Home » Ma Ogtahay You are browsing entries filed in “Ma Ogtahay”

Maxaa Ka Ogtahay 10-ka Haween Ee Ugu Awooda Badan Africa (Warbixin & Sawirro)

Maxaa Ka Ogtahay  10-ka Haween Ee Ugu Awooda Badan Africa (Warbixin & Sawirro)

Nairobi (RBC) Waxa dhawaan la soo saaray warbixin ay ku qoran yihiin 10-ka haween ee ugu awooda badan Qaarada Africa.     Waxa ugu horeeya: 1-Luisa Diogo: waa siyaasi reer Mozambic ah, taas oo noqotay ra’iisal wasaarihii ugu horeeyay ee dalka Mozambique bishii February 2004. siddoo kale waxa ay noqotay wasiirada Beeraha iyo Maaliyada dalka [...]

Share

May 12 2012 | Posted in Ma Ogtahay, RBC, WARARKA | Read More »

Xubinta Ma Ogtahay (Qeybtii 3aad)

Xubinta Ma Ogtahay (Qeybtii 3aad)

Muqdisho (RBC)  Ku Soo Dhawaada Asxaabata aan jecalnahow qeyb kale oo ku saabsan xubinta Ma Ogtahay oo Jimco kasta kala socotaan Shabakadda Raxanreeb.com 1- Ma Ogtahay akhristoow in Qur’aanka Kariimka lagu sheegay Lafdiga “Al-Dunyaa” 115-jeer, mase Ogtahay in Qur’aanka Kariimka in lagu xusay “Al -aakhirah”  115-jeer. 2- Ma Ogtahay Masaajidkii ugu horreyay ee Islaamka uu [...]

Share

February 24 2012 | Posted in Ma Ogtahay, RBC, WARARKA | Read More »