Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Oo hakad galisay dhagaysiga Dacwadda Dhulalka Degmada Caabudwaaq

Saraakiisha Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caabudwaaq.

Maamulka Culaamu’diinka Ahlusunna Waljamaaca ayaa sidoo kale sheegay in bilooyinkii ugu danbeeay Degmada Cabudwaaq e kusoo badanayeen isku qabqabsiga Dhulalka iyagoo howlgalo badan ka sameeaya qaar ka mid ah dhulalka la iksu qabsaday.

Waxaa Todobaadyadii ugud anbaysaya ka socotaya Maxkamadda Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud  dhagaysiga dacwoonika ka imaanayay dadkii isku qabsaday dhulalaka kala duwa..

Dhulalkaani unatbada la iskuq absada ayaa waxay yihiin dhulalakii Dowladdii dhex Ee Soomaaliya iyo tiro kale o dhulalka cusub ah.

Waxay Maxkamadda Degmada Cabudwaaq ku dhaawaaqday inay hakiyeen dhagaysiga dacwadaha ku salaysan isqabqasiga dhulalka la iksu haysto, waxayna xustay maxkammadda inay dib u bilaabi doonaan dhagaysiga Dacwadaha bisha Barakaysan kadib.

RBC Radio

  • Share/Bookmark

Tags:

Hadii aad Dooneysid in aad Rayigaaga ka Dhiibatid Qoraalkaan amaba Qoraalada Kaleba waa in aad is Qortaa oo Member ka Noqotaa Raxanreeb.com.

Waxa Kaliya oo aad u Baahan Tahay in aad Sameysatid

  1. Magac kuu Gaar ah & E Mail kuu shaqeynayana aad ku qortid si aanu kuugu soo dirno Password adiga kuu khaas ah Kadibna Taabo Halka ay ku Qoran Tahay Register oo Qura.

    Isla Markiiba waxaan kuu soo diri doonaa Password kuu Khaas ah

Halkaan Guji Si aad u Sameysatid User Name kuu Gaar ah.

Emailkaaga ka eeg Password soo dirahana waxaa ku Qornaan Doono WordPress

Hadii aad Garan Weydo Sida la Isku Qoro oo Caawimaad u Baahatid E Mail noogu soo dir Raxanreeb@gmail.com ama aad soo Wacdid Tell (347) 878-2177

You must be logged in to post a comment Login

Fadlan Dhiibo Fikirkaaga si Xor ah, Kana Fogow Aflagaado, Dhaqan xumo ama Ku Xadgudub Shakhsi, Beel ama Koox Gaar ah.

Raxanreeb.com way Masixi Doontaa Haddii Commenti-gaagu uu yahay Aflagaado, Dhaqan xumo ama Xadgudub.