Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test Post Content Test [...]
Al-Shabaab oo Xadiday Adeegga Lacagaha Telefonka ee MMT
Muqdisho (RBC) Ururka Al-Shabaab ayaa maanta soo saaray war saxaafadeed ay ku xadidayaan cadadka lacagaha lagu diro adeegga lacagaha ee loo yaqaano “Mobile Money Transfere MMT” kaasoo loo adeegsado telefoonka gacanta. War saxaafadeedka Al-Shabaab ayaa lagu xusay in shirkadaha bixiya adeegaasi lagu wargelinayo inay ku xadidaan $150 oo kaliya markiiba. “Si loo ilaaliyo dhaqaalaha ummada [...]
Al-Shabaab oo Hawada Galisay Bog Cusub oo ka mid ah Shabakadda Twitter-ka (Warbixin)
Muqdisho (RBC) Boggan cusub ee ay dhowaan bilaabeen inay Al-Shabaab adeegsadaan (@HSMPress) ayaa cinwaan looga dhigay BISMILLAH oo Af Carabi ah laakiin 24 saac ka dib waxaa loo bedelay af Ingiriisi si uu u soo jiito dadka ajnabiga ah ee ay ku hadlin Soomaaliga iyo Carabiga. Boggan ayaa u muuqda mid tartan kula jira bogga [...]
Al-Shabaab oo Sheegtay in Isniinta ay Soo Bandhigeyso Aqoonsiyada Askar Burundi oo ay ku Dileen Dagaalkii Dayniile
Muqdisho (RBC) Ururka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in maalinta Isniinta ee toddobaadkan ay faafin doonaan sawiro iyo magacyada askar ka tirsan ciidanka AMISOM oo ay sheegeen inay ku dileen dagaalkii dhowaan ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Warbixin lagu faafiyey bogga Twitter-ka oo ay Al-Shabaab dhowaan bilaabeen inay isticmaalaan ayaa lagu sheegay in [...]
Internetka Qaarada Yurub oo la Hormarinayo
Xuseen Baashaa RBC Kampala Uganda Midowga Yurub waxa uu shaaca ka qaaday in uu ku tala jiro fulinta qorshe ku baxaaya (9.2) bilyan oo yuuroo si loogu hormariyo Internet xawaarihiisu sarreeyo oo ay yeeshaan dawladaha midowga yurub. Qayb ka mid ah qorshahan wuxuu hadafkiisu yahay in maalgelin xoog leh lagu sameeyo halbawlayaasha dhaqaalaha yurub, sidoo [...]
Jaamacadda Muqdisho Oo Soo Kordhisay Daraasaadka Sare (Warbixin)
Boosaso ( RBC Radio) Jaamacada Muqdisho University Faraceeda magalada boosaso ayaa maanta soo bandhigay Taqasuus Cusub Oo lagu soo kordhiyay Jaamacada Muqdisho. Jaamacada ayaa soo bandhigtay daraasaadka Cusub oo sheegen in wixii ka danbeya sanadkan Jaamacda ay soo kordhisay Nuqul ka mid ah oo RBC Radio Soo gaadhay: Xafiiska Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Muqdisho waxa [...]
Hooyo ii Fur Facebook Aan Kuu Duceeye ( Warbixn+Sheeko )
Marka laga Hadlaayo Wax Kasta oo dunidan dusheeda la keeno waxaa ay Leeyihiin Faa’iido iyo Khasaaro, Labadasi arimood oo si Isku Mid ah u Wada socda, hadaba Akhirste Waxaan isku Dayi doonaa in aan Kuu soo Gudbiyo Qormo Dheer Oo Tusaale Wadata Kuna Taxaluqda Aalada FACEBOOK. Hadaba Inta aan Mowduucan U galin waxaan Wareysi la [...]