Home » Raad Raaca You are browsing entries filed in “Raad Raaca”

Shirka Istanbul oo Shuruud Looga Dhigay Natiijada Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Dhameynta Ku Meelgaarka (Warbixin)

Shirka Istanbul oo Shuruud Looga Dhigay Natiijada Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Dhameynta Ku Meelgaarka (Warbixin)
Share

Nairobi (RBC) Iyadoo bisha June ee soo socota dalka Turkiga loogu ballansan yahay in lagu qabto shir aad u ballaaran oo arimaha wadanka Soomaaliya looga hadlayo ayaa haddana waxaa soo baxaya walaac beesha caalamka ka muujineyso natiijada laga fili karo shirarka Soomaalida ee hadda ka socda gudaha dalka. Ajendaha shirka Turkiga ayaa ah in lagu [...]

Share

May 17 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Madaxweyne Shariif oo Golaha Amaanka Weydiistay In Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya

Madaxweyne Shariif oo Golaha Amaanka Weydiistay In Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya
Share

New York (RBC) Madaxweynaha KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo xalay khudbad ku saabsan xaalada wadanka Soomaaliya ka horjeediyey ayaa markale ku celiyey dalab horey DKMG ah u soo jeedisay oo ahaa in dawlada laga qaado xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya taasoo DKMG ay u aragto inay caqabad ku tahay sugida amaanka dalka. Madaxweyne Shariif [...]

Share

May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Afhayeenka Xukuumadda KMG oo Shaaca ka Qaaday In Soo Xulida Ergadii Ansixin Lahayd Dastuurka Ay Dib u Dhacday Arimo Farsamo Dartood

Afhayeenka Xukuumadda KMG oo Shaaca ka Qaaday In Soo Xulida Ergadii Ansixin Lahayd Dastuurka Ay Dib u Dhacday Arimo Farsamo Dartood
Share

Muqdisho (RBC) Afhayeenka xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo galabta la hadlay wariyaasha ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay wado dadaal ay ku xalineyso caqabado dhanka farsamada uu ku sheegay oo hakiyey habsami u socodkii shirkii odayaasha dhaqanka ee ka socday magaalada Muqdisho. Afhayeen Yariisow oo sidoo kalana ah afhayeenka raysul wasaare [...]

Share

May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Xildhibaan Daahir Ciiro oo Ku Eedeeyay Xukuumadda Raysul Wasaare Gaas Bixitaankii Ergooyinka Puntland

Xildhibaan Daahir Ciiro oo Ku Eedeeyay Xukuumadda Raysul Wasaare Gaas Bixitaankii Ergooyinka Puntland
Share

Muqdisho (RBC) Xildhibaan Daahir C/qaadir Ciiro oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in bixitaankii ergadii maamul goboleedka Puntland uga qeybgalaysay shirka oday dhaqameedka Muqdisho ay ka dhalatay fashil ku yimid shirka oo ay sababtiisa leedahay xukuumadda raysul wasaare C/weli Gaas. Xildhibaanka ayaa sheegay in xukuumadda ay ku guuleysan weysay in shirku noqdo [...]

Share

May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Taliyaha Ciidanka Somaliland: Hargeysa Dhexdeeda In Nalaga Soo Weeraro Mahan Wax Aanu Shacabka ka Filaynay

Taliyaha Ciidanka Somaliland: Hargeysa Dhexdeeda In Nalaga Soo Weeraro Mahan Wax Aanu Shacabka ka Filaynay
Share

Hargeysa (RBC) Taliyaha ciidamada maamulka Somaliland Gen Ismaaciil Muxumed Shaqlle oo ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay xaafadaha bari ee magaalada Hargeysa ayaa nasiib darro ku tilmaamay in dadka shacabka ahay soo weeraraan ciidamada maamulka oo ku sugan xeryahooda sida uu sheegay. Gen Shaqalle ayaa u tacsiyeeyey dadkii ay eheladooda ku dhinteen dagaalkii cuslaa ee [...]

Share

May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Wasiiru Dawlaha Dastuurka: Ergada Puntland Shirka Way Joogaan ee Waxaa Baxay Saddex Oday

Wasiiru Dawlaha Dastuurka: Ergada Puntland Shirka Way Joogaan ee Waxaa Baxay Saddex Oday
Share

Muqdisho (RBC) Wasiiru dawlahadastuurka ee xukuumadda KMG Soomaaliya Xasan Maxamed Jimcaale oo xalay faahfaahin ka bixiyey ergooyinkii maamulka Puntland uga qeybgalayey shirka oday dhaqameedyada Muqdisho ee shalay dib ugu laabtay magaalada Garowe ayaa beeniyey in ergada Puntland ay gebi ahaanba shirka isaga bexeen. Wasiiru dawlaha ayaa sheegay in warbaahinta aysan ka run sheegin dadka baxay, [...]

Share

May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Faahfaahin: Khasaaraha Dagaal Maanta ka Dhacay Hargeysa oo Kordhay

Faahfaahin: Khasaaraha Dagaal Maanta ka Dhacay Hargeysa oo Kordhay
Share

Hargeysa (RBC) Dadka ku dhintay dagaal saaka ka qarxay xaafadaha bari ee magaalada Hargeysa ayaa la sheegayaa inay haatan gaareyso 11 ruux halka dhaawacyaduna ay gaarayaan illaa 8 kale oo u badan dad rayid ah, sida ay xaqiijiyeen ilaha caafimaad. Saraakiisha caafimaadka ee isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa Raxanreeb u xaqiijiyey in labo ka [...]

Share

May 15 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Khaatumo State oo Ku Eedeeyay Puntland Iyo Somaliland Inay Beegsi ku Hayaan Dadka ka Soo Jeeda SSC

Madaxweynaha Khaatumo State oo Ku Eedeeyay Puntland Iyo Somaliland Inay Beegsi ku Hayaan Dadka ka Soo Jeeda SSC
Share

Buuhoodle (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan [Axmed Karaash] ayaa si weyn ugu eedeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland inuu beegsi gaar ah ku hayo dadka ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Ceynoo ku nool deegaanadooda. Axmed Karaash oo isagoo ku sugan magaalada Buuhoodlela hadlaywariyaasha ayaa soo bandhigay xarig loo geystay odayaal [...]

Share

May 15 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

C/laahi Sheekh Xasan: Beesha Caalamka Waa inay Faroole Maxkamad Saartaa

C/laahi Sheekh Xasan: Beesha Caalamka Waa inay Faroole Maxkamad Saartaa
Share

Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha Isbahaysiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda C/laahi Sheekh Xasan oo maanta wariyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay khaladaad uu sheegay in xukuumadda KMG ay galeyso iyo kuwo uu ku eedeeyeyinay beesha caalamka ka galeyso dadka Soomaaliyeed. C/laahi Sheekh Xasan ayaa sigaar ah u soo hadal qaaday digniintii dhowaan ka soo baxday ururada [...]

Share

May 14 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Aqoonsiyada Sarkaal Burundi Ah oo ay Sheegeen Inay Muqdisho Ku Dileen

DAAWO SAWIRADA: Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Aqoonsiyada Sarkaal Burundi Ah oo ay Sheegeen Inay Muqdisho Ku Dileen
Share

Muqdisho (RBC Radio) Ururka Al-Shabaab ee ka soo horjeeda dowlada KMG ayaa soo bandhigay aqoonsiyada sarkaal tirsan Ciidamada Brundi oo ay sheegeen inay ku dileen magaalada Muqdisho. Sargaalkaan oo ay magaciisa ku sheegeen BIZIMANA Emmanuel oo dhashay 1972-kii, ayaa war ay soo galiyeen barta ay ay Al-Shabaab ku leeyihiin Twitter-ka ku sheegeen in ay ku [...]

Share

May 14 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Raysul Wasaare Ku Xigeenka Cusub ee Xukuumadda KMG oo Maanta Lagu Dhaariyey Xafiiska Shariif Xasan

Raysul Wasaare Ku Xigeenka Cusub ee Xukuumadda KMG oo Maanta Lagu Dhaariyey Xafiiska Shariif Xasan
Share

Muqdisho (RBC) Raysul wasaare ku xigeenka cusub ahna wasiirka cusub ee beeraha iyo xannaanada xoolaha xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamed Xuseen oo dhowaan uu magacaabay madaxweynaha KMG Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta loo dhaariyey xilkaxafiiskiisa iyadoo ay ka qeybgaleen dhaarta masuuliyiin ka tirsan dawlada. Dhaarinta wasiirka cusub ee beeraha iyo xannaanada xoolaha ayaa ka [...]

Share

May 14 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Raysul Wasaare C/weli Gaas oo Sheegay in Ciidamada AMISOM Waqti Yar Ay Dalka Sii Joogi Doonaan

Raysul Wasaare C/weli Gaas oo Sheegay in Ciidamada AMISOM Waqti Yar Ay Dalka Sii Joogi Doonaan
Share

Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas oo faahfaahin dheeri ah maanta ka bixiyey qorshaha sugida amaanka iyo xasilinta dalka ee loo yaqaano NSSP ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada AMISOM ee taageeraya DKMG ah dalka ay sii joogi doonaan waqti yar oo aan ka badneyn sanado. Raysul wasaaruhu wuxuu sheegay [...]

Share

May 11 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Saraakiisha Saracen International Iyo Wasiirka Amniga Puntland oo Dubai Kaga Wada Hadlay Dilkii Iskushuban

XOG: Saraakiisha Saracen International Iyo Wasiirka Amniga Puntland oo Dubai Kaga Wada Hadlay Dilkii Iskushuban
Share

Nairobi (RBC) Ilo wareedyo ku sugan Dubai ayaa Shabakada Raxanreeb u xaqiijiyey in dhowaan wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo safar ku tagay Dubai uu kulan la qaatay saraakiil sare oo ka tirsan shirkadda Saracen International oo 27-kii bishii April sarkaal sare looga dilay meel u dhow degmada Iskushuban ee gobolka Bari. Ilo wareedyada [...]

Share

May 11 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Faahfaahin: Saddex Xarumood oo Muhim ah oo ku Yaalla Muqdisho oo Maanta Gacanta Dawlada ku soo Laabtay

Faahfaahin: Saddex Xarumood oo Muhim ah oo ku Yaalla Muqdisho oo Maanta Gacanta Dawlada ku soo Laabtay
Share

Muqdisho (RBC) Ka dib hawlgal saaka waaberigii ciidamada nabadsugida iyo kuwa Amisom si wadajir ah uga fuliyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo Hodan ayay ciidamada kula wareegeen saddex xarun wasaaradeed oo mudo dheer ay deganaayeen dad rayid ah. Xarumaha saaka dawladu la wareegtay ayaa waxay kala yihiin; xaruntii wasaaradda qorsheynta qaranka ee ku tiilay [...]

Share

May 10 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Yuusuf Indhacadde oo Wareysi Gaar ah Siiyey RBC Radio (Dhageyso)

Yuusuf Indhacadde oo Wareysi Gaar ah Siiyey RBC Radio (Dhageyso)
Share

Muqdisho (RBC) Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn kaga soo horjeeday qodobada qaar ee Dastuurka cusub ayaa markale shaaca ka qaaday inuu ku qanacsan yahay dastuurka cusub ka dib markii sida uu sheegay wax laga badalay qodobada qaar ee horey ee uu horey u dhaliilay. Indhacade oo mar soo noqday [...]

Share

May 9 2012 | Posted in interviews, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Dibadbax Weyn oo Looga Horjeedo Dastuurka Cusub oo Jimcaha Soo Socda Muqdisho Ka Dhici Doona

Dibadbax Weyn oo Looga Horjeedo Dastuurka Cusub oo Jimcaha Soo Socda Muqdisho Ka Dhici Doona
Share

Muqdisho (RBC) Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgaleen odayaal, siyaasiyiin, xildhibaano iyo culimo ayaa looga dhawaaqay dibadbax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhici doona maalinta Jimcaha ee toddobaadkan dhamaadkiisa. Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ahaa dadkii kaqeybgalay kulanka maanta ayaa markale dhaliilay qaabka lagu wado [...]

Share

May 8 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Raysul Wasaare Gaas oo Puntland iyo Galmudug ugu Baaqay inay Iska Difaacaan Dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku Sii Qulqulaya Deegaanadooda

Raysul Wasaare Gaas oo Puntland iyo Galmudug ugu Baaqay inay Iska Difaacaan Dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku Sii Qulqulaya Deegaanadooda
Share

Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas oo galabta soo xiray shirkii 13-aad ee guddiga amniga ee wadajirka oo Muqdisho ka furmay shalay ayaa si weyn uga hadlay arimaha amaanka iyo qorshaha dagaalee ay la soo bexeen ururada Al-Shabaab iyo Al-Qaacida. Raysul wasaaraha ayaa sheegay in Al-Shabaab ay waxbadan ka bedeshay [...]

Share

May 8 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Zambia oo Ka Hadlay Xiritaanka Safaaradda iyo Ismari-Waa Weli ka Taagan Safaaradda

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Zambia oo Ka Hadlay Xiritaanka Safaaradda iyo Ismari-Waa Weli ka Taagan Safaaradda
Share

Lusaka (RBC) Danjirihii safaaradda Soomaaliya ee magaalada Lusaka ee xarunta wadanka Zambia Shirwac Ibrahim ayaa ku tilmaamay nasiibdaro in muran ka dhex abuurmay Soomaalida darteed loo xiray safaaradda oo xiran illaa hadda. Shirwac Ibraahim oo la hadlay warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay inuusan ogeyn danjire cusub oo loo soo magacaabay safaaradda wuxuuna ku eedeeyey in koox [...]

Share

May 7 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

C/raxmaan Xoosh Jibriil: Xuduudaha Dalka Macquul Ma Ahan In Laga Tanaasulo, Dastuurkana Waa Lagu Cadeynayaa

C/raxmaan Xoosh Jibriil: Xuduudaha Dalka Macquul Ma Ahan In Laga Tanaasulo, Dastuurkana Waa Lagu Cadeynayaa
Share

Muqdisho (RBC) Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa meesha ka saaray qoraal horey ugu soo baxay nuqulkii hore ee Qabyo Qoraalka Dastuurka kaasoo aan sheegin xuduudaha dalka. Wasiirka ayaa sheegay inaysan macquul ahayn in xuduudaha dalka laga tanaasulo wuxuuna ku celceliyey in dastuurka wax badan laga bedelay. [...]

Share

May 7 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Dastuurka Cusub oo Toddobaadkan Loo Bandhigi Doono 50-Ruux oo Aqoonyahano iyo Culimaa’udiin Isugu jira

XOG: Dastuurka Cusub oo Toddobaadkan Loo Bandhigi Doono 50-Ruux oo Aqoonyahano iyo Culimaa’udiin Isugu jira
Share

Muqdisho (RBC) Ilo wareedyo ku dhow xafiiska raysul wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa u xaqiijiyey Shabakada Raxanreeb in toddobaadkaninta uu socdo shirka odayaasha dhaqanka uu jiri doono kulan kale oo ay yeelanayaan 50 xubnood oo isugu jira aqoonyahano, culimaa’udiin iyo siyaasiyiin madax bannaan oo loo bandhigi doono dastuurka qabyada ah. Xubnaha [...]

Share

May 6 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Hargeysa: Boqor Buurmadow oo Qaadacay Maxkamada Qaadeysa Dacwadiisa

Hargeysa: Boqor Buurmadow oo Qaadacay Maxkamada Qaadeysa Dacwadiisa
Share

Hargeysa (RBC) Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah inuusan hortagi doonin maxkamada qaadeysa dacwadiisa illaa inta uu ka helayo maxkamad caddaalad ku saleysan, sida uu sheegay qareenkiisa. Garyaqaan Maxamed Siciid Xersi oo ka mid ah qareenada u doodaya Boqor Cismaan Buurmadow oo maanta wariyaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa [...]

Share

May 6 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Wasiirka Dastuurka DKMG: Maanta Saddex Gumeysi Ayaan ka Gudubnay!

Wasiirka Dastuurka DKMG: Maanta Saddex Gumeysi Ayaan ka Gudubnay!
Share

Muqdisho (RBC) Wasiirka dastuurka xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo furitaankii shirka odayaasha dhaqanka beelaha Soomaalida ee maanta ka furmay xarunta dugsigii Iskool Boolisiya ee magaalada Muqdisho hadal ka jeediyey ayaa ereyo la yaab leh ku furay shirka ka dib markii uu si cad u weeraray beesha caalamka. Mudane C/raxmaan Xoosh Jibriil oo khudbadiisa [...]

Share

May 5 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Odayaasha Dhaqanka ee 135-ta Xubnood oo Ka Mid Noqonaya 825-ka Golaha Dastuuriga

XOG: Odayaasha Dhaqanka ee 135-ta Xubnood oo Ka Mid Noqonaya 825-ka Golaha Dastuuriga
Share

Muqdisho (RBC) Iyadoo maanta shir uu uga furmay odayaasha dhaqanka ee beelaha Soomaalida oo ka kooban 135 xubnood ayaa waxay Shabakada Raxanreeb ogaatay in odayaashan ay ku jiri doonaan golaha loo bixiyey “Golaha Dastuuriga” ee loogu talagalay ansixinta dastuurka cusub ee qabyada ah. Saraakiil ka tirsan guddiga maamulaya hawsha diyaarinta golaha dastuuriga {Constituency Assembly} oo [...]

Share

May 5 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Taliyihii Hore ee Amisom oo Maanta Xilka Wareejiyey Kana Digay Qabqablayaal iyo Al-Qaacida Inay Qabsadaan Soomaaliya

Taliyihii Hore ee Amisom oo Maanta Xilka Wareejiyey Kana Digay Qabqablayaal iyo Al-Qaacida Inay Qabsadaan Soomaaliya
Share

Muqdisho (RBC) Taliyihii hore ee ciidanka Amisom Sareeya Gaas Fred Mugisha ayaa maanta xilkii taliska Amisom ku wareejiyey taliye cusub oo dhowaan madaxweynaha Uganda uu soo magacaabay kaasoo lagu magacaabo Gen Andrew Gutti oo isla wadanka Uganda u dhashay. Taliyaha hore ee Amisom Gen Fred Mugisha oo hadal maanta ka jeediyey munaasabad ka dhacday xarunta [...]

Share

May 2 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Dhaawaca Axmed C/salaam iyo Rag Kale oo Maanta Loo Duulinayo Ethiopia

Dhaawaca Axmed C/salaam iyo Rag Kale oo Maanta Loo Duulinayo Ethiopia
Share

Dhuusamareeb (RBC) Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaaladaasi maanta loo qaadayo magaalada Addis Abababa ee wadanka Ethiopia si loogu soo daweeyo. Dhaawacyada la qaadayo ayaa waxaa ku jira siyaasiga Axmed C/salaam Aadan iyo dhowr xildhibaan oo dhaawacyadooda [...]

Share

May 2 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Sheekh Cali Dheere: Dhuusamareeb Waxaan ku Burburinay ‘Makri Ethiopia’ soo Maleegtay

Sheekh Cali Dheere: Dhuusamareeb Waxaan ku Burburinay ‘Makri Ethiopia’ soo Maleegtay
Share

Muqdisho (RBC) Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” oo xalay faahfaahin ka bixiyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay [Talaada] ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in nin iyaga ka tirsan uu dhexgalay hotelka ay ku shirayeen saraakiil Soomaali ah iyo kuwa Ethiopian ah, sida uu yiri. “Waxaa Illaahay mahadii ah in mujaahid [...]

Share

May 2 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Gudoomiyaha Ahlusuna oo Ku Dhawaaqay in Baaritaan Lagu Wado Qaraxii Dhuusamareeb Dadka Badan ku Dilay

Gudoomiyaha Ahlusuna oo Ku Dhawaaqay in Baaritaan Lagu Wado Qaraxii Dhuusamareeb Dadka Badan ku Dilay
Share

Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha fulinta ee Ururka Ahlsuna Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo isagoo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ka hadlay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaca ka qaaday in Ahlusuna ay furtay baaritaan ku wajahan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay hotel ku yaalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb. Sheekh Xeefow oo wariyaasha kula hadlay [...]

Share

May 2 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Afhayeen Yariisow oo Ku Dhawaaqay in La Ciqaabi Doono ‘Qaswadayaal’ Iyo Xildhibaano Laga Mamnuucay Tegista Madaxtooyada (Warbixin)

Afhayeen Yariisow oo Ku Dhawaaqay in La Ciqaabi Doono ‘Qaswadayaal’ Iyo Xildhibaano Laga Mamnuucay Tegista Madaxtooyada (Warbixin)
Share

Muqdisho (RBC) Afhayeenka xukuumadda KMG ah C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] ahna afhayeenka gaarka ee raysul wasaaraha KMG ah ayaa saaka shaaca ka qaaday in mardhow lala xisaabtami doono dad uu ku magacaabay ‘qaswadayaal’ oo afka qalaad lagu yiraahdo “spoliers” kuwaasoo uu sheegay inay mucaaradad weyn ku fureen dastuurka cusub. C/raxmaan Yariisow wuxuu sheegay in dadka [...]

Share

May 1 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

XOG: Shaqaalaha Gaarka ee Raysul Wasaare C/weli Gaas oo La Wada Ceyriyey Iyo Jahwareer Hortaagan Baaritaankii Qaraxii Tiyaatarka

XOG: Shaqaalaha Gaarka ee Raysul Wasaare C/weli Gaas oo La Wada Ceyriyey Iyo Jahwareer Hortaagan Baaritaankii Qaraxii Tiyaatarka
Share

Muqdisho (RBC) Wajiyaal cusub ayaa toddobaadkan markii ugu horeysay ka shaqo bilaabay xafiiska raysul wasaaraha xukuumadda KMG ah C/weli Maxamed Cali Gaas ka dib markii laga ceyriyey badi shaqaalihii hore ee xafiiska oo ay ku jiraan raggii qaabilsanaa dhanka warfaafinta. Ilo wareedyo muhim ah ayaa u sheegay Shabakada Raxanreeb.com in shaqaalaha cusub oo ay ku [...]

Share

April 30 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Shaqaalihii Saracen International oo Xaalad Amaan Darteed uga Soo Guuray Deegaanada Bariga Puntland

Shaqaalihii Saracen International oo Xaalad Amaan Darteed uga Soo Guuray Deegaanada Bariga Puntland
Share

Garowe (RBC) Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in shirkadda Saracen International oo tababarta ciidamada Puntland ay shaqaalaheeda ka soo qaadatay saldhig ay ku lahayd agagaarka degmooyinka Iskushuban iyo Baargaal sababo lagu micneeyey amaanka dartiis. Dhamaan shaqaalaha shirkadda iyo qalabkii ka yaalay saldhigyadaasi ayaa loo soo daadgureeyey saldhig weyn oo Saracen ku leedahay [...]

Share

April 29 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

test