Home » May, 2010 Entries posted on “May, 2010”

Caalamka oo Cambaareeyey Falkii Ciidamada Yuhuuda Ku Weerareen Markab Mucaawino U Siday Gaza (Sawiro)

Caalamka oo Cambaareeyey Falkii Ciidamada Yuhuuda Ku Weerareen Markab Mucaawino U Siday Gaza (Sawiro)

Gaza (RBC) Waxaa sii kordhaya cambaareynta caalamiga ee loojeedinayo markab mucaawino u siday Gaza oo ay weerareen dadna ku laayeen ciidamada Yuhuuda maanta oo Isniin ah.
Markabkan oo siday 10,000 oo tone oo mucaawino ah ayaa ka soo shiraacday dekeda Cyprus isagoo ka yimid dalka Turkiga waxaana uu markabka maanta ku xiran lahaa Gaza oo uu [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »

DOOD FURAN: Shariif Xasan Shiikh Aadan Muxuu Ka Bedeli Karaa Siyaasada TFG?

DOOD FURAN: Shariif Xasan Shiikh Aadan Muxuu Ka Bedeli Karaa Siyaasada TFG?

Shariif Xasan Shiikh Aadan, waxaa Jimcihii 28-ka May 2010 loo doortay xilka gudoomiyaha barlamanka TFG. Taas micneheedu waxay tahay inuu ka soo talaabay xilkii WASIIRKA MAALIYADA ee uu horey uga hayey xukuumada.
Shariif Xasan kuma cusba kursiga gudoonka barlamanka oo waxaa markii ugu horeysay xilkaasi loo doortay sanadkii 2004, markii la dhisay TFG doorashadii ka dhacday [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Dood Furan, WARARKA | Read More »

Madaafiic ku dhaceysa degmooyinka Wardhiigleey iyo Howlwadaag ee gobalka Banaadir

Madaafiic ku dhaceysa degmooyinka Wardhiigleey iyo Howlwadaag ee gobalka Banaadir

Tira madaafiic ah ayaa waxa ay kudhacayaan xilligaan qeyba kamdi ah degmooyinka Howlwadaag iyo wardhiigleey ee gobalka Banaadir.
 Duqeymahaan ayaa waxa ay inta badan kudheceen agagaarka shirkadaha ganacsiga ee ku yaalla suuqa bakaaraha qeybta degmada howl wadaag.
 Madaafiicda qaar ayaa waxaa lashegayaa in ay ku dheceen guri ku yaalla agagaarka Isgoyka Howl wadaag halkaa oo ay kadhasheen [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Both Somali government and Hizbul Islam claim victory over the fighting in Beledweyne.

Both Somali government and Hizbul Islam claim victory over the fighting in Beledweyne.

Somali transitional government and Hizbul Islam, one Somali Islamic groups, have both claimed they have reached victory over the fighting which happened to day Beledwyne town, the capital of Hiran region.
 Ahmed Isman Babdulle, the commander of the Somali transitional government troops in the region said they defeated Hizbul Islam fighters after fierce fighting. 
The Commander said [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Somali News | Read More »

Kooxda Kubada Cagta Ee Comsed Oo Safar Ku Soo Mareysa Gobolada Puntland Qaarkood.

Kooxda Kubada Cagta Ee Comsed Oo Safar Ku Soo Mareysa  Gobolada Puntland Qaarkood.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Xulka kubada cagta ee Comsed oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee kubada cagta ee ka dhisan magaalada Gaalkacyo ayaa maalinta berito ah waxaa u bilaabanaya safar ay ku soo mari doonaan gobolada Puntland qaar ka mid ah.
Ciyaartooyda kooxda kubada cagta ee Comsed Gaalkacyo ayaa tegi doona [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Somali government criticizes Ethiopian government of interfering its internal affairs

Somali government criticizes Ethiopian government of interfering its internal affairs

Somali transitional federal government has first time spoken about today the fighting which happened recently Buhodle district and between Ethiopian troops and Buhodle residents.
The fighting caused more casualties reached to Somali civilians in the area.
Somali transitional federal interior junior minister, A/rashid Mahamed Hiddig, has held press conference in Djibouti, the capital of Djibouti republic, and [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Somali News | Read More »

Ahlusuna Waljameeca Oo Maamul U Sameysay Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ahlusuna Waljameeca Oo Maamul U Sameysay Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Muqdisho (RBC Radio):- Maamulka Culimada Ahlusuna Waljameeca ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta maamul u magacaabay guud ahaan gobolka Shabeelaha dhexe, kadib markii ay wada tashi la yeesheen waxgaradka iyo duubabka dhaqanka ee gobolkaasi ka soo jeeda.
Kulan balaaran oo ay Saraakiisha Culimada Ahlusuna Waljameeca la qaateen Duubabka dhaqanka, Waxgaradka iyo [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Somali troops seize Beledweyne air port facing war this morning.

Somali troops seize Beledweyne air port facing war this morning.

Some of Somali transitional federal government troops have seized the control of Beledweyne air port earlier this morning.
The troops seized the area and there were no fighting happened when they entered to the air port and Hizbul Islam fighters who used to stay there have left before Somali troops reached it and it is not [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Somali News | Read More »

Kooxaha Horyaalka Premeirship-ka ka dhisan Oo Indhaha la raacaya Yaya Toure

Kooxaha Horyaalka Premeirship-ka ka dhisan Oo Indhaha la raacaya Yaya Toure

Kooxaha Horyalka Premiership ka dhisan ayaa isku xarbinaya inay lasoo wareegaan Xidiga Qadka Dhexe kaga Ciyaaro kooxda Barcelona Ee Yaya Toure.
Gudoomiayaha Kooxda Barcelona  Joan Laporta ayaa xaqiijiye Maalinimadii jimacada ahayd in wada hadal la galay Masuuliyiinta Kooxda Manchester City isagoo sheegay in MA City ay ka haleen dalb sax ahoo ku aadan  Yaya Toure.
Laakin Kooxaha [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Sports | Read More »

Dowlada Soomaaliya oo Ethiopia Ku Eedeysay Faragelinta Xuduuda Dalka Soomaaliya

Dowlada Soomaaliya oo Ethiopia Ku Eedeysay Faragelinta Xuduuda Dalka Soomaaliya

Muqdisho (RBC Radio) Dowlada ku meel gaarka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadashay dagaalkii ciidamada Ethiopia iyo dadka degaanka ku dhexmarey degmada Buuhoodle, kaasi oo sababay khasaare badan oo soo gaaray rayidka.
Wasiiru dowlaha arimaha gudaha ee dowlada Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jabuuti ayaa ku eedeeyey in [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Koobka Adduunka 1930-2006: Taariikh Sugan iyo Dhacdooyin!!

Koobka Adduunka 1930-2006: Taariikh Sugan iyo Dhacdooyin!!

Qoraalkan waxa aan ku xusaynaa Dhacdooyinkii tariikhiga ahaa ee Koobka Adduunka 1930-2006dii lagu xasuusto sannadihii la ciyaaray ilaa iyo maanta.
Goolkii ugu dhakhso badnaa ee la dhaliyay Koobka Adduunka
1930-2006dii
Goolashii lagu dhaliyay wax ka yar hal daqiiqo waxay kala yihiin sidan :-
a).0.11- il-bidhiqsi ( Seconds): Hakan sukur / Turkey ( S.Korea 2- 3 Turkey ) 29Jun.2002
b).0.15- il-bidhiqsi [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Sports, WARARKA | Read More »

Ciidmada Ahlusuna oo Gacanta kusoo dhigay Dhalooyin Qamri ah kadib Howlgalo ka sameeyeen Caabudwaaq

Ciidmada Ahlusuna oo Gacanta kusoo dhigay Dhalooyin Qamri  ah kadib Howlgalo ka sameeyeen Caabudwaaq

Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa howlgalo ku soo qabteen qamri laga keenay dalka Ethiopia kadib markii ay howlagaladaani ka fuliyeen Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Ciidmadaani ayaa howshaani ku mashquulsanaa Xalay illaa Saakay Holwgaladaani Gudaha Magaalada Cabudwaaq oo maamulaan Kooxda Ahlu Suna Weljameeca iyagoo Warbaahinta u xaqiijiye inay gacanta kusoo dhigeen Dhalooyin badan oo Qamri [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Macalin Xaashi: Haddii Xafiisyada Universal Tv ee Gudaha Dalka La Xiri Waayo Waan Isku Qarxineynaa

Macalin Xaashi: Haddii Xafiisyada Universal Tv ee Gudaha Dalka La Xiri Waayo Waan Isku Qarxineynaa

Muqdisho (RBC) Sarkaalka ururka Xisbul Islaam ugu qaabilsan gobolka Banaadir Macalin Xaashi Maxamed Faarax ayaa maanta digniin u diray dhamaan maamulka iyo hawlwadeenada telefishanka Universal ee ku sugan gudaha dalka.
Shir jaraa’id oo uu ku qabtay maanta magaalada Muqdisho ayuu Macalin Xaashi ku eedeeyey telefishanka inuu u adeego sida uu hadalka u dhigay ‘cadowga’  isla markaana [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Ururka Xisbul-islaam Oo Amaro Adag Ku Soo Rogay Dadka Ku Dhaqan Degmada Xarardheere.

Ururka Xisbul-islaam Oo Amaro Adag Ku Soo Rogay Dadka Ku Dhaqan Degmada Xarardheere.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Xarardheere (RBC Radio):- Ururka Xisbul-islaam ee gacanta ku haya degmada Xarardheere ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay soo saareen awaamiir ay doonayaan in ay ku dhaqaan shacabka ku nool degmadaasi.
Amaradani ka soo baxay maamulka Xisbul-islaam ee dhowaan talada deegaankaasi la wareegay ayaa lagu sheegay in uu yahay mid ku wajahan [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Ceelbarde Ee Gobolka Bakool.

Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Ceelbarde Ee Gobolka Bakool.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Ceelbarde (RBC Radio):- Dagaal ayaa habeenimadii xalay ahayd si kedis ah uga bilowday degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Dawladda KMG Soomaaliya iyo maleeshiyaadka Ururka Al-shabaab.
Wararku waxay intaa ku darayaan in ciidamada dawladda KMG Soomaaaliya ee gobolka Bakool ay garab siinayeen tiro ciidamada milatariga Itoobiya ah, waxanaa [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigi uu Hogaaminayo oo Maanta Ku Soo Laabanaya Garowe

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigi uu Hogaaminayo oo Maanta Ku Soo Laabanaya Garowe

Nairobi (RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo oo dhawaan ka qeybgalay shirkii ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa la filayaa inay maanta  ka soo duulaan garoonka diyaaradaha ee Nairobi iyagoo dib ugu laabanaya magaalada Garowe.
Wafdiga madaxweynaha ayaa maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana maanta [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Deg deg: Dagaal goordhow ka bilowdey Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiran

Deg deg: Dagaal goordhow ka bilowdey Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiran

Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay Magaalada Baladweyne Ee xarunta Gobolka Hiiran dagaalkaan oo sida la sheegey u dhaxeeya Ciidamada Dowladda  KMG Soomaliya kuwa Ahlu-Suna oo dhinac kazoo jeeda iyo Ururka Xisbul-islaam.
 Dadka Goob joogayasha ah ayaa Radio RBC u sheegey in dagaalkaani uu hada si Xoog ah uga Socdo Deegaanka Ceel-gaal oo qiyaastii 15-KM Magaalada Balaweyne [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

ONLF oo Shaacisay inay Qabsatay Dhulka Gas-ka Laga Baaro ee Duleedka Addis Ababa

ONLF oo Shaacisay inay Qabsatay Dhulka Gas-ka Laga Baaro ee Duleedka Addis Ababa
  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Deg Deg: Ciidamo ka Tirsan Dowladda KMG Soomaliya oo Saaka la wareegey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne

Deg Deg: Ciidamo ka Tirsan Dowladda KMG Soomaliya oo Saaka la wareegey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne

 Saaka Aroortii ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne waxaa la wareegey Ciidamo taabacsan Dowladda KMG Soomaliya.
 Ciidamadaan ayaa Saaka halkaasi la wareegey aydoo uusan wax dagaal Xoogan uusan ka dhacin ,waxaan Garoonka isga baxay Ciidamadii Ururka Xisbul-islaam Ee hore ugu sugnaa.
Ciidamadaan la wareegitaankooda ayaa timi kadib markii Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya weerar gaadma kusoo qaadeen islmarkaane ay [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Puntland.com: Shacabka Puntland Maxaa u Dan Ah?

Puntland.com: Shacabka Puntland Maxaa u Dan Ah?

Ilaah ayaa Mahad leh oo ii Fududeeyey Garashada Ama Fahamka Ku Salaysan Niyad Wanaaga iyo Wadanimada i Siiyey . Mahad Gaar ah Ayaana Siiyey , Marka Kale Waxaan salamaayaa Umada Muslimka Ah Gaar ahaan Umada Puntlander ka Ah , Ee 8 Gobol Ka Kooban, Waa , Bari -Bosaso ,, Sanaag – Badhan . Hailand-Dhahar , [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in OPINION, WARARKA | Read More »

Ciidamadii Ethiopianka oo Buuhoodle Ka Baxay iyo Gaadiidkii ay Qabsadeen oo ay Kaxeysteen

Ciidamadii Ethiopianka oo Buuhoodle Ka Baxay iyo Gaadiidkii ay Qabsadeen oo ay Kaxeysteen

Buuhoodle (RBC Radio) Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo dhawaanahanba ku sugnaa duleedka magaaladaasi ay maanta isaga bexeen degaanka iyagoo u tallaabay dhinaca xuduuda.
Wararka naga soo gaaraya degaanka ayaa sheegaya in Ethiopianku ay sii kaxeysteen illaa 16 gaari oo kuwa waaweyn ah kuwaasi oo ay lahaayeen ganacsato  degaanka ah [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

RBC Radio oo Wareysatey Wasiirada Horumarinta Reer Miyiga, Dhirta & Daaqa Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye (Dhageyso)

RBC Radio oo Wareysatey Wasiirada Horumarinta Reer Miyiga, Dhirta & Daaqa Marwo  Qadiijo Maxamed Diiriye (Dhageyso)

Muqdisho (RBC Radio)..Wasiirada Hormarinta Reer Miigaa Dhirata iyo Daaqa ahna siihaayaha Wasaarada Dhalinyarada iyo sportiga ee DFKMG Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye oo Waraysi gaar ah Siiday RBC Radio ayaa waxa ay ka warantay geeridii ku timid Maxamed Xuseen Shiiqaalow oo ahaa tababaraha kooxda dakadaha ahaana Xidig soomaray Xulka Qaranka Soomaaliya.
 
Qadiijo maxamed Diiriye ayaa sheegtay in [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA, interviews | Read More »

Somalia: Bosasso Refugees Complain as Rains Affect the Town.

Somalia: Bosasso Refugees Complain as Rains Affect the Town.

Bosasso (RBC Radio) Displaced people live in camps locating in Bossaso town are complaining about past day’s heavy rains which affected to them.
Some of the refuges, who live in Buulo Eeelay refugee camp in Bossaso town , gathered today in front of center of the district and brought there complaint against the region’s operation organizations.
Thought, [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in Somali News | Read More »

Boqollaal Tahriibayaal Soomaali iyo Ethiopian ah Horleh oo Soo Gaaray Yemen (Dhageyso)

Boqollaal Tahriibayaal Soomaali iyo Ethiopian ah Horleh oo Soo Gaaray Yemen (Dhageyso)

Cadan (RBC Radio) Tahriibayashan ayaa tira ahaan gaaraya 143 tahriibe, kuwaasi oo doonyihii siday ay ku daadiyen xeebta Gobolka Xadramawd ee wadanka Yemen,iyada oo tahriibayashani ay la socdeen labo doonyood oo yar yar kuwaasi oo ka samaysan loox.
Labadan doonyood ayaa mid ahaa waxa ay siday 47 tahribayaal somaliya kuwaasi oo 10 ka mid ah ay [...]

  • Share/Bookmark

May 31 2010 | Posted in WARARKA, Warbixin | Read More »

Sheekh Shariif oo Gaaray Dalka Faransiiska iyo Shir Ka Furmaya Halkaasi

Sheekh Shariif oo Gaaray Dalka Faransiiska iyo Shir Ka Furmaya Halkaasi

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta gaaray magaalada Nice ee dalka Faransiiska iyaga oo ka qayb galaya shirka berri magaalada Nice uga furmaya madaxda Africa iyo Madaxweynaha iyo masuuliyiinta dalka Faransiiska.
Madaxweynaha Soomaaliya waxaa safarka ku weheliya, masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirka Hiddaha iyo [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Tartankii Kubbada Cagta ee SOMALI CUP HELSINKI oo Shaley Furmay

Tartankii Kubbada Cagta ee SOMALI CUP HELSINKI oo Shaley Furmay

Waxaa shalay oo ay taariiqdu ahayd 28.5.2010 laga furay magaalada helsinki tartankii sanad laha ahaa ee kubada cagta Somali cup oo aalaaba soo qaban qaabiyo Ururka somali culture and Sports (Socus ry), sanadkan waxaa tarankan ka soo qayb galay 12 kooxood oo ka kala yimid dalkan finland goboladiisa waxaana halkaas isugu yimid dad weyne aad [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2010 | Posted in Sports | Read More »

Xulka England oo Guul aysan ku Qancin Taageerayashooda ka gaaray Xulka Japan (Daawo Sawirada)

Xulka England oo Guul aysan ku Qancin Taageerayashooda ka gaaray Xulka Japan (Daawo Sawirada)

Xulalka England iyo Japan ayaa wada ciyaaray Kulamo Friendly Match iyadoo 2-1 Ee guusha ku raacday Xulka England oo isku diyaarinayo Koobka Aduunka.
Guushaan ay gaartay Xulka England waxay ahayeen Goolasha ay ku adkaatay 2 Gool oo ay iska dhaliyeen Ciyaartoydii Xulka Japan.
Daafaca Tulio Tanaka ayaa dhaliye Goolka Xulka Japan, iyadoo Daqiiqadihii danbe Ee Goolal Kama [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2010 | Posted in Sports, WARARKA | Read More »

Dayactirka Isbitaalka Guud ee Garowe oo Meel Fiican Maraya (Warbixin & Sawiro)

Dayactirka Isbitaalka Guud ee Garowe oo Meel Fiican Maraya (Warbixin & Sawiro)

Garowe: Isbitaalka guud ee Caasimada Puntland ee Garowe ayaa waxaa ka socota shaqo aad u balaaran oo dib loogu dayactirayo qaybaha kala duwan ee uu Isbitaalku ka kooban yahay.
Shaqaale aad u badan ayaa shaqeynaya, waxayna wadaan dib u habaynta dhismayaasha kala duwan ee Isbitaalka, iyadoo durba la qabtey hawl balaaran taasi oo ah iyadoo qaybo [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Xafiiska Universal TV ee Muqdisho oo Albaabada loo Xiray

Xafiiska Universal TV ee Muqdisho oo Albaabada loo Xiray

Muqdisho (RBC) Maamulka xafiiska  Muqdisho ee Universal TV ayaa maanta sheegay in ay xireen xafiiskaasi isla markaana uu  xirnaan doono xafiiska  ilaa waqti dambe ka dib markii TV-gu uu baahiyay warbixin ay sheegeen inay liddi ku tahay diinta Islaamka.           
Howl wadeenada TV-ga ee xarunta Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in maanta laga bilaabo uu xafiiska muqdisho shaqadiisa joojinayo ayna [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Al-Shabaab Dhooblay”Ciidamo ka Tirsanaa DKMG Ayaa nagu Soo Biiray..

Al-Shabaab Dhooblay”Ciidamo ka Tirsanaa DKMG Ayaa nagu Soo Biiray..

Muqdisho RBC Radio)..Maamulka Al-shabaab ee degmada dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose ayaa maanta saxaafadda u soo ban dhigay war saxaafadeed ay ku sheegayaan ciidamo ka tirsanaa dawladda oo ku soo biiray .
War saxaafadeedka ayaa lagu sheegey in tiro tobaneeyo ciidamo ah oo ka tirsanaa dawladda ee lagu tababarayo Waqooyiga Bari ee dalka Kiinya inay ka [...]

  • Share/Bookmark

May 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »