Ogeysiis: Dukaan aad u Weyn oo Iib ah

Waxaa bulsho weynta soomaaliyeed lagu wargelinayaa in uu beec yahay dukaan aad u balaaran oo ku yaala magaalada columbus OH.

Dukaankaan waxaa lagu magacaabaa JUBBA HALAL MARKET waxa uu ka kooban yahay dhowr qeybood

Qeybta 1aad

Waxa lagu gadaa alaabada bagaashka ah iyo alaabada maalin walba la isticmaalo oo quutul daruuriga ah

Qeybta 2aad

Waxa ay tahay qeybta hilbaha xalaasha ah waxaana yaala mashiinadii hawshaas qabanayey oo fududeynayey sida mashiinada hilbaha jarjara kan shiida kan suqaarka sameeya kan steak ga sameeya waxaa kaloo yaala labo qaboojiye oo aad u weyn oo  kala ah  kan FREEZER ka ah iyo mid kale oo COOLER ah , waxaa kaloo yaala qeybtaan FOORNO ROOTI sameysa foornadaan waa mid casri ah oo sameysa rootiyo kala duwan.

Qebta 3aad

Waxaa ku yaala qeyb lagu iibiyo Sigaarka, shiishada, kareemooyinka, barafuunada.

Qeybta 4aad

Qeybtaan oo aad u muhiim ah waxa ay ka kooban tahay dukaamo ay dadkale ku  ganacsadaan oo ganacsigaasna si gaar ah ay u leeyihiin dadkaas waxa ay iska bixiyaan kiro qolkiiba waxa siiyaana JUBBA HALAL MARKET.

Hadaba cidii daneyneysa hala soo xiriraan Jaamac Ciise Gaab (Bisle) tell (614) 596- 3639 ama emailka ah jubbahalalmarket@gmail.com

  • Share/Bookmark

Tags:

Hadii aad Dooneysid in aad Rayigaaga ka Dhiibatid Qoraalkaan amaba Qoraalada Kaleba waa in aad is Qortaa oo Member ka Noqotaa Raxanreeb.com.

Waxa Kaliya oo aad u Baahan Tahay in aad Sameysatid

  1. Magac kuu Gaar ah & E Mail kuu shaqeynayana aad ku qortid si aanu kuugu soo dirno Password adiga kuu khaas ah Kadibna Taabo Halka ay ku Qoran Tahay Register oo Qura.

    Isla Markiiba waxaan kuu soo diri doonaa Password kuu Khaas ah

Halkaan Guji Si aad u Sameysatid User Name kuu Gaar ah.

Emailkaaga ka eeg Password soo dirahana waxaa ku Qornaan Doono WordPress

Hadii aad Garan Weydo Sida la Isku Qoro oo Caawimaad u Baahatid E Mail noogu soo dir Raxanreeb@gmail.com ama aad soo Wacdid Tell (347) 878-2177

You must be logged in to post a comment Login

Fadlan Dhiibo Fikirkaaga si Xor ah, Kana Fogow Aflagaado, Dhaqan xumo ama Ku Xadgudub Shakhsi, Beel ama Koox Gaar ah.

Raxanreeb.com way Masixi Doontaa Haddii Commenti-gaagu uu yahay Aflagaado, Dhaqan xumo ama Xadgudub.