Wargelin #2 Dhisme la gubay, VOA vs BBC, Xaqiiqo Raadis…& kuwo kale(10/24/2009)

Waxaa la gaaray xilligii aan idiin soo gudbin lahayn Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee WARGELIN.

Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhisme la gubay, idaacadda VOA oo aad moodo in beryahan danbe ay si xowli ah ku dhaafayso idaacada Qadiimiga ah ee BBC-da, taasna tusaalaheeda ayaan idiin soo bandhigaynaa, waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa video cajiib ah oo aan jeclaysanay inaad nala daawataan, waxaa kaloo aan idiin haynaa qeyb cusub oo aan ugu magac darnay “Xaqiiqo Raadis” oo aan ku falanqaynayno Maxaa sababay in ganacsatada Soomaaliyeed ay dhibta taagan maanta iyo dagaalkan aan dhamaadka lahayn aysan usoo dhex galin, iyo qeybo kale oo ku xiiso galiya.

Waxaad Wargelin ka daawan karta todobaad walba:
www.wargelin.com

aato-episode-2


  • Share/Bookmark

Tags:

Hadii aad Dooneysid in aad Rayigaaga ka Dhiibatid Qoraalkaan amaba Qoraalada Kaleba waa in aad is Qortaa oo Member ka Noqotaa Raxanreeb.com.

Waxa Kaliya oo aad u Baahan Tahay in aad Sameysatid

  1. Magac kuu Gaar ah & E Mail kuu shaqeynayana aad ku qortid si aanu kuugu soo dirno Password adiga kuu khaas ah Kadibna Taabo Halka ay ku Qoran Tahay Register oo Qura.

    Isla Markiiba waxaan kuu soo diri doonaa Password kuu Khaas ah

Halkaan Guji Si aad u Sameysatid User Name kuu Gaar ah.

Emailkaaga ka eeg Password soo dirahana waxaa ku Qornaan Doono WordPress

Hadii aad Garan Weydo Sida la Isku Qoro oo Caawimaad u Baahatid E Mail noogu soo dir Raxanreeb@gmail.com ama aad soo Wacdid Tell (347) 878-2177

You must be logged in to post a comment Login

Fadlan Dhiibo Fikirkaaga si Xor ah, Kana Fogow Aflagaado, Dhaqan xumo ama Ku Xadgudub Shakhsi, Beel ama Koox Gaar ah.

Raxanreeb.com way Masixi Doontaa Haddii Commenti-gaagu uu yahay Aflagaado, Dhaqan xumo ama Xadgudub.