Home » June, 2010
Entries posted on “June, 2010”
Garowe (RBC) Waxaa goor dhoweyd xarunta madaxtooyada Garowe ka bilawday xaflad lagu xusayo sanadguurada 50aad ee maalinta 1-da Luulyo ee maalinta xoriyada Soomaaliyeed.
Xafladan waxaa ka qeybgalaya madaxweynaha Puntland, xubnaha golaha wasiirada, xildhibaanada barlamanka, culimo, waxgarad iyo marti sharaf kale.
Waxaa lagu wadaa in goor dhow ay bilawdaan khudbada masuuliyiinta ee munaasabadan iyadoo dadka ka hadli doona [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Keysaney Hospital in northern Mogadishu was hit by a shell yesterday afternoon, killing one patient and wounding another.
The shell struck the triage building, where war-wounded patients were waiting for medical emergency care, destroying the roof, producing cracks in the wall and leaving the hospital more exposed than ever.
“We are deeply concerned about the patients and [...]
June 30 2010 | Posted in Somali News | Read More »
Hargeysa (RBC) Shir jaraa’id oo ay goor dhoweyd si wadajir ah u qabteen xoghayaha guud ee xisbiga UDUB iyo gudoomiyaha ololaha ee xisbigaasi ayey kaga digeen in guddiga doorashadu uu ku dhawaaqo wax natiijo ah.
Labadan masuul ee ka tirsan UDUB ayaa si kulul u sheegay inaysan ku qanci doonin natiijada doorashada haddii uu ku dhawaaqo [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa (RBC) Wariyihii telefishanka Al Jazeera qeybta afka Ingiriiska Maxamed Caddow ayaa lagu xiray magaalada Hargeysa.
Warar RBC ay ka heshey wariyaal ka agdhowaan Maxamed Caddow markii la qabanayey ayaa sheegay in wariye Maxamed Caddow laga qabtay hotelka Mansuur ee magaalada Hargeysa ka dib markii uu dhowaan ka soo laabtay booqasho uu ku tegey magaalada Laascaanood [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Waxaa bulsho weynta soomaaliyeed lagu wargelinayaa in uu beec yahay dukaan aad u balaaran oo ku yaala magaalada columbus OH.
Dukaankaan waxaa lagu magacaabaa JUBBA HALAL MARKET waxa uu ka kooban yahay dhowr qeybood
Qeybta 1aad
Waxa lagu gadaa alaabada bagaashka ah iyo alaabada maalin walba la isticmaalo oo quutul daruuriga ah
Qeybta 2aad
Waxa ay tahay qeybta hilbaha xalaasha [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa (RBC) Ilo wareedyo si aad ah ugu dhow hawlwadeeno ka tirsan guddiga doorashada Somaliland iyo xafiisyada saddexda xisbi ee ku tartamay doorashada ee kala ah UDUB, Kulmiye iyo UCID ayaa muujiyey wax u eg saadaal hordhac ah oo ku saabsan codadka ay kala heleen xisbiyada.
Saadaashan oo qeyb ka mid ah si hoose loo siiyey [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Gudoomiyaha Kooxda Xisbul Islaam Ee Gobolka Benaadir ayaa goor dhaw Shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Mugadisho ku sheegay inay Xaaraan tahay Munasabadaha 1 Luuliyo iyo 26 June.
Xaashi Maxamed Faarax ayaa Shirkiisa Jara’id ku sheegay in ay danbi tahay in la xuso ama Munasabad loo sameeye 1 Luulio iyo 26-ka, xilli Qaybo ka mid ah Dalka Soomaaliya [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
(Garowe) RBC: Waxaa ka socda casimada Puntland ee Garowe dhaq dhaqaaq ku aadan xuska maalinta 1 Luuliyo oo ah xiligii ayis raaceen gobalada koofureed ee Dalka Soomaliya iyo Gobalada waqooyi kana xurooben gumaystihii xiligaas jiray.
Dhaq dhaqaan ayaa ku aadan si munaasabad baalaaran oo lugu xusayo 1luuliya loogu qaban lahaa caasimada Puntland waxaana munaasabadaa qaban qaabinaysa [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Garowe (RBC) Wasiirka deegaanka iyo duur joogta Puntland C/qani Yuusuf Carab xili uu ka qayb galayay kulan lugu soo bandhigayay siyaasadda Daaqa Maamulka Puntland ayaa shegay in muhiim ay tahay in laga dodo sidii looga horgalin lahaa siyaasadaa cusub ee daaqa deeganada Puntland
Waxa uu tilmaamay in dhibaatooyin badan lugu hayo dhirta nuucyadeeda kala duwan oo [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
(Garowe) RBC: Wasiiradda Hawaynka iyo arimha Qaoyska Puntland Marwo Caasho gelle Diriye oo ka qayb galaysay kulan lugu soo bandhigayay siyaasada daaqa Wasaaradda deegaanka Puntland ka damcsantahay deegaanada Puntland ayaa sheegtay in ay si wayn u soo dhawaynayso.
Waxa ay sheegtay in arintaa ay aad ula dhacday islamarkaana waxa wayn ku soo kordhin karta deegaanka hadii [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa maanta soo saarey shuruuc gooni ah oo ku wajahan shaqada Hay’adaha samafalka ah ee ka howlgala gudaha magaalada Gaalkacyo.
Agaasimaha Mashaariicda iyo Hay’adaha Degmada Gaalkacyo Maxamed C/qaadir Xuseen ayaa warbaahinta u akhriyey qoraal ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo kaasi oo lagu [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Xubnaha Guddiga amniga gobolka Mudug ayaa maanta isugu yimid fadhi ay kaga arinsanayaan amniga gobolka Mudug, gaar ahaan marxaladihii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaano hoos yimaada gobolka.
Maamulka Gobolka Mudug, Maamulka Degmada Gaalkacyo, Saraakiisha amaanka ee Daraawiishta iyo Booliska, iyo xubnaha kale ee ka midka ah Guddiga amniga [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Duqa Degmada Gaalkacyo C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee dugsiga waxbarashada dadka waaweyn ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland.
Dugsigani ayaa laga dhex dhisayaa gudaha xerada Dayax ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, waxaana dhulka laga dhisayo dugsigaasi bixiyey oo ku deeqay Duqa [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Washington (RBC) Xubno ka tirsan aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa bayaan ay soo saareen waxay ugu baaqeen in maamulka Madaxweyne Obama uu xiriir diblomaasiyadeed oo toos ah uu la yeesho odayaasha dhaqanka Soomaaliya, jaaliyadaha dibada iyo shacabka.
Bayaankan oo loo gudbiyey aqalka Senate-ka ayaa wax aad u yar ka soo qaaday saameynta dowlada ku meel gaarka Soomaaliya [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
(Garowe) RBC: Gudoomiyaha Degmada EYL ayaa sheegay in Hay.addaha samafalka ee ka howlgala Puntland in ay adeegyadooda aysan garsiin degmada EYL ee Gobalka Nugaal.
Waxa uu sheegay in wax soo saarkii beeraha deegaanadaa ka jiray in uu hoos u dhacay islamarkaana aysan jirin wax Hay,add ah oo arintaa gacan ka gaysata waxuuna ku baaqay in Hay,addahaa [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Culumo udiinka Ahlu-suna waljamaaca ayaa ka waramay xaalada amaan ee deegaanada Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Dhulka Soomaaliya ayagoona sheegay in haatan amaanku uu yahay mid aad u wanaagsan,
Sheekh Cumar C/qaadir oo ah Gudoomiha Gudiga Talada Culumo udiinka Ahlu-Suna ayaa waxa uun ka warbixiyay xaalada amaan ee Gobolka Gal-gaduud oo ay maamulaan Ahlu-suana [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Xaalad daganaasho ah ayaa Saaka laga Dareemayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobhii ayb Dagaalada iyo duqaymaha ay ka Dhaceen ee ku yaala waqooyiga magaalada muqdisho
Dadka ku Dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Saaka ku waabariistay Jawi daganaasho ah mana jiraan wax dagaalaa oo saaka ka jira magaalada caasimadaa ee muqdisho.
Shalay galinkii hore iyo waliba [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Maamulaka Gobolka Banaadir ee Dowlada KMG Soomaaliya ayaa Sheegay in Dhowaan gsrgaar loo qaybidoono Dadka Barakayaashaa ee Ku Nool guda Magaalada Muqdisho ku waas oo haatan qaba Dhibaatooyin badan
Afayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/Laahi Cariig ayaa Sheegay in Dhowaan Hayada Cunada Aduunka u qaabil san Qaramada Midoobay ee W,F.B ay gar gaarka [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Ciidamada Naafada Xooga dalka Soomaaliyeed ee ku jira isbitalkii Martini ee magaalada Muqdisho ayaa shaley waxaa la gaarsiiyey deeq lacageed oo ay gaarsiisay dowlada ku meel gaarka ah.
Cabdi Mahad Cali oo ah Afayeenka Ciidamada Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in ay Si aad ah kaga mahad celinayaan lacagta uu [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa tacsi u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo waliba Masuuliyiinta Dowlada Waxa ayna Kaga Tacsiyaynayaan geeridii ku timid Xildhibaan Maxamed Xuseen oo ku geeriyooday Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Uganda.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu Sheegay in geerida ku Timaaday Xildhibaankaasi [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Garowe (RBC) Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Puntland Cabdi Yaasiin ayaa ka dhaawaajiyay in muhiim ay tahay in wada shaqayn xoogan ay dhaxmarto Dowladaha hoose iyo wasaaradaha arimaha gudaha iyo Shirkadaha sida gaarka loo leeyahay ee ka howl gala dalka.
Waxa uu wasiirka intaa ku daray in hadii aan la is kaaashan aysan waxba hirgalayn waxuuna sheegay [...]
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Baaq: Beelweynta Mudulood iyo Khayaanada dastuurka Jabuuti; Maxaa kala Heysta.
Maba dhalane dhowrteysan ogaa?
Tuur Tuurankiina Waa Dayaaye Mar Tuugo Weydiin Talee:
Shir ay isugu yimaadeen gudiga abaabulka Maamul goboleedka Waax iyo Waadi, oo jawaab ka bixiyey Dastuur ku sheega huwan khayaanada ee lagu boobaayo deegaanka hodanka ah ee ay degaan Beelweynta Mudulood ee Waax Iyo Waadi.
Ka [...]
June 30 2010 | Posted in OPINION, WARARKA | Read More »
June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Florida (RBC) Ciidamada amaanka Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay xireen nin dhalashadiisu tahay Israel kaasi oo doonayey inuu hub qoryaha fudud ah u soo dhoofiyo degaanada maamulka Somaliland.
Saraakiisha amaanka garoomada Mareykanka ayaa xaqiijiyey in ninkan oo lagu magacaabo Hanoch Miller isla markaana 53- jir ah uu doonayey inuu hub qoryaha AK-47 iyo lacago been [...]
June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kooxaha mucaaradka ayaa galabta ka dhacay wadada isku xirta Suuqa Bakaaraha iyo Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho.
Dagaalkaan ayaa Goordhow ka bilawday inta u dhaxaysa isgoysyada Bakaaraha iyo Dabka halkaa oo ay isku horfadhiyaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu-Suna iyo Waliba Dhinacyada Ka Soo horjeeda,
Dagaaladaan [...]
June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Maamulka Ahlu Sunna Wal-jamaaca C/qadir Macalin Nur Maxamed Siyaad ayaa maanta kaga dhawaaqay Magaalada Muqdisho xubno cusub oo ka mid noqon doono maamulkiisa.
Qoraal kasoo baxay xafiiska gudoomiyaha maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Banaadir Mr C/qadir oo uu saxaafada u aqririyey Xasan Maxamed Sheekh Axmed oo ah sarkaal ka [...]
June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
(Garowe) RBC: Abawaan bashiir quule waxa uu ka mid yahay abaawaanada sida fudud u alifa gabayada iyo waxaayabaha fan suugaaneedka waxuuna alifay gabay uu kaga hadlayo dhibaatooyinka kooxaha burcad Badeeda Soomaalida
kaas oo ka hadlaya dhibaatooyinka Kooxaha burcad badeeda ay ku soo kor dhiyeen deegaanada Puntland kuwaas oo aan horay looga aqoon.
Gabaygaan ayaa ah mid uu [...]
June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
(Garowe) RBC : Gudoomiyaha Degmada EYL Muse Cusmaan oo waraysi gooniya siinayay Warbaahinta RBC ayaa sheegay in deegmada eyl xaladeeda amaan y tahay mid aad u wanaagsan oo guulo waa wayn maamulkiisu ka gaaray .
Waxuuna sheegay in dadaal wayn u galeen iyagoo kaa shanaya Maamulku shacabka deegaanka in amniga xooga saaraan si ay uga hortagaan [...]
June 29 2010 | Posted in WARARKA, interviews | Read More »
(Garowe) RBC: Nabadoon cabdi Casiis Jamac Warsame oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa sheegay in Shacabka Puntland uusan marna raali ka ahayn Kooxah burcad badeeda Soomaliyeed ee afduubta markaabta is ticmaasha biya caalamka.
Waxa uu tilmaamay in arintaa aay tahay md aan wanaagasanayn waxuuna sheegay in waxgardkooda ay diyaar u yihiin in ay naf iyo [...]
June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho RBC Radio) Ugu yaraan 4 ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay 9 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib marki ay dagaalo iyo duqeymo kale maanta ka dhaceen degmada C/casiis ee waqooyiga Magaalada Muqdisho.
Dagaaladan iyo duqeymahan ayaa ka dambeeyey marki ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM duqeeyeen xarunta gaadiidka Booliska oo ay ksaraakiil ka [...]
June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »