Zinedine Zidane ” Kaka iyo Benzema Waa Xidigaha ugu Fiican Naadiga Real Madrid”

Xidigii hore Ee Naadiyada Real Madrid iyo Juventus ee haatan ka howlgabay Ciyaaraha ayaa sheegay in Labada xIDIG ee haatan usafata Naadiga Real Madrid Xidigaha Kaka iyo Karim Benzema ayuu ku tilmaamay inay yihiin xidigaha hatan ugu wanaagsan Naadiga Real Madrid.

“Haddii ay sii ciyaaraan kulamo badan xidigahaani Kaka iyo Benzeam waxay noqonayaan kuwo guulo gaarsiiyo Naadiga Real Madrid waa xidigaha aan is dhihi karo waxay ciyaaraan Ciyaaro wanaagsan iyaga ayaa haatan ugu wanaagsan Garoonka Barnabue” Zidani Said.

37 Sano jirkaani Zinadiina Zidane ayaa tibaaxay inay xidigahaanni hadduu macallin Pellegrini fursado wanaagsan siiyo ay soo bandhigi karan xirfado aad usareeso.

“Xidig walba waxaa la ogada Kulankii Elcalasico Ee dhex maray Naadiga Real Madrid iyo Barcelona Kaka iyo Benzema waxay ahaayeen xidigo shashadaha ka dhex muuqday waxay soo abndhigen Ciyaaro wanaagsan laakin nasiibka ayaa noqday inlaga adkaado ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeye Xidigan Muslinka ah Ee Zinadina Zidani.

The United Nations says retired international soccer star Zinedine Zidane will visit Gaza in March to promote Mideast peace.

The United Nations Children’s Fund, known as UNICEF, made the announcement Thursday. Zidane, a French Muslim, will tour Gaza as a goodwill ambassador.

Zidane, infamous for his head butt of Italy defender Marco Materazzi at the 2006 World Cup, retired from soccer that year.

Shakra

Radio RBC Sportspg-56-kaka-afp-gett_253172s

  • Share/Bookmark

Tags:

Hadii aad Dooneysid in aad Rayigaaga ka Dhiibatid Qoraalkaan amaba Qoraalada Kaleba waa in aad is Qortaa oo Member ka Noqotaa Raxanreeb.com.

Waxa Kaliya oo aad u Baahan Tahay in aad Sameysatid

  1. Magac kuu Gaar ah & E Mail kuu shaqeynayana aad ku qortid si aanu kuugu soo dirno Password adiga kuu khaas ah Kadibna Taabo Halka ay ku Qoran Tahay Register oo Qura.

    Isla Markiiba waxaan kuu soo diri doonaa Password kuu Khaas ah

Halkaan Guji Si aad u Sameysatid User Name kuu Gaar ah.

Emailkaaga ka eeg Password soo dirahana waxaa ku Qornaan Doono WordPress

Hadii aad Garan Weydo Sida la Isku Qoro oo Caawimaad u Baahatid E Mail noogu soo dir Raxanreeb@gmail.com ama aad soo Wacdid Tell (347) 878-2177

You must be logged in to post a comment Login

Fadlan Dhiibo Fikirkaaga si Xor ah, Kana Fogow Aflagaado, Dhaqan xumo ama Ku Xadgudub Shakhsi, Beel ama Koox Gaar ah.

Raxanreeb.com way Masixi Doontaa Haddii Commenti-gaagu uu yahay Aflagaado, Dhaqan xumo ama Xadgudub.