Home » Dhaanwade & Dhalandhool You are browsing entries filed in “Dhaanwade & Dhalandhool”

Dhaanwade & Dhalandhool 17/12/2011: 4+1, Burcada, Mashaariicda, Dilalka Qorsheysan, & Baarlamaanka Puntland

Dhaanwade & Dhalandhool 17/12/2011: 4+1, Burcada, Mashaariicda, Dilalka Qorsheysan, & Baarlamaanka Puntland
Share

Dhalandhool : Dhaanwadow waa nabad , hadde Wadankiina maanta buu dariiqii  Dowlad-wanaaga iyo la dagaalanka musuq-maasuqa in wax laga qabto loo sare kacey !. Waa kuwaas Baarlamaankii Puntland la xisaabtan iyo dabagal ku bilaabey Golihii Xukuumada oo maalinba qaar u yeeraya Golihii Wasiirada oo raacii ugu horeeyayna ay soo hor fariisteen . Waxaaba noogu daran [...]

Share

December 17 2011 | Posted in Dhaanwade & Dhalandhool, RBC, WARARKA | Read More »

DHAANWADE & DHALANDHOOL 13/11/2011

DHAANWADE & DHALANDHOOL 13/11/2011
Share

Dhalandhool: War inleyn tanoo kalena waana sugeysay waxaan maqli jirey ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban, Dhaanwadow la yaab !. War ma maqashey meesha xaalkiisu marayo degaankeenii Puntland ahaa oo maanta Qar ama Gebi ka laalaada oo ay bateen nabadgelyo xumadii , layntii wax garadka , kuwa kala googoynaya Puntland sida SSC, Galbeed-mudug, Raas-caseyr, Maakhir, Karkaar iyo kuwa Buuraleyda galey ee wadaadada [...]

Share

November 13 2011 | Posted in Dhaanwade & Dhalandhool, RBC, WARARKA | Read More »

test