AS oo beegsaday masuuliyiin Koonfur Galbeed , hadda maxaa ka socda ?

AS oo beegsaday masuuliyiin Koonfur Galbeed , hadda maxaa ka socda ?

Baydhabo (Raxanreeb) – Ciidanka maamulka KGS ayaa magaalada Baydhabo eee gobolka Baay ka bilaabay howlgal ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga ka dib weeraro halkaas ka dhacay. Weerarkan ayaa  la sheegay in lala beegsaday masuuliyiin sar sare oo ka tirsan maamulka KGS kuwaas oo ku sugnaa  guryahooda gudaha magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Masuuliyada weerarkan oo ay sheegteen...

Maxaa ku soo kordhay masiibada daadadka ee Indonesia ?

Maxaa ku soo kordhay masiibada daadadka ee Indonesia ?

Indonesia (Raxanreeb) – Tirada dadka ku dhintay daadad ku soo rogmaday jasiiradda Sumatra ee galbeedka dalka Indonesia ayaa gaartay 41 dhimasho ah iyo 17 la la’yahay, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda maareynta masiibooyinka maxalliga ah. Roobab xooggan ayaa sababay daadad ka yimid buurta Marapi oo ay foolkaanooyin is xeg xegay booraamo iyo godod dhaadheer ka jeexeen,...

Howlgalo ka socda Hirshabeelle  iyo dagaalo ka dhacay halkaas.

Howlgalo ka socda Hirshabeelle  iyo dagaalo ka dhacay halkaas.

Beledwayne  (Raxanreeb) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Al Shabaab ka wadda degaano iyo degmooyinka ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka Hirshabeelle. Sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka , waxa ay isku fidiyeen Aaga Ceelbacad iyo Ruunirgood halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay Shabaab soo saareen culeysyo dhanka Amniga ah. Wararka...

Shirka madasha oo ka furmi doono Muqdisho & shaki soo baxaya (XOG)

Shirka madasha oo ka furmi doono Muqdisho & shaki soo baxaya (XOG)

Muqdisho (Raxanreb )-Magaalada Muqdisho waxa lagu wadaa  inuu ka  furmo shirka madasha wadatshiga Qaran oo marar badan uu  dib u dhac ku yimid sabab la xiriirta khilaafka jira. Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray xubno ka mid ah hoggaamiyaasha maamul goboleedyada dalka sida Madaxwaynaha KGS Cabdicasiis Laftagareen iyo Madaxwaynaha Galmudug Axmed Qoorqoor. Shirka madasha Qaran ayaa dib u dhac ku yimid...

AMNIGA  : Koox dhac ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay.

AMNIGA  : Koox dhac ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Saaka Taariikhda 13-05-2024  abaaro  07:30 Am Ayaa Waxaa Muwaadiniin Soomaaliyeed  Lagaga Dhacay Telefoonada Gacanta Degmada Heliwaa .  Dhibanayaashii Waxay Degdeg Ula Xiriireen  Xarunta Gurmadka Degdega ayagoo toos u wacay nambarka Gaaban  991 ayagoo Ku war geliyey In La dhacay.  Xarunta Gurmadka  ayaa Sitoos ah u Howl gelisay Ciidanka Boliiska ee  u dhawaa goobta dhaca laga Geystey  Waxaan...

Putin oo ku dhawaaqay Inuu bedelayo mid Ka mid ah saaxibadii ugu dhawaa.

Putin oo ku dhawaaqay Inuu bedelayo mid Ka mid ah saaxibadii ugu dhawaa.

Moscow (Raxanreeb )-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inuu beddelo wasiirka gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin-ka ku dhawaaqay. 68-jirkan ayaa xilkan hayay tan iyo sannadkii 2012-kii, waxaana loo magacaabayaa xoghayaha golaha ammaanka ee Ruushka. Waraaqo ay daabaceen aqalka sare ee baarlamaanka Ruushka ayaa lagu sheegay in Mr Shoigu lagu bedeli doono ra’iisul...

Internetka oo dalalka Afrika Saacado ka maqnaa & mar kale oo laga cabsi qabo.

Internetka oo dalalka Afrika Saacado ka maqnaa & mar kale oo laga cabsi qabo.

Muqdisho (Raxanreeb) –Galitaanka Internetka ee wadamo badan oo Bariga Afrika ah ayaa hakad galay maalintii Axadda sababo la xiriira fiilooyinka badda hoostooda oo burburay, sida laga soo xigtay mareegaha la socda xogta Internerka. Tansaaniya iyo jasiiradda Mayotte ee Badweynta Hindiya ee Faransiiska ayaa ah meelaha ugu dhibka badan, sida ay sheegeen kooxda ilaalada internetka. “Dhacdada waxaa loo aaneynayaa cilad saameysay...

MAXKAMADA : Kiiska nin xaaskiisa dilay oo la soo gaba- gabeeyay.

MAXKAMADA : Kiiska nin xaaskiisa dilay oo la soo gaba- gabeeyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Axad ah waxaa Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ay soo gaba- gabeeysay , dacwad loo haysto Sayid Cali Macallin oo ku eedeysan inuu si arxan darra ah u gubay xaaskiisa Luul. Maxkamadda ayaa dhinacyada ka dhagaystay , nuxurka eedeymaha iyo difaacidda waxaana ku sugnaa goobta ehelada labada dhinac ee eedeysane Sayid Cali iyo AUN Luul Cabdicasiis...

Dad badan oo ku dhintay Indonesia & gurmad xooggan oo socda.

Dad badan oo ku dhintay Indonesia & gurmad xooggan oo socda.

Indonesia (Raxanreeb )- 14 qof oo ay ku jiraan dhowr carruur ah ayaa ku dhintay, qaar kalena waa la la’yahay ka dib markii daadad iyo biyo qabow oo ka dhashay roobab iyo dhul go’ foolkaano ay maasheeyeen galbeedka Indonesia sida ay sheegeen saraakiisha gurmadka. Hay’adda baadigoobka iyo samata-bixinta ee Basarnas ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in masiibadu ay...

MUQDISHO : Fadhihii ugu danbeeyay oo laga yeelanayo Sayid Cali oo xaaskiisa dilay.

MUQDISHO : Fadhihii ugu danbeeyay oo laga yeelanayo Sayid Cali oo xaaskiisa dilay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Fadhigii ugu dambeeyey ayay Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir maanta ka yeelan doontaa Kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo nolosha ku gubay xaaskiisa. Kulankaan ka dib Maxkamadda ayaa laga sugaya in ay ku dhawaaqdo xukunka ay ku riday Sayid Cali. Maanta ayaa lagu waddaa in Maxkamadda ay kasoo qeyb galaan qeybaha kala duwan ee bulshada. Sida uu...