Home » Hadalheynta Q
You are browsing entries filed in “Hadalheynta Q”
Muqdisho (RBC) Nuqulka labaad ee dastuurka qabyo qoraalka Soomaaliya oo dhowaan isbedel lagu sameeyey qodobadiisa ayaa lagu soo daray qodobo cusub oo aan horey ugu jirin nuqulkii koowaad ee dastuurka qabyo qoraalka, kuwaasoo dadweynuhu ay hadalhayaan. Nuqulkan labaad oo aan weli la shaacin hase yeeshee la siiyey dhamaan masuuliyiinta dawlada KMG Soomaaliya, maamul goboleedyada, wasiirada [...]
May 13 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Addis Ababa (RBC) Madaxda DKMG Soomaaliya ee ka qeybgashay shir amaanka looga hadlay oo ka dhacay magaalada Bahar Daar ee xarunta maamul goboleedka Amxaarada Ethiopia ayaa ka jeediyey codsi ah in ciidamada Ethiopia ee taageeraya ciidamadeeda aan si deg deg ah looga saarin gobolada Soomaaliya. Shirka Bahar Daar ayaa waxaa ka soo qeybgalay madaxda wadamada [...]
April 17 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Hargeysa (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa aragti ka qaaday 150 ruux (100 ruux oo ku sugan Hargeysa iyo 50 ku sugan Muqdisho) oo ku kala nool magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa kuwaasoo aragtidooda ku aadan wadahadalka DKMG Soomaaliya iyo maamulka Somaliland la weydiiyey iyagoo dhamaantood la hordhigay hal su’aal oo ah “sidee u aragtaa wada hadalka ka [...]
April 16 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Kulamo aan loo kala kicin haddana kala gooni gooni ah ayaa illaa galabta ka soconaya xarunta Villa Soomaaliya gaar ahaan xafiisyada madaxweyne Shariif iyo kan raysul wasaare C/weli Gaas kuwaasi oo looga arinsanayo xaalada wasiirka warfaafinta DKMG C/qaadir Xuseen Jaahweyn oo ay arintiisu si weyn u gilgishay dawlada oo idil. Kulamada waxay bilowdeen [...]
April 10 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Hargeysa (RBC) Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee waqooyiga dalka ayaa maanta markii ugu horeysay la soo tusay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa kadib markii uu xabsiga ku jiray mudo ku dhow hal bil. Boqor Buurmadow waxaa la xiray 15-kii Maarso 2012 kadib markii uu ka soo degey garoonka diyaaradaha [...]
April 8 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiishasareee ururka Al-Shabaab ayaa khudbad uu shalay ka jeediyey masjid ku yaalla magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose wuxuu sikulul uu dhaleeceeyey siyaasadda ku saleysan shirqool in dadka lagu dilo iyadoo loogu soo gabanayo ereyga “JIHAAD” arintaasi oo uu aad u cambaareeyey. Sheekh Aweys wuxuu [...]
April 1 2012 | Posted in Cod, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Muqdisho (RBC) Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed kuna taariikheysan 28-03-2012 ayaa lagu sheegay in xilkii uu hayey laga qaaday raysul wasaare ku xigeenka xukuumadda KMG Soomaaliya ahna Wasiirkii Wasaaradda Beeraha Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim. Wareegtada madaxweynaha ayaa u qoryneyd sidatan;- Wareegto Lambar 086 kuna taariikheysneyd 28/03/2012 Ujedddo: Xil Ka [...]
March 30 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Gaalkacyo (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaau soo jeediyey maamulada Puntland iyo Galmudug inay isu furaan magaalada Gaalkacyo labadeeda dhinac isagoo sheegay inay muhim tahay in magaalada hal mid ah noqoto. Madaxweyne Shariif oo Gaalkacyo u tegey aaskii marxuum C/laahi Yuusuf Axmediyo shirkii saxiixayaasha roadmap-ka ayaa hadalkaasi u jeediyey mar uu ka hadlay [...]
March 27 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Allah ha u naxariistee waxaa xalay [23-Marso 2012] isbitaal ku yaalla magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka ku geeriyooday madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed o mudooyinba xannuunsanayey. Haddaba waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa taariikh nololeedkii Marxuumka oo kooban laga soo bilaabo 1934-kii illaa 2012. – Cabdullaahi Yuusuf Axmed wuxuu ku dhashay Tuulada [...]
March 23 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, Taariikh, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Amiirka kooxda Al-Shabaab ee lamidowday Al-Qaacida Axmed Cabdi Godane ayaa sidii looga bartay markale codkiisa cajalad ku soo duubay isagoo khudbeynayey mudo 25 daqiiqo ah taasoo laga baahiyey idaacadda Al-Shabaab. Cajalada markan waxay ka hadleysaa dhowr qodob oo uu Godane u arko inay muhim u yihiin ka hadalkooda inkastoo arimaha qaarkood aysan hadda [...]
March 20 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Wakiilka Gaarka Midowga Europe ee Geeska Afrika Alex Rondoz oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa maanta wareysi gaar ah RBC Radio ku siiyey magaalada Muqdisho isagoo ka waramay arimaha gargaarka bani’aadanimo, taageerada Midowga Europ ee Soomaaliya ay siiyaan, aragtida Midowga Europe ee khilaafka baarlamaanka Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqayada hadda socda ee la doonayo [...]
March 19 2012 | Posted in Hadalheynta Q, interviews, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa ogaatay in hay’adda Nabadsugida DKMG Soomaaliya ay furtay baaritaan ku saabsan dhacdadii isqarxinta ahayd ee Arbacadii 14-kii Maarso ka dhacday afaafka hore ee xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya gaar ahaan meel bannaanka ka ah xafiiska Shariif Xasan Sheekjh Aadan uu ku leeyahay madaxtooyada. Ugu yaraan saddex maalmood ee la soo dhaafay [...]
March 17 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Garowe (RBC) Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo xalay khudbad ka jeediyey kulan casho ah oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Garowe loogana hadlayey dastuurka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in DKMG Soomaaliya aysan u madax bannaaneyn aqoonsi la siiyo maamul goboleedyada cusub iyo wada hadal lala galo Somaliland. Madaxweyne Faroole ayaa khudbadiisa si kulul [...]
March 11 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa u sheegay Shabakada Raxanreeb in Urur Goboleedka IGAD iyo Kooxda Xiriirka ee Arimaha Soomaaliya ee ICG (International Contact Group) ay hadda gacanta ku hayaan liiska xubno ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya kuwaasoo lala doonayo in cunaqabateyn lagu soo rogo dhowaan. Xubnahan ayaa ah mudanayaasha diidan Shariif Xasan [...]
February 24 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Nairobi (RBC) Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay isku raacay qaraar lagu taageerayo ciidamada ka socda Midowga Afrika ee AMISOM oo hadda ku sugan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho oo ay kula dagaalamayaan ururka Al-Shabaab. Qaraarka Golaha Amaanka oo si buuxda ay isugu raaceen ayaa waxaa uu dhigayaa:- – In tirada ciidanka AMISOM la gaarsiiyo [...]
February 23 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Qaar ka mid ah warbaahinta oo ay ku jirto Shabakadda Raxanreeb.com ayaa si hoose loo soo gaarsiiyey qoraalka war mutiyeedka loogu talagalay in looga dhawaaqo gabagabada shirka London oo dhacaya Khamiista 23-ka Febraayo. War mutiyeedkan oo si hordhac ah loo diyaariyey ayaa ah kii loogu talagalay in la shaaciyo marka uu dhamaado shirka [...]
February 20 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Waxaa caawa markii ugu horeysay Shabakada Raxanreeb soo gaaray nuqul ka mid ah qodobadii heshiiskii Garowe ee ka soo baxay shirkii saddexda maalin 15-17-ka Febraayo ka socday magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Heshiiska ayaa ka kooban saddex qodob oo waaweyn oo kala ah;- Nidaamka Federaalka, Qaab Dhismeedka Dawlada iyo Ka shaqeysiinta heshiiskii hore ee Garowe [...]
February 18 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Boqollaal qoys oo ku noolaa deegaanada duleedka Muqdisho ayaa maalintii saddexaad dib ugu soobarakaca caasimada Muqdisho ka dib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG maalintii Arbacada ay ku sii siqeen deegaanka Ceelasha biyaha. Waxaa maanta oo ah maalintii saddexaad weli qulqulaya gaadiidka waaweyn iyo kuwa yar yar oo dadka ka soo daadgureynaya deegaanada [...]
February 17 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Hordhac Bishii Disembar 23-keeda 2011 waxay qoraal ay soo saartay dawlada Ingiriiska ku sheegtay ajendaha shir ay ugu baaqday inay u qabaneyso Soomaaliya, kaasoo lagu tilmaamay mid ay ka dhex guuxayaan hargardaamooyin wiiqaya qaranimada iyo madax bannaanida Soomaaliya. Akhri qoraalkii dawlada Ingiriiska Waraaqaha Ingiriiska waxaa ka dambeeyay dukuminti ay diyaasisay dawlada Talyaaniga oo si cad [...]
February 12 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Sida ku cad dukuminti hordhac ah oo laga diyaariyey shirka London ee dawlada Ingiriisku ay u qabaneyso Soomaaliya bisha Febraayo 23-keeda, waxaa go’aan lagu gaaray in Soomaaliya la geliyo maamul hoosaad (maxmiyad) ah oo la mid ah nidaamka hadda ka jira dhulka reer Falastiin kaasoo ah “Interim Authority”. Dukimintiyadan waxaa qoray danjiraha cusub ee dawlada [...]
February 5 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Muqdisho (RBC) Sida Shabakada Raxanreeb ay ka heshey ilo wareed ku dhow xukuumadda KMG Soomaaliya dawladaha deeqaha lacageed siin jiray DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa jartay lacagihii ay bixin jireen halka qaar kalena ay shuruud ku xireen. Saraakiil ka tirsan xukuumadda ayaanoo xaqiijiyey in dawlada Talyaaniga oo hore u bixin jirtay mushaharkii ciidamada militariga DKMG [...]
February 1 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo galabta khudbad dheer ka jeediyeymunaasabadii ugu horeysay ee lagu xuso markii uu xukunka qabtay saddex sano ka hor ayaa wuxuu kagahadlay arimo fara badan oo ka mid ah waxyaabaha hadda taagan iyo hawlihii uuqabtay intii uu xilkan hayey tan iyo bishii Janaayo sanadkii 2009 markaasoo lagu [...]
January 31 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ciidamadii ugu badnaa ee wadanka Ethiopia oo shalay ka soo gudbay soohdinta Doolow ayaa maanta soo gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo. Ciidamadan oo aan tiradooda la cadeyn karin laakiin dadka deegaanka ay ku tilmaameen kuwii ugu badnaa ayaa wata taangiyo iyo madaafiicda culus ee baabuurta lagu jiido. Waxayna maanta ciidamadaasi fariisimo kala [...]
January 30 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho ( RBC) Iyadoo maalmahan ay suuqa ku jireen warar sheegaya in ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cabdi Wali Cali (Gaas)uu damacsan yahay in isku shaan dheen uu ku sameeyo golihiisa wasiirada ayaa maanta oo jimco ah waxa uu soo saaray war saxaafadeed, nuqul ka mid ah war saxaafadeedkaas oo ay heshay RBC Radio halkan ka aqriso. [...]
January 27 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Macalin Daahir Aweys oo ahaa aabihii dhalay Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha ururka Al-Shabaab ayaa xalay ku geeritooday deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya geerida Macalin Daahir oo ku jiray da’da dhowr iyo sagaashanka. Ilo wareedyo ku sugan deegaanka ayaa sheegay in [...]
January 26 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, Taariikh, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay dadka mudada dheer deganaa xarumihii dawlada iyo kuwii adeega bulshada ee Muqdisho oo aan rabin inay ka guuraan illaa hadda. Madaxweyne Shariif oo ka hadlay kulan ay yeesheen guddi gaar ah oo dhowaan dawladu u saartay ka soo talabixinta sida loo dardargelin [...]
January 25 2012 | Posted in Cod, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Xaflad ballaaran oo maanta ka dhacday xarunta Xalane oo sadhig u ah ciidamada AMISOM ayaa si rasmi ah xariga looga jaray xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNPOS. Raysul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah xariga uga jaray xafiiska UNPOS, iyadoo uu goob joog [...]
January 24 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa ogaatay in nin Soomaali ah oo sitay lacag kaash ah oo aad u fara badan oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho maalintii shalay si fudud loo siidaayey ka dib markii ay sidaasi amreen xubno xilal sare ka haya xukuumadda KMG Soomaaliya. Maalintii Shalay [Axad 22, Jan 2012] abaarihii 9:00 subaxnimo [...]
January 23 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Muqdisho (RBC) Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa goordhow xaqiijiyey in uu geeriyooday sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka Al-Qaacida kana barbar dagaalamay ururka Al-Shabaab. Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa’id ku qabtay duleedka Muqdisho ayaa sheegay in Bilaal Al-Birjaawi oo ahaa dagaalyahan Al-Shabaab ka barbar dagaalama inuu ku geeriyooday duqeyn [...]
January 21 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) 21-ka January oo ku beegan maanta ayaa loo aqoonsan yahay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, waana maalin lagu maamuso bilawgii iyo aas aaskii wargeyskii ugu horeyay ee Af Soomaali ku qoran dadkuna akhristaan oo dalka ka soo baxa. Wariyaasha Soomaaliyeed, ee dal iyo dibedba jooga waxay sanad walba u dabaal degan xuska maalintan si ay [...]
January 21 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA | Read More »