Home » July, 2010 Entries posted on “July, 2010”

Gudoonka Sare ee Baarlamaanka KMG oo Sheegay in Maalinta bari ah Xukuumada R/wasaare Shrmake ay Hor imaandoonto Baarlamaanka

Gudoonka Sare ee Baarlamaanka KMG oo Sheegay in Maalinta bari ah Xukuumada R/wasaare Shrmake ay Hor imaandoonto Baarlamaanka

Muqdisho (RBC Radio) Gudoonka sare ee baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegay in maalinta bari ah Xukuumada ay hor imaandoonto Baarlamaanka si ay kalsooni u waydiisato xildhibaanada dowlada.Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka KMG Soomaaliya C/wali Sheekh Muuday ayaa waxa uu shaaciyay in maalinta bari ah Xukuumada Raysal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Marmaake ay hor imaandoonto [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Diyaar Garowgii ugu Danbeeyay ee Xuska 1-August oo Ka Socota Garowe

Diyaar Garowgii ugu Danbeeyay ee Xuska 1-August oo Ka Socota Garowe

(Garowe)RBC:  Waxaa Maanta iskugu yimid xarunta Gobalka Nuagal ee Magaalada Garowe kooxa kala duwan oo ka kala socda Qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo diyaar garow xoogan ugu jira munaasabada maalinta barita ah la filayo in ay ka dhacdo Magaalada Garowe.
Kooxahaan kala duwan ayaa iskugu jira Shaqaalaha dowlada Maamulada dugsiyada sare Hoose iyo dhaxe [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Ciidamada Amniga oo Maanta Suuqa Boosaaso Ka Fuliyey Hawlgal Baaritaan ah

Ciidamada Amniga oo Maanta Suuqa Boosaaso Ka Fuliyey Hawlgal Baaritaan ah

Boosaaso (RBC) Ugu yaraan 1 ruux ayaa ku geeriyooday labo kalana way ku dhaawacmeen hawlgal baaritaan ah oo ciidamada amaanka Boosaaso maanta ka fuliyeen suuqa weyn ee magaalada.
Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah dhimashada halka ruux iyo dhaawaca labada kakle ayaa waxaa sababay rasaas ay rideen ciidamada oo xilli subaxnimadii ah si kedis ah [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

DEG DEG: Koox Dabley Ah Oo Weerartey Xawaalada Qaran Gaalkacyo Lacagna a Boobtay

DEG DEG: Koox Dabley Ah Oo Weerartey Xawaalada Qaran Gaalkacyo Lacagna a Boobtay

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Garowe
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Hal ruux ayaa geeriyoodey mid kalena waxaa soo gaarey dhaawac kadib markii koox dabley ah oo ku hubeysan bistoolado ay weerar ku qaadeen Xawaalada Qaran ee magaalada Gaalkacyo.
Halka ruux ee geeriyooday ayaa la sheegay in uu ahaa waardiyihii xawilaadaasi oo lagu magacaabi jiray Jaamac dheere, waxaana sidoo kale [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxwaynaha DKMG oo Maanta Dib ugu Soo Laabtay Muqdisho

Madaxwaynaha DKMG oo Maanta Dib ugu Soo Laabtay Muqdisho

Muqdisho (RBC Radio) Madaxwaynaha Dowlada KMG So

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

UNHCR: Sucuudi Carabiya Ha Joojiso Tarxiilka Soomaalida

UNHCR: Sucuudi Carabiya Ha Joojiso Tarxiilka Soomaalida

Geneva (RBC) Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qoxootiga UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay waxay ku cambaaresay tarxiilka dadka Soomaalida ee ay dowlada dalkaasi wado.
Warbixinta UNHCR ayaa ku tilmaantay arin ka baxsan xeerarka caalamiga ee bani’aadanimada in dadka Soomaalida ee nabadgelyada u raadsaday dalka boqortooyada Sucuudi Carabiya ay dowladu dib ugu celiso wadan ay weli [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Maamulka DKMG ee Gobolka Gado oo Ku Hanjabay in ay La Wareegi Doonaan Gobolkaasi

Maamulka DKMG ee Gobolka Gado oo Ku Hanjabay in ay La Wareegi Doonaan Gobolkaasi

Muqdisho RBC Radio) Gudoomiyaha dowaladda KMG Soomaaliya ee gobalka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa waxa uu ku hanjabay in ay la wareegi doonaan gabi ahaanba gacan ku haynta gobolka Gado.
Gudoomiyaha oo la hadlayay saxaafada ayaa waxa uu sheegay in ay qorshaynayaan in ciidamada dowlada KMG soomaaliya in ay la wareegeen gacan ku haynta gobolkaas oo [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

C.Ronaldo Oo Codsaday inuu xirto Numberka 7-aad

C.Ronaldo Oo Codsaday inuu xirto Numberka 7-aad

Xidiga Adduunka ugu qaalisan Ee C.Roanldo ayaa codsaday inuu xirto Numberka 7-aad, kadib markii xidigii xiran jiray ee muddaa dheereed ku sugnaa Real Madrid uu isaga  tagay.
C.Ronaldo ayaa dalbaday in loo xiri Numberkaani 7, islamarkaana laga wareejiyo Numberka uu haatan u xirto Nadiga Ee No 9, isagoo sheegay inuu aad u jecla inuu Numberka 7 [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Wasiirka Caafimaadka Puntland Oo La Filayo Inuu Soo Gaaro Magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Oo La Filayo Inuu Soo Gaaro Magaalada Gaalkacyo.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Garowe
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr, Cali C/laahi Warsame ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu dalka dib ugu soo laabto, waxaana la sheegay in uu ka soo degi doono magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland ayaa soo dhameystay safar shaqo oo uu dalka dibadiisa ku maqnaa [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Qarax Khasaaro Sababay oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Qarax Khasaaro Sababay oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Muqdisho RBC Radio) Qarax geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay waxaa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.
Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay xaafada Guulwade ee magaaladaasi Kismaayo waxaan qaraxaan uu ahaa mid si wayn looga maqlay gudaha magaalada kismaayo.
Qaraxaan ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid ay [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Dayactir Balaaran Oo Ku Socda Wadada U Dhaxeysa Magaalooyinka Garowe & Gaalkacyo.

Dayactir Balaaran Oo Ku Socda Wadada U Dhaxeysa Magaalooyinka Garowe & Gaalkacyo.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Garowe
Cawil@raxanreeb.com
Garowe (RBC Radio):- Dib u dayactir balaaran ayaa waxaa uu ka soconayaa wadada laamiga ah ee u dhaxeysa magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo ee maamulka Puntland.
Dayactirkani lagu sameynayo wadada dheer ee laamiga ah ee isku xirta magaalooyinkaasi aan kor ku soo sheegnay ayaa waxaa dib u habeynteeda iska kaashanaya maamulka Puntland iyo [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Sami Khadira Oo Ku Biiray Kooxda Real Madrid

Sami Khadira Oo Ku Biiray Kooxda Real Madrid

Xidiga qadka dhexe ugu ciyaari jiray Kooxda Suuttgart Sami Khadira ayaa ku biiray Kooxda Real Madrid oo si wayn todobaadyadii lasoo dhaafay u baadi goobaysay.
Sami Khadira ayaa ku qanacsanaa inuu ka hoos ciyaaro Macalinka cusub Ee  Real Madrid  Jose Morinho isagoo haatan ka mid noqday xidigaha wawayn Ee Real Madrid inkastoo uusan wali marin tijaabada [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in Sports | Read More »

Guddiga Dastuurka Cusub ee DKMG oo Shaaciyey in Qeybtii Hore ee Dastuurka La Dhameyeey

Guddiga Dastuurka Cusub ee DKMG oo Shaaciyey in Qeybtii Hore ee Dastuurka La Dhameyeey

Gudiga loo xil saaray diyaarinta Dastuurka Cusub Ee yeelanayso Dowladda FKMG Soomaaliya ayaa sheegay inay soo gabagabeeyeen qaybtii hore Ee dastuurka Cusub.
Gudoomiyaha guddiga sameynta dastuurka cusub ee dowladda FKMG C/qaadir Sheekh Ismaaciil ayaa Warbaahinta u sheegay in dastuurka cusub lagu daabacayo Dalka Kenya islamarkaana ay soo bandhigi doonaan.
C/qaadir Sheekh Ismaaciil  ayaa sheegay in dhawaan la [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamadii DKMG Ku Soo Tababartay Ethiopia oo Ku Biiray Al Shabaab

Ciidamadii DKMG Ku Soo Tababartay Ethiopia oo Ku Biiray Al Shabaab

Sida uu shaciyay Radio laga leeyahy Waddanka Germnay ayaa shegay in la waayay ciidamo gaaraya kun askari oo loo soo tababaray Dowaldda FKMG Soomaaliya.
Ciidamadani yaa tababar loogu soo dhameeyay Dalka Ethiopia ayaa goostay markii ay dhamastayn Tababraka iyadoona aan la ogayn meesha ay u baxsadayn.
Waxaa Ciidmadaani maali galinayay Dowladda Germany oo ku sugnayd Wadankii lagu [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Darawalada Gaadiidka Dadweynaha ee Ka Shaqeeya Suuqa Bakaaraha oo Cabasho Muujiyey

Darawalada Gaadiidka Dadweynaha ee Ka Shaqeeya Suuqa Bakaaraha oo Cabasho Muujiyey

Qaar ka mid ah Darawalada ka shaqaysata inta u dhaxaysa Waddada Dabka iyo Bakaaraha ayaa sheegay in dhibaatoyin  xoogan ay waddadaani kala kulmaan,
Darawaladani ayaa ka cabanaya sida ay sheegayaan inay waddaaani kala kulmaan dhibaatooyin ka mid ah qaadashada Lacago leejo ah ay ka qataan Ciidmada halkaasi kusugan Ee Dowladda FKMG Soomaaliya.
Cabdiladiif Cali oo ka mid [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Caasho Geelle oo Ka Hadashay Guddigii Wacyigelinta ee Dhowaan Gudoomiyaha Looga Dhigay

Caasho Geelle oo Ka Hadashay Guddigii Wacyigelinta ee Dhowaan Gudoomiyaha Looga Dhigay

(Garowe) RBC: Wasiirada Hawaynka iyo hormarinta Qoyska Puntland marwo caasho gelle oo ah Gudoomiyaha gudi loo xilsaaray in dadka ka wacyigaliyaan waxyaabaha amaan darida ah ayaa sheegtay in gudigooda uusan ahayn mid abaabul dagaal wado ee uu yahay mid dhalinta ka wacyigalinaya waxyaabaha amn darada keeni kara.
Wasiirada ayaa tilmaamatay in ay gudigaan uu soo magacaabay [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Isrisaasayn sababtay dhawaac lix ruux oo ka dhacday xalay magaalada Gaalkacyo

Isrisaasayn sababtay dhawaac lix ruux oo ka dhacday xalay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo) RBC: Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug aaya sheegaya in kooxa hubaysan habeenkii xalay ahaa isku risaaseeyeen bartamaha Magaalada Gaalkacyo kuwaas oo la sheegay in ay ahaayeen koxa Burcad badeed ah.
Isrisaasaynta kooxahaan aaya sababtay dhaawac lix ruux sida dad goob joogyaal ah u sheegeen RBC waxaana laba ka mid ah dhawaacaa [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Waxgaradka Sanaag iyo Haylaan oo Baaq Ka Soo Saaray Colaada Buuraleyda Galgala

Waxgaradka Sanaag iyo Haylaan oo Baaq Ka Soo Saaray Colaada Buuraleyda Galgala

Dhahar (RBC) Waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo aqoonyahanka beesha Bariga Sanaag, Haylaan iyo galbeedka gobolka Bari ee Puntland ayaa soo saaray baaq ku wajahan xiisadaha colaadeed ee ka aloosan degaanka Galgala oo ka tirsan gobolka Bari.
Baaqa waxgaradkan oo ay ku saxiixan yihiin odayaal iyo aqoonyahano degaanka caan ka ah ayaa u qornaa sidan:
‘Anagoo ah odayaasha dhaqanka, aqoonyahanka [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Uganda oo Dib u Dhigtay Dacwadii Saddex Nin oo Loo Heysto Qaraxyadii Kampala

Uganda oo Dib u Dhigtay Dacwadii Saddex Nin oo Loo Heysto Qaraxyadii Kampala

Kampala (RBC) Maxkamad ku taalla magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa shaley la hor keenay saddex nin oo dhalashadoodu tahay Kenyan ku waasi oo loo heysto inay ka dambeeyeen qaraxyadii bishan horaanteedii ka dhacay Kampala.
Maxkamada ayaa furtay dacwada saddexda nin loo heysto, waxaana maxkamadu cadeysay in nimakan lagu soo eedeeyey inay ka dambeeyeen qaraxyadii 11-kii [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Qawaacidul Qur’aan Qeybta 3aad (Dhageyso)

Qawaacidul Qur’aan Qeybta 3aad (Dhageyso)

Assalamu Caleykum
Dhamaan akhristayaasha ku taxan barnaamijka Qawaacidul Quraan, Waxaan halkan idinkugu kugu soo gudbineynaa qeybtii 3aad ee darsiga oo aan idiin soo gudbino maalin kasta oo Sabti ah.
‘Qawaacidul Qur’aan’ waa cashar taxane ah kana hadlaya fahamka qaacidooyinka Quraanka Kariimka ah.
Waxaa akhrinaya; fadiilatu Sheekh Axmed C/samad.
Ka faa’ideysi wanaagsan.
Fiiro Gaar ah: Wixii talo iyo tusaale ah noogu [...]

  • Share/Bookmark

July 31 2010 | Posted in Duruus, RBC, WARARKA | Read More »

Somalia: The Galgala Crisis in Somalia’s Puntland Regional State

Somalia: The Galgala Crisis in Somalia’s Puntland Regional State

PRESS RELEASE
The Traditional Elders & Intellectuals of the Warsangheli clan of Haylaan and Western Bari Region in Somalia’s Puntland Regional State
Thursday, July 29, 2010
We, the Traditional Elders, Intellectuals, Community Activists of the Warsangheli clan of Haylaan and Western Bari Region of Puntland, in an extraordinary meeting on Thursday, July 29, 2010, held in Dhahar, the [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in RBC, Somali News | Read More »

DOOD FURAN: Madaxda Soomaalida Maxay ugu Hormaraan Booqashada Ethiopia?!

DOOD FURAN: Madaxda Soomaalida Maxay ugu Hormaraan Booqashada Ethiopia?!

Waxaa jirta hal dhaqan oo caado u noqday Dhamaan madaxda Soomaalida, hadey ahaan lahaayeen dowlad dhexe iyo maamulada intaba. Taasi oo dad badan ay siyaabo kala duwan ay u arkaan.
Shaki kuma jiro in xirrir uu u dhexeeyo qaar badan oo ka mid ahaa siyaasiyiintii iyo hogaamiye kooxeedyada Soomaaliya iyo dowlada Ethiopia, kaasi oo hadba dano [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

Maraakiib laga lahaa shiinaha oo dib ugu laabtay biyaha soomaaliya

Maraakiib laga lahaa shiinaha oo dib ugu laabtay biyaha soomaaliya

Labo Maraakiib nooca dagaadlka ah ee laga leeyahay dalka Chine ayaa dib uga laabtay biyaha Soomaaliya ka dib markii ay dhamaatay mudadii lagu heshiiyay inuu ku sugnaadaan biyahaha dalka soomaaliya sida uu sheegay Taliyaha ciidamada bada dalka Shiinaha.
Labada markab dagaal oo ah nooca wax burburiya, laguna kala magacaabo Guangzhou iyo Chaohu ayaa waxay qeyb ka [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Maamulka Degmada Gaalkacyo Oo Burburiyey Dawooyin Dhacay.

Maamulka Degmada Gaalkacyo Oo Burburiyey Dawooyin Dhacay.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Garowe
Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Agaasimaha Mashaariicda iyo Hay’adaha Degmada Gaalkacyo Maxamed C/qaadir Xuseen oo la soo xiriiray RBC Radio ayaa sheegay in maamulka degmada Gaalkacyo uu ku guuleystay burburinta iyo gubista dawooyin dhacay oo laga soo aruuriyey qaar ka mid ah farmashiyaasha magaalada Gaalkacyo.
Agaasimuhu waxaa uu sheegay in dawooyinkani oo tankoodu gaarayey [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

DEG DEG: Mudaaharaad Maalintii Labaad Ka Socda Hargeysa

DEG DEG: Mudaaharaad Maalintii Labaad Ka Socda Hargeysa

Hargeysa (RBC) Dadweyne careysan oo ka soo baxay xaafadaha magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa maalintii labaad dibadbaxyo ka dhigaya wadooyinka Hargeysa iyagoo ka careysan qaabka loo dhisay xukuumada cusub ee madaxweyne Axmed Siilaanyo.
Dadweynahan oo ka kala yimid qeybo kala duwan oo magaalada Hargeysa ka mid ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Diyaargarowga Xuska Sanad Guuradii 12aad ee Puntland oo Ka Socota Magaalada Garowe

Diyaargarowga Xuska Sanad Guuradii 12aad ee Puntland oo Ka Socota Magaalada Garowe

(Garowe0 RBC: Magalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa si wayan looga dareemayaa diyaar garowga ku aadan sanad guurada 12aad ee aas aaski Puntland sanadii 1998 xiligaa oo la aas aasay maamulka haatan jira ee Puntland .
Gudaha Magaalada Garowe ayaa waxaa ka soconaya kulama is xig xiga oo qaadanayaan Gudiyada arimahaa loo xil saaray oo ka [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Wasiirka Ganacsiga Puntland: Wax Xiriir ah Lama Lihin Wasaarada Ganacsiga DKMG

Wasiirka Ganacsiga Puntland: Wax Xiriir ah Lama Lihin Wasaarada Ganacsiga DKMG

(Garowe) RBC: Wasiirka Wasaaradda GanacsigaWarshadaha  Puntland Xasan Farax Jaamac ayaa ka dhaawaajiyay xili waraysi gooniya uu siinayay Warbaahinta RBC in uusan jirin wax xariir ah oo wasaaradiisa haba yaraatee kala dhaxeeya Wasaaradda ganacsiga DKMG ah ee soomaliya.
Waxuuna sheegay in arintaa uusan garanayn hasa ahatee asaga qudhiisa isku dayay in uu xariiro la sameeyo Maamulka wasaraadda [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Sidee u Dhacday Munaasabadii Saxiixa Heshiiskii Jabhada UWSLF & Ethiopia? (Sawiro)

Sidee u Dhacday Munaasabadii Saxiixa Heshiiskii Jabhada UWSLF & Ethiopia? (Sawiro)

Addis Ababa (RBC) Waxaa habeenkii xaley si rasmi ah loo soo afmeeray munaasabad lagu soo afmeerayey saxiixa heshiiskii u dhexeeyey jabhada UWSLF ee degaanka Soomaali Galbeed iyo xukuumada Ethiopia taasoo shaley ka bilaabatay magaalada Addis Ababa.
Xaflada heshiiska lagu saxiixay ayaa ka dambeysay ka dib markii in mudo ah loo diyaargaroobayey qabashada xafladan oo ay dad badan [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA, Warbixin | Read More »

Dagaal Maanta Markale Ka Dhacay Degmada Yeed ee Gobolka Bakool

Dagaal Maanta Markale Ka Dhacay Degmada Yeed ee Gobolka Bakool

Muqdisho (RBC Radio) Dagaalkaan ayaa maanta mar kale waxa uu ka dhacay degmada Yeed ee gobolka Bakool waxa uuna u dhaxeeyay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo waliba xarakada Al-Shabaab.
Dagaalkaan ayaa waxa uu ka denbeeyay ka gadaal markii ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ay weerar ku qaadeen degmadaasi Yeed oo ay shalay galab la wareegeen ciidamada xarakada [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Cabasho ka Soo Yeeraysa Barakacayasha Gobolka Galgaduud

Cabasho ka Soo Yeeraysa Barakacayasha Gobolka Galgaduud

Muqdisho (RBC Radio) Dad badan oo barakacayaal ah ayaa xaalado adag oo dhinaca nolasha ah waxaa ay xilligan ku heysataa degmooyin badan oo ka tirsan gobalka Galgaduud ee bartamaha dhulka Soomaaliya.
Xaaladahaan adag ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay haatan heesato dadka barakacayaa ee ku nool gobolkaasi gal gaduud.
Dadkaan ayaa waxa ay sheegeen in ay [...]

  • Share/Bookmark

July 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »