Home » Tacsi You are browsing entries filed in “Tacsi”

Tacsi: C/Qaadir Maxamed Ciise (AFGUB)

Tacsi: C/Qaadir Maxamed Ciise (AFGUB)
Share

Waxaa halkan tacsi looga direyaa Caruurtii, Haweenkii iyo dhamaan Qoyska Reer Maxamed Ciise ee uu ka Geeriyoodey AUN C/Qaadir Maxamed Ciise (AFGUB) oo ku geeriyoodey Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Taariikhda Markey Aheyd 14 bishaan May (Maanta). Waxaan leeyahay anoo u ah Ehel in dhamaan Qoyska reer Maxamed Ciise EEBE Samir iyo Iimaan ha idinka [...]

Share

May 14 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Puntland Diaspora Forum ee dalka Norway u tacsiyeeynayna dhaman eheladii & caruurtii u katagay Xaaji Uunaalye

Puntland Diaspora Forum ee dalka Norway u tacsiyeeynayna dhaman eheladii & caruurtii u katagay Xaaji Uunaalye
Share

Tacsi Inaalilaahi wainaa ilheehu Rajacuun: hadaanu nahay jaaliyada Puntland Diaspora Forum ee dalka Norway waxaanu u tacsiyeeynayna geeridii naxdinta lahayad ee kutimid Xaaji Ibraahin Cismaan Abuukar (Xaaji Ibrahin Uunlaaye) waxana leenahay Xaajiga ilahay haw naxariisto janadii Fardawsana allaha albaabadeda hawfuro sidoo kale waxanu u tacsiyeeynayna dhaman eheladii iyo caruurtii u katagay Xaaji Uunaalye iyo waliba [...]

Share

May 14 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Cabdi Nuur Cali (Cabdi-Bukud)

Tacsi: Cabdi Nuur Cali (Cabdi-Bukud)
Share

Tacsi ku loo dirayo Qoyskii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodey AUN Marxuum  Cabdi Nuur Cali (Cabdi-Bukud) oo ku Geeriyoodey Magaalada London ” Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ” Waxaa halkan tacsi uga direynaa Caruurtii, Haweenkii iyo dhamaan Qoyska Reer Nuur Cali ee uu ka Geeriyoodey AUN Marxuum Cabdi Nuur Cali (Cabdi-Bukud) oo ku geeriyoodey [...]

Share

May 13 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar (Xaaji Ibraahim Uunlaaye)

Tacsi: Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar (Xaaji Ibraahim Uunlaaye)
Share

Jaliyadda Somaliyeed ee ku Nool Wadanka Oman ayaa waxay   tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo umadda somaliyeed meel kasta oo ay joogto, oo uu  ka  Geeriyooday  Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar ( Xaaji Ibraahim Uunlaaye) oo saakay subaxnimadii ku geeriyoodey Magaaladda Nayroobi, Waxayna  marxuumka ilaahay ugabaryayaan janadii fardoowsa  in uu ilaahay  ka [...]

Share

May 13 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Cabdi Xasan Jimcaale

Tacsi: Cabdi Xasan Jimcaale
Share

Annagoo kala ah: Hooyo Diib Axmed SHiikhdoon Marwo Siraad yuusuf Ismaaciil Marwo Berlin yusuf Ismaaciil iyo odaygeeda Isxaaq Xaaji Warsame, Cabdulqaadir Yuusuf Ismaaciil Dr. Max’ed Yuusuf Ismaaciil iyo xaaskiisa Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan iyo xaaskiisa Cbadi-GHani Max’ed Sooyaan Cabdi-Razaaq Max’ed Sooyaan (Xiireey) iyo Xaaskiisa Cabdi-Rashiid Max’ed Sooyaan iyo xaaskiisa Yaasimiin Max’ed Sooyaan iyo odaygeeda Xuseen Xasan [...]

Share

May 8 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Wasiiru-dowlaha Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida AUN marxuum Dr Cabdi Xasan Jimcaale

Wasiiru-dowlaha Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida AUN marxuum Dr Cabdi Xasan Jimcaale
Share

” Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun” Birmingham, UK (RBC, Radio): Wasiiru-dowlaha Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland Prof. Cabdulkadir Cabdi Xaashi ayaa wuxuu tacsi u dirayaa dhamaan Qoyskii, Walaalihii, Ehelkii & dhamaan Shacabka Puntland ee uu ka geeriyoodey AUN marxuum Dr Cabdi Xasan Jimcaale. Wasiir Prof Cabdulkadir Cabdi Xaashi ayaa ugu horayn ALLE uga [...]

Share

May 8 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Farxaan Maxamuud Xaaji Diiriye

Tacsi: Farxaan Maxamuud Xaaji Diiriye
Share

Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Waxa aan Ilaaheey naxariistii janno uga baryaynnaa, Marxuum Farxaan Maxamuud Xaaji Diiriye, oo maalintii shalay ahayd (May 01, 20012) ku geeriyooday Magaalada SanDiego (USA); innaga oo dhanna samir iyo iimaan ha naga siiyo. Waxa aan si gaar ah ugu tacsiyaynaynnaa: Hooyadiis Ruqiyo Cali Taar iyo Aabbihiis Maxamuud Xaaji Diiriye, [...]

Share

May 2 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

TACSI GEERIDA BEELDAAJE FAARAX

TACSI GEERIDA BEELDAAJE FAARAX
Share

MADHINTE WAA ALLAAH OO KELIYA (TACSIDA GEERIDA BEELDAAJE FAARAX) Rabbi ha u naxariistee waxaa shalay oo bisha April ahayd 8, 2012 ku geeriyooday magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaraadka Carabta Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, waxaana dad badan oo aan tiradooda la soo koobi karin oo ku nool Waqooyiga Ameerica Ilaah [...]

Share

April 10 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Isimo iyo Waxgarad Reer Puntland oo Tacsi u diray AUN Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdillaahi

Isimo iyo Waxgarad Reer Puntland oo Tacsi u diray AUN Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdillaahi
Share

Dhamaan Isimadan, Beeldaajiyayaasha, Ugaasyada, waxgaradka iyo Boqorka waxa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulaahi, waxayna Illahay uga baryayaan in uu Samir iyo iimaanka siiyo Marxuumka isaga Illah janadii siiyo, Beeldaajahan ayaa ku geeriyooday dalka Isku Taga Imaraadka Carabta gaar ahaan magaalada Dubia. Ugu horeen waxaa tacsida [...]

Share

April 9 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdullaahi

Tacsi: Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdullaahi
Share

_____________________________________________________________            Bogga Tacsida Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi ______________________________________________________________ Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo Tacsi u Diraya Shacabka Soomaaliyeed TACSI. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah Isimada Soomaaliyeed iyo kuwa Puntland. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan [...]

Share

April 9 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Feysal Xaaji Cilmi

Tacsi: Feysal Xaaji Cilmi
Share

Dhamaan Shaqaalaha Raxanreeb.com, Shaqaalaha Soomaalo.com, Shaqaalaha Bartamaha.com, AMG, SMO, Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Feysal Xaaji Cilmi oo ku geeriyooday Isbitaalka Aga Khan ee magaalada Nairobi Waxaa Diraya Tacsidaan anaga oo kala ah Faarax A Caato Cabdisalaam A Caato Cabdalla Muumin Cismaan Turaabi Maxamed Kaafi Maxamed [...]

Share

April 8 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Ahlusuna oo Garoon Ciyaareed ugu Magacdaray Aadan Yabarow Wiish iyo Siciid Mugambo

Ahlusuna oo Garoon Ciyaareed ugu Magacdaray Aadan Yabarow Wiish iyo Siciid Mugambo
Share

Muqdisho (RBC) Ururka Ahlusuna Waljaamaca ee gobolada dhexe ka arimiya ayaa ku dhawaaqay in garoonka ciyaaraha ee degmada Dhuusamareeb loogu magacdaray madaxdii ugu sareysay Xiriirka Ciyaaraha Soomaaliya ee maalintii Arbacadii ku geeriyootay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Golaha Murtida iyo Madadaalada. Maxamed C/laahi oo ah ku xigeenka dhanka ciyaaraha ee maamulka gobolka Galgaduud ayaa [...]

Share

April 6 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Cismaan Cawad Cali

Tacsi: Cismaan Cawad Cali
Share

Inaa lilaahi waa’inaa ilaahi raajicuun kuli fansin daaiqati mowt Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Ummaada Somaliyeed guud ahaan gaar  Reer Puntland iyo qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday wasiir ku xigeenkii Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Osman Cawad Cali oo mantay ku geeriyooday Hospital ku yaal Villa Somali Mogadishu. Waxaana leenahay ilaahay [...]

Share

April 4 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Cabdi Dahir Bare (Gudane)

Tacsi: Cabdi Dahir Bare (Gudane)
Share

INAALILAAHI WAA INAA ILAAHAY RAAJUCUUN Waxaa saaka oo taariikhdu ahayd 03-04-2012 ku dhintay magalada galkacyo alle ah unaxariistee Abdi Dahir Bare (Gudane) Jaaliyada ka soo jeeda galbeedka Mudug ee ku nool Norway gaar ahaan magaalada Oslo waxay tacsi u dirayaan alle ha u naxariistee qaraabadii , eheladii iyo saaxiibadii uu ka gaariyooday marxuun Gudane Dahir [...]

Share

April 3 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Maxamed Geelle Diiriye

Tacsi: Maxamed Geelle Diiriye
Share

Waxa aan halkaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Reer Geelle Diiriye (Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Puntland, Caasho Geelle Diiriye, Xildhibaan Siciido Geelle Diiriye, Luul Geelle Diiriye, Gaashaanle Dhexe, Duuliye, Cabdirisaaq Geelle Diiriye, iyo Gaashanle Dhexe, Cabdikariim Geelle Diiriye, Dhooddi,) uga tacsiyaynaynaa geeridii ku timid Macallin Maxamed Geelle Diiriye. Si gaar ah, waxa aan ugu tacsiyaynaynnaa Ayaan [...]

Share

April 3 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Safaaradda Dalka Soomaaliya ee Hindiya oo Soo Xirtay Buuggii Tacsida AUN Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdillaahi Yuusuf Axmed [Sawirro]

Safaaradda Dalka Soomaaliya ee Hindiya oo Soo Xirtay Buuggii Tacsida AUN Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdillaahi Yuusuf Axmed [Sawirro]
Share

New Delhi [RBC Radio] Maalintii Jimcaha aheyd ee March 30, 2012, Safaaradda Somalida ee New Delhi, India ayaa soo gunaanadey boroordiiqdii loo sameeynayey Mudaxweynihii hore ee Somaliya, Mudane Marxuum Abdullahi Yusuf Ahmed. Baroordiiqdaas oo ay ka soo qayb galeen Safiiro badan oo fadhigoodu yahay  New Delhi, saxiixayna buuggii tacsida iyagoo ka masuul ah Madaxweyneyaashooda, Dadkooda [...]

Share

April 1 2012 | Posted in RBC, Sawiro, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Nabaddoon Cabdicasiis Maalin Xareed “Janna Gale”

Tacsi: Nabaddoon Cabdicasiis Maalin Xareed “Janna Gale”
Share

Dhammaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Finland, waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan, eheladii, qaraabadii iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed uu kageeriyooday Allaha u naxariisteen Nabaddoon Cabdicasiis Maalin Xareed” Janna Gale” oo ahaa Nabaddoonkii ugu Caansanaa uguna dadaalka badnaa wax garadka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland.Nabaddoonka oo Xalay saqdii dhexe ku geeriyooday Magaalada Helsinki ee Caasimda Finland, nabaddoonka ayaa wax [...]

Share

March 29 2012 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Ahlusuna oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya

Ahlusuna oo ka Tacsiyeysay Geerida Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya
Share

Muqdisho (RBC) Ururka Ahlusuna Waljamaaca ayaa tacsi u jeediyey dhamaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan inuu samir iyo iimaan Alle ka siiyo geerida ku timid madaxweynihii hore ee dalka C/laahi Yuusuf Axmed oo Aroornimadii Jimcihii shalay ku geeriyooday wadanka Imaaraadka Carabta. C/qaadir Macalin Nuur oo ka tirsan saraakiisha Ahlusuna ee goblka Banaadir ayaa [...]

Share

March 24 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Raysul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum C/laahi Yuusuf Axmed

Raysul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum C/laahi Yuusuf Axmed
Share

Muqdisho (RBC) Raysul Wasaarihi hore ee Soomaaliya Maxamed  Cabdilahi Maxamed Farmaajo aya waxaa uu  manta  tacsi tiiranyo leh u diray guud ahan  Umada Somaliyeed  gaar ahan qoyski uu kabaxay Madaxweynihi hore ee Soomaaliya  Mudane  Cabdilahi Yusuf Axmed. Geeridu waa xaq ma dhinte waa Illaahay Waxaan  Illaahay uga baryayaa  janadii Fardowso in uu ka waraabiyo  Umada Soomaaliyeed [...]

Share

March 24 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

DEG DEG: Abwaan Xasan Jacayl oo Saaka ku Geeriyooday Nairobi

DEG DEG: Abwaan Xasan Jacayl oo Saaka ku Geeriyooday Nairobi
Share

Nairobi (RBC) Abwaan Xasan Maxamed Maxamuud [Xasan Jacayl] oo ka mid ahaa abwaanada iyo fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi oo bilihii u dambeeyey uu ku xannuunsanayey. Allah ha u naxariistee, Xasan Jacayl oo 45 jir ahaa wuxuu sidoo kale ka mid ahaa bahda warfaafinta Soomaaliyeed ee mudada dheer [...]

Share

March 20 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Axmed Weli Cismaan Nuux Cowdgale

Tacsi: Axmed Weli Cismaan Nuux Cowdgale
Share

Waxaa Fiidnimadii Khamiista (Waqtiga USA) oo Tariikhdu ku Beegnayd “Maarso 08 2012” Shil Gaari oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Ku Geeriyooday Axmed-Weli Cismaan Nuux Cowdgale. Waxaa Halkaan Tacsi Looga Dirayaa Dhamaan Qoyska Reer Cismaan Nuux Cowdgale, Eheladii, Qaraabadii & Asxaabtii Marxuum Axmed Weli Cismaan Nuux Cowdgale. Ilaah ha u dambi dhaafo [...]

Share

March 9 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Warsame Xaaji Muuse (Afjilic)

Tacsi: Warsame Xaaji Muuse (Afjilic)
Share

Anagoo ah dadkan hoos ku xusan gaar ahaan, iyo guud ahaanba hadaanu nahay qoyska Reer Xaaji Muuse Afjilic iyo waliba dhamaan qoyska Reer Xaaji Yuusuf Nuur Jaamac waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday marxuum Warsame Xaaji Muuse (Afjilic) oo shalay oo taariikhu ahayd 27.02.2012 ku geeriyooday magaalada madaxda Puntland [...]

Share

February 28 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid

Tacsi: Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid
Share

INAA LILAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN Waxaa magaal Boosaaso ee Gobolka Bari Maanta  “ Jimcaha 10/Febraayo/2012” ku geeriyooday Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid. Waxaan halkaan tacsi looga dirayaa  dhammaan reer yaasiin Cismaan Keenadiid iyo dhammaan qoyska  keenadiid . Ilaah ha u dambi dhaafo janadii fardowsa alla ha geeyo Aamiin Aamiin.

Share

February 10 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Caaqil Cabdille Faarax Guuleed “Cabdille Qoordheer”

Tacsi: Caaqil Cabdille Faarax Guuleed “Cabdille Qoordheer”
Share

INAA LILAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN Waxaa magaal Galdogob ee Gobolka Mudug waabarigii  “ Jimcaha 03/Febraayo/2012” ku geeriyooday Caaqil Cabdille Faarax Guuleed oo ku magacdheer “Cabdille Qoordheer”  oo ahaa Caaqil si wayn looga yaqaan Gobolada Puntland iyo Gayiga Soomaaliyaba. Caaqil Cabdille Qoordheer in muddo ahba waa uu xanuunsanayay dhowr jeerna dibada ayaa xanuun loogu qaaday, [...]

Share

February 3 2012 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi Tiiranyo leh: Siciid Faarax Dheere

Tacsi Tiiranyo leh: Siciid Faarax Dheere
Share

Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun geeridu waa xaq, waana mid uu ilaahay sheegay iney ku imaaneyso aadane walba, naf waliba waa la abuuray, wey dhimaneysaa waana lasoo bixinayaa haddaba waxaan ka tacsiyeynaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid Siciid Faarax Dheere oo ku geeriyooday Jaziirada Malta ee u dhaw dalka Talyaaniga, haddaba asxaabta kala [...]

Share

December 15 2011 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Saciid Faarax-dheere Warsame Guudcad

Tacsi: Saciid Faarax-dheere Warsame Guudcad
Share

ASC WR WB inaa lilaahi wa’inaa ileeyhi raajucuun kulu nafsu daa’iqatul mood illaah naxasiirtiisa jantul fardoos haka waraabiyo marxuum Saciid Faarax-dheere Warsame Guudcad oo maanta ku geeriyooda wadanka Maalta ee Jasiiradaha Yurub waxaa lasheegayaa Saciid inuu dhawaan tagay wadanka Maalta waxaa uu kamid ahaa dhalinta Soomaaliyeed ee Tarhiibka ku tagay dalkaah subax nimadii saaka ayaa [...]

Share

December 14 2011 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Tahniyad: Axmed Huruuse Xaashi iyo Jamiilo Cabdiraxmaan Maxamuud

Tahniyad: Axmed Huruuse Xaashi iyo Jamiilo Cabdiraxmaan Maxamuud
Share

Waxaan halkaan tahniyad aroos uga diraynaa Arooska iyo aroosada Mudane Ahmed Huruuse Hashi iyo Jamiilo Abdirahman Mohamud oo aqalgalkoodu kadhacay Magalaada Galkacyo taariikhdu marka ay ahayd 11/12/2011. Waxaa tahniyada Diraya dadka kala ah:- 1.Mohamed Ahmed Afeey 2.Abdikarim Abdulahi Ducale 3.Asad Abdul Shire 4.Mohamed Adam Jama 5.Khadar Mohamed Baraag 6.Mohamed Adan Geele 7.Mohamed Farax Caynab 8.Abdisamed [...]

Share

December 12 2011 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

Jaaliyadaha Dalalka Qatar, Sweden, Giriiga & Itoobiya oo Tacsi diraya

Jaaliyadaha Dalalka Qatar, Sweden, Giriiga & Itoobiya oo Tacsi diraya
Share

Jaaliayada Adis Ababa ee Dalka Itoobia Jaaliyada reer puntland eeku dhaqan Adis ababa Ethiopia  sida wax garadka dhalin yarada ururada bulshada, gaar ahaan ardada wax kabarata Ethiopia, waxaan tacsi udiraynaa qoyski & eheladi iyo asxaabti  uu katagay,  alle ha unaxariistee  sheik  Dr axmed xaaji cabdiraxmaan  oo ay gacan ka xaqdarani ku dishay magaalada Boosaaso, waxaana [...]

Share

December 7 2011 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Tacsi: Xidigii geeska Afrika Marxuum DR Sheek Axmed Xaaji Cadiraxmaan

Tacsi: Xidigii geeska Afrika Marxuum DR Sheek Axmed Xaaji Cadiraxmaan
Share

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland Diaspora Mr Abdiweli Maxamuud Gurey iyo afhayeenka jaaliyada PDF Mr Cabdinuur Geele iyo Halgamaa Hirsi Haji Jamac # Abshir Muse # Suldaan Cabdulqaadir Ciise Axmed # Dr Cabdulqaadir (Jaziira) Dr Ciise Xaaji # Dr Cabdirisaaq Takar # Ustaad Maxamuud Diirshe#macalin Mukhtaar Sheik cismaan Ismaciil Diiriye#Sakariye Maxamed ( Isticmaar ) # Cabdishakuur Cali Qool # [...]

Share

December 6 2011 | Posted in Tacsi, WARARKA | Read More »

Culima udiina soomaliyeed ee jaaliyada cumaan ayaa Tacsi u diraya Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Dr: Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

Culima udiina soomaliyeed ee jaaliyada cumaan  ayaa Tacsi u diraya Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Dr: Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
Share

Culima udiina soomaliyeed ee jaaliyada cumaan  ayaa Tacsi u diraya Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Dr: Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo ay ku timi geeri naxdin leh asgoo saaka waa berigii masaajid xaafadisa udhow salaadii subax nimo markuu masaajidka ka soo baxay lagu dilay masaajidka hortiisa (inaa lilaahi wa inaa ilaahi rajicuun)  ilaa iyo iman kana [...]

Share

December 6 2011 | Posted in RBC, Tacsi, WARARKA | Read More »

test