Xaflad xil wareejin ah oo ay xilka kula kala wareegayaan Gudoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Cavendish Ee Kampala, Muxamed Khalif iyo Gudoomiyahii hore Ee Siciid C/laahi Diiriye ee xilka ku wareejiye Gudoomiayaha cusub iyo Xubnihiisa Cusub, iyadoo xafladadan ka dhacady Xarunta Xafladaha Ee Villa Ferda Ee Kampala Munaasibadan xil wareejinta oo ay ka soo qayb galeen [...]










