Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa Taariikhda garoomada K/cagta ayaa ka dhacday dalka Brazil ka dib markii Garossre caanka ah Horyaalka Brazil uu dil u geystay ciyaaryahan u ciyaari jiray kooxda Boa-Fe ee gobolka Ceara state,ka dib markii ciyaaryahanka geeriyooday uu diiday inuu fuliyo go’aan ka soo baxay garsoorahii ciyaarta.
Afhayeen u hadlay Police-ka [...]
Garsoore caan ka ahaa dalka Brazil oo dilay ciyaaryahan
Newcatle Oo 6-0 ku dubatay Astonvilla iyo Fulham Oo bareejo ku celisay Kooxda Man UTD
Naadiga Manchester united ayaa lagu celiyaya barejo kadib ciyaar ayw ada qaatay Kooxda Fulham oo ksuoo dilaatay bareejo 2-2.
Kulankaani oo ka dhacay Garoonka Kooxda Fulham ayaa ku bilaawday jawi aad u dagan iyo ciyaar ay jeclaystayn Taageerayaahsii nasiibka uyeeshay Kulnakaani dhexmaraya Labada Koox Ee Fulaham iyo Manchester United.
Poul Scholes aya garoonka ku daah furay goolka, [...]
Horyaalka Premier League kulamo ka Tirsan oo maanta la ciyaari doono
RBC Sports)
Maanta ayaa waxaa la ciyaarayaa kulamo ka tirsan Horyaalka Premier League Wadanka Ingiriiska, kulan aad u xiiso badan ayaa waxa uu dhexmaridoonaa kooxda kubada cagta Arsenal iyo iyo waliba kooxda Blackpool
Sidoo kale waxaa wada kulmi doona Birmingham C. iyo Blackburn R.
Everton waxa ay marti galindoontaa kooxda Wolverhampton W.
Stoke C. waxa ay la ciyaari doontaa [...]
Lionel Messi oo hambalyo ku aadan bisha Ramadaan u diray Muslimiinta caalamka
Xiddiga sare Xulka Argentina iyo Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ugu hambalyeeyay Dhamaan dadka Muslimiinta ah bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, isagoo u rajeeyay dhamaan taageerayaasha iyo saaxiibadiisa sooman ee kala ciyaara kooxda Barcelona inay ku soomaan Nabad iyo farxad .
“.Ramadaan Kariim saaxiibadeyda Muslimiinta ah,sidoo kale waxaa hambalyo ku aadan bilashada bisha Ramadaanka u dirayaa [...]
Xulka K/cagta Soomaaliya ee 20-jirada oo u ambabaxay dalka Eriteria
Xulka Qaranka dalka Soomaaliya ee da’dooda ka hooseyso 20-ka sano ayaa maalintii shalay aheyd ka ambabaxay Caasimada Muqdisho,iyagoona ku sii jeeda dalka Eritrea oo ay kaga qeybgalayaan cayaaraha dalalka Bariga iyo Bartamaha Qaarada Afrika oo dhawaan ka furmi doono dalkaasi.
Ka hor intii aysan ciyaartooyda ka duulin Garoonka Aadan cadde International Airport waxaa hadalo dardaaran iyo [...]
Ricardo Carvalho Oo Ku Biiray Kooxda Real Madrid
Daafaca Kooxda Chelsea Carvalho ayaa ku biirya Kooxda Real Madrid kadib markii ay isku afgartayn saxiixa Daafacni Labada Naadi Ee Rela Madrid iyo Chelsea.
Carvalho ayaa saldhigtay Kooxda Rela Madrid isagoo Real Madrid ay ku qaadatay Lacagao gaaraya €8 million.
32 Sano jirkani ayaa noqonaya Xidigii 5-aad Ee kusoo biira Kooxda Rela Madrdi Xilligani,kadib markii uu Naadiga [...]
Ciyaartooyda W/kuuriya oo loo ciqaabi doono guuldaradii ay ka soo hoyeen ciyaarihii Adduunka sanadkaani
Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-il ayaa ku dhawaaqay inuu ciqaabi doono Ciyaartooyda Xulka W/Kuuriya iyo tababarahooda coach, Kim Jong-hun,ka dib markii buu yiri ay ceeb iyo guuldaro kala soo laabteen ciyaarihii Adduunka ee lagu soo gabo gabeeyay dalka Koonfur Afrika.
Kim Jong-il ayaa sidoo kale sheegay inuu ciyaartooyda uu ku hor ciqaabi doono dadweynaha,iyadoona aysan jirin [...]
Horyaalka Spain Ee La Liga oo kaalinta kowaad ka galay qiimeynta Horyaalada Caalamka
Hadda waxii ka damabeeya Horyaalka England ee Premiership-ka looguma yeeri doono horyaalka ugu wanaagsan caalamka,iyadoona taasi badalkeeda uu taajka hogaanka horyaalada Caalamka la wareegay La Liga Spain sida ay muujineyso qiimeynta cusub ee Xiriirka Caalamiga ee Taarikhda Kubadda Cagta iyo Qorsheynta (International Federation of Football History and Statistics (IFFHS).
Xiriirka Caalamiga ee Taarikhda Kubadda Cagta iyo [...]
Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo Ka Qaybgali Doono Tartanka Dhallinta Afrika
Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud ayaa shaaciyay inuu ka qayb gali doono tartanka 17-aad dhallinta Afrika ee ciyaaraha fudud,kaasi oo rasmi ah magaalada Nairobi ugu bilaaban doono 28-ka Agoosto socon doonana illaa 1 Oktoobar.
Khadiijo Aadan Daahir oo ah Guddoomiye ku xigeenka 1aad XSCFayaa oo warbaahinta Muqdisho la hadleysay ayaa sheegtay inay XSCF uu ka qayb [...]
Carlo Ancelotti ” Hanashada Horyaalka Premrishipka Waxaa Fura u ahaa Labadii Kulan Aan Ka Badinay United”
Tababaraha Kooxda Chelsea Carlo Ancelotti ayaa sheegay inuu aaminsanyahay hanashada Horyaalka inay u fududaatay kadib markii ee Ka badiyeen Naadiga Manchster United kulnakii Ee Wada Ciyaareen.
“Muhiimadda Hanashadaani Waxaa noo suura galiye Kulankii aan ka awood roonaanay Manchester United” dabcan haddii ay naga adkaan lahayd Horyaalkana uu saan ku dhamaan lahaa Horyaalka waa macqull in aya [...]
Sawirka Maanta:Bayern Munich Oo La Gudoonsiiyay Koobka Horyaalka Jarmalka
Naadiga Bayern Munich ayaa waxaa si rasmi ah xalay loo gudoonsiiyay Koobkii horyaalka Jarmalka ee xilli ciyaareedkaan 2009/2010,ka dib markii ay 3-0 ku xasuuqday Naadiga Herta Berlin oo Xilli ciyaareedkaan dib ugu labtay heerka 2-aad.
Kooxda Bayern ayaa isbuucii hore xaqiijisay hanshada Horyaalka,laakiin xalay ayaa si rasmi ah loogu abaalmariyay Koobka quruxda badan ee sawirada hoose [...]
Adriano Mutu “Aad ayee Ubadan tahay Ganaaxa 9-ka bilood”
Weeraryahaanka Naadiga Fiorantina Adriano ayaa la kulmay Ganaax kale, kadib markii lagu helay Isticmaalka Drugs-ka, isagoo haatan Kubadda Cagta laga joojiye Muddo 9- Bilood.
Adriano Mutu ayaa Ganaxaan garka loo suray kadib markii Laba jeer la baaray islamarkana jirkisa laga helay Waxyaabaha Fir fircooni galiya Jirka, iyadoo isticmaalkaani laso ogaaday kadib Kulankii Ee Bari wada ciyaareen, [...]
Messi Oo Xiisanaye inay markale Cesc Febregsa Ee kawada Ciyaraan Barcelona
Lionel Messi ayaa qiray inuu aad u jecelyahay inuu garoon la galo Captainka Naadiga arsenal Ee Febregas, isagoo shegay in xidigaani uu yhay xidig ay halmeel kusoo wada barbaareen.
Messi ayaa sheegey inuu aad uxiisanyo inuu mar kale Nadiga Barcelona uwada ciyaraan, iyadoo Cesc uu hatan Libax ka yahay Naadiga arsenal, halak Messi uu Messi uu [...]
Garsoorayaal Kubbada Cagta Soomaaliya oo Tababar Loogu Qabtay Djibouti (Sawiro)
Djibouti (RBC Radio) Guddiga ciyaaraha FIFA ayaa tababar mudo todobaad ah qaatay 26 garsoorayaal kubbada cagta ah ugu soo gabagabeeyey hotelka Shiraton ee Djibouti.
Xaflad ballaaran oo tababarkaasi lagu soo xiray oo ka dhacday hotelka Shiraton ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan FIFA, tabaarayaal kubbada cagta iyo safiirka Soomaaliya ee Djibouti C/raxmaan Hiraabe.
Dr. Shenoui Ahmed [...]
Waddanka Togo oo Laga Ganaaxay Koobka Qaramada Afrika Illaa ..
Xulka Qaranka Togo, oo aan nasib u yeelan inuu ka qayb galo Koobka Qaramada Afrika, maadaama, ay qasaaro kala kulmen, markii Baabuur ay halkaasi ku tagi lahaayen la xabadeeye oo dhimasho iyo dhawac kala kulmeen, iyadoo markii ugu danbeesayna ay go’aan ku gaarayn inaysan ka qayb galin koobkaasi African Nation Cup.
Warar goor dhaw kasoo baxay [...]
Kooxda Camaroon iyo Zaambiya oo xaqiisaday uu soo baxida wareega Koowaad ee koobka Qaramada africa
(Garowe )RBC :Waxaa habeenkii xalay ahaa u soo baxay wareegii koowaad ee Koobka qaramada Africa labadii kooxood ee ugu danbeeyay ee dalalka
Kooxda ka socotay dalka Zambia ayaa 2-1 ku cuntay kooxda Gabon oo tarta kula jirtay u soo baxida wareega koowaad ee tartanka waxana guushaa ay gaartay u xaqiijiysay in ay kusoo baxday kaalinta 1–ad [...]
Juventus Oo Isha La Raaceyso Farnando Gago.
Italy(Raxanreeb.com)-Naadiga Ee ka cadahay Ee Juventus ayaa dalab u dirsatay Xidiga u Ciyaara Naadiga Real Madrid Ee Fernando Gago iyagoo shaaciye in xidigaani ee sida ugu dhaqsiyaha badan ku keeni doonaan Garoonka E ku ciyarto Naadiga The Old Lady.
Il Corriere dello Sport, ayaa daabacay in Bianconeri ay ka faa’iidesan doonto marka uu suuqa kal ibsiga [...]
Real Madrid iyo Bayern Munich oo Heshiis Hor dhac ah Ka Gaaray Farck Rebery.
Geramny(Radio RBC Sports): Warar lagu daabacy Pageka Naadiga Beyern Munich Munich Europolitan.de ayaa sheegay in Naadiga Real Madrid iyo Beyern Munich ayaa iskuraacay verbal agreement Xidiga Frank Rebery inuu uu baqooli doono Naadiga Real Madrid Xilli Soo socda.
Labadani Naadi waxay isku afgarteen in Rebery uu ku wareegi doono Real Madrid Lacag gaareesa 50 Million Oo [...]
Farnando Tores oo Guul u Horseeday Naadiga Liverpool.
England (Raxanreeb.com):Farnando Torres ayaa badbaadiye Naadiga Liverpool Kulankii adkaa ee kaga hortageen Kooxdii horay ugu soo adkaatay dhamaan kooxihii waawaynaa sida Chelsea iyo Manchester United Waa Naadiga Astonvilla.
Kulankaani ayaa ka mid ahaa Kulamad Bocxing Day loo yaqaano Ee Horyaalak Premiershipka lagah ciyaaro Sanad walba dhamaadkiisa.
Torrees ayaa ahaa dhaliyihii goolkii guusha ee ku hanatay Naadiga Liverpool [...]
Chelsea oo Dhagaha Ulaabtay Naadiga Fulham iyo Natijooyinii La Ciyaaray.
Zoltan Gera acrobatically opened the scoring for the Cottagers after just four minutes, and Roy Hodgson’s side looked good value for their lead, defending resolutely and nearly grabbing a second just after half-time. But Petr Cech saved well from Bobby Zamora, and Chelsea continued to press, eventually netting the equaliser in the 73rd minute.
Didier Drogba, [...]
Naadiga Chelsea oo Markale Taako loo dhigay iyo Robert Mancini Oo Kulankiisii Kowbaad Guul siiye Man City.
Naadiga Hogaanka hayso Ee Chelsea ayaa markale bareejo kala kulantay Horyaalka England Ee Premiershipka kadib markii ay kulmeen Naadiga Brimingham.
Kulankaani ayaa 90 Daqiiqo ksuoo idlaaday 0-0 oo micnaheedu ah in wax gool aan la iska dhalin Labada dhinac marka laga reebo Gool ay dhalisay Naadiga Brimingham laakin Garsooraha Ciyaarta ayaa ku tilmaamay inuu ahaa Offsite.
Naadiga [...]
Luciano Moggi “Qalad malahan Macalin Ciro Ferrara’
Ninkii Ciyaartoyda usoo iibin jray Naadiga Juventus Luciano Moggi ayaa ka hadlay Xaaladda ee dhexmaquuraneeso Naadiga Juventus isagoo difaacay Tababaraha Naadiga Juve Ciro Ferrara inuusan ka danbeyn Guuldarooyinkaasi isalmarkaana ay masuul ka yihiin dhamaan Ciyaartoyda Naadiga.
The Bianconeri ayaa gashay xaalad adag kadib markii laga adkaaday 3 ka mdi ah 5 kulan ee ciyaartay iyadoo haatan [...]
Naadiga Ajax Oo 14-1 ku garaaxday Naadi ka dhisan Waddanak Holand iyo Luis Suarez Oo Wacadaro ka dhigay.
Naadiga Ajax Amesterdam oo ka mid ah Kooxha ugu tunka wayn Ee ka dhisan Waddanak Holland ayaa ku adkaatay Goolashii ugu badnaa Ee ku adkaata KOOX KA DHISAN Waddanak Holand.
Ajax ayaa kulan ka tirsaneed Wareega 8aad ayaa kusoo idlaatay 14-1 wana mid ay Calamka oo dhan ee la yabeen.
6 kamid ah Goolasha waxaa u dhaliye [...]
PEPE Guardiola oo Casuumad ka helay Wadanka Qadar.
Tababaraha Naadiga Bareclona Pepe Guardiola ayaa lagu casuumay Waddanak Qadar Maalintii Arbaada ahayd iyadoo casuumadasina ay u fidiyeen Kooxdiisii hore Ee usafan jiray Ee Kooxdiisi hore ee Al-Ahli Qatar.
Guardiola ayaa labo MaaLmood gudahood kusoo gaaray CAASIMADA Doha Ee Waddanka Qadar xilli Ee fasaxanyahay maadaam ay socdan dabaaldagyada Chirsmiska xilli uu dhawnahaan Kooxdiisa Bercelona gacmaha ka [...]
David Villa Oo Albaabada Ufuray Kooxaha Horyaalka Premiership-ka.
Valencia striker David Villa ayaa shaaciye inuu jecelyahay inu a ciyaaro Horyaalka England Ee Premiership-ka.
29 Sano jirkaani ayaa isha ku hayaan Labada Koox Ee Xifaaltanka a dhaxeeye Ee Barcelona iy Real Madrid iyadoo la hadalhaye inuu midkoo saldhigan doono laakin taasi waxaa ka biya diiday Xidigaani David Villa isagoo sheegay inuu aad ugu qanacsanahay ka [...]
Isku Aad aadka Koobka Europa League, Ajax Vs Juventus, Liverpool Vs Unirea Urziceni.
Naadiga Liverpool oo kusoo hartay Gruopyada ayaa iminka ka qayb ka ah Kooxa ciyaaraya Kobka dhawanhaan loo bixiye Magaca European Cup Ee Uefa Cup La oran jiray.
Liverpool waxay nasiib u yeelatay inay la ciyaarto Kooxda Unirea Urziceni halka Naadiga LAgu naaneeso Marwada Duqda ah ee Juventus Kulan adag la qaadn doonto Naadiag Netherland ak dhisan [...]
Chelseas Oo Kusoo laabatay Hogaanka iyo Arsenal oo Dhaafi Weesay Kooxda…(Natiijoyinii Oo Faah-fahsan)
Nadiga Chelsea ayaa kusoo laabatay Hogaanka Horyaalka Premiershipka kadib markii ay ka adkaatay Naadiga Portsmouth Kulan ay Xalay wada Ciyaareen.
Xidiga Muslimka ah Ee France u dhashay Anmelkaayaa ku daaf furay garoonka Gool Qabtii hore Ee Ciyaarta iyadoona sidaasi lagu kala nastay Half time-kii hore.
Dadaalo ay sameyeen Naadiga Portsmouth waxa usuuro gahsya inay iska soo barejeeyaan [...]
Manchester United Oo Ku ciil Baxday Woves iyo Astonvila Oo Soo Fariisatay Kaalinta 3-aad.
Naadiga MAnchester United ayaa ku cuiil baxday Naadiga Wolves Kulan ay Xalay wada Ciyeereen Horyaalak Engirriska.
Naadiga Manchester United oo Todobadkii hore Ka soo adkaatay Naadiga Astionvilla ayaa guu 3-0 ku garacadya Naadiga Wolves oo qudheeda todobadkii hore dhulka kusoo jiiday Nadiga Totenham.
Wayn Rooney ayaa daaha ku fuaray Goolasha ay Man Utd ku adkata kasi oo [...]
Arsenal Oo 6Sano kadib kusoo adkaatay Garoonka Liverpool.(Daawo Sawirada)
Kulan Derby ahaa oo ka dhacay Garoonka Anfield Stadium ayaa usuuro gahsay in Naadiga Arsenal iGaroonkaasi kusoo adkaato muddo 6 Sano kadib ah.
Kulankaani ayaa ahaa mid xiiso gaar ah wato maadaama ay labadaani koox ee yihiin Kooxaha ugu tunka wayn Horyaalka Engalnd Ee Premiershipka, Kulankaani ayaa ku bilaawday xiiso gaara ah iyadoo qaybtii hore hore [...]
Kaladze “Gattuso Waa Hogaamiayaheena”
Xidiga Daafaca ugu ciyaara AC Milan Kakha Kaladze ayaa ugu baaqay MAsuuliyiinta Naadiga AC Milan inaysan maranab ku fakirin inay iska iibiyaan xidiga Gattuso.
Kakha Kaladze ayaa amaan usoo jeediy Cattuso islamarkaan ku tilmaamay xidig muhiim u ah Naadiga AC MILAN iyadoo Catusso Ee bsiha Januery isku heedtaan inay la wareegaan Naadiga Chelsea iyo Manchester City [...]








