan itoobiya ee lo yaqaano kala beyr.
Iloo wareed lagu kalsoonaan karo ayaa tilmaameeya in meel wax yar ka durugsan magaaladda beledweyn ayaa waxaa lagu arkay gawaari aad uu tira badan gaar ahaan kuwa loo yaqaaano uraal ay [...]








