Home » RBC You are browsing entries filed in “RBC”

HORDHAC: Xaflad lagu Magacaabo “Somalis for Obama” oo Qabanqaabadeeda Minneapolis ka Socota (Sawirro + Dhageyso)

HORDHAC: Xaflad lagu Magacaabo “Somalis for Obama” oo Qabanqaabadeeda Minneapolis ka Socota (Sawirro + Dhageyso)

Share

August 31 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Shariif Xasan oo Safar Deg Deg ah ku Jooga Nairobi Iyo Qorshaha Safarkiisa oo Warar Hordhac ah Ka Soo Baxayaan (Sir Culus)

Shariif Xasan oo Safar Deg Deg ah ku Jooga Nairobi Iyo Qorshaha Safarkiisa oo Warar Hordhac ah Ka Soo Baxayaan (Sir Culus)

Nairobi (RBC) Shariif Xasan Sheekh Aadan oo horey u ahaa gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya haatana ah musharax madaxweyne ayaa maanta lagu arkay magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya isagoo sida wararku sheegayaan safar deg deg ah kaga soo ambabaxay Muqdisho shalay gelinkii dambe. Sida Raxanreeb ka ogaatay dad ku dhow Shariif Xasan, saraakiil ka tirsan xafiiska [...]

Share

August 30 2012 | Posted in Fadeexad, Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRO: Gudiga Doorshada Madaxweynaha Soomaaliya Oo yeeshay Kulankoodii ugu Horeeyay Doortayna Gudoomiyaha Gudiga Doorashada

DAAWO SAWIRO: Gudiga Doorshada Madaxweynaha Soomaaliya Oo yeeshay Kulankoodii ugu Horeeyay Doortayna Gudoomiyaha Gudiga Doorashada

Muqdisho (RBC Radio) Gudiga doorshada madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta waxay yeesheen kulankoodii ugu horeeyay ka dib markii mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ay iska soo dhex xuleen gudigaan. Gudigaan oo ka kooban 15 xubnood ayaa waxay ka kala socdaan santa beelood ee Soomaaliyeed, waxaana beelkasta ka socda sadax xubnood oo matalaya. Xubnahaan ayaa kulankoodii ugu horeeyay ay [...]

Share

August 30 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Mombassa: Weerar Khasaare Geystay oo Lagu Qaaday Booliska Kenya Iyo Xiisad ka Dhalatay Dilkii Sheekh Rogo oo Weli Taagan (Warbixin)

Mombassa: Weerar Khasaare Geystay oo Lagu Qaaday Booliska Kenya Iyo Xiisad ka Dhalatay Dilkii Sheekh Rogo oo Weli Taagan (Warbixin)

Mombassa (RBC) Ugu yaraan sarkaal ka tirsan booliska Kenya ayaa ku geeriyooday saddex kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo halis ah kadib markii maanta weerar bambaano loo adeegsaday lagu qaaday baabuur ay saarnaayeen askar ka mid ah booliska Kenya oo ku sugnaa magaalada Mombassa. Wararka ayaa sheegaya in weerarkan lala beegsaday ciidamada booliska xilli ay marayeen [...]

Share

August 30 2012 | Posted in Islam, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Xulka Wararka Caalamka | Read More »

Nin Ganacsade ah oo Maanta Lagu Dilay Degmada Marka Iyo Xaalada Degmadaasi

Nin Ganacsade ah oo Maanta Lagu Dilay Degmada Marka Iyo Xaalada Degmadaasi

Marka (RBC) Rag hubeysan ayaa galabta nin ganacsade ahaa oo deganaa magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ku toogtay maanta kadib markii ay rasaas ku fureen xilli ganacasuduhu uu ku sugnaa bartamaha degmada Marka. Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in kooxda dilka geysatay ay ka baxsadeen goobta dilka uu ka dhacay waxaana goobta gaaray [...]

Share

August 30 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Faahfaahin Laga Helay Sababihii Geerida Meles Senawi Iyo Fursada u Furan Dadweynaha Soomaali Galbeed (Warbixin)

Faahfaahin Laga Helay Sababihii Geerida Meles Senawi Iyo Fursada u Furan Dadweynaha Soomaali Galbeed (Warbixin)

Nairobi (RBC) Faahfaahin dheeraad ah ayaa markii ugu horeysay laga helay sababaha geerida Meles Senawi oo ahaa Kaligii taliye raysul wasaare ka ahaa wadanka Ethiopia kaasoo 20-kii bishan Agoosto ku geeriyooday isbitaal aan la sheegion magaciisa oo uu mudo ku jiray. Telefishanka wadanka Ethiopia iyo warbaahinta kale eek u hadasha afka maamulka Addis Ababa ayaa [...]

Share

August 30 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

DAAWO SAWIRO: Hogaamiye Kooxeedyadii Hore Oo Maanta Markii Ugu Horaysay ka Soo Dhexmuuqday Baarlamaanka Cusub

DAAWO SAWIRO: Hogaamiye Kooxeedyadii Hore Oo Maanta Markii Ugu Horaysay ka Soo Dhexmuuqday Baarlamaanka Cusub

Muqdisho (RBC Radio) Kulanka mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horaysay waxaa ka soo dhex muuqday hogaamiye kooxeedyadii hore. Waxaa la arkayay ayagoo wata karararka aqoonsiga isla markaana fadhiya kulanka baarlamaanka Soomaaliya maanta markii ugu horaysay. Xubnaha maanta soo xaadiray kulanka baarlamaanka ee ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii hore ayaa waxaa ku jiray Maxamed [...]

Share

August 30 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo La Magacaabay Iyo Baarlamaanka Oo Ansixiyey (Akhriso Magacyada+Sawiro)

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo La Magacaabay Iyo Baarlamaanka Oo Ansixiyey (Akhriso Magacyada+Sawiro)

Muqdisho (RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u doortay gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyadoo dhowaan lagu wado in la qabto doorshadaasi. Kulanka maanta ayaa waxaa shir gudoominayay markii ugu horaysay gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya   Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxaana dhinacyadiisa fadhiyay labadiisha ku xigeen. Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa iska soo dhex [...]

Share

August 30 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Labada Shariif Makala Hari Karaan?

DOOD FURAN: Labada Shariif Makala Hari Karaan?

Labada Shariif (Shariif Axmed iyo Shariif Xasan) waxay weli yihiin rag dhinacyo badan iskaga xiran, una muuqda isku dan illaa hadda , wayna dhici kartaa in siyaasadda wax badan ka bedeshay labada nin maadaama beryahan dambe labaduba ay wada rabeen madaxweynanimo. Kaliya ma ahan in ay ka wada yimaadeen isbahaysigii Asmara ee mucaaradka ku ahaa [...]

Share

August 30 2012 | Posted in Dood Furan, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Saraakiisha cisbitaalka guud ee Mudug oo ka warbixiyay hawlo caafimaad oo ka socda cisbitaalka

Saraakiisha cisbitaalka guud ee Mudug oo ka warbixiyay hawlo caafimaad oo ka socda cisbitaalka

Gaalkacyo (RBC Radio) Agaasimaha cisbitaalka guud ee gobolka Mudug Dr Maxamed Xuseen Aaden (Sardheeye) oo maanta xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hawlo caafimaad oo ka socda cisbitaalka guud oo ay ka faa’iidaysanayaan bulsho weynta Soomaaliyeed. Agaasimaha ayaa sheegay in cisbitaalka ay ka socdaan barnaamijyo caafimaad oo ay fulinayaan Hay’adda caafimaadka [...]

Share

August 30 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Guul darada Galayr iyo Saamaynta Somaliland

Guul darada Galayr iyo Saamaynta Somaliland

Guul darada Galayr iyo Saamaynta Somaliland Idiris Suldaan Axmed Dooxa-Joog Dooxajog5@hotmail.com Falanqeeye Idman Agoosto 30 2012 Dadki hoos imaan jiray gumasytihi Britain ka hor xor-noqoshadi dadka ku nool dalka haatan loo yaqaan Jamhuuriyada Soomaaliya ee ay dawladi Britian ugu magac daray Somaliland [dhulka Soomaalida] ayaa iyaggu noqday dadki ugu horeeyay oo Soomaali ah oo dareema [...]

Share

August 30 2012 | Posted in F I, RBC, WARARKA | Read More »

Ahlu Sunna : Maamul Gobaleed Ayaan Noqonay

Ahlu Sunna : Maamul Gobaleed Ayaan Noqonay

Guriceel [Radio RBC] Ahlun Sunnadda gobalada dhexe ayaa ku dhawaaqay in ay isku badaleen maamul gobaleed. Go’aankan ayaa looga dhawaaqay kulan seddax maalin ka socday degmada Guriceel ee gobalka Gagaduud. Sarkal u hadlay Ahlu Sunna oo saxaafadda kula hadlay Guriceel ayaa sheegay in la isku afgartay siddii maamul gobaleed ay u sameesan lahaayeen Ahlu Sunna, [...]

Share

August 30 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Maxkamadda tukaha iyo caddaaladdiisa. W/Q Prof Abdirahman Abdullahi Warfa

Maxkamadda tukaha iyo caddaaladdiisa. W/Q Prof Abdirahman Abdullahi Warfa

Maxkamadda tukaha iyo caddaaladdiisa Prof Abdirahman Abdullahi Warfa Agoosto 30 2012 Hordhac kooban Tukuhu waa macalinkii ugu horreeyey ee aadamaha wax tusay oo baray, markii Haabiil walaalkii Qaabiil qoonsaday ee dilay wuxuu garan waayey si uu yeelo meydkii walaalkii, wuxuu sido oo sido meydkii walaalkii kuna daalo xambaarsanaantiisa, ugu dambeyntii waxaa Eebeheena weyn u soo [...]

Share

August 30 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Dagaalladii Sokeeye & Nabadeynta Ummadda Soomaaliyeed. W/Q Dr Cabdullaahi Karaani

Dagaalladii Sokeeye & Nabadeynta Ummadda Soomaaliyeed. W/Q Dr Cabdullaahi Karaani

“ DAGAALLADII SOKEEYE IYO NABADEYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED ” Dr Cabdullaahi Karaani karani38@aol.com Agoosto 30 2012 LABAATAN sano iyo dheeri oo maskax burbur ah ayaa na soo maray, iyadoo wixii aan qarniyaal   badan soo dhiseyneyna,  aan si cagli la’aan ah isaga burburinney. Maantana dib ayaan u dhiseynaa wixii burburay, laakin sidey  ila tahay, waa sahal  in [...]

Share

August 30 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka, QM & IGAD oo Maanta Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya (Daawo Sawiro)

Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka, QM & IGAD oo Maanta Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya (Daawo Sawiro)

Muqdisho (RBC) Diblomaasiyiin kasocotay wadamo kala duwan oo ka mid ah wadamada reer galbeedka iyo ururada Qaramada iyo IGAD ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay afhayeenka cusub ee baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari iyo labadiisa ku xigeen oo shalay ay doorteen xildhibaanada Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay xarunta AMISOM ee Xalane ayaa waxaa [...]

Share

August 29 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiirka Warfaafinta Xilka Ka Qaaday

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiirka Warfaafinta Xilka Ka Qaaday

Hargeysa [Radio RBC] War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu sheegay in uu madaxweynaha uu xilka ka qaaday wasiirkii hore warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe). Warka waxa kaloo lagu sheegay in tallaabadaas ay tahay  mid looga gunleeyahay is-badal iyo in ay tahay dabciga dadka qabanaya xilalka [...]

Share

August 29 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Musharax Farmaajo oo soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub

Musharax Farmaajo oo soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub

Muqdisho (RBC Radio) Musharaxa u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya sidoo kalana ahaa Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo ayaa soo dhoweeyay Musharaxa ku guuleestay xilka Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya. Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Prof, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu yahay nin u qalma [...]

Share

August 29 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Qaar ka Mid ah Qabqablayaasha Dagaalka Soomaaliya oo Maanta Qaatay Kaararka Baarlamaanka Cusub (Magacyada)

Qaar ka Mid ah Qabqablayaasha Dagaalka Soomaaliya oo Maanta Qaatay Kaararka Baarlamaanka Cusub (Magacyada)

Muqdisho (RBC) Qaar ka mid ah xubnihii qabqablayaasha dagaalka Soomaaliya ee dhowaan loo diiday baarlamaanka cusub ayaa maanta ay u suurtagashay inay qaataan kaararka aqoonsiga ee baarlamaanka kadib markii gudoomiyaha maxkamada sare ee DKMG ah Avv. Ceydiid Ilka Xanaf uu ku dhawaaqay inay xaq u leeyihiin inay baarlamaanka galaan. Shakhsiyaadka maanta kaararka qaatay ee ay [...]

Share

August 29 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Shariif Xasan: Afar Sano Kadib Ayaa Noo Ballan ah

Shariif Xasan: Afar Sano Kadib Ayaa Noo Ballan ah

Muqdisho (RBC) Shariif Xasan Sheekh Aadan oo mar ahaan jiray afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ee shalay doortay gudoomiyaha cusub ugu goodiyey inuu dib siyaasada ugu soo laaban doono afar sano kadib marka waqtiga dawlada cusub ee dhamaado. Shariif Xasan oo la hadlay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka oo qaarkood shalay la [...]

Share

August 29 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

Tacsi: Salaado Barre Shiil

Tacsi: Salaado Barre Shiil

“Innaa Lillaahi Wa’ Innaa Ileyhi Raajicuun” Annagoo ah xubnaha hoos ku qoran oo isugu jira cuqaal, waxgarad, haween, iyo dhallinyaroba, waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugaba leh u diraynaa Marxuumadda Eeddo Salaado Barre Shiil oo ku geeriyootay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug… Annagoo ah qaraabada, saaxiibada iyo ehelada marxuumadda, waxaan Alle uga baryeynaa in uu [...]

Share

August 29 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Gaalkacyo oo Siminaar Lagu Qabtay (Sawirro)

Gaalkacyo oo Siminaar Lagu Qabtay (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Simi-naar muddo hal maalina kaasoo qayb ka ah mashaariic saddex sanno ah oo loogu magac daray Lively hood Improvement. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Terre Solidale ayaa waxaa sidoo kale kala qayb qaadanayay Hay’adaha caalamigaa ee ILO,FAO waxaana uu ku saabsanaa hir-galinta barnaamijayda [...]

Share

August 29 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

General Samatar Oo Ay Xukuntay Maxkamad

General Samatar Oo Ay Xukuntay Maxkamad

Virginia [Radio RBC] Maxkamad ku taallo gobalka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa xukun ku riday ra’iisal wasaarihii hore iyo wasiirkii Gaashandhiga Soomaaliya. General Maxamed Cali Samatar,kaddib markii lagu toddobo qof ay ku soo eedeeyeen tacadiyo iyo dambiyo dagaal oo ka dhacay waqooyiga Soomaaliya sideetameeyadii. Maxkamadda General Samatar ayaa socotay in ka badan siddeed sano, waxana [...]

Share

August 29 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Madaxweyne Shariif Iyo Prof Jawaari Oo Shir Jaraa’di Wadajir U Qabtay

Madaxweyne Shariif Iyo Prof Jawaari Oo Shir Jaraa’di Wadajir U Qabtay

Muqdisho [Radio RBC] Madaxweynaha uu dhammaaday waqtigiisa  Shariif Sheekh  Axmed  iyo guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo garab taagan yihiin masuuliyiin kale, ayaa shir jaraa’d oo xaley ku qabteyn xarunta madaxtooyadda Villa Soomaaliya, waxa ay ka hadleen arrimo badan. Madaxweynaha oo shirka jaraa’id ugu horeyn ka hadlay ayaa ugu hambalyeeyay guddoomiyaha cusub [...]

Share

August 29 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Dagaalka Al shabaab iyo Amisom ma yahay Dagaal u dhaxeeya Islmaanimo iyo Cilmaaniyad? W/Q Idiris Suldaan Axmed Dooxa-joog

Dagaalka Al shabaab iyo Amisom ma yahay Dagaal u dhaxeeya Islmaanimo iyo Cilmaaniyad? W/Q Idiris Suldaan Axmed Dooxa-joog

Dagaalka Al shabaab iyo Amisom ma yahay Dagaal u dhaxeeya Islmaanimo iyo Cilmaaniyad? Idiris Suldaan Axmed Dooxa-joog Dooxajog5@hotmail.com Agoosto 29 2012 Nin oday ah oo waaya arag ah qoraana ahaa oo aan aad u xiisayn jiray falanqayntiisa Siyaasada Soomaali aana u arko ilaa hadda in uu yahay mid aad isbarbardhig u sameeya inta badana miisaan [...]

Share

August 29 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Xassan Abshir: Waanu Xisaabtameynaa Rag baa Waxaas ka Mas’uul ah (Daawo)

Xassan Abshir: Waanu Xisaabtameynaa Rag baa Waxaas ka Mas’uul ah (Daawo)
Share

August 29 2012 | Posted in RBC, VIDEO, WARARKA | Read More »

Doorashaddii Guddoonka Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenadiisa Oo La Soo Gabagabeeyay

Doorashaddii Guddoonka Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenadiisa Oo La Soo Gabagabeeyay

Muqdisho [ Radio RBC] Waxa la soo gabagabeeyay doorashadii guddoonka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa, oo ka dhaceysay dugsiga tababarka ciidanka ee General Kaahiye. Waxa doorashadii ugu dambeesay ay ahayd tii guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, waxana isku soo tagay ilaa afar musharax oo kala ah: 1- Cabdulaahi Cismaan  Sugule waxa uu helay 48 [...]

Share

August 28 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Jaylaani Nuur Iikar Oo Noqday Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Baarlamaanka Soomaaliya

Jaylaani Nuur Iikar Oo Noqday Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho [ Radio RBC] Waxa goordhow lagu dhawaaqay sida ay soo sheegayaan wariyaasheena ku sugan xarunta ay ka dhaceyso doorashada guddoomiyaha ku xigeenka koobaad ee doorashada baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada oo soo jiitantay ilaa wareega labaad,ayaa inta aan la bilaabin guddiga doorashada waxa ay u sheegeyn musharaxiinta in ay jiraan cid tanaasuleysa, dhammaan waxa ay sheegeyn [...]

Share

August 28 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Taarikhda Iyo Aqoonta Prof Jawaari Oo Noqday Afhayeenka Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliiya

Taarikhda Iyo Aqoonta Prof Jawaari Oo Noqday Afhayeenka  Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliiya

Muqdisho [ Radio RBC] Shabakadda RBC Radio ayaa waxa ay idiin soo gudbineysaa  taarikhda iyo aqoonta uu lee yahay afhayeenka cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Mr. Jawaari ayaa maanta oo talaado ah, loo doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya,kaddib doorasho ka dhacday dugsiga tababarka Booliska ee General Kaahiye. Prof Jawaari ayaa doorashadii [...]

Share

August 28 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Wareegii 1-aad Doorashada Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Baarlamaanka Oo Soo Dhamaatay

Wareegii 1-aad Doorashada Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Baarlamaanka Oo Soo Dhamaatay

Muqdisho [Radio RBC] Sida ay soo sheegayaan wariyaasha RBC Radio ee ku sugan dugsiga ciidamada booliska General Kaahiye , waxa gordhow la soo gabagabeeyay wareegii koobaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, oo u taagnaayeen ilaa 10 musharax. Guddoomiye ku-meel gaarka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, General Muuse Xasan Cabdulle, ayaa sheegay in wareeegii kowaad [...]

Share

August 28 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Afhayeenka La Doortay Ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Jawaari oo Khudbad Jeediyey (Faahfaahin)

Afhayeenka La Doortay Ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Jawaari oo Khudbad Jeediyey (Faahfaahin)

Muqdisho (RBC) Afhayeenka la doortay ee baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goordhow hadal mahadcelin ah ka jeediyey hoolka doorashada afhayeenka ay ka dhacday ee dugsiga Gen Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Maxamed Cismaan Jawaari oo hadalkiisu koobnaa ayaa u mahadceliyey dhamaan xildhibaanada oo uu sheegay in kuwii doortay iyo kuwii aan isaga dooran uu [...]

Share

August 28 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »