Home » WARARKA You are browsing entries tagged with “WARARKA”

Xarakada Shabaab Oo Guula Ka Sheegtay Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Muqdisho.

Xarakada Shabaab Oo Guula Ka Sheegtay Dagaaladii Ugu Dambeeyay Ee Muqdisho.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com

Muqdisho (RBC Radio):- Dagaal kharaar ayaa maanta markale dhexmaray dhinacyada isaga soo horjeeda dagaalada magaalada Muqdisho ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Ciidanka Dawladda FKMG Soomaaliya.
Khasaaraha dagaalka ayaa lagu sheegay dhimashada 10 ruux iyo dhaawaca 30 kale, kuwaasi oo isugu jira dad rayid ah iyo dhinacyada dagaalamaya, waxaana la filayaa [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Xaalad Nolol Xumo Oo Soo Wajahday Qaxootiga Soomaalida Ee Jooga Libooye.

Xaalad Nolol Xumo Oo Soo Wajahday Qaxootiga Soomaalida Ee Jooga Libooye.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
 
Libooye (RBC Radio):- Xaalad aan caadi ahayn oo dhinaca nolosha ah ayaa soo wajahday qoysas farabadan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo u qaxay wadanka Kenya, balse ilaa iyo haatan aan loo ogolaan in ay gudaha u galaan wadanka Kenya.
Qaxootigani Soomaaliyeed oo tiro ahaan gaaraya 170 qoys ayaa qaarkood waxay ku xanibnaayeen deegaanka [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Xaflad lugu soo xiray tartan xifdinta qura,aanka oo lugu qabaty Masjid Alhudaa Garowe (Sawiiro)

Xaflad lugu soo xiray tartan xifdinta qura,aanka oo lugu qabaty Masjid Alhudaa Garowe (Sawiiro)

(Garowe) RBC: Waxaa maanta lugu soo gabagabeeyay Masjidla Alhudaa oo ka mid ah Masaajidyada ku yaala Magaalada garowe tartan Qura,aan oo mudooyinkaan halkaa uga socday arday kala duwan oo ka kala socda Afar dugsi qura,aan oo ku yaala Magaalada Garowe.

Tartankaa quraa,aanka oo lugu qabtay Masjid Alhudaa ayaa ah kii 16aad ee Culumada Masjidla Alhudaa qabato [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Kulan u dhaxeeya xubna ka socda Jaaliyadaha dibada reer Puntland iyo Bahda Saxafiyiinta oo lugu qabtay Xarunta Dowlada hoose Garowe(Sawiiro)

Kulan u dhaxeeya xubna ka socda Jaaliyadaha dibada reer Puntland iyo Bahda Saxafiyiinta oo lugu qabtay Xarunta Dowlada hoose Garowe(Sawiiro)

(Garowe) RBC: Waxaa maanta ku kulmay Xarunta Dowlada hoose ee Magaalada Garowe Xubna ka socda jaaliyadaha reer Puntland ee ku dhaqan dalka dibadiisa iyo Saxafiyiinta ka howlgasha Magalada Garowe ee Caasimada Puntland.
Kulna kaa oo ahaa mid aan caadi ahayn ayaa waxaa looga hadlayay arima la xariira sida Saxafiyiinta ka howlgasha Puntland ay kaalin muhiim ah [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Diyaar garowga iidu Fidriga oo si weyn looga dareemayo Magaalada Qardho

Diyaar garowga iidu Fidriga oo si weyn looga dareemayo Magaalada Qardho

Qardho: (RBC Radio) Diyaar garowga iidu fidriga ayaa si weyn looga dareemayaa suqyada Magaalada Qardho, suuqa bacadlaha iyo Carwooyinka waweyn ayaa malmihii ugu dambeyey waxaa ka muqanayey is bedel aad u weyn oo ku aadan iida waxaana mashquul badan u ka muqdaa suuqa dharka ee bacadlaha taaso sababtey in xiligaan ay kor u kacaan qimaha [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Wasiirada Arimaha Dibada ee Urur gobaleedkan IGAD oo Maanta Ku Kulmaya Nairobi

Wasiirada Arimaha Dibada ee Urur gobaleedkan IGAD oo Maanta Ku Kulmaya Nairobi

Muqdisho (RBC Radio) Wasiirada arimaha dibada urur goboleed IGAD ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya.
Sida uu sheegay wasiirka dhaqan celinta iyo arimaha bulsha dowlada KMG Soomaaliya Maxamed Cumar Dalxa oo ku sugan magaalada Nairobi kulankaan ayaa waxaa looga hadli doonaa xaalada Soomaaliya.
Dowlada KMG Soomaaliya ayaa [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Xildhibaan Yuusuf Cali Caynte oo ka Warbixiyay Kulan Qaar ka Tirsan Xildhibaanada ay La Qaateen Madaxwayne Shariif

Xildhibaan Yuusuf Cali Caynte oo ka Warbixiyay Kulan Qaar ka Tirsan Xildhibaanada ay La Qaateen Madaxwayne Shariif

Muqdisho RBC Radio) Xildhibaano ka tirsan dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa ay ka war bixiyeen kulan ay la qaateen Madaxwaynaha dowlada KMG Soomaaliya.
Xildhibaam yuusuf Cali Caynte  oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa wxa uu sheegay in kulankaasi uu ahaa mid muhiiim.
Yuusf Cali Caynte ayaa waxa uu tilmaamay in kulankaasi looga hadlay xaalada [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Xaalado Bini aadanimo oo laga Soo Sheegayo Deegaanka Bacaadwayn

Xaalado Bini aadanimo oo laga Soo Sheegayo Deegaanka Bacaadwayn

Muqdisho (RBC Radio) Odoyaasha iyo wax garadka deegaanka Bacaadwayn ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dhibaatooyin ay ka jiraan deegaanka Bacaadwayn gobalkaasi.
Mid ka mid ah nabadoonada deegaankaasi oo saxaafada lahadlay ayaa waxa uu sheegay in haatan dhibaatooyin badan ay ka jiraan deegaankaasi iyo waliba deegaanada ku xeeran.
Nabadoonkaan ayaa waxa uu sheegay in dhibaatooyinka [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Wasiirka Jaaliyadaha ee Dowladda Oo Ka Waramay Tahriibayaasha Soomaalida.

Wasiirka Jaaliyadaha ee Dowladda Oo Ka Waramay Tahriibayaasha Soomaalida.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com 
 
Muqdisho (RBC Radio):- Wasiirka Jaaliyadaha ee Dowladda FKMG ee Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Maxamed Azhari ayaa ka waramay dhibaatada wadamo badan oo Caalamka ah ku heysata Soomaalida tahriib doonka ah.
Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtey xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka sheekeeyay dhibaatooyinka xoogan ee soo wajahay dad u badan dhalinyaro [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Dagaalo Saaka Markale Muqdisho ka Dhacay

Dagaalo Saaka Markale Muqdisho ka Dhacay

Muqdisho RBC Radio) Dagaalo xoogan ayaa waxa ay dhaceen saaka xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho kuwaas oo u dhaxeeya ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo waliba xoogaga ka soo horjeeda.
Dagaaladaan ayaa saaka waabarigii hore waxa ay ka bilowdeen deegaanada kuyaala waqooyiga magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanada ay mudooyinkaanba isku horfadhiyeen dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho.
Dagaalada ayaa [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Muqdisho oo aan Xalay Laga Hurdin

Muqdisho oo aan Xalay Laga Hurdin

Muqdisho RBC Radio) Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa habeenkii xalay waxa ay ahayd mid aan laga seexan.
Dadka reer muqdsho ayaa xalay oo dhan waxaa korkooda ka dhacayay madaafiic cul culus oo ay is waydaarsanayeen dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho.
Qoriga loo yaqaano bi emka ayaa xalaya dhawaaqiisa waxa uu ahaa mid aysan dadka reen Muqdisho [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Duqeymo Dad Rayid Ah Ku Waxyeeleeyay Magaalada Muqdisho.

Duqeymo Dad Rayid Ah Ku Waxyeeleeyay Magaalada Muqdisho.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
 
Muqdisho (RBC Radio):- Dad rayid ah oo u badan haween iyo caruur ayaa saacadihii ugu dambeeyay la gaarsiiyey xarumaha caafimaadka magaalada Muqdisho kuwaasi oo waxyeelo culusi ka soo gaartey duqeyn dhexmartey dhinacyada isaga soo horjeeda dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho.
Dadkani ayaa isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaana laga soo daad gureeyay [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Dadka degmada Godob Jiiraan oo cabasho ka muujiyay Barkado aan afka ka dabalnayn oo dad iyo duunyaba dhibaata ku haya

Dadka degmada Godob Jiiraan oo cabasho ka muujiyay Barkado aan afka ka dabalnayn oo dad iyo duunyaba dhibaata ku haya

(Garowe) RBC : Wararka ka imaanaya degmada godob jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in dadka deegaanka ay cabsho xoogan ka muujinayan dhibaatooyin ay ku hayaan Barkado aan afka ka dobaalnayn oo waxyeeleeyay dadka iyo duunyada deegaanka ku dhaqan.
Mid ka mid ah dadk deegaanka ku dhaqn oo magaciisa ku soo koobay nasri ayaa sheegay in [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Maamulka Gobalka Cayn oo ka mamanuucay hubka sharcidarada ah xarunta Gobalka ee buuhoodhle

Maamulka Gobalka Cayn oo ka mamanuucay hubka sharcidarada ah xarunta Gobalka ee buuhoodhle

(Garowe) RBC: Maamulka Gobalka Cayn ayaa ka mama nuucay gudha Magalada buuhoodhle in lugu dhax qaato hubka sharci darada ah oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku soo badanyay gudaha Magaalada buu hoodhle .
In laga manuuco hubka sharcidarada ah gudaha Magalada buu hodhle ayaa ka danbeeyay kidib markii kulan looga arin sanayay amniga uu ka dhacay gudaha [...]

  • Share/Bookmark

September 7 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Dagaalo Xoogan oo ka Dhacay Xaafado ka Tirsan Muqdisho

Dagaalo Xoogan oo ka Dhacay Xaafado ka Tirsan Muqdisho

Muqdisho (RBC Radio) Dagaaladaan ayaa waxa ay dhaceen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho gaarahaan aagaaga ay mudooyinkaan isku horfadhiyeen dhinacyada ku dagaalamaya magaaalada Muqdisho.
Dagaaladaan ayaa waxa ay dhaceen xaafado ka tirsan degmooyinka Hodan Howlwadaag iyo waliba deegaano ku yaala waqooyiga magaalada Muqdisho.
Dagaaladaan ayaa waxa ay ka denbeeyeen ka dib markii xoogaga Al-Shabaab ay weeraro ku [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Hortegista Xukuumadiisa Ee Baarlamaanka.

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Hortegista Xukuumadiisa Ee Baarlamaanka.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
 
Hargeysa (RBC Radio):- Ra’isulwasaaraha Dawladda FKMG Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali ayaa si faah faahsan uga waramay arinta ku aadan in Xukuumadu hortagto Golaha Baarlamaanka Soomaaliya si loola xisaabtamo.
Ra’isulwasaare Sharma’arke waxaa uu sheegay in ay wanaagsan tahay in uu dhaco la xisaabtan, balse waxaa uu sheegay in waqtigani aysan ahayn mid [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Dagaalo Goos-goos Ah Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Hodan.

Dagaalo Goos-goos Ah Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Hodan.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com 
 
Muqdisho (RBC Radio):- Dagaalo goos goos ah ayaa maanta ka dhacay gudaha degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, dagaalkaasi oo u dhaxeeyay Ciidanka dawlada FKMG Soomaaliya oo garab ka helay Amisom iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Dagaalkani oo aan la ogaan khasaaraha dhabta ah ee uu geystay ayaa labada dhinac ku dhexmaray deegaanka Siigaale [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Boqolaal Ciidamo Ah Oo Ka Gadooday Dawladda FKMG Soomaaliya.

Boqolaal Ciidamo Ah Oo Ka Gadooday Dawladda FKMG Soomaaliya.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com
 
Muqdisho (RBC Radio):- Boqolaal ka tirsan ciidanka milatariga dawladda FKMG Soomaaliya ayaa maanta ku dhaqaaqay gadood, kadib markii ay waayeen mushaaraadkii ay ka qaadan jireen dawladda.
Ciidamadani gadooday ayaa la sheegay in ay gebi ahaanba xireen dhaq dhaqaaqa wadada maka al mukarama ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay in cabaar ah heysteen [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Kumanaan Muslimiin ah oo dibabaxyo caro ku jirto ka dhigay Xarunta Dalka Indunosiya

Kumanaan Muslimiin ah oo dibabaxyo caro ku jirto ka dhigay Xarunta Dalka Indunosiya

(Garowe) RBC: Kumaanaan Muslimiin carysan ayaa maanta isku soo baxay iridka hore e Safaarada Dalka Maraykanka uu ku leeyahay Xarunta dalka Induniisiya kuwaas oo isa soo hurtubay afka hore e Safaarada.
Dadkaan kumaanka gaaraya ee Muslimiinta ah ayaa dibabaxyo xoogan ka hor dhigay safaarda horteeda waxa ayna dibaxoodu ahaa mid ay kaga cabanayaan qorshayaal la sheegay [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Booliiska Hargaysa oo xabsiga dhigay tira macalimiin ah

Booliiska Hargaysa oo xabsiga dhigay tira macalimiin ah

(Garowe) RBC: Booliiska Magalada Hargaysa ee Xarunta  Mamaulka Soomaliland ayaa xabsiga u tixaabay Macalimiin dugsiya qura,aan dhiga Puntland  kuwaas oo ciidanka booliiska Magaalada Hargaysa ay xabsiga dhigeen.
Xariga macalimiintaan ayaa la ogayn sababta ka danbaysa walow lala xariirinayo in uu jiro shakiya ay booliiska macalimiintaan ka qabaan waxaana macalimintaan oo gaaraya 10 Macalin la sheegay in [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Soomaalida ku dhaqan Dalka liibiya oo dalbaday in dalka Soomaaliya dib loogu celiyo

Soomaalida ku dhaqan Dalka liibiya oo dalbaday in dalka Soomaaliya dib loogu celiyo

(Garowe) RBC: Soomaalida ku dhaqan dalka liibiya ayaa walaac xoogan ka muujiyay xaalada nolal xuma oo la soo gudboonaatay kidib markii aay wayeen cid gacan ka siiso xaaladah ay ka cabanayaan .
Dadkaa soomaalida ee ku dhaqan dalka Liibiya ayaa ka cabanaya xaalada ay ka mid yihiin waxa qabad la,aan dhanka Dowlada liibiya oo ay ku [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Booliiska Dalka kenya oo xabsiga u tixaabay wariye looga shakisan yahay qaraxaydii Ugaandha

Booliiska Dalka kenya oo xabsiga u tixaabay wariye looga shakisan yahay qaraxaydii Ugaandha

(Garowe) RBC: Ciidamada booliiska Dalka Kenya ayaa xabsiga u tixaabay Wariye u dhashay dalka Kenya kaa oo lugu tuhun san yahay ku lug lahaanshaha qaraxyadii matnaaha ee ka dhacay Dalka ugaandha bishii julay ee aan ka soo gudbany .
Weriyaha oo lagu magacaabo Xabiib Suleymaan ayaa waxaa lagu xiray magaalada Mombasa xilli uu ka soo baxay [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Qaar ka mid ah Xildhibaanada DKMG oo Dhaliilay Beesha Caalamka

Qaar ka mid ah Xildhibaanada DKMG  oo Dhaliilay Beesha Caalamka

Muqdisho (RBC Radio) Qaar ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa ay ku dhaliileen beesha caalam in ay ka gaabisay wax u qabashada dowlada KMG Soomaaliya.
Xildhibaanad Xaawo C/laahi Khayaad oo ka mid ah xildhibaanada dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa ay ku dhaliishay beesha caalam in ay ka gaabisay wax u qabashada dowlada KMG Soomaaliya.
Xildhibaanadaan [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Maamulka Degmada Wadajir oo Ka Warbixiyay Hub ay Qabteen

Maamulka Degmada Wadajir oo Ka Warbixiyay Hub ay Qabteen

Muqdisho RBC Radio) Maamulka dowlada KMG Soomaaliya ee degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa ka warbixiyay hub iyo rag ay degmadaasi ku qabteeb.
Gudoobiyaha degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow ‘Axmed Daaci’ ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku dhigeen ilaa iyo sadax Nin iyo gaari ay saarnaayeen hub farabadan.
Waxa uu sheegay gudoomiyaha degmada Wadajir ee [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Barakayaasha Muqdisho oo ay la Soo daristay Xaalado DHanka Noloshaa

Barakayaasha Muqdisho oo ay la Soo daristay Xaalado DHanka Noloshaa

Muqdisho RBC Radio) Dadka Barakayaashaa ee ku nool gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa la soo daristay xaalado adag oo dhanka noloshaa iyadoo lagu jiro bisha barakeesan ee Ramadaan.
Barakayaashaan ayaa waxa ay sheegayaan in ay haatan qabaan dhibaatooyin farabadan isla markaan ay u baahan yihiin gurmad in loo sameeyo.
Magaalada Muqdisho oo ay ka socdaan dagaalo xoogan [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

ONLF: Shir Nabadeed oo Aad u Balaadhan oo ka Dhacay Nairobi

ONLF: Shir Nabadeed oo Aad u Balaadhan oo ka Dhacay Nairobi

Waxaa maalintii Jamcaha ahayd shir balaadhan ku qabtay magaalada Nairobi Jaaliyada Afrikada Bari ee Somalida Ogadeeniya [JABSO]. Shirkaas oo ku saabsanaa wadahadalada nabada ee u dhaxeeya dawladaItobiya iyo ururka ONLF, ayaa waxaa ka soo qayb galay wax garadka u dhashay dhulka Somalida Ogadeeniya ee degan Bariga Afrika.
Shirka ayaa laggaga hadlayey sidii loo taabo galin lahaa wadahadalada [...]

  • Share/Bookmark

September 6 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Qaxooti Soomaaliyeed Oo Ku Cadiban Xadka Wadanka Kenya.

Qaxooti Soomaaliyeed Oo Ku Cadiban Xadka Wadanka Kenya.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com 
Libooye (RBC Radio):- Qaxooti Soomaaliyeed oo ka cararay dhibaatada dagaal ee ka socota magaalada Muqdisho iyo gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafey gaarey xadka labada wadan ee Soomaaliya iyo Kenya, kuwaasi oo haatan ku xaniban magaalada Libooye ee dalka Kenya.
Qoysaskani oo tiro ahaan gaaraya ilaa iyo 170 qoys [...]

  • Share/Bookmark

September 5 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Axmed Siilaanyo Oo Ka Qeybgalay Ololaha Nadaafada Soomaaliland.

Axmed Siilaanyo Oo Ka Qeybgalay Ololaha Nadaafada Soomaaliland.

Cawil Maxamuud Cabdi
RBC Radio, Gaalkacyo
Cawil@raxanreeb.com 
Hargeysa (RBC Radio):- Maanta ayaa guud ahaan waxaa degmooyinka maamulka Soomaaliland si toos ah uga bilowday ololaha nadaafada ee lagu hagaajinayo bilicda magaalooyinka maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka qeyb galay ololaha nadaafada ee maanta ka bilowday maamulka Soomaaliland, waxaana Madaxweynuhu daaha ka rogay ololahaasi isaga oo ku [...]

  • Share/Bookmark

September 5 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Kontoroolka galbeed ee Garowe oo lugu qabtay Hawaynay Cung yar soo xaday

Kontoroolka galbeed ee Garowe oo lugu qabtay Hawaynay Cung yar soo xaday

(Garowe) RBC: Ciidanka amniga kontoorolka galbeed ee Magaalada Garowe ayaa gacnta ku dhigay hawayneey la sheegay in ay wadatay cung yar oo ay soo xaday sida dad goob joogyaal ah RBC u xaqiijiyeen .oo ku sugnaa goobta howlgalkaa ka dhacay
Hawaynaydaa ayaa la qabtay xili si dhuumalaysi ah ay doonaysay in ay uga gudbto Kontoroolka hasa [...]

  • Share/Bookmark

September 5 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Lacago been abuur ah oo lugu gubay kontoroolka koofureed ee Garowe(Sawiiro)

Lacago been abuur ah oo  lugu gubay kontoroolka koofureed ee Garowe(Sawiiro)

(Garowe) RBC: Waxaa maanta kontoroolka galbeed ee Magaalada Garowe lugu gubay Lacag Falso ahayd oo dhawaan Ciidanka amniga Gobalka nugaal ay gacanta ku dhigeen xili la damacsanaa in si kharsoodi ah loogu soo gudbiyo suuqyada Magaalada Garowe.
Lacagtaa oo cadadkeedu ahaa 10,000 000 Milyan oo Sh,Soomaali been abuur ah aya xiligii la gubayay waxa goob joogyaal [...]

  • Share/Bookmark

September 5 2010 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »