Home » April, 2010
Entries posted on “April, 2010”
Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta fayadhowrka ayaa ka hortag ku sameysay xoolo badan oo loo keenay qaliin, kuwaasi oo la doonayey in loo iibgeeyo suuqyada magaalada Gaalkacyo.
Xoolahani oo ah Geel ayaa tiradiisu gaareysaa 47 neef, waxaana sida la sheegay laga keenay koonfurta gobolka Mudug iyo [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Dabley hubeysan ayaa dad ku dhaawacdey gudaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan xaafada Siinaay, waxaana dadka dhaawacmey ay gaarayaan laba ruux.
Wiil iyo Gabar ayaa la sheegay in ay dableydu rasaas la beegsadeen, waxaana wararku intaa ku darayaan in dableydu ahayd kuwa ku shaqeysta falalka burcadnima ama xatooyada, kuwaasi oo [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Masuuliyiinta DKMG Soomaaliya ayaa maanta war murtiyeed ku saabsan khilaafkii barlamaanka ka soo saaray magaalada Muqdisho. kaasi oo uu saxaafada u akhriyey wasiirka warfaafinta.
Haddaba war murtiyeedkasi oo aan horey u baahinay, waxaa isagoo qoraal ah email nagu soo gaarsiiyey xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada dowlada ku meel gaarka, waxaana uu u qornaa sidan
War-Murtiyeed:
Madaxweynaha [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »
April 30 2010 | Posted in VIDEO, WARARKA | Read More »
April 30 2010 | Posted in VIDEO, WARARKA | Read More »
Baladweyne Radio (RBC) Guluf Colaadeed ayaa ka soo cus boonaadey Degaano dhanka Waqooyi Galbeed kaga Beegan Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan,waxaana deegaanadaasi laga dareemaya dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay wadaan Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaliya iyo Maleeshiyo Katirsan Al-Shabaab.
Dadka Deegaanka oo Radio RBC la hadlay ayaa Sheegaya in Labada dhinac ay wadaan dhaq dhaqaaq Ciidan oo [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Madaxda dowlada ku meel gaarka Soomaaliya ayaa maanta ka dib kulan ay ku yeesheen xarunta madaxtooyada ka soo saaray war murtiyeed ku saabsan dadaalkii loo galay khilaafkii barlamanka u dhexeeyey.
Madaxweyne Sheekh Shariif, raisul wasaare Cumar C/rashiid iyo gudoomiyaha barlamanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa si wadajir ah u soo saaray war murtiyeedkaasi oo ugu [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Wararka ay daabcayaan Wargaysyada ka soo baxa Waddanka Spain ayaa qoray in Naadiyada Barcelona iyo Valencia, ay isku afgarteen in David Villa uu yimaado Garoonka Cam Neo Ee Barcelona ku Ciyaarto Sanadkaani dabayaqadiisa.
Xidigaani Viila ayaa u hanqaltaagaya inay soo xera galiyaan Kooxaha ugu Sareeya Horyaalka Spain Sida Real Madrid iyo Barcelona,halka Kooxaha ka dhisan Engalnd [...]
April 30 2010 | Posted in Sports, WARARKA | Read More »
Dhuusamareeb (RBC) Saraakiisha Ururka Ahlu Sunna Wal Jameecah ee ku sugan gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay u diyaar garoobaan sidii ay xoogaga Shabaabka uga saari lahaayeen degaanadii ay dhowaan qabsadeen ee ka tirsan gobolka.
Taliyaha ciidamada Ahlu Sunna ee gobolada dhexe Maxamed Shidane Nuur ayaa sheegay in ciidamada Ahlu Sunna ee ku sugan degaanada kala duwan [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Radio RBC Baqdaad:
Qarax ismiidaamin oo laga fuliye Koonfur Galbeed Caasimada Wadanka Ciraaq Ee Magaalada Baqdaad ayaa waxyeelo kasoo gaartay Dadkii ka agdhawaa Goobta uu Qaraxa ka dhacay.
Qaraxaan ayaa sababay Kadib markii Gaari laga soo buuxye Waxyaabaha qarxa oo sababay dhimashada 8 qof,halka uu Dhaawaca kor udhaafay 20-Ruux, iyadoo ay shegeen Shaqaalaha ka howlgala Yarmouk Hospital [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho Radio (RBC) Ayadoo Labadii Maal Mood Ee ugu danbeeyay uu dagaal udhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaliya ku dhaxmarayay Degmada Dharkeenley ayaa Markii ugu horeysay waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley Ee Dowladda Soomaaliya.
Gudomiyaha Degmada dharkeenley ayaa Sheegey in dagaalkii Ciidamada Dowladd Somaliya ku dhaxmarey dharkeenley uu Salka ku Hayo Qilaafka Baarlamaanka Soomaliya,waxa uuna Xusay In [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Kulama aad uxiisa badan Oo ka tirsanaa Semi Finalka Koobka Europe League ayaa waxaa Lugtii Labdaa is haleelay Kooxaha Liverpool iyo Athlatico Madrid, halka Fulham iyo humberg ay wada ciyaareen.
Kulamada Liverpool iyo Athlatico Madrid ayaa ahaa Kulamada il gaar ah lagu haye, iyadoo Lugtii Kowbaad Ee kusuoo idlaatay 1-0 Ee guushja kusoo racday Athlatico Madrid, [...]
April 30 2010 | Posted in Sports, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC Radio) Ciidamada badda ee dalka France oo qeyb ka ah hawlgalka Midowga Europe ee la dagaalanka burcad badeeda ayaa sheegay inay qabteen 11 burcad badeed ah ka dib markii ay burburiyeen doonidii ay saarnaayeen.
Markab dagaal oo lagu magacaabo The Nivose ayaa ku arkay doonida ay saarnaayeen burcasd badeeda meel 438 mile u jirta [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho Radio (RBC) Waxaa Saaka Degan Guud ahaan Xaafadaha Magaalada Muqdihso iyo Wadooyinkii u Xirnaa Xiisdo iyo Guluf Ciidan Maal Mahii ugu danbeeyay ay ka wadeen Ciidamo ka tirsan Culumo udiinka Ahlu-Suna Waljamaaca iyo Kooxaha Mucaaradka ah.
Wada isku Xirta Isgoysyada Bakaaraha iyo Dabka oo Muhiim u ah isku Socodka Magaalada Muqdisho ayaa Saaka furan kadib [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
April 30 2010 | Posted in VIDEO, WARARKA | Read More »
Boosaaso (RBC Radio) Guddiga sare ee AIDS-ka Puntland [PAC] ayaa shir bishiiba mar la qabto oo ku saabsan wacyigelinta xanuunka ku qabtay magaalada Boosaaso.
Kulankan oo ka dhacay xarunta PAC ayaa waxaa ka soo qeybgalay xubno ka socday ururada maxaliga iyo hay’adaha ka shaqeeya dhinaca caafimaadka ee ka hawlgala Puntland. Waxaana kulanka uu ahaa xogwaran iyo [...]
April 30 2010 | Posted in Sawiro, WARARKA | Read More »
40- Weysada suuliga dhexdiisa ah ma saxsan tahay mise? Naga shaafi arintaasi sheikh?
Jawab: walaal suuliga lagu weesa qaadanayo waxay ku xiran tahay hadba sida uu u samaysan yahay, tusaale ahaan suuliyada ama musqulaha aan ugu nimi qurbaha waa kala qaybsan yahay, meesha fadhiga iyo meesha lagu dhaqdo gacmaha waxaa u dhexeeya xayndaab ama way kala [...]
April 30 2010 | Posted in Sh Qardhaawi, WARARKA | Read More »
Halkani waa xarunta horumarinta nabada iyo waxbarashada magaalada Gaalkacyo, waxaana muuqaalka halkani aad uga jeedaan uu yahay ardey wax ka barata xaruntaasi oo waqtigani ku guda jira tolista dharka noocyadiisa kala duwan, waxaana ardeydani oo ah gabdho ay barteen tolista dharka oo ay haatan lacag ku qaataan.
Muuqaalkani waa gudaha Dugsiga Sare ee Cumar Samatar ee [...]
April 30 2010 | Posted in Sawiro, WARARKA | Read More »
April 30 2010 | Posted in VIDEO, WARARKA | Read More »
Ilaah baa mahad iska leh ..ahna kan xaqa loo caabudo ..ilaahaasoo aan jiho lagu soo koobi karin iyo meel toona waxna aan loo ekeysiin karin ..nabad iyo naxariisna kor kiisa allaha ka yeelo -nabigeenii suubanaa maxamed ee ahaa fariin wadihii ilaah uguna kheyrka badnaa rususha ilaaheey .umadiisana ka yeeley kuwa ugu kheyrka badan umadaha ilaah uumey [...]
April 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Boosaaso (RBC Radio) Ciyaar saaxiibtinimo oo aad u culus ayaa galabta ku dhexmartay garoonka magaalada Boosaaso kooxo ka socday magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho.
Kulankan oo ahaa martiqaad ay reer Boosaaso sameeyeen ayaa waxaa ku wada ciyaaray kooxda Bangiga ee degmada Qardho iyo kooxda Safarow oo ka dhisan magaalada Boosaaso. Waxaana ciyaarta oo ay qabanqaabiyeen guddiga sportia ee gobolka [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Gaalkacyo (RBC Radio):- Dabley aan ilaa iyo haatan heybtooda la garaneyn ayaa lagu soo waramayaa in ay weerar ku qaadeen habeenimadii xalay deegaanka Cagaaran ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland.
Dableyda weerarka ku qaadey deegaanka Cagaaran ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwa hubeysan isla markaana wata laba gaari oo ah nooca yar ee xaragada, waxayna [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Abdulkadir Warsame Yuusuf
RBC Radio
Garowe (RBC Radio) Wafti ka socda Bangiga Hormarinta Islaamka ayaa soo gaarey magaalada Garowe ee xarunta dawlada Puntland, waxaana waftigan si diiran ugu soo dhaweeyey Garowe dawlada Puntland.
Waftigan ayaa maantey booqashooyin ku kala bixiyey meelo kala duwan, waxaana ka mid ah meelaha ay booqdeen xarunta Wasaarada Caafimaadka, Cusbitaalka guud ee Garowe, Jaamacadaha [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdiso Radio (RBC) Inta La ogyaha 4-qof ayaa ku dhimatay Dagaal Maanta Ciidamada Dowladda Soomaliya ku dhaxmrey Xaafado ka tirsan Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho.
Dhimashada Afarta Qofka ayaa Sadax ka mid ah waxa ay Ahaayeen Ciidamadii dagaalka u dhaxeeyay Ee Dowladda Soomaaliya halka qofka kale uu ahaa dadka rayadka,waxaana dadkii ku dhaawacmey la gaarsiiyay Isbitalka [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
By: Abdalle Ahmed
Galkaio (RBC) Somali pirates who are holding a British couple, Paul and Rachel Chandler had reportedly moved from Harardhere district to unknown location near Galkaio town of Mudug, pirate source and residents told RBC Radio on Thursday.
The move of the couple came after the pirates came into pursuit of Al Shabab militants who [...]
April 29 2010 | Posted in Somali News | Read More »
Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Maxamud Raagge [Cali Dheere] ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho saxaafada ugu soo bandhigay muuqaalka labo wiil oo uu sheegay inay ahaayeen kwii isku qarxiyey xarunta bangigii hore ee ganacsiga oo ku yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay farsiin ka dhigteen ciidamada AMISOM dhowaan.
Sheekh Cali Dheere ayaa ugu horeyn [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ciidamo ka tirsan ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca oo laga soo Daabulay gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Dhuusa mareeb ayaa 24 saac ee u dambeeyey diyaarado ka soo dejiyeen garoonka diyaarada ee Aden Cadde International Airport ee magaalada Muqdisho.
Ciidamadaasi ayaa sida wararku sheegayaan waxaa laga soo daadgureeyey fariisimada ciidamada Ahlu Sunna ay ku [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Boosaaso (RBC Radio) Maxamed Jaamac oo ka mid ah culimada gacanta ku heysa xarunta daryeelka carruurta derbi jiika ee magaalada Boosaaso ayaa RBC Radio uga waramay sida ay xaalada caruurtaasi isu soo bedeshay tan iyo intii la xareeyey carruurta lsbo bilood ka hor.
Sheekh Maxamed Jaamac waxaa uu sheegay in carruurtan la xareeyey ay mrkii hore [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA, interviews | Read More »
RBC Mugadishu; Afhayeenka culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu yuusuf Alqaaddi ayaa ku shegay Shirjaa’id uu Maanta ku qabtay Magaalada Muqdishu in sii wadi doonaan Dagaaladadii ay ka bilaabeen Shalay Magaalada Mugdishu, oo ay la galeen Xoogaga kasoo horjeeda Dowladda Soomaalia.
Afyahenka ayaa tibaaxay in ay Weerar ku qaadi doonaan Dhamaan goobaha ay gacanta [...]
April 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Naadiga Manchester United ayaa udhaw inay soo xera galiso Xidiga Qadka dhexe Ee Weraraka ugu Ciyaara Naadiga Totetanham, Luka Modric, iyadoo ay haatan wadahadalo u muuqda iuu soo gaari karo garoonka Old Traford ay wada gaareen Masuulinyiinta Naadiga Totetanham iyo United.
Macallinka United Sir Alex Fergusen ayaa doorbidaya in Xidigaani Modric u yahay xidig buuxin karo [...]
April 29 2010 | Posted in Sports | Read More »