[Members Only] Raxanreeb & Sawiradii Isbuuca 30/07/2010 (Photo News)

You need to be logged in to see this part of the post
QAABKA ISDIIWAANGELINTA ama REGISTRATION
Raac tallaabooyinkan;
1- Marka hore tag bogga hore ee www.raxanreeb.com.
2- Eeg dhinaca midig ee bogga oo ay ku qoran tahay ‘Register’.
3- Meesha ‘Username’ geli magaca aad dooneyso.
4- Meesha ‘Email’ geli emailkaaga, si laguugu soo diro akhbaarta.
5- Markaas waxaad heli doontaa farriin kaaga timid serverka Raxanreeb.com oo kuugu soo dhacaysa emailkaaga waxaana ku qornaan doona Wordpress hadii aad ka arki weydo inbox ka ka eeg dhanka junkiga
6- Isticmaal username-ka iyo password-ka lagu siiyey.
Username:
Password:

  • Share/Bookmark

Tags:

Hadii aad Dooneysid in aad Rayigaaga ka Dhiibatid Qoraalkaan amaba Qoraalada Kaleba waa in aad is Qortaa oo Member ka Noqotaa Raxanreeb.com.

Waxa Kaliya oo aad u Baahan Tahay in aad Sameysatid

  1. Magac kuu Gaar ah & E Mail kuu shaqeynayana aad ku qortid si aanu kuugu soo dirno Password adiga kuu khaas ah Kadibna Taabo Halka ay ku Qoran Tahay Register oo Qura.

    Isla Markiiba waxaan kuu soo diri doonaa Password kuu Khaas ah

Halkaan Guji Si aad u Sameysatid User Name kuu Gaar ah.

Emailkaaga ka eeg Password soo dirahana waxaa ku Qornaan Doono WordPress

Hadii aad Garan Weydo Sida la Isku Qoro oo Caawimaad u Baahatid E Mail noogu soo dir Raxanreeb@gmail.com ama aad soo Wacdid Tell (347) 878-2177

4 Responses for “[Members Only] Raxanreeb & Sawiradii Isbuuca 30/07/2010 (Photo News)”

  1. hureere says:

    mashallah. nimanyahow muuqaalka koowaad iyo laabiraariga caadi ma aha, puntland waa tilaabsatay. laakiinse ma aheyn meel cilmi iyo waxbarasho in qaxwo iyo reer bbc iyo qaxwah in isku meel laga dhigo. meel odayaal ey joogaan, buuq baa yaala, meel qaxwa taalana sheeko un baa laga fishaa. laakiinse allow puntland cadowga ka qabo iyo tuugada rabta in ey dumiso.

  2. hanad says:

    marka hore aad ayay u mahadsan yihiin dhamaan shaqaalaha raxareeb dadaalka ay muujiyeen wax fiicana ay u qabteen bulshada waxaana kku dhahayaa dadaalkiiina waligiin ha ka caajisinina anaguna waanu idinku taageersanahay

  3. jiicade says:

    puntland heer sare bay noqotay ,maashaaalah ,waxa kale oo u hambelyeynayaa qoladan raxanreeb sida caalamiga ah ee pictureska u soo bandhigeen iyo descriptionka ay ka bixyeeen ,move forward guys

  4. Deeqa says:

    asc.

    fadlan noo soo badiya sawirada puntland idinka oo mahad san

You must be logged in to post a comment Login

Fadlan Dhiibo Fikirkaaga si Xor ah, Kana Fogow Aflagaado, Dhaqan xumo ama Ku Xadgudub Shakhsi, Beel ama Koox Gaar ah.

Raxanreeb.com way Masixi Doontaa Haddii Commenti-gaagu uu yahay Aflagaado, Dhaqan xumo ama Xadgudub.