Home » Sawiro You are browsing entries filed in “Sawiro”

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya Mudane Faroole oo Shir Caalami ah Uga Qeybgalay India

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya Mudane Faroole oo Shir Caalami ah Uga Qeybgalay India
Share
Share

May 16 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Furmay

DAAWO SAWIRADA: Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Furmay
Share

Muqdisho (RBC Radio) Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo arimaha xuquuqul Insaanka iyo xuquuda suxufiyiinta ayaa maanta wuxuu ka furmay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa  soo qabanqaayeen wasaaradaha Dastuurka iyo warfaafinta wxaana  ka qeybgalaya suxufiyiin ka kala socotay qeybaha warbaahinta ee magaalada Muqdisho iyo ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed. Sidoo kale kulanka ayaa waxaa [...]

Share

May 16 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Aqoonsiyada Sarkaal Burundi Ah oo ay Sheegeen Inay Muqdisho Ku Dileen

DAAWO SAWIRADA: Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Aqoonsiyada Sarkaal Burundi Ah oo ay Sheegeen Inay Muqdisho Ku Dileen
Share

Muqdisho (RBC Radio) Ururka Al-Shabaab ee ka soo horjeeda dowlada KMG ayaa soo bandhigay aqoonsiyada sarkaal tirsan Ciidamada Brundi oo ay sheegeen inay ku dileen magaalada Muqdisho. Sargaalkaan oo ay magaciisa ku sheegeen BIZIMANA Emmanuel oo dhashay 1972-kii, ayaa war ay soo galiyeen barta ay ay Al-Shabaab ku leeyihiin Twitter-ka ku sheegeen in ay ku [...]

Share

May 14 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Shirkadda Golis iyo Jaamacadda Bariga Afrika oo Bilaabay Mashruuc Lagu Baarayo Sonkorta iyo Dhiigkarka Jirka Bini’aadamka [Sawirro+Codad]

Shirkadda Golis iyo Jaamacadda Bariga Afrika oo Bilaabay Mashruuc Lagu Baarayo Sonkorta iyo Dhiigkarka Jirka Bini’aadamka [Sawirro+Codad]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Mashruuc lagu baarayo heerka Sonkorta iyo Dhiigarka Jirka bini’aadamka oo lacag la’aan ah ayna Iska kaashanayaan Shirkadda Isgaarsiinta Golis iyo Jaamacadda Bariga Afrika Kulliyadeeda Caafimaadka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Muddada uu soconayo Barnaamijkan lacag la’aanta ah oo ah 4-berri ayaa bulshada kala [...]

Share

May 14 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan oo Suldaan Cusub u Caleema Saaratay Yuusuf Axmed Saalax [Sawirro]

Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan oo Suldaan Cusub u Caleema Saaratay Yuusuf Axmed Saalax [Sawirro]
Share

Timirshe [RBC Radio] Beesha Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan ayaa u Caleema saaratay in uu Suldaan u noqdo Yusuf Axmed Saalax oo noqoaya Suldaankii Saddexaad oo ay beeshu yeelato. Munaasabad balaaran oo lagu Caleema saarayey Suldaan Yuusuf  Axmed Saalax ayaa lagu qabtay deegaanka Timirshe ee hoostagta degmada Iskushuban ee gobolka Bari,waxaana Caleema saarka kasoo qeybgalay Waxgarad,Haween [...]

Share

May 11 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Booliska Boosaaso oo Soo Bandhigay Khamri iyo Dadkii Ka Ganacsanaayey [Sawirro+Cod]

Booliska Boosaaso oo Soo Bandhigay Khamri iyo Dadkii Ka Ganacsanaayey [Sawirro+Cod]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Hawlgal ay sameyeen laamaha amniga ee magaalada Boosaaso ayey kusoo qabteen maandooriyaha Khamriga iyo dadkii ka ganacsanaayey oo Isugu jiray rag iyo dumar kuwaas oo maanta ay  kusoo bandhigeen gudaha Saldhiga dhexe ee magaalada. Taliye Kuxigeenka Booliska Puntland Col Muxiyadiin Axmed Muuse oo Saxaafadda kula hadlay gudaha Saldhiga dhexe ee Boosaaso ayaa [...]

Share

May 7 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Wafdi ay hoggaaminayaan Islaan Bashiir & Gudoomiye Tigey oo booqasho ku soo kala bixiyay deegaano dhawr ah oo ka tirsan Gobolka Mudug (Sawirro)

Wafdi ay hoggaaminayaan Islaan Bashiir & Gudoomiye Tigey oo booqasho ku soo kala bixiyay deegaano dhawr ah oo ka tirsan Gobolka Mudug (Sawirro)
Share

Wafdigan ay horkacayaan Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac waxaa xubno ka ah Nabaddoono ay ka mid yihiin Bashiir Maxamuud Dalmar, Yaasiin Cabdi Samad, Maxamuud Maxamed Cumar (Ciiro), Xuseen Cilmi Dhagow, Abshir Maxamed Dheere, Mas’uul ka tirsan Maamulka Beesha Balibusle Fu’aad Abshir, Qurbajoog ay ka mid yihiin Maxamuud [...]

Share

May 6 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada (Sawirro)
Share

Muqdisho, May,03, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda, sida Ururada ,Xubno ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, iyo dhalinyaradda. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Road-map-ka Amniga, Dib-u- hashiisiinta, Dhameystirka Dastuurka iyo sidii looga bixi lahaa Kumeel gaarnimada oo loo heli lahaa dowladd rasimi [...]

Share

May 3 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Saddexda Guddoomiye ee Carmo, Waaciye iyo Ufeyn oo Iska Kaashanaya Horumarka Degmooyinkooda[Sawirro]

Saddexda Guddoomiye ee Carmo, Waaciye iyo Ufeyn oo Iska Kaashanaya Horumarka Degmooyinkooda[Sawirro]
Share

Carmo [RBC Radio] Kulan balaaran oo looga hadlaayey sidii la Isaga kaashan lahaa dhinacyada horumarka ee degmooyinka Carmo, Waaciye iyo Ufeyn laguna midaynaayo ayaa ka dhacay magaalada Carmo ee gobolka Bari. Mudadii uu socday kulanka oo ahayd dhowr beri ayaa Gabagabadiisii oo ay  kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenka amniga Puntland Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil, W/kuxigeenka Hawlaha Guud [...]

Share

May 3 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Galabta Ka Dhacay Dhuusamareeb

DAAWO SAWIRADA: Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Galabta Ka Dhacay Dhuusamareeb
Share
Share

May 2 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Islaan Bashiir, Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Ganacsato iyo Qurbajoog Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Balibusle (Sawiro)

Islaan Bashiir, Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Ganacsato iyo Qurbajoog Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Balibusle (Sawiro)
Share

Waxaa magaalada Balibusle ee gobolka Mudug maanta gelinkii dambe si weyn loogu soo dhoweeyay wafdi balaaran oo ka soo kicitamay magaalada Gaalkacyo, wafdigaasi oo isugu jiray Islaan Bashiir, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac, Waxgarad, Ganacsato iyo Qurbajoog reer Puntland ah. Wafdiga ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Balibusle, waxaana Maamulka iyo dadweynaha [...]

Share

May 1 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Burburin Maanta Lagu Bilaabay Dhismayaal Sharci Dara ah oo Ku Yaala Suuqa Bakaaraha

DAAWO SAWIRADA: Burburin Maanta Lagu Bilaabay Dhismayaal Sharci Dara ah oo Ku Yaala Suuqa Bakaaraha
Share

Muqdisho (RBC Radio) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo waxay ka sameeyeen suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay ku bur burinayeen dhismayaasha Ganacsi ee sida sharci darada ah loo dhisay. Howlgaladaan ayaa waxay bilowdeen saaka waabarigii hore waxaana lagu bur buriyay dhismayaal badan oo si sharci daro ah horay looga [...]

Share

April 30 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Waa Sidee Hawlaha Caafimaad ee u Bulshada u hayo Isbitaalka Gaalkacyo? [Sawirro]

Waa Sidee Hawlaha Caafimaad ee u Bulshada u hayo Isbitaalka Gaalkacyo? [Sawirro]
Share

Gaalkacyo [RBC Radio] Maamulka Isbitaalka Guud ee degmada Gaalkacyo ayaa hadda wada hawgal dhanka Caafimaadka ah oo lagu yareynayo baahiyaha guud degmada isla markaana hawsha socota ayaa qeyb waxa ka ah Dhakhaatiir khibrad leh hawsha ay qabanayaan. Mudada ay socoto hawshan ayaa waxaa kamid dhakhaatiirta ka qeybqaadanaysa Proff Maxamed Jaamac Salaad oo qaabilsan neeraha, Dr [...]

Share

April 29 2012 | Posted in Health, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Wafdi Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta U Dhoofay ka Qeybgalka Shir Looga Hadlayo Horumarinta Caasimada Soomaaliya

DAAWO SAWIRADA: Wafdi Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta U Dhoofay ka Qeybgalka Shir Looga Hadlayo Horumarinta Caasimada Soomaaliya
Share

Muqdisho (RBC Radio) Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ay qayb ka yihiin qaar ka mid ah gudoomiyaasha degmooyinka ayaa maanta waxay ka anbabaxeen magaalada Muqdisho ayagoo u baxay magaalada kampala ee xarunta wadanka Uganda.   Masuuliyiintaan ayaa waxay magaaladaasi kaga qaybgali doonaan shir looga hadlayo sidii loo hormarin lahaa [...]

Share

April 27 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Maamulka Ximin Iyo Xeeb Oo Shaaca Ka Qaaday inay Diyaar U Yihiin Ka Mid Noqoshada Maamul Midaynaya Gobalada Dhexe (SAWIRO)

Madaxweynaha Maamulka Ximin Iyo Xeeb Oo Shaaca Ka Qaaday inay Diyaar U Yihiin Ka Mid Noqoshada Maamul Midaynaya Gobalada Dhexe (SAWIRO)
Share

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llaahi Aadan Tiiceey ayaa maanta si weyn loo gud oo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Maxamed C/llaahi Aadan Tiiceey oo markii maanta uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waxa uu ka warbixiyey safar uu dhawaan ku tagay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Wuxuu sheegay in halkaasi ay kula soo [...]

Share

April 27 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRADA: Midowga Afrika Oo Sheegay In Ciidamada AMISOM Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Loo soo dhameestiri Doono

DAAWO SAWIRADA: Midowga Afrika Oo Sheegay In Ciidamada AMISOM Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Loo soo dhameestiri Doono
Share

Muqdisho (RBC Radio) Wafuula Wamuyiyi wakiilka Midowga Afrika ee Soomalaiya ayaa sheegay in dhawaan la soo dhameystiri doono ciidamada Amisom islamrkaasna ay dhaqso ku imaan doonaan ciidamo ka socda dalalka Siiraaliyoon, Kenya  iyo Ugaanda ,waxa uuna intaasi ku daray in dhammaadka bishan ciidamo ka socda Amisom la geyn doono magaalada Baydhabo halka magaalada Beledweyne ay [...]

Share

April 26 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Todobaadka Wacyigalinta Talaalka Caruurta 5-ta sano ka yar iyo hooyada dhaqmaadka ah oo ka bilowdey Puntland (Sawiro)

Todobaadka Wacyigalinta Talaalka Caruurta 5-ta sano ka yar iyo hooyada dhaqmaadka ah oo ka bilowdey Puntland (Sawiro)
Share

Garowe:  Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa daahfurtey todobaadka wacyigalinta Talaalka caruurta 5-ta sano ka yar iyo hooyada dhaqmaadka ah. Waxaana xafladii furitaanka ay ka dhacday xarunta Wasaaradda Caafimaadka Dowladdda Puntland ee magaalada Garowe. Munaasibadan waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali C/laahi Warsame, Wasiir ku xigeenada Zaynab Ugaas Yaasiin, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dr. C/risaaq [...]

Share

April 26 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Bayaan Laga Soo Saaray Nadwo Cilmiyeed Ka Soctay Masjidka Al Rowda ee Magaalada Boosaaso [Sawirro]

Bayaan Laga Soo Saaray Nadwo Cilmiyeed Ka Soctay Masjidka Al Rowda ee Magaalada Boosaaso [Sawirro]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Nadwo Cilmiyeed ka socotay 4-habeenMasjidka Al Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa lasoo Gabagabeeyey xalay iyadoona Culima’udiinkii ka qeybqaadanayey ay soo saareen bayaan ay kula hadlayaan guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin dal iyo dibadba. Masjidka Al Rowda oo ay ka socotay Nadwadu ayaa waxaa ku sugnaa gudihiisa [...]

Share

April 23 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Wasaaradda Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo Lagu Wareejiyey Matooro Dab Dhaliyaal ah [Sawirro]

Wasaaradda Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo Lagu Wareejiyey Matooro Dab Dhaliyaal ah  [Sawirro]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Wasaaradda Dekeddaha ,Gaadiidka Badda iyo la dagaalanka kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee Puntland ayaa lagu wareejiyey laba Matoor oo ah kuwa dabka korantada dhaliya kaaso oo ay ugu deeqday hay’adda dhuuniga aduunka u qaabilsan ee WFP. Wasiir kuxigeenka  Dekeddaha ,Gaadiidka Badda iyo la dagaalanka kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee Puntland Abshir Siciid Saalax oo [...]

Share

April 22 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Dawlada Pakistan oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Madaxa Shirkadda Bhoja Air oo Iska Lahayd Diyaaradii Shalay Burburtay (DAAWO SAWIRO)

Dawlada Pakistan oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Madaxa Shirkadda Bhoja Air oo Iska Lahayd Diyaaradii Shalay Burburtay (DAAWO SAWIRO)
Share

    Islamabad (RBC) Dawlada Pakistan ayaa maanta shaacisay in xayiraad dhanka safarka ah ay ku soo rogtay madaxa shirkadda Bhoja Air oo ah shirkadda iska lahayd diyaaradii shalay ku dul burburtay meel u dhow caasimada dalkaasi ee Islamabad. Wasiirka arimaha gudaha Pakistan Rehman Malik oo warbaahinta kula hadlay goobtii ay diyaaradu ku burburtay ee [...]

Share

April 21 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA, Xulka Wararka Caalamka | Read More »

NUSOJ oo Deeq Lacageed Gudoonsiisay Wariyaaashii Ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Muqdisho

NUSOJ oo Deeq Lacageed Gudoonsiisay Wariyaaashii Ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Muqdisho
Share

Muqdisho (RBC) Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa deeq lacageed oo loogu talo galay daaweyntooda, isla markaana ay ku deeqday hay’ad fadhigeedu yahay magaalada Doha ee dalka Qadar, laguna magacaabo Doha Center for Media Freedom (DCMF). Haddaba, masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud, isla markaana uu ku wehliyey xoghayaha maaliyada NUSOJ [...]

Share

April 21 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Boosaaso: Nadwada Ka Socota Masjidka Al-Rowda oo Gashay Habeenkii 2-aad [Sawirro]

Boosaaso: Nadwada Ka Socota Masjidka Al-Rowda oo Gashay Habeenkii 2-aad [Sawirro]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Masjidka Al Rowda oo ay ka bilaabatay Nadwo Cilmiyeedkii 10-aad oo la qabto Sanad kasta bishan oo kale ayaa gashay habeenkii 2-aad iyadoona Muxaadaradii xalay ay soo jeediyeen Shiikh Axmed Cabdisamad iyo Shiikh Maxamed Macalin Axmed. Muxaadirada oo laba qeybood ahayd ayaa waxa tan hore soo Jeediyey Shiikh Axmed Cabdisamad oo si [...]

Share

April 20 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

DAAWO SAWIRO: Damaashaadka Iyo Dalxiiska Xeebta Liido Oo Noqotay Meesha Loogu Dalxiiska Badan Yahay Muqdisho

DAAWO SAWIRO: Damaashaadka Iyo Dalxiiska Xeebta Liido Oo Noqotay Meesha Loogu Dalxiiska Badan Yahay Muqdisho
Share

Muqdisho (RBC Radio) Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa waxay ka mid noqotay meelaha ugu dalxiis fiican ee magaalada Muqdisho, oo ay dadku u dalxiistagaan. Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha ayaa xeebtaan waxaa taga dadka ugu badan ee ka kala yimaada xaafadaha magaalada Muqdisho, inkastoo maalmaha kale ee isbuucana ay yimaadaan dadweynuhu laakiin labadaan maalmood ayay [...]

Share

April 20 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Nadwadii 10-aad oo Ka Bilaabatay Masjidka Al-ROWDA ee magaalada Boosaaso [Sawirro+ Codad]

Nadwadii 10-aad oo  Ka Bilaabatay Masjidka Al-ROWDA ee magaalada Boosaaso [Sawirro+ Codad]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Masaajidka Al-Rowdaee magaalada Boosaaso ayaa Xalay Salaadii Makhrib ka dib waxaa ka bilaabatay Nadwadii 10-aad oo la qabto Sanad-kasta bishan oo kale iyadoona loogu magacdaray Dacwadda Salafiga Soomaaliyeed ee ku wajahan Ambaqaas toosan. Mudada ay socoto Nadwadu oo ah 7-maalmood  ayaa la filayaa in habeen kasta ay ka qeybgalaan Culuma’udiin  si weyn [...]

Share

April 20 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Daawo Bilicda iyo Muuqaaladda Qurxoon ee magaalada Boosaaso [Sawirro Xiisa leh]

Daawo Bilicda iyo Muuqaaladda Qurxoon ee magaalada Boosaaso [Sawirro Xiisa leh]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Shabakadda Raxanreeb ayaa Akhristayaasheeda dal iyo dibada ku kala sugan waxa ay Usoo bandhigaysaa Sawirro Xiisa gaar ah leh kuwaas oo ka Turjumaya Xaalada dhabta ah Shacabka reer Boosaaso ku sugan yihiin haddey noqon lahayd, bilicda iyo dib u dhiska Suuqii gubtay, Samaynta wadooyinka laami ah iyo arrimo kale oo farabadan. Hadda [...]

Share

April 19 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

SOMALIA: NUSOJ Backs the Appeal for the Release of the journalist imprisoned 46 days in Puntland

SOMALIA: NUSOJ Backs the Appeal for the Release of the journalist imprisoned 46 days in Puntland
Share

NUSOJ Backs the Appeal for the Release of the journalist imprisoned 46 days in Puntland Mogadishu, 17 April, 2012 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) backs the appeal of the release of the Awke Abdullahi, Director of Radio Voice of Peace in Bosaso who was imprisoned in his 46 day in the commercial port [...]

Share

April 18 2012 | Posted in Sawiro | Read More »

Shirkadda Golis oo Qiime Dhimis Ku Sameysay Wicitaanka Dalalka Dibadda, Soona Kordhisay Adeegyo Cusub [Sawirro+Codad]

Shirkadda Golis oo Qiime Dhimis Ku Sameysay Wicitaanka Dalalka Dibadda, Soona Kordhisay Adeegyo Cusub [Sawirro+Codad]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Shirkadda Isgaarsiinta Gayigeena Soomaaliya ee GOLIS TELCOM ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay qiime dhimis balaaran ku sameysay qiimaha lagu waco dalalka Caalamka isla markaana soo bandhigtay Adeegyo farxad gelinaya bulshada Soomaaliyeed gaar ahaana kuwa reer Puntland. Maamulka Shirkadda GOLIS TELCOM Soomaaliya oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xaruntooda ugu weyn ee [...]

Share

April 16 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Maxkamada Darajada 1-aad ee gobolka Bari oo Maanta la Horkeenay Nin lagu Soo Eedeeyey in uu soo Xaday 9-Carruur ah [Sawirro+Codad]

Maxkamada Darajada 1-aad ee gobolka Bari oo Maanta la Horkeenay  Nin lagu Soo Eedeeyey  in uu soo Xaday 9-Carruur ah [Sawirro+Codad]
Share

Boosaaso [RBC Radio] Maxkamada Darajada 1-aad ee gobolka Bari ayaa maanta la hor keenay Nin lagu soo eedeeyey in uu kasoo xaday Tuulada Buula Mareero ee gobolka Shabeelaha Hoose isla markaana uu  doonayey in uu qaab Ganacsi ahaan u geeye dalal ka baxsan Soomaaliya. Ibraahim Cumar Liibaan oo 40-jir kana soo Jeeda Koonfurta Soomaaliya ayey [...]

Share

April 15 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Ururka Ardayda Puntland ee Maleysiya (PSSM) oo Soo Gabagabeeyey koob loo dhigay Madaxweynihii Hore ee Somalia Marxuun Abdullahi Yusuf Axmed (Sawirro)

Ururka Ardayda Puntland ee Maleysiya (PSSM) oo Soo Gabagabeeyey koob loo dhigay Madaxweynihii Hore ee Somalia Marxuun Abdullahi Yusuf Axmed (Sawirro)
Share

Ururka Ardayda Puntland (PSSM) Puntland Student Society Malaysia  oo Soo Gabagabeeyey koob loo dhigay Madaxweynihii Hore ee Somalia Marxuun Abdullahi Yusuf Axmed. Koobkaan ayaa ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen Ururka Ardayda Puntland kaas oo soconayey  mudo yar waxaana ka qayb qaatay Tobon Naadi oo ka kala socday Tobon Jaamacadood. Naadiyaasha Jaamacadaha 1. University Utara [...]

Share

April 15 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Raxanreeb iyo Sawiradii Isbuuca 13/04/2012 (Photo News)

Raxanreeb iyo Sawiradii Isbuuca 13/04/2012 (Photo News)
Share

Muuqaalkani waa taaladii Daljirka Daahsoon oo ku dhow ex-baarlamaan. Taaladan oo loo dhisay xubnaha ciidanka qalabka sida ee u dhinta difaaca dalka ayaan weli helin wax dayactir ah illaa hadda./Photo by Raxanreeb.com (Muqdisho, Somalia) Halki waa hoygii fannaaniinta qaranka ee Ex-Fiyoore oo dhinaca ku haya Golaha Murtida iyo Madadaalada (National Theatre). Hadda waxaa ku nool [...]

Share

April 13 2012 | Posted in Photo News, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

test