Home » Dood Furan You are browsing entries filed in “Dood Furan”

DOOD FURAN: Bixitaanka Oday Dhaqameedyada Puntland Maxay ku Keeni Kartaa Ansixinta Dastuurka?

DOOD FURAN: Bixitaanka Oday Dhaqameedyada Puntland Maxay ku Keeni Kartaa Ansixinta Dastuurka?
Share

Maalintii shalay ee 15-ka May ayaa qaar ka mid ah  ergadii Puntland ee ka qeybgaleysay shirka oday dhaqameedka ee ka socda Muqdisho waxay shaaca ka qaadeen inay isaga bexeen shirka iyagoo dib ugu laabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland wax ay ku tilmaameen wadatashi ay ku soo yeelanayaan Garowe. Bixitaanka ergadan waxaa ka horeeyey [...]

Share

May 16 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Federalism Soomaalidu ma u Danbaa?

DOOD FURAN: Federalism Soomaalidu ma u Danbaa?
Share

Tan iyo wixii ka dambeeyey sanadkii 2004 markii dawlada KMG ah lagu soo yagleelay dalka Kenya waxaa dawlada Soomaalida lagu magacaabay ‘federaal’, habkaasi oo noqday mid ay ku dhaqmaan dawlada iyo maamulada kale ee dalka ka jira. Waxaa taagan doodo ay shacabka Soomaaliyeed ku doodayaan. Dooda hore ayaa dadka diidan nidaamka Fedraalka ku saleysan waxa [...]

Share

May 12 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Madaxweyne Faroole Muxuu ku Tuhmay Dastuurka Cusub Ee Soomaaliya?

DOOD FURAN: Madaxweyne Faroole Muxuu ku Tuhmay Dastuurka Cusub Ee Soomaaliya?
Share

Warqad uu qoray madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole loona diray xafiisyada Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD,Midowga Europe iyo Mareykanka ayuu madaxweynuhu si weyn uga walaacay qaabka lagu wado dastuurka cusub ee Soomaaliya loo sameynayo. Warqadan oo ku taariikheysan 04 May 2012 ayuu madaxweyne Faroole ku sheegay in maamulkiisa aad uga xun yahay inqodobada [...]

Share

May 11 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Yaa Ah Qaswadayaasha ‘Spoilers’?

DOOD FURAN: Yaa Ah Qaswadayaasha ‘Spoilers’?
Share

Labo bilood ka dib shirkii kooxda Xiriirka Soomaaliya ICG ee ka dhacay Jabuuti kaasoo ahaa meeshii lagu soo hindisay diyaarinta liiska dadka loo bixiyey ‘qaswadayaasha’ waxay xukuumadda KMG ah iyo ururada Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo IGAD ku dhawaaqeen inay xayiraad saari doonaan dadka diidan habsami u socodka qorshaha roadmap-ka. Laakiin liiska qaswadayaasha loo bixiyey [...]

Share

May 2 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Khaatumo iyo Puntland Ma Mudan Yihiin Inay ka Qeybgalaan Wadahadalka Lala Galayo Somaliland?

DOOD FURAN: Khaatumo iyo Puntland Ma Mudan Yihiin Inay ka Qeybgalaan Wadahadalka Lala Galayo Somaliland?
Share

Dawlada KMG Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa dhowaan aqbalay markii ugu horeysay inay wada fariistaan miiska wada hadalka si ay uga wada hadlaan mustaqbalka siyaasadda dalka, taasoo ka dambeysay shirkii London ee dhacay Febraayo 23-keeda oo uu Ingiriisku garwadeenka ka ahaa. Waa markii ugu horeysay oo wada hadal noocaasi ah ay ogolaato Somaliland oo 22-sanadood [...]

Share

April 22 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Maxaa ka Dhalan Kara Ansixinta Dastuurka Qabyo Qoraalka?

DOOD FURAN: Maxaa ka Dhalan Kara Ansixinta Dastuurka Qabyo Qoraalka?
Share

Waxaa meelo kala duwan oo dibadda ka socda wadatashiyo ku saabsan dastuurka Qabyo Qoraalka ee dhowaan loo diyaarinayo in dalka lagu soo rogo. Illaa hadda latashiyada dadweynaha lagama hirgelin gudaha dalka sababo lagu tilmaamay amaanka dartiis iyo xasaasiyad ka dhalatay waxyaabaha ku qoran dastuurka. Waxaa si aad ah loo dhaliilayaaq qodobo xasaasi ah oo ay [...]

Share

April 19 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Sidee u Aragtaa Wadadahalka Somaliland iyo DKMG ah?

DOOD FURAN: Sidee u Aragtaa Wadadahalka Somaliland iyo DKMG ah?
Share

Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa 14/04/2012 magacaabay guddi ka kooban 7 xubnood oo ka tirsan xukuumadda KMG ah kuwaasoo wada hadalo la furi doona maamulka Somaliland oo bishii May 1991 sheegtay inay ka goosteen Soomaaliiya. Magacaabista guddiga DKMG ah waxaa ka horeeyey guddi kale oo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u magacaabay [...]

Share

April 15 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Madaxweyne Shariif + Wasiirka Gudaha Vs Wasiirka Warfaafinta

DOOD FURAN: Madaxweyne Shariif + Wasiirka Gudaha Vs Wasiirka Warfaafinta
Share

Muqdisho (RBC) Xilli uu weli socdo baaritaan ay wadaan guddi gaar ah oo raysul wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Gaas u saaray qaraxii Arbacadii la soo dhaafay [04-04-2012] ka dhacay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Muqdisho ayaa haddana dhinaca kale waxaa cirka isku shareeray eedeymo iyo ereyo kulul oo ay masuuliyiinta dawlada qaarkood hawada isu [...]

Share

April 9 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Ximan iyo Xeeb; Maamulka Degmada Cadaado Mise Maamul Goboleed?

DOOD FURAN: Ximan iyo Xeeb; Maamulka Degmada Cadaado Mise Maamul Goboleed?
Share

Toddobaadkii hore [27 March 2012] waxaa degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud booqasho ku tagay madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, isagoo kulan la qaatay masuuliyiinta Ximan iyo Xeeb ee ku sugan degmada Cadaado. Booqashada madaxweynaha uu ku tagay degmada Cadaado waxay ahayd midii ugu horeysay ee uu ku tago gobolada dhexe ee dalka tan iyo [...]

Share

April 2 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Dhaqamada Xun ee Ka Jira Degmooyinka Kaaraan iyo Madiina oo Bulshadu ka Qeylisay!!

DOOD FURAN: Dhaqamada Xun ee Ka Jira Degmooyinka Kaaraan iyo Madiina oo Bulshadu ka Qeylisay!!
Share

Muqdisho (RBC) Ninkii xusuusta Muqdisho sanadhihii 1990-meeyadii waxay caan ku ahayd dhaqamo fool xun oo sabab u noqday in badi dadkii asalka u ahaa magaalada ay ka firxadaan halka qaar kalana ay indhaha ka daawanayeen wixii qaabka darnaa ee ay ku kici jireen maleeshiyaadka dhiig miiratada ee daacada u ahaa qabqablayaashii dagaalka. Dhaqamadaas inkastoo ay [...]

Share

March 28 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Maxaa Lagu Xusuusan Doono C/laahi Yuusuf Axmed ?

DOOD FURAN: Maxaa Lagu Xusuusan Doono C/laahi Yuusuf Axmed ?
Share

Allah ha u naxariistee Waxaa habeenimadii Jimcaha 23-ka Maarso 2012 magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Madaxweynihii ee DKMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo beryahan ku xannuunsanaa isbitaal ku yaalla Dubai. Haddaba maxaa lagu xusuusan doonaa marxuumka?  Aan soo qaadano dhowr dhacdo oo xaqiiqo ahaan u dhacday. 1- Wuxuu ahaa aas aasihii Jabhadii [...]

Share

March 23 2012 | Posted in Dood Furan, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Ka Guurista Ku Meelgaarnimada Mise Ka Guurida Dawladnimada?

DOOD FURAN: Ka Guurista Ku Meelgaarnimada Mise Ka Guurida Dawladnimada?
Share

Sida lagu sheegay heshiisyadii isxigay ee Garowe 1 & 2 iyo qorshaha roadmap-ka waxay dhigayaan in dhamaadka Agoosto 2012 ay tahay waqtiga ugu dambeysa ee DKMG ee hadda dalka ka jirta.  Waxay qoraaadaasi leeyihiin waxaa loo guurayaa DAWLADNIMO BUUXDA oo aan ahayn Kumeel gaar. Sida wax looga dhigay ma u socdaan? waa su’aal u muuqan [...]

Share

March 20 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Waqtiga Xilka Madaxweynaha Puntland?

DOOD FURAN: Waqtiga Xilka Madaxweynaha Puntland?
Share

Dhowaan madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay in dastuurka cusub ee Puntland uu siinayo in uu xilka hayo mudo shan sano ah- taasoo ah sanad kale oo dheeraad ah markala gaaro bisha Janaayo 2013 oo waqtiga afarta sano ah uu ku eg yahay. Dad badan ayaa su’aal ka keenay fasiraada madaxweyne Faroole ka bixiyey [...]

Share

March 15 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Isku Biirista Al-Shabaab, Al-Qaacida Iyo Kooxda Atam iyo Saameynta Amaanka Puntland, Xalku Muxuu Yahay??

DOOD FURAN: Isku Biirista Al-Shabaab, Al-Qaacida Iyo Kooxda Atam iyo Saameynta Amaanka Puntland, Xalku Muxuu Yahay??
Share

Bishii Febraayo 9-keeda kooxda Al-Shabaab waxay shaaca ka qaaday inay toos ugu biirtay shabakada Al-Qaacida- oo markii horeba ay arday u ahaayeen.  Amiirka Shabaab Axmed Godane oo cod soo duubay ayaa arintaasi qiray waxaana u rumeeyay hpogaamiyaha Al-Qaacida AymanAl Dawaahiri oo ah ninkii hogaanka Al-Qaacida la wareegay geeridii Usaama Bin Laden ka dib. Ku biirista [...]

Share

March 8 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Dawlada KMG Ciidamadeeda ma ku Filnaan Doonaan Amaanka Muqdisho oo Dhan??

DOOD FURAN: Dawlada KMG Ciidamadeeda ma ku Filnaan Doonaan Amaanka Muqdisho oo Dhan??
Share

Tan iyo wixii ka dambeeyey 6-dii Agoosto 2011 waxaa sii kordhayey degmooyinka ay dawlada KMG ah iyo AMISOM ka maamulaan magaalada Muqdisho, haatan waxay dawladu gacanta ku heysaa dhamaan 16-ka degmoo ee Muqdisho (marka laga reebo qeyb ka mid ah degmada Dayniile oo Al Shabaab joogaan). Dad badan waxay wax wanaagsan u arkeen in dawladu [...]

Share

March 3 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Qorshaha Qarsoon ee Ingiriiska Ka Leeyahay Soomaaliya

DOOD FURAN: Qorshaha Qarsoon ee Ingiriiska Ka Leeyahay Soomaaliya
Share

London (RBC) Wargeyska the Observer oo maalinta Axadda ah ka soo baxa magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday qorshaha qarsoon ee dawlada Ingiriiska ka leedahay Soomaaliya waqti xaadirkan taasoo lagu micneeyey arimo dhanka dhaqaalaha gaar ahaan kheyraadka shidaalka ee daahsoon ee Soomaaliya leedahay. Dawlada Ingiriiska ayaa tan iyo bishii Nofembar ee sanadkii [...]

Share

February 26 2012 | Posted in Dood Furan, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Duqeymaha Kenya, Leynta Shacabka iyo Aamusnaanta DKMG

DOOD FURAN: Duqeymaha Kenya, Leynta Shacabka iyo Aamusnaanta DKMG
Share

Waxaa sii kordhaya duqeymaha ciidamada Kenya ay ka geysanayaan deegaanada koonfurta Soomaaliya kuwaasoo dad rayid ah ay ku dhimanayaan kuna dhaawacmayaan, dad badana ku barakacayaan. Militariga Kenya waxay bishii Nofembar ku dhawaaqeen inay duqeynayaan 10 magaalo oo ka mid ah meelaha ay Al-Shabaab ka maamusho koonfurta Soomaaliya. Hadalkaasi waxaa uu ka dambeeyay ka dib heshiis [...]

Share

January 17 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Shirka Khaatumo 2 Maxaa ka soo Bixi Kara?

DOOD FURAN: Shirka Khaatumo 2 Maxaa ka soo Bixi Kara?
Share

Waxaa maalintii Khamiista ee toddobaadkii hore si rasmi ah u furmay “shirkii Khaatumo 2″ oo mudo dheer la sugayey in la isugu yimaado. Shirka waxaa uu ka furmay magaalada Taleex ee gobolka Sool iyadoo ergooyin ku dhow 300 oo isugu jira waxgarad, siyaasiyiin, ganacsato, qurbejoog, haween iyo dhalinyaro ka kala timid dal iyo dibed kana [...]

Share

January 9 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Yay Talada Dalka ka Go’daa “Stake Holders” ???

DOOD FURAN: Yay Talada Dalka ka Go’daa “Stake Holders” ???
Share

Tan iyo wixii ka dambeeyey shirkii wadatashiga ee ay qabanqaabisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya [UNPOS] ee bishii Sebtembar 2011 lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa soo ifbaxay EREY ku cusub dhegaha dadka Soomaalida, kaasoo ah ‘STAKE HOLDERS’oo loola jeedo ‘KUWA AY TALADU KA GO’DO’. Shirkii bishii Disembar lagu qabtay magaalada Garowe ayaa sidoo kale [...]

Share

January 3 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Nidaamka 4.5 Maxaa ku Jaban Sideese looga Gudbi Karaa?

DOOD FURAN: Nidaamka 4.5 Maxaa ku Jaban Sideese looga Gudbi Karaa?
Share

Iyadoo mudo ka badan 10 sano ay caado u ahayd madaxda siyaasada ee Soomaaliya inay wax ku qeybsadaan habka 4.5 oo micnihiisu yahay afar qabiil oo waaweyn iyo qabiil bar ah ayaa hadda waxaa markale soo ifbaxday muran arintaasi ka taagan. Shirkii lagu qabtay magaalada Madaxda Caasimada Dowlad Gobaleedka Puntland ee Garoowe waxay madaxda Dowlada [...]

Share

December 25 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Shariif Xasan Kadib Heshiiskii Kampala iyo Roadmap-ka Maxaa ka Hirgali Doona?

DOOD FURAN: Shariif Xasan Kadib Heshiiskii Kampala iyo Roadmap-ka Maxaa ka Hirgali Doona?
Share

Waxaa cirka isku shareeray khilaafka u dhexeeya mudanayaasha barlamaanka KMG Soomaaliya oo u kala qeybsan labo dhinac ka dib markii maalintii Talaadada ee 13-ka bishan oo mudanayaal gaaraya 283 ay u codeeyeen xil ka qaadista gudoonka barlamaanka. Mudanayaasha waxay hadda u kala qeybsan yihiin dhinac diidan xil ka qaadista afhayeenka barlamaanka isla markaana ku tilmaamay [...]

Share

December 15 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

Dood Furan: Maxaa Loo Waayey Masuul isu Casila Waxqabad La’aan iyo Fashil?!!!

Dood Furan: Maxaa Loo Waayey Masuul isu Casila Waxqabad La’aan iyo Fashil?!!!
Share

Adduunyada waxaa marar badan dhacda in qof masuul ah oo jago muhim ah hayo uu iscasilo. Wasiiro dawladeed, saraakiil ciidan, maamulayaal iyo xitaa hogaamiyaal ururo taasoo ka dhalata ka dib marka ay soo baxaan fadeexado waxqabadxumo ama guul darrooyin dhanka maamulka ah. Warbaahinta waxay had iyo goor soo tebisaa dhacdooyin ku saabsan dad shaqooyinkooda isaga [...]

Share

December 9 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

Dood Ku Saabsan Xayiraada Puntland ay kusoo Rogtay TV-yada Universal & Somali Chanel (DHAGEYSO)

Dood Ku Saabsan Xayiraada Puntland ay kusoo Rogtay TV-yada Universal & Somali Chanel (DHAGEYSO)
Share

Muqdisho (RBC Radio)Iyadoo dhowaan maamulka Puntland uu shaqada ka joojiyay wariyaasha Laba TV oo ka mid ah TV-yada Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah TV-ga Universal iyo Somali Chanel, ayaa warbaahinta RBC Radio waxey samaysay barnaamij gaar ah oo looga hadlayo arintaasi. Barnaajimkaan oo lagu qabtay Studio RBC Radio ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb [...]

Share

November 4 2011 | Posted in Cod, Dood Furan, interviews, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Amisom Puntland ma looga Baahan Yahay?

DOOD FURAN: Amisom Puntland ma looga Baahan Yahay?
Share

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa toddobaadkan ka sheegay magaalada London ee wadanka UK oo uu booqasho ku joogo in maamulkiisu uu dalbaday in ciidamo ka socda AMISOM la geeyo Puntland. Wuxuuna madaxweynuhu si gaar ah u soo hadalqaaday magaalada Gaalkacyo oo uu sheegay in la geyn doono si ay nabadda u sugaan. Madaxweyne Faroole [...]

Share

October 24 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Madaxtooyadu Yey Xukumi Doontaa Haddii Shacabkii Ciidan loo Diro?

DOOD FURAN: Madaxtooyadu Yey Xukumi Doontaa Haddii Shacabkii Ciidan loo Diro?
Share

Ka hor 1-dii September 2011, magaalada Gaalkacyo dhankeeda waqooyi waxay ahayd deegaan nabadeed oo dadka walaalaha ay ku wada noolaayeen. Gaalkacyo oo mudo dheer xarun u ahayd dad Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka yimid, waxaa dhanka waqooyi meelaha kale dheereyd iyadoo xarun ganacsi oo weyn ay noqotay. Waxaa ku soo wada hirtay ganacsadaha ka [...]

Share

September 26 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Ma La Joogaa Waqtigii ay Wada Hadli Lahaayeen DKMG iyo Al-Shabaab?

DOOD FURAN: Ma La Joogaa Waqtigii ay Wada Hadli Lahaayeen DKMG iyo Al-Shabaab?
Share

Muqdisho (RBC) Hal toddobaad ka hor ayaa afhayeenka ururka Al-Shabaab, Sheekh Cali Dheere wuxuu ku dhawaaqay in ururkiisu uu ka baxay Muqdisho ayn bilaabayaan dagaal jabhadeyn ah oo ay ka soo bilaabayaan gobolada, taasi waxay soo afjari kartaa iska horimaadkii dhimashada badnaa ee mudo saddex sano ah ka socday gudaha Muqdisho. Inkastoo aan la dhihi [...]

Share

August 16 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Ma u Maleyneysaa in Al-Shabaab ay Xilligan Sidan ku Dhamaadeen?

DOOD FURAN: Ma u Maleyneysaa in Al-Shabaab ay Xilligan Sidan ku Dhamaadeen?
Share

Muqdisho (RBC) Sabtidii [06-08-2011] ayey ahayd markii uu afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere uu si rasmi ah u qirtay in kooxda ay baneysay fariisimihii ay ku lahayd magaalada Muqdisho. Sheekh Cali Dheere ayaa u sababeeyey bixitaankooda iyagoo go’aansaday in ay bedelaan qaabkii ay u dagaalami jireen, wuxuuna afhayeenku sheegay in dagaalkooda uu noqon doono [...]

Share

August 8 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

Dood Furan: Muxuu Soo Kordhin Karaa Guddiga Doorashada Puntland Ee La Dhisay?

Dood Furan: Muxuu Soo Kordhin Karaa Guddiga Doorashada Puntland Ee La Dhisay?
Share

27-kii bishii aynu soo dhaafney ee June wareegto ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland waxaa lagu magacaabay shan xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Doorashada Puntland. Wareegto lambarkeedu yahay 53 soona baxday 27/June/2011 ayaa lagu magacaabay xubnaha kala ah:- Xubnaha Madaxweynaha magacaabay ayaa kala ahaa:- 1- Dr.Maxamad Xasan Bare 2- Barkhad Cali Saalax 3- [...]

Share

July 8 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Maxay u Taagan Yihiin Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya?

DOOD FURAN: Maxay u Taagan Yihiin Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya?
Share

Muqdisho (RBC) Waxaa la wada og yahay in gole barlamaan kasta ee adduunyada ka jira ay yihiin ‘wakiilada shacabka’ xitaa haddii aysan ku iman rabitaanka dadweynaha. Soomaaliya, dawladihii KMG ahaa ee la soo dhisayey, laga soo bilaabo sanadkii 2000 waxaa soo baxay nidaamka loo yaqaano 4.5 (afar iyo bar) kaasoo beelaha Soomaaliyeed wax loogu qeybiyey.  [...]

Share

June 23 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Xilka Farmaajo Ma Mid Ummadeed Baa Mise Waxaa Iska Leh Labo Shariif??

DOOD FURAN: Xilka Farmaajo Ma Mid Ummadeed Baa Mise Waxaa Iska Leh Labo Shariif??
Share

Tan iyo wixii ka dambeeyey burburkii dawladii hore ee Soomaaliya, waxaa dalka soo maray illaa afar maamul oo KMG ah kuwaasoo dhamaantood dibadaha lagu soo dhoodhoobay, ayna gar wadeen ka ahaayeen UN, Ethiopia, IGAD iyo Afrika. Dawlada hadda joogta ee ay hogaamiyaan labada Shariif (Madaxweyne Shariif iyo Shariif Xasan) Waxay ku dhisneyd habkii dawladii ka [...]

Share

June 10 2011 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

test