Nairobi (RBC) Sida ay shaacisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan tirakoobka dadweynaha adduunka waxaa maanta oo Isniin ah kuna beegan 31-ka Oktoobar si rasmi ah u buuxsamay tirada dadweynaha adduunka oo gaartay 7 bilyan oo ruux. Waxaana la sheegayaa in marka la gaaro sanadka 2025 ay tirada dadweynaha adduunka gaari doonto 8 bilyan, Halka qarnigan [...]
