Argentina ayaa weydiisatay booliska caalamiga ah ee Interpol inay soo xiraan wasiirka arrimaha gudaha Iran sababo la xiriira qarax 1994-kii lala beegsaday xarun ay bulshada Yahuudda ku leeyihiin Buenos Aires, kaasi oo lagu dilay 85 qof, waxaa sidaas Talaadadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda.
TAFAASIIL : Muxuu yahay markabka muranka dhaliyay ee ku soo xirtay Dekada Muqdisho ? .
Muqdisho (Raxanreeb )- Soomaaliya iney kamid noqoto wadama markabka Turkigu marayo ayaa kamid ahayd heshiiskii Turkiga iyo Soomaaliya. Balse, Markabka hawshiisu waa xus taariikeed u dhexeeya Japan iyo Turkey.” Is-maan-dhaafku Xagee Ka Jiraa? 1. Turkey waxay cadeysay in markabku ku socdo Japan, ayadoo laxusayo qarnigii ka soo wareegay bilowgii xiriirka caalamiga ee labada dal. Waana arrin taariikh dheer leh. Wuxuuna...
Somaliland oo jawaab ka bixisay carada ay Jabuuti ka qaaday heshiiskii badda ee Itoobiya
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo sheegay in Jabuuti iyo madaxweynaheeda Ismaaciil Cumar Geelle ay si weyn uga caroodeen tallaabadii uu Muuse BIixi Cabdi qaaday ee ahayd badda uu siiyay dalka Itoobiya.
Jabuuti ‘’ Ha is dejiyaan walaalaha Somaliland ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa waraysi uu siiyay VOA-da ku sheegay inaysan jirin wax ay kala socdeen qorshaha Madaxweyne Biixi uu ku saxiixay heshiiskii uu la galay Itoobiya , isagoo markaa caddeeyay inay Somaliland iyadu u madax bannaantahay go’aamadeeda, wuxuuna intaa ku daray ; “ Waxaan ku kari waynay Madaxweyne quraaco oo subixii bax, ha...
HESHIIS : Soomaaliya & KENYA oo galay heshiis cusub oo ganacsi.
Nairobi (Raxanreeb )- Dowladda ayaa ku dhawaaqday toddobaadka koowaad ee bisha Maarso inay Soomaaliya la galayso heshiis rasmi ah oo la xiriira arrimaha qaadka , si loo xaqiijiyo faa’iido dhaqaale, loona abuuro hanaan sharci oo ganacsiga qaadku ku shaqeeyo. Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya, Mithika Linturi oo arrintan shaaciyay, wuxuu intaa ku daray in qaadku uu laf-dhabar u...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyo ku yaalla Xawaadley
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar toos ah oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen duleedka Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo uu xigay dagaal toos ah, oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
DIGNIIN & khatar laga soo saaray dhibaatada ka dhalan karta roobka gu’a.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniino hor leh oo ku saabsan suurtagalnimada dhibaatooyin ka dhalan kara roobka xilliga gu’a ee ka curtay meelo badan oo dalka , iyadoo ay soo baxyaan cabsi roobka laga qabo in dhibaatooyin uu gaysto. Wasaaradda Deegaanka XFS ayaa soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada iyo digniino ku saabsan Isbeddelka Cimilada, iyadoo...
Maxaa ka jira in hoggaanka Xamaas laga eryi rabo Qatar?
Qatar ayaa maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faa’iido u leeyahay dadaallada dhex-dhexaadinta ee looga dan leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka Gaza.
XOG : Axmed Madoobe & Xasan Sheekh oo arrimo dhaqaalle isku mari waayay.
Kismaayo (Raxanreeb )- Magaalada Mudisho ilaa iyo hadda waxaa soo gaaray madaxda maamul goboleedyada qaar marka laga reebo Puntland iyo Jubbaland ee hoggaamiyaasha Saciid DENI iyo Axmed Madoobe. Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe oo xogo dheeraad ah ka soo baxaya imaanashihiisa Muqdisho. Shirka Maamul Gobaleedyada oo dib udhac ku...
PUNTLAND : Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.
Garoowe (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in maanta oo Talaada ah uu ka dhacay xaafado ka mid ah magaaladaas. Sida wararka ay sheegayaan Iska hor imaadka ayaa dhexmaray rag hubeysa kana dhashay is qabqabsi dhanka dhulka ah oo la isu qabsaday . Waxa uu ka dhacay iska hor imaadkan ayaa ka dhacay ...
Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.
Malaysia (Raxanreeb )- 10 ka mid ah shaqaale diyaaradeed ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Malaysia, kuwaas oo si xun u burburay. Ciidamada badda ee Maleesiya ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in labada diyaaradood ay isku dhaceen subaxnimadii Talaadada, xilli ay ka...
Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb )- Dekadda magaalada Muqdisho waxaa ku soo xirtay markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda Turkiga, markabkan ayaana qeyb ka noqon doona maraakiibta dagaalka Turkiga ee ilaalin doona xeebaha Soomaaliya. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa horey u kala saxiixday heshiis ciidamada badda Turkiga ku xaqiijinayaan amniga xeebaha iyo biyaha Soomaaliya, kaddib heshiiskii carada badan abuuray ee Itoobiya la...