Home » Fadeexad You are browsing entries filed in “Fadeexad”

Gudoomiyihii Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Iscasilay Iyo Warar Sheegaya In Wasiirka Arimaha Gudaha uu Raashiin Sharci Darro ku Qaatay (Warbixin)

Gudoomiyihii Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Iscasilay Iyo Warar Sheegaya In Wasiirka Arimaha Gudaha uu Raashiin Sharci Darro ku Qaatay (Warbixin)
Share

Muqdisho (RBC) Gudoomiyihii hay’adda Maareynta Musiibooyinka C/laahi Maxamed Shirwac ayaa maanta shaaciyey inuu iska casilay xilkaasi oo mudo ku dhow sanad uu hayey isagoo sheegay inay caqabado badan soo wajeheen. C/laahi Maxamed Shirwac oo wariyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho maanta ayaa cadeeyey in warqada istiqaaladiisa uu u gudbiyey madaxweynaha KMG Soomaaliya Shariif waqti hore isagoo [...]

Share

April 28 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Madaxtooyada Puntland oo Laga Go’aamiyey In La Soo Xiro Gen C/laahi Siciid Samatar

XOG: Madaxtooyada Puntland oo Laga Go’aamiyey In La Soo Xiro Gen C/laahi Siciid Samatar
Share

Garowe (RBC) Masuuliyiin lagu kalsoonaan karo oo ku dhow madaxtooyada Puntland ayaa Raxanreeb u sheegay insaraakiisha sare ee amniga la faray in lasoo xiro Gen C/laahi Siciid Samatar oo dhowaan sheegay inuu u sharaxan yahay tartanka madaxtinimada ee Puntland ee doorashada 2013. Go’aanka xariga oo laga qariyey warbaahinta ayaa ka soo baxay kulan golaha wasiirada [...]

Share

April 27 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Wariyaasha Radio Muqdisho Oo Lagu Amray In Aysan Ka Hadli Karin Qarixii Tiyaatarka Muqdisho

XOG: Wariyaasha Radio Muqdisho Oo Lagu Amray In Aysan Ka Hadli Karin Qarixii Tiyaatarka Muqdisho
Share

Muqdisho (RBC) Warar hoose oo ay heshay shabakadda Raxanreeb.com ayaa sheegaya in khilaaf ka dhashay qaraxii Tiyaatarka uu ka dhex abuurmay masuuliyiinta sare ee wasaarada warfaafinta Xukuumadda KMG ah iyo shaqaalaha Idaacadda dowladda ee Radio Muqdisho. Khilaafkan oo soo baxay wixii ka dambeeyay qarixii ka dhacay Afartii bishan Tiyaatarka Qaranka Muqdisho oo dowladda KMG ah [...]

Share

April 16 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

MAXAA KU QARSOON DASTUURKA QABYO QORAALKA EE LA SOO WADO

MAXAA KU QARSOON DASTUURKA QABYO QORAALKA EE LA SOO WADO
Share

Ma Soomaalidii 1960-kii baa ka tacliin, caqli iyo damiir fiican kuwa hadda mise wax kalaa jira?..  Ma Soomaalidii hore iyo maamuladii dalka soo maray ayaa ka diin iyo wadaniyad fiicnaa kuwa hadda jooga mise wax kalaa jira?..Ma gaajada, Colaada iyo abaarta ayaa na dawaqisay mise indhahaan ka xiranahay??? ____________________________________________________________________ In ka badan labo sanadood ayaa [...]

Share

April 13 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka KMG oo Xukuumadda ugu Baaqay Inay Toddobo Cisho ku Keento Faahfaahinta Qaraxii Tiyaatarka Ama Ay Iscasisho

Xildhibaanada Baarlamaanka KMG oo Xukuumadda ugu Baaqay Inay Toddobo Cisho ku Keento Faahfaahinta Qaraxii Tiyaatarka Ama Ay Iscasisho
Share

Muqdisho (RBC) Xildhibaanada baarlamaanka KMG Soomaaliya ee raacsan Madoobe Nuunow Maxamed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ka dib waxay baaq ku aadan qaraxii Tiyaatarka ee dhacay Arbacadii 04/04/2012 kaasoo illaa hadda xukuumadda ku wado baaritaan. Mudanayaasha kulanka yeeshay ayaa soo jeediyey in xukuumada looga fadhiyo in mudo toddobo maalmood gudahood ay ku keento [...]

Share

April 11 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Boosaska Odayaasha Dhaqanka ee Soo Xuli Doona Golaha Dastuuriga oo Muqdisho Lagu Kala Iibsanayo

XOG: Boosaska Odayaasha Dhaqanka ee Soo Xuli Doona Golaha Dastuuriga oo Muqdisho Lagu Kala Iibsanayo
Share

Muqdisho (RBC) Qaar ka mid ah xafiisyada wasiiro ka tirsan xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa ku mashquulsan kala iibsiga boosaska odayaal dhaqameedka loogu talagalay inay soo xulaan golaha cusub ee dastuuriga ee lagu cadeeyey heshiisyadii Garowe iyo qorshaha ‘Roadmap-ka’ iyadoo ay bilaabatay in lacago laga sii qaato odayaasha qabaa’ilada ee rabta in loo magacaabo boosaska. Wasaaradaha [...]

Share

April 7 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Maxaa Keenay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey Raysul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya??

XOG: Maxaa Keenay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyey Raysul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya??
Share

Muqdisho (RBC) Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed kuna taariikheysan 28-03-2012 ayaa lagu sheegay in xilkii uu hayey laga qaaday raysul wasaare ku xigeenka xukuumadda KMG Soomaaliya ahna Wasiirkii Wasaaradda Beeraha Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim. Wareegtada madaxweynaha ayaa u qoryneyd sidatan;- Wareegto Lambar 086 kuna taariikheysneyd 28/03/2012 Ujedddo: Xil Ka [...]

Share

March 30 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »

Khilaaf Ka Taagan Qaabka Loogu Qeybiyey Goboladda Puntland Ergooyinka Ansixinaya Dastuurka Puntland

Khilaaf Ka Taagan Qaabka Loogu Qeybiyey Goboladda Puntland Ergooyinka Ansixinaya Dastuurka Puntland
Share

Boosaaso [RBC Radio] Khilaaf xoog leh ayaa ka taagan qaabka ergooyinka aftida u qaadaya Dastuurka Cusub ee lagu wado in lagu ansixiyo 15-bisha April magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,qaabka tiro ahaan loogu qondeeyey gobol Kasta, waxaana durba soo baxay gobolo si kulul uga hor yimid hanaanka loo maray tirada ergooyinka gobolada Puntland. Khilaafka ayaa ka [...]

Share

March 26 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

Isbitaalka Guud ee Qardho oo Noqday Kan Ugu Liita Shaqada Kuwa Kale ee Puntland [ Warbixin+Sawirro].

Isbitaalka Guud ee Qardho oo Noqday Kan Ugu Liita Shaqada Kuwa Kale ee Puntland [ Warbixin+Sawirro].
Share

Qardho [RBC Radio] Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland ayaa ka hadashay Warbixin ay soo saartay Hay’adda Save the Children ee gacanta ku haysa Isbitaalka Guud ee degmada Qardho iyadoona ku sheegtay Isbitaalku in uu yahay kan ugu liita dhanka Shaqada {Delivery]  kuwa kale ee Puntland, waxaana arrinkan sii Cadaysay Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo tilmaantay in ay [...]

Share

March 16 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Fadeexad: $58 Milyan oo Dawlada Soomaaliya Soo Gashay Sanadkii 2011 oo Aan La Ogeyn Halka ay Martay

Fadeexad: $58 Milyan oo Dawlada Soomaaliya Soo Gashay Sanadkii 2011 oo Aan La Ogeyn Halka ay Martay
Share

Muqdisho (RBC) Warbixin tii ugu horeysay nooceeda oo ku saabsan dakhliga dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa shaaca laga qaaday taasoo muujineysa in sanadkii tegey ee 2011 dawlada gacanta ku dhigtay lacag dhan $58 milyan (konton iyo siddeed milyan oo doolar) taasoo aan la ogeyn wadada ay martay. Warbixintan oo aan weli rasmi ah loo [...]

Share

March 2 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Qeybtii 2aad: Fadeexad Ku Saabsan Wariyaal Soomaaliyeed oo Magacyadooda lagu Been Abuurtay (Akhri Liiska)

Qeybtii 2aad: Fadeexad Ku Saabsan Wariyaal Soomaaliyeed oo Magacyadooda lagu Been Abuurtay (Akhri Liiska)
Share

Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreebwaxay soo bandhigeysaa qeybtii labaad liiska wariyaal Soomaaliyeed oo ka hawlgeli jiray warbaahinta Muqdisho kuwaasoo magacyadooda iyo saxiixooda si been abuur ah looga sameystay loona gudbiyey hay’ado ka mid ah kuwa Qaramada Midoobay. Horey Waxay Shabakada Raxanreeb u faafisay qeybtii koowaad oo ah wariyaasha reer Puntland oo iyaguna lagu been abuurtay iyagoon [...]

Share

February 28 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

Fadeexad: Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka (Akhriso Liiska)

Fadeexad: Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka (Akhriso Liiska)
Share

Nairobi (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa markii ugu horeysay heshay dukuminti ay si hoose u gudbiyeen shakhsiyaad ku qaraabta magaca suxufiyiinta Soomaaliyeed kuwaasoo liis ay ku qoran yihiin wariyaal Soomaaliyeed oo isugu jira kuwa gobolada Bari, Nugaal, Mudug, Banaadir, Hiiraan, Baay iyo Shabeelooyinka u gudbistay hay’ado ka tirsan Qaramada Midoobay isla markaana ku weydiistay in dhaqaale [...]

Share

February 28 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

Shirkadda Saracen oo Lagu Eedeeyay inay ku Xadgudubtay Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya (Warbixin Iyo Sawiro)

Shirkadda Saracen oo Lagu Eedeeyay inay ku Xadgudubtay Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya (Warbixin Iyo Sawiro)
Share

Nairobi (RBC) Siddeed iyo toban bilood ka dib markii shirkadda Saracen International ay ka hawl bilawday Puntland ayaa waxaa soo baxaysa walaac laga qabo in shirkaddu ay ku lug leedahay hawlo xadgudub ku ah xayiraada hubka ee la saaray Soomaaliya sanadkii 1992. Warbixin ay gudbiyeen Guddiga Gaarka ee Qaramada Midoobay ugu xilsaaran la socodka cunaqabateynta [...]

Share

February 27 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Dukuminti Sir Ah: War Murtiyeedka Shirka London oo Hordhac ahaan loo Heley

Dukuminti Sir Ah: War Murtiyeedka Shirka London oo Hordhac ahaan loo Heley
Share

Nairobi (RBC) Qaar ka mid ah warbaahinta oo ay ku jirto Shabakadda Raxanreeb.com ayaa si hoose loo soo gaarsiiyey qoraalka war mutiyeedka loogu talagalay in looga dhawaaqo gabagabada shirka London oo dhacaya Khamiista 23-ka Febraayo. War mutiyeedkan oo si hordhac ah loo diyaariyey ayaa ah kii loogu talagalay in la shaaciyo marka uu dhamaado shirka [...]

Share

February 20 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Qodobadii Heshiiskii Garowe iyo Arimo Yaab Leh oo ku Jira [AKHRISO]

Qodobadii Heshiiskii Garowe iyo Arimo Yaab Leh oo ku Jira [AKHRISO]
Share

Waxaa caawa markii ugu horeysay Shabakada Raxanreeb soo gaaray nuqul ka mid ah qodobadii heshiiskii Garowe ee ka soo baxay shirkii saddexda maalin 15-17-ka Febraayo ka socday magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Heshiiska ayaa ka kooban saddex qodob oo waaweyn oo kala ah;- Nidaamka Federaalka, Qaab Dhismeedka Dawlada iyo Ka shaqeysiinta heshiiskii hore ee Garowe [...]

Share

February 18 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Dhageyso Fu’aad Shongole oo Gaaleysiiyay Dadka Soomaaliyeed ee ka Soo Barakacaya Duleedka Muqdisho (Hadal Taariikhda Geli Doona)

Dhageyso Fu’aad Shongole oo Gaaleysiiyay Dadka Soomaaliyeed ee ka Soo Barakacaya Duleedka Muqdisho (Hadal Taariikhda Geli Doona)
Share

Fu’aad Maxamed Khalaf oo ku magacdheer [Fu'aad Shongole] ayaa muxaadaro uu shalay ka jeediyey masjid ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ayuu ku gaalnimo xukumay dadka Soomaaliyeed ee ka soobarakacaya deegaanada duleedka Muqdisho hadda dhiilo colaadeed ka taagan tahay. Shongole ayaa khudbadiisa toos ugu weeraray haweenka carrurta kala baxsanaya madaafiicda oo uu ku sheegay inay yihiin “SHAYAADIIN [...]

Share

February 17 2012 | Posted in Cod, Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Madaxweyne Caalin oo Furka ku Tuuray “Shirkii Garowe 2″ Iyo Hadalo Kulul oo Qaarkood Sir ahaa oo uu Ka Sharqamiyey (Dhageyso)

Madaxweyne Caalin oo Furka ku Tuuray “Shirkii Garowe 2″ Iyo Hadalo Kulul oo Qaarkood Sir ahaa oo uu Ka Sharqamiyey (Dhageyso)
Share

Garowe (RBC)  Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin oo furitaankii shirka “Garowe 2″ galabta khudbad ka jeediyey ayaa ka dhawaajiyey in go’aanadii wareegii hore ee shirka Garowe ka soo baxay lagu xadgudbay ka dib markii sida uu sheegay la sameeyey guddiyo uusan maamulkiisa wax war ah ka geyn. Caalin wuxuu sheegay in DFKMG ah ay [...]

Share

February 16 2012 | Posted in Cod, Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

Sirtii uu Kashifay Talyaaniga Iyo Naqshada Maxmiyada Cusub Soomaaliya (Dukumintiyo)

Sirtii uu Kashifay Talyaaniga Iyo Naqshada Maxmiyada Cusub Soomaaliya (Dukumintiyo)
Share

Hordhac Bishii Disembar 23-keeda 2011 waxay qoraal ay soo saartay dawlada Ingiriiska ku sheegtay ajendaha shir ay ugu baaqday inay u qabaneyso Soomaaliya, kaasoo lagu tilmaamay mid ay ka dhex guuxayaan hargardaamooyin wiiqaya qaranimada iyo madax bannaanida Soomaaliya. Akhri qoraalkii dawlada Ingiriiska Waraaqaha Ingiriiska waxaa ka dambeeyay dukuminti ay diyaasisay dawlada Talyaaniga oo si cad [...]

Share

February 12 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »

Tirada Dhimashada Qaraxii Hotelka Muna oo Korortay, Dhaawacyo Xaaladoodu Culus Tahay iyo Fadeexad ka Taagan Isbitaalada (Wararkii ugu Dambeeyey)

Tirada Dhimashada Qaraxii Hotelka Muna oo Korortay, Dhaawacyo Xaaladoodu Culus Tahay iyo Fadeexad ka Taagan Isbitaalada (Wararkii ugu Dambeeyey)
Share

Muqdisho (RBC) Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku nafwaayey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay gabaldhicii ka dhacay goob makhaayad ah oo ku dhow hotelka Muna ee magaalada Muqdisho iyadoo ay jiraan dhaawacyo xaaladoodu culus tahay oo isbitaalada yaalla. Dhaawacyada ayaa la geeyey isbitaalada Madiina, Banaadir iyo Daaru Shifa oo dhamaantood ku yaalla Muqdisho, waxaana tiradada [...]

Share

February 9 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

Ajendayaasha Shirka London Iyo Xukun Maxmiyad ah oo Soomaaliya Laga Sameynayo illaa 2015-ka (Warbixin+Dukumintiyo)

Ajendayaasha Shirka London Iyo Xukun Maxmiyad ah oo Soomaaliya Laga Sameynayo illaa 2015-ka (Warbixin+Dukumintiyo)
Share

Sida ku cad dukuminti hordhac ah oo laga diyaariyey shirka London ee dawlada Ingiriisku ay u qabaneyso Soomaaliya bisha Febraayo 23-keeda, waxaa go’aan lagu gaaray in Soomaaliya la geliyo maamul hoosaad (maxmiyad) ah oo la mid ah nidaamka hadda ka jira dhulka reer Falastiin kaasoo ah “Interim Authority”. Dukimintiyadan waxaa qoray danjiraha cusub ee dawlada [...]

Share

February 5 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Deeqihii Waxbarashada Turkiga Siiyey Ardayda Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu Kala Iibsanayo (Dhageyso Wareysi)

Deeqihii Waxbarashada Turkiga Siiyey Ardayda Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu Kala Iibsanayo (Dhageyso Wareysi)
Share

Proff Maxamed Cumar Dalxa Muqdisho (RBC) Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya oo maanta wareysi siiyey RBC Radio ayaa si kulul uga qeyliyey sida foosha xun ee loo maareeyay deeqihii waxbarashada ee dawlada Turkigu ay ugu talagashay ardayda Soomaaliyeed ee dalka ku sugan. Xildhibaan Dalxa ayaa bannaanka soo dhigay [...]

Share

February 5 2012 | Posted in Fadeexad, interviews, RBC, WARARKA | Read More »

XOG SIR AH: Wiilkii Talaadadii Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho Waxaa Soo Diray Nabadsugida DKMG ah (Sawiro)

XOG SIR AH: Wiilkii Talaadadii Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho Waxaa Soo Diray Nabadsugida DKMG ah (Sawiro)
Share

Muqdisho (RBC) Waxaa markii ugu horeysay saraakiil booliska DKMG Soomaaliya ka tirsanay cadeeyen in dhacdadii Talaadadii [31 Janaayo, 2012] ka dhacday qeybta madaxdu ka dhoofaan ee garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ahayd mid ay soo abaabuleen saraakiil ka tirsan hay’adda nabadsugida DKMG Soomaaliya oo Muqdisho ku sugan. Sida Shabakadda Raxanreeb ay qortay maalintii Arbacada [1-da Febraayo [...]

Share

February 2 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

XOG: Nin Watay $2 Milyan oo Kaash ah oo Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho oo La Siidaayey!

XOG: Nin Watay $2 Milyan oo Kaash ah oo Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho oo La Siidaayey!
Share

Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa ogaatay in nin Soomaali ah oo sitay lacag kaash ah oo aad u fara badan oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho maalintii shalay si fudud loo siidaayey ka dib markii ay sidaasi amreen xubno xilal sare ka haya xukuumadda KMG Soomaaliya. Maalintii Shalay [Axad 22, Jan 2012] abaarihii 9:00 subaxnimo [...]

Share

January 23 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Puntland oo la Sheegay in ay Ka Faa’iiday Dhaqaalaha Burcad Badeeda (Warbixin)

Puntland oo la Sheegay in ay Ka Faa’iiday Dhaqaalaha Burcad Badeeda (Warbixin)
Share

London (RBC) Warbixin ay toddobaadkan soo saartay hay’ada daraasaadka sameysa ee Chatham House oo fadhigeedu yahay magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in Puntland si weyn uga faa’iiday dhaqaalaha burcad badeeda ka soo xerooda. Warbixinta oo ka kooban 28 bog ayaa tilmaantay in burcad badeedu ay saameyn sii kordheysa ku leeyihiin dhaqdhaqaaqa [...]

Share

January 16 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Meydad Dad Mudo Hore la Laayey oo Galabta laga Helay Magaalada Beledweyne (Warbixin)

Meydad Dad Mudo Hore la Laayey oo Galabta laga Helay Magaalada Beledweyne (Warbixin)
Share

Beledweyne (RBC) Waxaa galabta gudaha saldhiga booliska ee degmada Beledweyne lagu arkay qubuuro ay ku aasan yihiin dad waqti hore la laayey oo si qarsoodi ah loogu guray godad laga qoday saldhiga dhexdiisa. Saraakiisha maamulka Dooxada Shabeelle oo gacanta ku haya magaalada ayaa sheegay in gudaha saldhiga laga dareemay ur laga shakiyey ka dibna ay [...]

Share

January 13 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, TIRAKOOB, WARARKA | Read More »

Beledweyne: Haweeney Xalay La Kufsaday iyo Dhac Dadka loo Geysanayo (Warbixin)

Beledweyne: Haweeney Xalay La Kufsaday iyo Dhac Dadka loo Geysanayo (Warbixin)
Share

Beledweyne (RBC) Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in rag hubeysan oo ka tirsan maamulka Dooxada Shabeelle ee gacanta ku haya magaaladaasi ay magaalada ka geysanayaan falal lagu dhibaateynayo dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Beledweyne. Habeenkii xalay ayaa koox hubeysan waxay qeybta galbeedka ee magaalada Beledweyne [Qarraxsin] ku [...]

Share

January 10 2012 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Diyaarado ay Leedahay Israel oo ka Qeybqaadanaya Duqeymaha Koonfurta Soomaaliya

XOG: Diyaarado ay Leedahay Israel oo ka Qeybqaadanaya Duqeymaha Koonfurta Soomaaliya
Share

Nairobi (RBC) Sida lagu muujiyey xog qarsoodi ah oo ay daabacday shabakada Wikileaks, diyaaradaha aan duuliyaasha lahayn ee Yuhuuda ayaa qeyb ka qaadanaya weerarada duqeymaha ee ka socda gobolada koonfurta dalka Soomaaliya oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab. Warbixinta ayaa sheegtay in Israel ay u soo dirtay Soomaaliya diyaaradaha duuliyaasha aan lahayn ee loo [...]

Share

January 6 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Warshadda Lacagta Lagu Daabaco Ee Cadaado (Warbixin + Sawiro)

Warshadda Lacagta Lagu Daabaco Ee Cadaado (Warbixin + Sawiro)
Share

Cadaado (RBC) Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka qeyliyey makiinad lagu daabaco lacagta Shilin Soomaaliga taasoo magaalada Cadaado dhexdeeda ay keensadeen rag ganacsato deegaanka ah. Makiinad oo hadda shaqeyneysa mudo dhan lix bilood ayaa waxay soo saartaa lacagta kunka shilin ee Soomaaliga kaasoo lagu daabaco warqado been abuur ah. Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb Maxamed [...]

Share

January 2 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Garowe: Carruurta oo Afar Maalin Waxbarasho La’aan ah iyo Gaadiidka oo Xaniban (Warbixin)

Garowe: Carruurta oo Afar Maalin Waxbarasho La’aan ah iyo Gaadiidka oo Xaniban (Warbixin)
Share

Garowe (RBC) Dugsiyada waxbarashada ee magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maalintii afraad xiran kadib markii amar ay soo saareen taliska ciidanka madaxtooyada ee Garoowe kaasoo maamulada iyo macalimiinta loo sheegay inaysan furin dugsiyada iyo dhamaan jaamacadaha ku yaalla Garowe. Amarkan oo soo baxay bilawgii usbuucan ayaa dhaqangalay labo maalin ka hor furitaankii shirka [...]

Share

December 23 2011 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Saracen oo Garoon Macmal ah ka Sameysatay Duleedka Boosaaso Iyo Muran Arintaasi ka Dhashay (Warbixin)

Saracen oo Garoon Macmal ah ka Sameysatay Duleedka Boosaaso Iyo Muran Arintaasi ka Dhashay (Warbixin)
Share

Boosaaso (RBC) Muran xoog leh ayaa ka taagan garoon diyaaradeed oo macmal oo ay sameysatay shirkadda Saracen International kaasi oo ku yaalla meel u dhow garoonka weyn ee diyaaradaha ee Boosaaso. Muranka ayaa hareeyey masuuliyiinta Puntland iyo shirkadda Saracen oo dhowaan soo degtay magaalada Boosaaso, sheegtayna inay tababaro siineyso ciidamada badda Puntland. Maalintii shalay ayay [...]

Share

November 16 2011 | Posted in Fadeexad, RBC, WARARKA | Read More »

test