tawakal expressgolis logo

globalbox90kthestraighter

Gaas oo la su’aallay waxyaabaha ay Puntland uga badalaneyso shirkadda dhiseysa garoonka Gaalkacyo iyo jidka laamiga ah ee Eyl iyo Garoowe

Gaas oo la su’aallay waxyaabaha ay Puntland uga badalaneyso shirkadda dhiseysa garoonka Gaalkacyo iyo jidka laamiga ah ee Eyl iyo Garoowe

Garoowe (RBC Radio) Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shalay dhagax-dhigay labo mashruuc oo waa weyn,kuwaas oo ay hirgelinayso shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo lugu magacaabo CCECC. Labada mashruuc ayaa kala ah,waddo laami ah oo isku xireysa magaalada caasimadda ah ee Garoowe iyo degmada Eyl oo ka tirsan gobolka Nugaal,halka mashruuca kale uu yahay […]

Axmed Madoobe oo sheegay dowladda faderaalka kaliya inay maamusho hawada dalka, dhulkana ay maamullan ururka al-Shabaab

Axmed Madoobe oo sheegay dowladda faderaalka kaliya inay maamusho hawada dalka, dhulkana ay maamullan ururka al-Shabaab

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dowladda faderaalka ku eedeyay in qaybo badan oo dalka ah ay maamullayaan al-Shabaab. Wuxuu sheegay dowladda faderaalka kaliya inay maamusho hawada dalka oo aysan mas’uuliyiinta dowladda ku safri karin dhulka,marka ay doonayaan gobollada iyo deegaanno ka mid ah dalka inay booqdan. Madaxweynaha Jubbaland wuxuu […]

Wakiilka Qaramada Midoobay oo sheegay shirka London ee arrimaha Soomaaliya inuu muhiimad gaar ah u leeyahay isbadel dalka ka dhaca

Wakiilka Qaramada Midoobay oo sheegay shirka London ee arrimaha Soomaaliya inuu muhiimad gaar ah u leeyahay isbadel dalka ka dhaca

Muqdisho (RBC Radio) Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya,Michel Keating ayaa markii ugu horreeysay si faah faahsan uga hadlay shirka London ee arrimaha Soomaaliya looga hadlayo,wuxuuna ku tilmaamay shirka inuu muhiimad gaar ah u leeyahay isbadel ka dhaca Soomaaliya. Wuxuu sheegay shirka inuu mar kale xoojinayo wada-shaqeynta beesha caalamka iyo dowladda faderaalka ah ee […]

439 qof oo cudurka shuban biyoodka u jiifa isbitaallada magaalada Buuhoodle

439 qof oo cudurka shuban biyoodka u jiifa isbitaallada magaalada Buuhoodle

Gaalkacyo (RBC Radio) Tirada dadka uu soo ritay xannuunka shuban biyood magaalada Buuhoodle ayaa gaartay 439 qof ,kuwaas oo hadda lugu dabiibayo isbitaallada iyo goobaha caafimaadka ee ku yaalla degmada. Ilaa shan isbitaal oo Buuhoodle ku yaalla ayaa la sheegay daweyn inay uga socoto dadka xanuunka uu soo ritay,kuwaas oo saacad walba kordhaya,sida laga soo […]

Galmudug oo soo bandhigtay dhallinyaro kufsi iyo jirdil u geystay gabadh da’yar ah

Galmudug oo soo bandhigtay dhallinyaro kufsi iyo jirdil u geystay gabadh da’yar ah

Gaalkayo (RBC Radio) Dowlad-gobolleedka Galmudug ayaa soo bandhigay shan dhallinyaro ah oo dhowaan kufsi iyo jirdil u geystay gabadh da’yar ah,waxaa kalo la shaaciyay magacyadda ragga kufsiga geystay. Taliyaha qaybta boolisa gobolka Mudug ee Galmudug,Maxamed Nuur Cali (Gadaar) oo warbaahinta usoo bandhigay dhallinyarada kufsiga iyo jirdilka geystay ayaa sheegay ciidamada ammaanka inay raggan soo qabteen. […]

Dowladda Kenya oo sheegtay inay duqeyn ku dishay taliye ku-xigeenkii ururka al-Shabaab ee gobolka Gedo

Dowladda Kenya oo sheegtay inay duqeyn ku dishay taliye ku-xigeenkii ururka al-Shabaab ee gobolka Gedo

Muqdisho (RBC Radio) Dowladda Kenya ayaa sheegtay duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka in lugu dilay taliye ku-xigeenkii al-Shabaab ee gobolka Gedo iyo dagaalyahanno kale oo ka tirsan ururka,sida laga soo xigtay saraakiil u hadlay Kenya. Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee “Helicopter” ayaa fuliyay duqeynta oo la sheegay in lugu beegsaday saldhig al-Shabaab ay ku leeyihiin […]

Afhayeenkii laamaha amniga Jubbaland oo loo magacaabay afhayeenka wasaaradda amniga gudaha dowladda faderaalka

Afhayeenkii laamaha amniga Jubbaland oo loo magacaabay afhayeenka wasaaradda amniga gudaha dowladda faderaalka

Muqdisho (RBC Radio) Wasiirka amniga gudaha dowladda faderaalka,Maxamed Abuukar Islow ayaa xilka ka qaaday afhayeenkii wasaaradda amniga gudaha,CabdiKaamil Macalin Shukri waxaana la magacaabay qofka badalaya. Wasiirka ayaa wareegto ka soo baxday wuxuu u magacaabay wasaaradda amniga gudaha inuu afhayeen u noqdo,Sayid Axmed Carab horey u ahaa Afhayeenka laamaha ammaanka ee maamul goboleedka Jubbaland. Wareegtada lugu […]

Maxaa keenay in Gaalkacyo laga dhiso garoon cusub? W/Q Mahad Jama Koronto

Maxaa keenay in Gaalkacyo laga dhiso garoon cusub? W/Q Mahad Jama Koronto

Maxaa keenay in Gaalkacyo laga dhiso garoon cusub? Mahad Jama Koronto April 29, 2017   Qoraal aan galabta ku baahiyay darbiga qolkan aan ku leeyahay Facebook-ga ayaa la igasoo waydiiyay su’aal ahayd Maxaa looga guuray garoonkii hore ee Gaalkacyo? Dabadeed waxaan jeclaystay inaan uga jawaabo garashadayda wallow ay jiraan dad badan oo iigaga aqoon badan. […]

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Gaalkacayo

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Gaalkacayo

Gaalkacyo (RBC Radio) Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalaga Gaalkacayo ka dhagax dhigay dhismaha gaaroonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed, isla markaana ka qayb galay xafladda daahfurka mashruuca dhismaha garoon kaasi. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug kan degmada Gaalkacayo, […]

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday wasaaraddo ka tirsan xukuumadda (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday wasaaraddo ka tirsan xukuumadda (Sawirro)

Muqdisho (RBC Radio) Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre oo maanta kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa tilmaamay in horumarinta Waxbarashada dalka ay tahay ahmiyadda ugu wayn ee lagu gaari karo in dalkeenu uu gaaro halka uu hiigsanayo oo ah horumar. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale […]

Madaxweynaha Puntland oo faah faahiyay mashruuca lugu dhisayo jidka laamiga ah ee Garoowe iyo degmada Eyl (Sawirro+Dhagayso)

Madaxweynaha Puntland oo faah faahiyay mashruuca lugu dhisayo jidka laamiga ah ee Garoowe iyo degmada Eyl (Sawirro+Dhagayso)

Garoowe (RBC Radio) Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29 April 2017 dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum, waxaaana uu madaxweynuhu daahfuray dhismaha mashruuca wadada isku xidhidoonta Garoowe iyo Eyl. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaarahadaha Kanooko ee magaalada […]

Ardayda Gaalkacyo Secondary School Oo Xaflad Qalin-jabin Loo Qabtay (Sawirro)

Ardayda Gaalkacyo Secondary School Oo Xaflad Qalin-jabin Loo Qabtay (Sawirro)

Gaalkacyo (RBC Radio) Arday ka qalin jabisay Gaalkacyo Secondary School ayaa munaasabad balaaran loogu qabtay Hoolka Jaamacadda Global Science University. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka Waxbarashada ee gobalka Mudug, Waalidiin, Arday, Ganacsato iyo qeybaha ururada bulshada. Shirkada Isgaarsiinta Golis ayaa Ardayda Dugsiga Hoose iyo Sare ee Gaalkacyo (Gaalkacyo Secondary School) ka taageertay […]

Wasiirka Warfaafinta, oo xaqiijiyey in Xeerka Saxaafadda Soomaaliya Dib u eegis lagu sameynayo

Wasiirka Warfaafinta, oo xaqiijiyey in Xeerka Saxaafadda Soomaaliya Dib u eegis lagu sameynayo

Muqdisho (RBC Radio) Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya,Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay. Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta kala hadlay muhiimada xeerka saxaafadda iyo in Dowladdu ay diyaar u tahay in xeerka uu noqdo mid ay suxufiyiintu ku qanacsan yihiin oo dib u eegis lagu sameynayo. Wasiir Eng. Yarisow […]

Khasaaro ka dhashay dagaal xoolo dhaqato ku dhex-maray gobolka Shabeellaha dhexe ee koonfurta dalka

Khasaaro ka dhashay dagaal xoolo dhaqato ku dhex-maray gobolka Shabeellaha dhexe ee koonfurta dalka

Muqdisho (RBC Radio) Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeryooday ilaa saddex qof oo kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray dagaal u dhaxeeya xoolo dhaqato hubeysan oo ka dhacay deegaanka Jameeca Misra oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe. Dadka deegaanka warar laga soo xigtay ayaa sheegaya dagaalka inuu khasaaro ka soo gaaray dad rayid ah […]

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay mashruuca lugu dhisayo waddo laami ah oo isku xireysa magaalada Garoowe iyo degmada Eyl

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay mashruuca lugu dhisayo waddo laami ah oo isku xireysa magaalada Garoowe iyo degmada Eyl

Garoowe (RBC Radio) Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe oo xarun u ah maamulka,halkaas oo lugu soo dhaweeyay. Cabdiweli ayaa maalmihii dambe ku sugnaa dalka Itoobiya,waxaa socdalka uu dib ugu soo laabtay Garoowe ku weheliya xubno ka socda shirkada CCECC, waxaa ay toos ugu soo gudbeen xarunta Jaamacada Bariga Afirka […]

Page 1 of 433123Next ›Last »