Home » RBC
You are browsing entries filed in “RBC”
Muqdisho (RBC) Iyadoo heer gabagabo ah ay soo gaartay khudbadaha musharixiinta jagada madaxtinimada Soomaaliya ayaa si weyn khudbadaha musharixiinta waxaa maanta saameeyay weerarka afka ah ee looga hadlayo musuqmaasuqa ay gashay dawladii KMG ah ee dhowaan waqtigeedu dhamaaday. Dhamaan musharixiinta hadashay ayaa waxay diirada si weyn u saareen musuqmaasuqa lacagta gaareysa $130 milyan ee dhowaan [...]
September 7 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Kismayo [Radio RBC] Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qoxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in xiisad ka aloosan magaalada dekadda leh ee Kismaayo, ay ku qasabtay ku in ka badan 800 oo qof ay ka qaxday magaalada dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay. Warbixin ay soo saartay hey’adda UNHCR ayaa lagu sheegay in laga bilaabo30-kii August [...]
September 7 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Boosaaso [RBC Radio] Wasaaradda amniga Dawladda Puntland ayaa kusoo bandhigtay gudaha magaalada Boosaaso laba wiil oo da’doodu kala tahay 19-jir ilaa 24-jir,kuwaasoo ay sheegtay in ay kasoo goosteen kooxda Al-Shabaab ee Buuraleyda Galgala ee gobolka Bari. Wasiir kuxigeenka amniga Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamed oo Saxaafadda ugu soo bandhigay labada wiil Xafiiskiisa magaalada Boosaaso ayaa sheegay [...]
September 7 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Jaamacada Bariga afrika faraceeda Gaalkacyo ayaa maanta oo Jimcaa waxaa ay shahaadooyin Diploma guddoonsiiyay arday gaaraysay 30 arday oo ka kala qalin jabiyay kuliyadaha Computer Science iyo Human Resource management. Xalfada qalin jabintaa oo ka dhacday hoolka jaamacada Bariga afrika qaybteeda Gaalkacyo oo ku yaala daarta Amal Plaza si weyna loo soo agaasimay ayaa ardayda [...]
September 7 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqidisho [Radio RBC] Wakiilka gaar ah ee xoghayaaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga ayaa war qad furan u diray baarlamaanka cusub Soomaaliya. Mahiga ayaa ugu baaqay inay shacabka Soomaaliyeed uga faa’ideeyaan fursada qaaliga ah ee ay haystaan oo ah in ay soo xulaan madaxwayne samata bixin kara dalka. Nuqul ka mid ah [...]
September 7 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Mogadishu [Radio RB] Tan iyo Bishii July sannadkan, markaas oo magaalada London ay martigalisay ciyaarihii Olomibkada adduunka 2012-ka, waxa dalalka ka qeybgalay ka mid ahaa Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ciyaaraha oradka u matalaayay Sooomaaliya wiil iyo gabar oo kala ah Maxamed Xasan Maxamed Samsam Maxamed Faarax. Hadaba markii ay ciyaarahaas soo dhammaatay waxa soo baxay in [...]
September 7 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay dorshada madaxtinimada Soomaaliya oo lagu balansanyahay in la qabto 10-bishaan. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay doorshadaasi in ay si nadiif ah u dhici doonto isla markaana aysan jirin cid ay u eexanayaan mudanayaasha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa sheegay in [...]
September 7 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Bogga wararka ee SabahiOnline.com oo ah website laga leeyahay wadanka Kenya ayna taageerto taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee loo yaqaano “AFRICOM” ayaa ku tilmaamay jiidista meydadka Kenya ee dhowaan ururka Al-Shabaab ku soo bandhigeen magaalada Kismaayo inay tahay dembi dagaal. Sabahi oo soo xiganaya dad Soomaali ah ayaa sheegay in jiidista [...]
September 7 2012 | Posted in Dood Furan, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Ma Dhacoow Farmaajoow! Xassan Cabdullaahi Xaashi (Timacadde) Maxamed Jaamac (Baarleex) Sabteembar 07 2012 Asc, Dhammaan Umadda soomaaliyeed , salaan dabadeed halkani waxaan idinkugu soo gudinayaa labo tixood oo kooban oo aniga iyo saaxiibkay Maxamed Jaamac oo loo yaqaan Baarleex aan ku taageerayno Wadaniga dhabtaa ee Soomaaliyeed Maxamed Cabdulahi Faramaajo. Waxaan ka codsanaynaa Xildhibaanada sharafta leh [...]
September 7 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »
Geeddiga waa ha socdo ilaa rugtii qaranimmada la gaaro! (Qaybtii VI) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. Ale_yaqaan99@yahoo.co.uk Sabteembar 07 2012 Horay ayaan ku soo sheegnay siday u adkayd duruufta nolosha ee ergedii Soomaaliyeed ee shirkii Mbagathi fadhiday, marka ay sidaas ahayd nolosha xil-dhibaannada waxaa dadka u tartamayay madax-weynenimmada ee magaalada Nairobi kula noolaa ay deggenaayeen hotelo qaali [...]
September 7 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »
Qaranimadaayaa nooga wacan Qabyaaladda. Osman Dirie Talyan2001@yahoo.com Sabteembar 07 2012 Qabyaaladdu waa shayxun oo dilaa ah xataa suubanaheenii uu yiraahdo (iskaga taga waa shay qurune)taas waxayku tusaysaah in qabyaaladdu tahay wax aan sina ku wanaagsaneen siwalbana u xun waxaana dadka soomaaliyeed iskaga darsan kala soo cidda qabiilkaiyo qabyaaladda midda ILLAAH Quran ka ku sheegay laguna [...]
September 7 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho [Radio RBC] Kaddib markii guddiga doorashada madaxtinimada Soomaaliya caawa ay ku dhawaaqeen,liiska musharrixiinta soo buuxiyay shuruudaha laga doonayay shaqsiga ka qeybgalaya doorashada madaxweynaha, ayaa guddiga waxa ay shaaciyeen musharrax kasta xilliga uu soo jeedinaayo khudbadiisa iyo barnaamijka uu doonayo. Guddiga doorashada oo kulan kooda galabta ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa waxa ugu horreyn [...]
September 6 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Gudiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gebagebeeyey goordhow qabashada araajida Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Dalka, iyagoona ku dhawaaqay tirada Musharixiinta. Afhayeenka gudiga doorashada Xildhibaan Cismaan Ibraahim Libaax oo hada shirjaraa’id ku qabanaya magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in musharixiinta buuxiyey sharuudaha musharaxnimo ay yihiin 25 Musharax. Musharixiintaan ayaa waxaa ku jira masuuliyiin [...]
September 6 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Kismaayo (RBC) Ururka Al-Shabaab ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay baabuur nooca waaweyn ah iyo hub ay sheegeen inay ku soo qabsadeen dagaalkii dhowaan ciidamada Kenya kulagaleen degaanka Miido ee duleedka magaalada Afmadow. Saraakiisha Al-Shabaab ayaa hubka iyo baabuurka ku soo bandhigay fagaare ku yaalla magaalada Kismaayo halkaasoo ay isugu soo bexeen boqollaal dadweyne [...]
September 6 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow dhamaaday waqtigii ka dambeysta ahaa ee horey loogu qabtay diiwaangelinta musharixiinta u taagan tartanka madaxtinimada Soomaaliya oo ku ekaa maanta saacadu markay tahay 5:00pm (waqtiga Soomaaliya) taasoo hadda ay ka soo wareegtay in ku dhow hal saac. Illaa hadda guddiga doorashada ayaa weli ku mashquulsan qaabilaada musharixiinta weli aan isdiiwaangelin, waxaana [...]
September 6 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kulan kula qaatay diblomaasiyiin iyo danjirayaal ka socda wadamada beesha caalamka oo ku sugan magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa dhanka diblomaasiyiinta beesha caalamka ka mid ahaa danjiraha Mareykanka James Swan, Danjiraha Ingiriiska Matt Baugh, Danjiraha Talyaaniga Marseli, danjiraha [...]
September 6 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta howlgal kii ugu baarnaa waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar jajab iyo waliba Waabari. Howlgaladaan ayaa waxay ahaayeen kuwo lagu sugayay amaanka waxaana howlgaladaan ay ciidamada dowlada ku soo qabteen dad badan oo lala xariirinayo in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Warsame Maxamed Xasan Warsame Joodax [...]
September 6 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) C/wali maxamed Cali Gaas oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay waxyaabaha uu u qabanayo Haweenka iyo Dhalinyarada hadii uu ku guuleesto xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Musharaxaan ayaa sheegay hadii uu ku guuleesto xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya in uu haweenka wax u qaban doono [...]
September 6 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Madaxwaynaha Soomaaliya ee waqtigiisa uu dhamaaday ayaa haatan wuxuu ka mid noqday musharixiinta buuxiyay shuruudaha laga doonaya masuuliyiinta isku soo taagaya xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa la sheegay in uu haatan si rasmi ah u buuxiyay dhamaanba shuruudihii laga doonayay dadka musharixiinta ah ee u taagan qabashada xilka [...]
September 6 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Geeddiga waa ha socdo ilaa rugtii qaranimmada la gaaro! (Qaybtii V) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan Alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Sabteembar 06 2012 SHariif Xasan waxaa sii xoojiyay inuu ku tagri falo awood uusan qaynuun ahaan lahayn ama yeelan karin siyaabihii uu u dhaqmayay madax-weynihii hore Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Yuusuf oo isagu xarigga u sii daayay si uu [...]
September 6 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »
Chirchiroow Fariintaada Fariin Baa Xigi Doonta Wardoon Ali sonna@journalist.com Sabteembar 06 2012 Run ahaantii waa fariin digasho ah fariin uu Boggiisa twitter-ka ku daabacay Afhayeenka wasaarada gaashaandhiga Kenya Emmanuel Chirchi, waxaa uu si kudigashaa u faray shacabka reer kismaayo ee colaaduhu daashadeen,wuxuu yiri WAA INAAD ISHA KU HAYSAAN XABAALAHA LA DHIGO ASKARTA NALAGA DILAY, tani [...]
September 6 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho [Radio RBC] Waxa goordhow dagaal culus uu ka bilowday deeganka Kaxda ee duleedka degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Sida uu RBC Radio u sheegay qof ku sugan deeganka uu dagaalka ka socdo, dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo ururka Al-Shabaab. Daryanka rasaasta ayaa laga maqlayaa [...]
September 5 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha dawlada waqtigeedu dhamaaday Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta shaaciyey inuu magacaabay labo degmo oo cusub oo horey uga tirsanaa tuulooyinka gobolka Galgaduud. Wareegeto ka soo baxaday xafiiska Sheekh Shariif ayaa lagu sheegay in deegaanada kala ah Godinlabe iyo Docoleey oo ka tirsan gobolka Galgaduud loo magacaabay degmooyin buuxa kadib markii wadatashiyo lala [...]
September 5 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Khartoum [Radio RBC] Xiriirka kubada cagta qaarada Afrika ee CAF ayaa magacaabay garsooreyaasha dhex dhexaadinaya lugta hore ee ciyaaro ka tirsan is reebreebka tartanka dhalinyarada da’doodu ka yartahay 17-ka sano ee qaarada Africa. Lugta hore ee ciyaartan ayaa ka dhici doonta magaalada Khartuum ee xarunta dalka Sudan 21-ka bishan halka lugta labaadna ay ka dhici [...]
September 5 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Wargeyska caanka ah ee dalka Talyaaniga ka soo baxa Ilgiornale ayaa maanta daabacay wareysi uu la yeeshay madaxweynaha dawlada waqtigeedu dhamaaday ee Shariif Sheekh Axmed kasasoo uu kaga hadlay arimo kala duwan. Sheekh Shariif wuxuu sheegay inuu hadda ogaaday in berigii uu golihii Maxkamadaha Islaamiga madaxda u ahaa ay burbur u horseedeen dalka, [...]
September 5 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisal wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta dhowr sano kaddib waxa uu ku soo laabtay Muqdisho, isla markaana sheegay in uu ka qeybgali doorashada madaxweynaha dalka Soomaaliya oo dhaceysa 10-ka bisha September. Cali Maxamed Geedi ayaa galabta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kaddib markii uu ka yimi dalka [...]
September 5 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho [Radio RBC] Iyadoo hal maalin ay ka hartay xilliga loogu talagalay qabashada araajida doorashada shaqsiyaadka doonaya in ay ka qeyb qaataan doorashada madaxweynaha dalka Soomaaliya, ayaa maanta guddiga doorashada waxa ay shaaciyeen musharrixiinta ilaa hadda soo buuxiyay shuruuradaha laga doonayo. Afhayeenka guddiga doorashada Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibraahim oo saxaafadda kula hadlaayay xarunta golaha Shacabka [...]
September 5 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Loollanka loogu jiro xilka madaxweynenimada Soomaaliya wuxuu galay marxalad gabogabo ah. Dadaalka tartamayaasha kuma koobna oo keliya xodxodashada xildhibaannada. Murashixiintu waxay bixiyeen waraysiyo. Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa waraysi siiyay wargeyska Il Giornale oo ka soo baxa dalka Talyaaniga. Madaxwyenuhu wuxuu ka warramay guulaha AMISOM iyo ciidanka Soomaalidu ka gaareen dagaalka ka [...]
September 5 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Ra’iisul Wasaare Gaas oo Noqday Musharaxii Labaad oo Buuxiya Shurruudaha Musharaxnimada. WARSAXAAFADEED (Muqdisho, September, 05, 2012) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen Gudiga Doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka. Kadib markuu u gudbiyay Gudiga Doorashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa saxaafadda [...]
September 5 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Qaahira (RBC) Madaxweynaha dhowaan la doortay ee wadanka Masar Maxamed Mursi ayaa maanta khudbad si weyn loo sugayey ka jeediyey furitaankii shirkii wasiirada arimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay xarunta Jaamacada Carabta ee magaalada Qaahira. Shirkan oo si gaar ah ugu saabsan xaalada wadanka Suuriya ee dagaaladu ay ka socdaan ayaa madaxweynaha Masar [...]
September 5 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Xulka Wararka Caalamka | Read More »