Home » May, 2009 Entries posted on “May, 2009”

Shirkadda Nationlink oo Maanta deeq gaarsiisay Shacabka kabarakacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

Shirkadda Nationlink oo Maanta deeq gaarsiisay Shacabka kabarakacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

RBC (Muqdisho):-Shirkadda Isgaarsiinta Nationlink ayaa maanta deeqo kala gedisan gaarsiisay kumanaan qoys oo ku barakacaya dagaalada iyo duqaymaha weli ka socdo magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiin katirsan Shirkadda Nationlink oo in mudda ah ku howlanaa u gargaaridda Shacabka tabaalaysan ayaa maanta deeqo isugu jiri baco iyo lacago cadiin ah ka qaybiyay deegaanada lagu Bakarakacay.
Guddiga Gargaarka deg dega ah [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaallo iyo duqaymo culus oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Dagaallo iyo duqaymo culus oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.

RBC (Muqdisho):-Dagaallo iyo duqaymo ayaa galabta degaano katirsan magaalada Muqdisho lays ku dhaafsaday kuwaas oo Khasaarooyin ugaystay dad Rayid ah.
Xoogaga Hubaysan ayaa Galabta Weeraro culus ku qaaday goobo ay Ciidanka Dowladu ka joogeen degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigleey taas oo soo de-dejisay in dagaallo dhacaan.
Dagaalada ugu culus ayaa ka dhacay Isgoyska Siinaay iyo Saldhigga Booliska degmada [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Xarakada lagu magacaabo Shababul Mujaahidiin oo DF ku eedaysay abaabulida Dagaallo sokeeye.

Xarakada lagu magacaabo Shababul Mujaahidiin oo DF ku eedaysay abaabulida Dagaallo sokeeye.

RBC (Muqdisho):-Xarakada lagu magacaabo Shababul Mujaahidiin ayaa ku eedaysan Dowladda Federaalka Somalia in ay wado Abaabul ay isaga hor keenayso beelaha Somalia.
Wakiilka Xarakada lagu magacaabo Shababul Mujaahidiin uqaabilsan Gobalka Banaadie Shiikh Cali Max’ed Xuseen oo Warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in ay cadaymo uhayaan dib usoo noolaynta Hoggaamiya Kooxeedyadii dalka burburiyay.
“Waxaan cadaynayaa in Dowlad ku sheegu [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Kulankii Baarlamanka puntland oo Maanta baaqday.

Kulankii Baarlamanka puntland oo Maanta baaqday.

Waxaa Maanta dib loo dhigay Kulankii Baarlamanka Dowled Goballedka puntland ee Magaalada Garowe kuna saabsanaa Ansaxinta Dastuurka Cusub ee Dowled Goballedka Punland.
Malinimadii Shalay ayay ahayd Markii Golaha Baarlamanku ay kulan Xasaasi ah ka yeesheen Arrinta ku saabsan Ansaxinta Dastuurta Cusub ee Dowled Goballedka Puntland, waxaana Doodo dhaadheer ka dib loo balamay in Dib mar kale [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaallo goos-goos ah oo ka socdo qaybo katirsan magaalada Muqdisho.

Dagaallo goos-goos ah oo ka socdo qaybo katirsan magaalada Muqdisho.

RBC (Muqdisho):-Rasaas teel teel ah oo ay is dhaafsanayaan dhinacayda isku hor fadhiya degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ayaa laga maqlayaa halkaasi.
Waxaa hakad galay isku socodkii dadweynaha isaga kala gooshi jiray Isgoyska Sanca ilaa iyo Suuq Bakaaraha Muqdisho sababa laxariira rasaas culus oo dhacaysa.
Mar marka qaar ayaa lamoodaa in dagaallo toos ah ay socdaan marka loo [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Qubanayaal Sports oo Goos Goos ah.

Qubanayaal Sports oo Goos Goos ah.

Naadiga Bordeox ayaa ku guuleysatay horyaalka farance markii lixaad taariiqda naadigaas guushaan ayaa timid ka dib marki naadiga Bordeox ay kuleenkeeda ugu danbeyay laga rabay hal dhibic oo qura si ay u hanato horyaalka french league one ka ee 1-0 ugu badisay naadiga Cane ee horyaalkaas ciyaarto .Bordeux ayaa ugu danbeesay horyaalka tobon sano [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in Sports | Read More »

RBC Radio oo Wareysatay Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

RBC Radio oo Wareysatay Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Halkan ka Dhageyso

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in interviews | Read More »

DF Somalia oo heshay Hub Casri ah iyo saanada dagaal

DF Somalia oo heshay Hub Casri ah iyo saanada dagaal

RBC (Muqdisho):-Dowladda FKG Somalia ayaa wax ka bedeshay qaab dagaaleedkii hore oo ay kula dagaalamaysay Xoogaga Islaamiyiintan tan iyo markii ay Muqdisho soo caga dhigatay.
Hub Casri ah iyo saanada dagaal ayaa la sheegay in Dowlada Somalia ay kala soo degtay Dekadda Muqdisho si ay isaga difaacdo Xoogaga Islaamiyiinta ah.
Ila wareedyo muhiim ah oo ay heshay [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Naadiga Chelsea Oo hanatay koobka F A Cup-ka.(Daawo Sawiro)

Naadiga Chelsea Oo hanatay koobka F A Cup-ka.(Daawo Sawiro)

Radio RBC Mugadishu
: Kulan aad u adag oo tageerayaal farabadan ay ka soo qeyb galeen ayaa waxaa garoonka Wemblay Stadium isku hardiyae labada Naadi ee usoo baxay kama denbeestaha Koobka F A Cup_ka final-ka Wa Kooxaha Halka nanes wadaaga Ee Naadiuga Chelsea iyo Naadiga Everton ee loo wada yaqaano Blues ka.
Kulankaani ayaa waxaa [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in Sports | Read More »

Maamulkii hore ee Gobalka Hiiraan oo sheegay in ay Beledweyne qabsan doonaan.

Maamulkii hore ee Gobalka Hiiraan oo sheegay in ay Beledweyne qabsan doonaan.

RBC (Muqdisho):-Maamulkii hore ee Gobalka Hiiraan ayaa Tafaasiil dheeri ah ka bixiyay socdaallo ay bar bar socdaan Ciidan aruursi oo ka socda gobalka Hiiraan.
Gudoomiyihii hore ee Dowladii Cabdulaahi Yusuf uqaabilsanaa Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan qabsashada gobolka Hiiraan.
Mas’uulkan katirsan Hoggaamiya Kooxeedyada Somalia ayaa sheegay in ay wataan Ciidamo raacsan dowlada islamarkaana ay [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

WAR DEG DEG AH: Dagaallo Culus oo ka bilaawday Gobalka Sh/Dhexe.

WAR DEG DEG AH: Dagaallo Culus oo ka bilaawday Gobalka Sh/Dhexe.

RBC (Muqdisho):-Dagaallo Culus oo u dhexeeya Xoogag isbahaystay iyo Haraadigii Maxaakimta Gobalka Sh/Dhexe ayaa goordhaw ka bilaawday degmada Mahadaay.
Wararka nagasoo gaaraya Mahadaay ayaa sheegaya in dagaalku uu yahay mid culus oo ay Xarakada lagu magacaabo Shababul Mujaahidiin oo isbahaysi la ah Xisbul Islaam ay ku qaadeen deegaanka Maguurto.
Goob joogayaal ayaa soo sheegay in khasaara culus [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

SUXUFIYIINTA SOOMAALIYA: MA SIDAN BAA AQOONTOODU!

SUXUFIYIINTA SOOMAALIYA: MA SIDAN BAA AQOONTOODU!

Assalaamu calaykum.
Run ahaantii waxa aan kamid ahay dadka Soomaalida ahe sida joogtada ah ugu xiran saxaafadda, gaar ahaan, bogagga Internetka. Maalin walba waxa aan galaa tiro aan yarayn oo bogag Internet ah, isuguna jira Soomaali, Carabi iyo English. Waxa intaas dheer, aniga ooy maqaallo dhawr ah oo diin u badani iigu soo bexeen bogagga Soomaalida [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

X.Daahir oo Xabaalha Xamar Badiyay

X.Daahir oo Xabaalha Xamar Badiyay

X.Daahir oo Xabaalha Xamar Badiyay Maxeey soo kordhiyeen X.Daahir iyo kooxdiisa dagaal doonka ah & Al Shabaab ?????
Waxaa markiiba kuu muuqanaya barakac,burbur iyo gumaad ku wajahan shacabka somalia ee ku dhaqan magaalada xamar xabaalo aaad u faro badan iyo barakac iyo burbur ayaa laga dhaxlay imaansha X.Daahir iyo Al Shabaab,inta la ogyahay waxaa [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in OPINION | Read More »

RBC Radio Gudoomiyaha Dhalinyarada Soomaaliyeed

RBC Radio Gudoomiyaha Dhalinyarada Soomaaliyeed

rbcradio_guddhalinyaradasomaliyeedmrxalane

  • Share/Bookmark

May 31 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Taliska Booliska oo soo sheegay in ay qabteen Carruur lagasoo qafaalay Sh/Hoose.

Taliska Booliska oo soo sheegay in ay qabteen Carruur lagasoo qafaalay Sh/Hoose.

RBC (Muqdisho):-Booliska Dowladda Federaalka ayaa Galabta Warbaahinta usoo bandhigay Ilmo la sheegay in Xarakada lagu magacaabo Shabaab  Mujaahidiin ay ka soo qafaasheen Gobolka Sh/Hoose.
Taliska Ciidanka Booliska Somalia ayaa Warbaahinta usoo bandhigay Carruur lagu sheegay in ay kooxda Shabaabul Mujaahidiin ay si sharci dara ah ugasoo qafaasheen Eheladoodii.
Maanta Duhurkii ayay Ciidanka Boolisku Jidgooyada lagasoo galo Muqdisho [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

WAR DEG DEG AH: Cumar Xaashi iyo Yuusuf Dabageed oo soo gaaray deegaanka Kala Baydhka Gobalka Hiiraan.

WAR DEG DEG AH: Cumar Xaashi iyo Yuusuf Dabageed oo soo gaaray deegaanka Kala Baydhka Gobalka Hiiraan.

RBC (Muqdisho):-Wasiirka Amaanka Qaranka Dowladda Federaalka Col. Cumar xaashi Aadan iyo Hoggaamiya Kooxeedyo kasoo jeedo gobalka Hiiraan ayaa Caawa maqribkii soo gaaray deegaanka ka Baydhka.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Cumar Xaashi iyo Ciidamo badan ay soo gaareen halkaasi islamarkaana ay safarkiisa ku wehliyaan Yuusuf Dabageed,Cabdi Kariin laqanyo iyo Adan Garaase.
Socdaalka Cumar Xaashi [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

RBC Radio o Wareysatay Maryan Curubo

RBC Radio o Wareysatay Maryan Curubo

Halkaan ka Dhageyso

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in interviews | Read More »

Ilaah Ha Idiin Naxariistee Caawiya Wiilkaan Dhibaateysan

Ilaah Ha Idiin Naxariistee Caawiya Wiilkaan Dhibaateysan

Axmed Cumar Maxamed Waa Wiil Soomaaliyadeed oo Curyaan ah, kuna dhibaateesan Dalka Thailand.
Waxa uu ka yimid magalada muqdisho waxa uu wadanka Thailand u yimid UNHCR, lakiin nasiib daro wax soo dhaweyn ah kalama kulmin dhinac walba waxa ka sii daran in uu yahay ruux curyaan ah oo aan waxba qabsan karin .

Maxaa yelay Dawladda Thailand [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Ganacsatada gobalka Banaadir oo cambaareeyay Go’aankii lagu xirayay Dekadda Kismaayo.

Ganacsatada gobalka Banaadir oo cambaareeyay Go’aankii lagu xirayay Dekadda Kismaayo.

RBC (Muqdisho):-Guddiga Ganacsatada Gobalka Banaadir ayaa si kulul u cambaareeyay go’aankii dhawaan kasoo baxay Golaha Wasiirada ee ahaa in la go’doomiyo Dekadaha iyo Garoomada dhaca Koonfurta Somalia oo ay maamulaan Islaamiyiinta.
Ganacsatada Gobalka Banaadir waxay go’aankaas ku tilmaameen fal ladoonayo in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan gobalada Jubbooyinka iyo Shabeelaha Hoose.
oo u hadlay Ganacsatada Gobalka banaadir [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Maamulka Gobalka Hiiraan oo digniin ujeediyay Maleeshiyaadka Itoobiya Tababarka kusoo qaatay.

Maamulka Gobalka Hiiraan oo digniin ujeediyay Maleeshiyaadka Itoobiya Tababarka kusoo qaatay.

RBC (Muqdisho):-Wasiirka Amaanka Qaranka Cumar Xaashi ayaa Mucaaradad xoogan kala kulmay Maamulka Maxaakimta Gobalka Hiiraan oo lagu tiri jiray in ay dowlada ka tirsanyihiin.
Mas’uul u hadlay Maxaakimta maamusho gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay dagaal kajiraan soo dhawaynta Maleeshiyaadkii Dowladda ee kal hore Beledweyne laga eryay.
Madaxa Amaanka Maxaakimta Gobolka Hiiraan oo Warbaahinta lahadlay ayaa sheegay [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Kooxo Hubaysan oo Xalay dad kala baxay Hoyga General Jilacow dabadeedna Toogtay.

Kooxo Hubaysan oo Xalay dad kala baxay Hoyga General Jilacow dabadeedna Toogtay.

RBC (Muqdisho):-Kooxo Hubaysan ayaa xalay dilal ka gaystay xaafadda Suuq Bacaad degmada Yaaqshiid oo maalmihii lasoo dhaafay ahayd goob ay ku dagaalamaan Dowlada iyo Xoogag hubaysan.
Xalay Saqdii dhexe ayay rag hubaysan udheceen guri uu lahaa Generaalkii geeriyooday Jilacoow xilli ragga ladilay ay waardiya ka ahaayeen guriga.
Dadka deegaanka ayaa RBC usheegay in Kooxo aad uhubaysan ay [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Col.Cumar Xaashi oo Faah Faahin ka bixiyay Socdaalka uu ku joogo deegaanla Feer Feer

Col.Cumar Xaashi oo Faah Faahin ka bixiyay Socdaalka uu ku joogo deegaanla Feer Feer

RBC (Muqdisho):-Wasiirka Amaanka Qaranka Dowladda Federaalka ayaa faah faahin ka bixiyay Socdaal uu maalmahan ku marayay dalka Itoobiya iyo Weerar la sheegay in lagu qaaday isaga iyo Saraakiil Itoobiyaan ah.
Cumar Xaashi wuxuu beeniyay warar shalay soo baxay oo sheegaye in Kooxo Hubaysan ay Weerar ku qaadeen gaadiid kasoo gelbiyay deegaanka Mustaxiil ismaamulka Somalida Itoobiya.
Waraysi uu [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Heshiiskii Soohdinta Bada ee Dawlada Somaliya iyo Kenya oo Mooshin laga keenay.

Heshiiskii Soohdinta Bada ee Dawlada Somaliya iyo Kenya oo Mooshin laga keenay.

Dhawaanahan Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya waxaa Safar ugu Maqnaa Xubno Baarlamaani ah oo uu Hor kacayo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Soomaliya Cismaan Cilmi Boqore
Xubnahani ka Tirsan Baarlamanka Soomaliya waxay Nairobi uga Qayb galeen Tababar mudo shan Maalmood ah soconayay oo kor loogu qaadayay Cilmiga Xubnahani ee Dhanka Baarlamanka ah.
Gudoomiye k/Xigeenka Labaad [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Fanaanka Soomaaliyeed ee jaangow oo soo gaaray magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia

Fanaanka Soomaaliyeed ee jaangow oo soo gaaray magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia

Fanaaanka caanka ah ee Maxamed jaango ayaa soo gaaray maanta magaalada kuala Lumpur iyadoo lagu wado in bisha soo socota uu halkaasi ku qabto bandhig faneed ay ka soo qeyb geli doonaan soomalida ku dhaqan dalka Malaysia.
Qaar ka mid ah soomaalida ku dhaqan magaalada Kuala Lampur iyo kooxo fanaaniin ah oo ka dhisan magalaadaani oo [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

WAR DEG DEG AH: Cumar Xaashi iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo Mustaxiil lagu weeraray.

WAR DEG DEG AH: Cumar Xaashi iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo Mustaxiil lagu weeraray.

RBC (Muqdisho):-Kooxo Hubaysan ayaa Galabta Weerar ku qaaday Baabuur gelbinaysay Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Cumar Xashi Adan.
War Goordhaw ay faafisay Idaacadda BBC-da ayaa sheegaya in Weerar qorshaysan lagu qaaday Saraakiil Itoobiyaan ah iyo Cumar Xaashi oo marayay meel aan ka fogayn degmada Mustaxiil dhulka Somali-Galbeed.
Khasaara Culus ayaa la sheegay in uu gaaray Ciidan Itoobiyaan ah [...]

  • Share/Bookmark

May 29 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Video: Furaha Qoyska Soomaaliyeed

Video: Furaha Qoyska Soomaaliyeed
  • Share/Bookmark

May 29 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Sirdoonka Iswiidhan oo walaac ka muujiyay kordhida tirada dhallinyarada Iswiidhishka ah ee ka barbar dagaalanta Al-shabaab.

Sirdoonka Iswiidhan oo walaac ka muujiyay kordhida tirada dhallinyarada Iswiidhishka ah ee ka barbar dagaalanta Al-shabaab.

Warar ka sugnaaday hay’adda Sirdoonka Iswiidhan (SÄPO) ayaa sheegaya inay heleen xog caddeynaysa in kabadan 20-neeyo dhallinyaro Iswiidhish ah ka barbar dagaalamayaan xoogaga mayalka ee ka soo horjeeda dowladda Somalia.
Dhowr qof oo watay baasabooro Iswiidhish ayaa lagu dilay macrakooyinkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, iyagoo ka barbar dagaalamayay kooxda Al-shabaab.
Sirdoonka Iswiidhan ayaa carabka kudhiftay in ujeeddada [...]

  • Share/Bookmark

May 29 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

(VIDEO) Haku Daalin Jeedaal – Fanaaniinta Australia

(VIDEO) Haku Daalin Jeedaal – Fanaaniinta Australia

Fanaaniinta reer Australia oo si habsami leh u qaadaya heestii caanka ahayd “Jeedaal”

qaacis fanaaniinta australia from Bartamaha on Vimeo.

  • Share/Bookmark

May 29 2009 | Posted in VIDEO | Read More »

Ciidanka Amaanka magaalada Baydhabo oo xalay fuliyay Howlgallo Nabad gelyo.

Ciidanka Amaanka magaalada Baydhabo oo xalay fuliyay Howlgallo Nabad gelyo.

RBC (Muqdisho):-Ciidamada Maamulka Islaamiga Gobalka Bay ayaa xalay howlgallo baaxad leh ka fuliyay gudaha iyo hareeraha magaalada Baydhabo.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidanka Maamulka Islaamiga bay ay sameeyeen Howl-galo guri guri loo gelyay xaafadaha baydhabo.
Taliyaha Ciidanka Amniga gobalka Bay Shiikh Xasn Deeroow ayaa Warbaahinta usheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Nin qori [...]

  • Share/Bookmark

May 29 2009 | Posted in WARARKA | Read More »

Qaraxyo iyo Tacshiirado xalay ka dhacay degmada Madiina.

Qaraxyo iyo Tacshiirado xalay ka dhacay degmada Madiina.

RBC (Muqdisho):-Qaraxyo iyo Tacshiirado ayaa xalay ka dhacay xaafadda Mac-Macaanka degmada Madiina magaalada Muqdisho.
Weerarka oo loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa lala eegtay Ciidanka Dowladda Somalia oo ay isbaaro utiilay Mac Macaanka.
Goob joogayaal ayaa sheegay in Khasaare uu dad rayid ah iyo Ciidan kasoo gaaray Weerarkaas Bambaano.
Ilaa iyo Sedax qof oo Rayid ah ayaa ku dhaawacantay [...]

  • Share/Bookmark

May 29 2009 | Posted in WARARKA | Read More »