Home » Warbixin You are browsing entries filed in “Warbixin”

Maalintii Doorashada Baarlamaanka Iyo Dhacdooyinkii Xiisaha Lahaa Ee Aan La Sheegin (Warbixin+Sawiro)

Maalintii Doorashada Baarlamaanka Iyo Dhacdooyinkii Xiisaha Lahaa Ee Aan La Sheegin (Warbixin+Sawiro)

Muqdisho (RBC) Maalinta Talaadada 28-ka Agoosto waxay ballantu ahayd in doorashadii ugu hireysay ee baarlamaanka ay dhacaan, kuwaasoo gogol xaar u ah doorashada madaxweynaha oo sidoo kale la sugayo maalmaha soo socda inay dhacdo halkaasna ku soo afjaranto magacii “DKMG” ee 11 sano lagu soo jiray. Inkastoo dadweynaha caadiga aysan codkooda dhiban oo kaliya xildhibaanada [...]

Share

August 31 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA, Warbixin | Read More »

Faahfaahin Laga Helay Sababihii Geerida Meles Senawi Iyo Fursada u Furan Dadweynaha Soomaali Galbeed (Warbixin)

Faahfaahin Laga Helay Sababihii Geerida Meles Senawi Iyo Fursada u Furan Dadweynaha Soomaali Galbeed (Warbixin)

Nairobi (RBC) Faahfaahin dheeraad ah ayaa markii ugu horeysay laga helay sababaha geerida Meles Senawi oo ahaa Kaligii taliye raysul wasaare ka ahaa wadanka Ethiopia kaasoo 20-kii bishan Agoosto ku geeriyooday isbitaal aan la sheegion magaciisa oo uu mudo ku jiray. Telefishanka wadanka Ethiopia iyo warbaahinta kale eek u hadasha afka maamulka Addis Ababa ayaa [...]

Share

August 30 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Musharixiinta u Taagan Jagada Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya? (Faahfaahin & Wararkii ugu Dambeeyay)

Maxaad Ka Taqaanaa Musharixiinta u Taagan Jagada Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya? (Faahfaahin & Wararkii ugu Dambeeyay)

Muqdisho (RBC) Doorashada afhayeenka baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa saaka lagu wadaa inay ka bilaabato xarunta Gen Kaahiye [Ex Iskool Boolisiya] oo ku taalla degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay saaka ku kulansan yihiin xildhibaanada cusub, korjoogtada caalamiga, musharixiin iyo suxufiyiin. Doorashada afhayeenka waxaa ku tartamaya illaa shan musharax, waxaana marka ay doorashada [...]

Share

August 28 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

F I: Musharaxnimada Dr Cali Khaliif Galeyr Iyo Qorshihiisa Siyaasadeed (Warbixin Falanqeyn ah)

F I: Musharaxnimada Dr Cali Khaliif Galeyr Iyo Qorshihiisa Siyaasadeed (Warbixin Falanqeyn ah)

Musharaxnimada Dr Cali Khaliif Galeyr Iyo Qorshihiisa Siyaasadeed Sundus Yuusf L/H Raxanreeb@Gmail.com Falanqeeye Idman Agoosto 26 2012 Nairobi (RBC) Dr Cali Khaliif Galeyr wuxuu hadda u tartamayaa jagada afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, Sida uu isaguba sheegayna waxay taasi ku timid wadatashi uu la sameeyay dhinacyo kala duwan uuna ku qancay inuu xilkan u ordo. Musharaxnimada Cali [...]

Share

August 26 2012 | Posted in F I, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Aala Sheekh oo Shakhsiyaad Cusub Ku Soo Biireen, Xulufada Gaas oo Boosas Muhim ah Lumiyey Iyo Kala Iibsiga Kuraasta Baarlamaanka (Warbixin)

Aala Sheekh oo Shakhsiyaad Cusub Ku Soo Biireen, Xulufada Gaas oo Boosas Muhim ah Lumiyey Iyo Kala Iibsiga Kuraasta Baarlamaanka (Warbixin)

Muqdisho (RBC)  Meel adag ayuu soo gaaray dagaalka qabow ee ka dhex socda madaxda musharixiinta ah ee DKMG Soomaaliya ee ku loolamaya kursiga madaxweynaha, waxaana dhanka kale isbedelaya xaaladaha siyaasadeed saacadba saacada ka dambeysa. Madaxweyne Shariif oo ugu cad cad musharixiinta kale ee dawlada dhexdeeda ayaa hadda waxay isku soo dhowaadeen saaxiibkiis Shariif Xasan iyadoo [...]

Share

August 3 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Wixii Aan Ku Arkay Madasha Ansixinta Dastuurka (Qeybtii 2aad)

Wixii Aan Ku Arkay Madasha Ansixinta Dastuurka (Qeybtii 2aad)

Muqdisho (RBC) Guubaabada iyo madadaalada xaflada kaliya kuma ekeyn marxalada dalku ku jiro ee waxay sidoo kale hoboladu toos u abaareen wadamada deriska ee xuduudaha Soomaaliyeed u soo hanqaltaagaya. Malahayga fanaaniinta waxay beegsanayeen qodob ka mid ah kuwa ku jira dastuurka qabyada ah oo sheegaya in xuduudaha Soomaalida wixii khilaaf ah ee ka dhasha xal [...]

Share

July 30 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Xeer Hoosaadka ay ku Shaqeynayeen Golaha Ansixinta Dastuurka oo Raxanreeb Ay Heshay (Akhriso)

Xeer Hoosaadka ay ku Shaqeynayeen Golaha Ansixinta Dastuurka oo Raxanreeb Ay Heshay (Akhriso)

Muqdisho (RBC) Iyadoo maanta uu maalintii labaad galay shirkii golaha dastuurka qabyada ah ayaa ergooyinka ka qeybgalaya shirka oo dhan 825 xubnood ayaa waxaa ergada ugu horeyn maanta la siiyey xeer hoosaad ay ku shaqeyn doonaan kaasoo qeexaya sida ay u hawlgeli doonaan ergooyinka. Sida ku cad qoraalka xeer hoosaadka ergada ansixinta dastuurka oo nuqul [...]

Share

July 26 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Wixii Aan Ku Arkay Madasha Shirka Ansixinta Dastuurka Maanta (Faaalleynta Madashii Maanta)

Wixii Aan Ku Arkay Madasha Shirka Ansixinta Dastuurka Maanta (Faaalleynta Madashii Maanta)

Muqdisho (RBC) Abaare 6:00 subaxnimo ee aroornimadii saaka [Arbaco] ayaanu galnay aniga iyo koox wariyaal ah saf loogu talagalay in lagu diiwaangeliyo dadka ka qeybgalaya shirka golaha ansixinta dastuurka ee ka furmay hoolka xafladaha ee dugsiga tababarka booliska ee Gen Kaahiye [Ex Iskool Boolisiya]. Waxaana u diyaargarownay inaanu galno xarunta shirka baaritaanada amniga kadib. Safku [...]

Share

July 25 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Dalka ka erisay 3 nin oo Ajanabi ah Oo sheegtey inay dhakhaatiir yihiin hayeeshee shahaadooyinkoodu ay been abuur noqdeen markii Wasaaraddu Baartey

Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Dalka ka erisay 3 nin oo Ajanabi ah Oo sheegtey inay dhakhaatiir yihiin hayeeshee shahaadooyinkoodu ay been abuur noqdeen markii Wasaaraddu Baartey

Garowe: Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa amartey in dalka laga saaro ajaanib sheegtey inay dhakhaatiir yihiin oo si sharci daro ah dalka uga shaqeynaysay kuwaas oo shahaadooyinkoodu ay noqdeen been abuur markii ay Wasaaradda Caafimaadku baaritaan ku samaysay. Wasaaraddu waxay hadda amartey in dalka laga saaro saddex nin oo u dhashay wadanka Kenya kuwaas oo [...]

Share

July 25 2012 | Posted in Health, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

FADEEXAD: Guddi Hoos Taga QM oo Banaanka Soo Dhigay Malaayiin Doolar oo Ay Lunsadeen Madaxda Soomaalida (Akhriso Magacyada)

FADEEXAD: Guddi Hoos Taga QM oo Banaanka Soo Dhigay Malaayiin Doolar oo Ay Lunsadeen Madaxda Soomaalida (Akhriso Magacyada)

Nairobi (RBC) Warbixin maanta oo Axad ah shaaca laga qaaday oo ay diyaariyeen Guddiga Qaramada Midoobay u Qaabilsan La Socodka Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa lagu faahfaahiyey hanti gaareysa malaayiin doolar oo ay lahayd dawlada Soomaaliya taasoo ay xadeen masuuliyiinta ugu sareysa DKMG Soomaaliya. Warbixinta ayaa daaha ka qaaday faahfaahino buuxa oo muujinaya [...]

Share

July 15 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Liiska Musharixiinta u Taagan Jagada Madaxtinimada Soomaaliya oo Raxanreeb Ay Heshay Iyo Falanqeyn (Warbixin)

Liiska Musharixiinta u Taagan Jagada Madaxtinimada Soomaaliya oo Raxanreeb Ay Heshay Iyo Falanqeyn (Warbixin)

Muqdisho (RBC) Waxaa markii ugu horeysay Shabakada Raxanreeb ay heshay liiska musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada dawlada Soomaaliya ee illaa hadda liiskooda la soo gaarsiiyey xafiisyada ku shaqada leh, waxaana liiska uu gaarayaa illaa 25 musharax. Liiska musharixiinta ayaa waxaa ku jira madaxda DKMG Soomaaliya ee hadda xilka heysa, waxaana muuqaneysa in madaxda laftooda ay [...]

Share

July 10 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Mareykanka oo Saraakiil Eritrea, Kenya Iyo Suudaan u Dhashay oo La Shaqeeya Al-Shabaab Ku soo Rogay Xayiraado Cusub (Warbixin)

Mareykanka oo Saraakiil Eritrea, Kenya Iyo Suudaan u Dhashay oo La Shaqeeya Al-Shabaab Ku soo Rogay Xayiraado Cusub (Warbixin)

Washington (RBC) Xukuumadda Washington ayaa maanta oo Khamiis ah shaaca ka qaaday in lix nin oo u dhashay wadamada Eritrea, Kenya iyo Suudaan lagu sooo rogay xayiraado dhanka safarka iyo hantida ah kadib markii lagu eedeeyay in lixdaasi nin ay taakulo iyo garabsiinba u ahaayeen ururka Al-Shabaab ee dagaalka kula jira DKMG Soomaaliya. Lixda nin [...]

Share

July 5 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

XOG: Amisom oo Markii Ugu Horeysay Afhayeen Looga Dhigayo Nin Af-Soomaaliga Ku Hadla

XOG: Amisom oo Markii Ugu Horeysay Afhayeen Looga Dhigayo Nin Af-Soomaaliga Ku Hadla

Muqdisho (RBC) Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya [AMISOM] ayaa markii ugu horeysay yeelanaya afhayeen cusub oo ku hadli kara Af Soomaaliga iyadoo la bedelayo afhayeenka hadda ee Amisom oo ah nin u dhashay wadanka Uganda. Sarkaal ka tirsan taliska AMISOM ayaa u xaqiijiyey Shabakada Raxanreeb in maalmaha soo socda xilka la bedeli [...]

Share

June 27 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Codeyn: Akhristayaasha Raxanreeb oo Codbixin Ku Taageeray in La Qaato Dastuurkii 1960-kii

Codeyn: Akhristayaasha Raxanreeb oo Codbixin Ku Taageeray in La Qaato Dastuurkii 1960-kii

Muqdisho (RBC) Codbixin ay qaaday Shabakada Raxanreeb oo ku saabsaneyd dastuurkii 1960-kii iyo midka cusub ee hadda ansixintiisu ay socoto ayaa lagu ogaaday in ka badan 40% bulshada Soomaaliyeed ay taageersan tahay in lagu dhaqmo dastuurkii 1960-kii ee dalku lahaa iyadoo tiro aad u yar ay soo jeediyeen in la isku daro labada dastuur. Codbixintan [...]

Share

June 24 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

XOG: Madaxweyne Shariif oo Ganacsatada Soomaalida ee Kenya Weydiistay In $3 Milyan Lagu Taageero Ololihiisa (Warbixin)

XOG: Madaxweyne Shariif oo Ganacsatada Soomaalida ee Kenya Weydiistay In $3 Milyan Lagu Taageero Ololihiisa (Warbixin)

Nairobi (RBC) Kulan casho ahaa oo xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed wuxuu ganacsatada Nairobi ee Soomaalida ah weydiistay dhaqaale gaaraya $3 milyan oo doolar oo uu sheegay inuu u baahan yahay saddexda bilood ee soo socota. Mid ka mid ah ganacsatadii kulankii xalay kaqeybgalay ayaa [...]

Share

June 22 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA, Warbixin | Read More »

RAADRAACA: Ahmiyada Ay Leeyihiin Madaxda Al-Shabaab oo Mareykanka uu Madaxyadooda Duldhigay $33 Milyan

RAADRAACA: Ahmiyada Ay Leeyihiin Madaxda Al-Shabaab oo Mareykanka uu Madaxyadooda Duldhigay $33 Milyan

Muqdisho (RBC) Dawlada Mareykanka ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday lacag gaareysa $33 milyan doolar oo la siinayo cidii soo sheegta madaxda sare ee ururka Al-Shabaab ama gacan ka geysata soo qabashadooda, sida ay faafisay waaxda arimaha dibadda iyo caddaalada ee dawlada Mareykanka. Saraakiisha malaayiinta doolar madaxyadooda la saaray waxaa ka mid ah hogaamiyaha [...]

Share

June 7 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Warbixin Bangiga Adduunka Soo Saaray oo Shaaca Ka Qaaday Musuqmaasuq Baahay oo ka Jira Hay’adaha Dawlada Soomaaliya

Warbixin Bangiga Adduunka Soo Saaray oo Shaaca Ka Qaaday Musuqmaasuq Baahay oo ka Jira Hay’adaha Dawlada Soomaaliya

Washington (RBC) Warbixintii ugu horeysay oo qeyb ka ah baaritaan uu sameeyay Bangiga Adduunka laguna baaray miisaaniyada dawlada KMG Soomaaliya iyo dakhligii soo galay sanadhihii 2009 iyo 2010 ayaa shaaca looga qaaday in xatooyo iyo wax isdabamarin weyn ay hareysay hay’adaha DKMGah iyadoo sida warbixintu sheegtay aysan jirin wax la xisaabtan ah. Warbixinta oo ku [...]

Share

June 1 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

XOG: Madaxweyne Shariif Iyo Raysul Wasaare Gaas oo Ku Kala Aragti Duwan Ka Qeybgalka Shirka Istanbul

XOG: Madaxweyne Shariif Iyo Raysul Wasaare Gaas oo Ku Kala Aragti Duwan Ka Qeybgalka Shirka Istanbul

Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa markii ugu horeysay ogaatay in madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo raysul wasaarihiisa C/weli Maxamed Cali Gaas ayku kala aragti duwan yihiin in dawladu ka qeybgasho shirweynaha Soomaalida ee ka dhacay magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga. Saraakiil aan dooneyn in la magacaabo oo ka tirsan xafiiska raysul wasaare Gaas [...]

Share

May 29 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Maxay Tahay Shaqada IOM Ka Hayso Soomaaliya? [Warbixin iyo Sawirro]

Maxay Tahay Shaqada IOM Ka Hayso Soomaaliya? [Warbixin iyo Sawirro]

Boosaaso [RBC Radio] Bilihii ugu danbeeyey deegaanada Puntland waxaa soo gaarayey dad aad u tira badan oo kasoo Barakacayey gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya,abaartii weyneyd ee macaluusha Isku bedeshay iyo dagaalada u dhaxeeya Dawladda KMG ah oo ay taageeraan  AMISOM iyo Xooggaga Islaamiyiinta ee Al-Shabaab ayaa ah sababihii ugu waaweynaa ee ku kalifay dadka in [...]

Share

May 22 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA, Warbixin | Read More »

Haweeneydii uu Qabay Qasnajigii Shirkadda SKA oo Muqdisho Laga Baadi Goobayo

Haweeneydii uu Qabay Qasnajigii Shirkadda SKA oo Muqdisho Laga Baadi Goobayo

Muqdisho (RBC) Ciidamada sirta iyo kuwa booliska ee DKMG Soomaaliya iyo maleeshiyaad madax bannaan ayaa siyaabo aan iska warheyn magaalada Muqdisho uga baadi goobaya haweeney Soomaali ah oo la sheegay inuu guursaday qasnajigii shirkadda SKA ee maamusha garoonka diyaaradaha Muqdisho kaasoo Jimcihii la goostay lacag gaareysa $350,000 (saddex boqol iyo konton kun doolar) oo shirkadda [...]

Share

May 20 2012 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Shirka Istanbul oo Shuruud Looga Dhigay Natiijada Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Dhameynta Ku Meelgaarka (Warbixin)

Shirka Istanbul oo Shuruud Looga Dhigay Natiijada Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida iyo Dhameynta Ku Meelgaarka (Warbixin)

Nairobi (RBC) Iyadoo bisha June ee soo socota dalka Turkiga loogu ballansan yahay in lagu qabto shir aad u ballaaran oo arimaha wadanka Soomaaliya looga hadlayo ayaa haddana waxaa soo baxaya walaac beesha caalamka ka muujineyso natiijada laga fili karo shirarka Soomaalida ee hadda ka socda gudaha dalka. Ajendaha shirka Turkiga ayaa ah in lagu [...]

Share

May 17 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Dastuurka Cusub: Madaxda Maamul Goboleedyada oo Loo Aqoonsanayo ‘Gudoomiyaal Goboleed’

Dastuurka Cusub: Madaxda Maamul Goboleedyada oo Loo Aqoonsanayo ‘Gudoomiyaal Goboleed’

Muqdisho (RBC) Nuqulka labaad ee dastuurka qabyo qoraalka Soomaaliya oo dhowaan isbedel lagu sameeyey qodobadiisa ayaa lagu soo daray qodobo cusub oo aan horey ugu jirin nuqulkii koowaad ee dastuurka qabyo qoraalka, kuwaasoo dadweynuhu ay hadalhayaan. Nuqulkan labaad oo aan weli la shaacin hase yeeshee la siiyey dhamaan masuuliyiinta dawlada KMG Soomaaliya, maamul goboleedyada, wasiirada [...]

Share

May 13 2012 | Posted in Hadalheynta Q, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Dukumintiyo Laga Heley Gurigii Usama Bin-Laden oo Muujinaya Codsiyo Al-Shabaab Soo Jeediyeen (Muxuuse ka Yiri?)

Dukumintiyo Laga Heley Gurigii Usama Bin-Laden oo Muujinaya Codsiyo Al-Shabaab Soo Jeediyeen (Muxuuse ka Yiri?)

Muqdisho (RBC) Dukumintiyo laga helay gurigii uu deganaa Usama Bin Laden oo ahaa hogaamiyihii ururka Al-Qaacida ee sanadkii hore lagu dilay magaalada Abottabad ee wadanka Pakistan ayaa muujinaya xiriiro dhanka fariimaha ah oo ka dhexeeyey hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane (Mukhtaar Abuu Zubeyr) iyo Bin Laden. Waraaqahaasi mid ka mid ah oo warbaahinta qaarkeed faafisay [...]

Share

May 6 2012 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

XOG: Shaqaalaha Gaarka ee Raysul Wasaare C/weli Gaas oo La Wada Ceyriyey Iyo Jahwareer Hortaagan Baaritaankii Qaraxii Tiyaatarka

XOG: Shaqaalaha Gaarka ee Raysul Wasaare C/weli Gaas oo La Wada Ceyriyey Iyo Jahwareer Hortaagan Baaritaankii Qaraxii Tiyaatarka

Muqdisho (RBC) Wajiyaal cusub ayaa toddobaadkan markii ugu horeysay ka shaqo bilaabay xafiiska raysul wasaaraha xukuumadda KMG ah C/weli Maxamed Cali Gaas ka dib markii laga ceyriyey badi shaqaalihii hore ee xafiiska oo ay ku jiraan raggii qaabilsanaa dhanka warfaafinta. Ilo wareedyo muhim ah ayaa u sheegay Shabakada Raxanreeb.com in shaqaalaha cusub oo ay ku [...]

Share

April 30 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

WAR MUHIM AH: Dastuurka Qabyada oo Qodobadii Xasaasiga Qaarkood Laga Tirtiray

WAR MUHIM AH: Dastuurka Qabyada oo Qodobadii Xasaasiga Qaarkood Laga Tirtiray

Muqdisho (RBC) Ka dib kulamo xiriir ah oo maalmihii u dambeeyey ka socday magaalada Muqdisho ayna wada lahaayeen saraakiisha wasaaradda dastuurka ee DKMG ah iyo guddiga qorida dastuurka ee ay taageerto hay’adda UNDP ayaa Shabakada Raxanreeb waxay ogaatay in isbedel lagu sameeyey qaar ka mid ah qodobadii xasaasiyada badan abuuray ee dastuurka qabyada ku jira. [...]

Share

April 27 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

XOG: Magacyada Xubno Ka Mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Lagu Daray Liiska Qaswadayaasha oo Maalmo Dhow Soo Baxaya

XOG: Magacyada Xubno Ka Mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Lagu Daray Liiska Qaswadayaasha oo Maalmo Dhow Soo Baxaya

Muqdisho (RBC) Ilo wareedyo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa u sheegay Shabakada Raxanreeb in maalmo dhow la soo saari doono liis ka kooban 20-25 xubnood oo u badan mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya kuwaasoo lagu eedeynayo inay ka mid ahaayeen raggii riday Shariif Xasan Sheekh Aadan. Liiska oo mudaba la waday diyaarintiisa ayaa waxaa haatan la [...]

Share

April 22 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Maxaa Ku Cusbaa Shirweynihii 3-aad Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye?

Maxaa Ku Cusbaa Shirweynihii 3-aad Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye?

Maxaa Ku Cusbaa Shirweynihii 3-aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye? Cabdifataax I. Mursal Waxay ahayd madal bilicdeeda iyo Farshaxanimada loo gingimay in badan oo bulshada ka mida indhahooda soo jiidatay, waxay ahayd mid feejignaan iyo gaadh adag lagu gadaafay/meershay, waa mid dhan kasta oo aad ka eegtaba ka muuq iyo maqaam saraysa Mataanihii ka [...]

Share

April 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

MAXAA KU QARSOON DASTUURKA QABYO QORAALKA EE LA SOO WADO

MAXAA KU QARSOON DASTUURKA QABYO QORAALKA EE LA SOO WADO

Ma Soomaalidii 1960-kii baa ka tacliin, caqli iyo damiir fiican kuwa hadda mise wax kalaa jira?..  Ma Soomaalidii hore iyo maamuladii dalka soo maray ayaa ka diin iyo wadaniyad fiicnaa kuwa hadda jooga mise wax kalaa jira?..Ma gaajada, Colaada iyo abaarta ayaa na dawaqisay mise indhahaan ka xiranahay??? ____________________________________________________________________ In ka badan labo sanadood ayaa [...]

Share

April 13 2012 | Posted in Fadeexad, Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

Hawlgalka Al-Shabaab ee Puntland iyo Fu’aad Shongole (Warbixin)

Hawlgalka Al-Shabaab ee Puntland iyo Fu’aad Shongole (Warbixin)

Garowe (RBC) Toddobaadkan madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo saraakiisha amaanka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in xubno sare oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay gaareen deegaanka Galgala ee gobolka Bari halkaasoo horey fariisin ugu ahayd xoogaga Sheekh Maxamed Siciid Atam oo ku biiray Al-Shabaab dagaalna kula jira ciidamada Puntland. Saraakiisha Al-Shabaab ayaa iyaguna aan [...]

Share

April 11 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »

RAADRAACA: Maxay Isku Hayaan Al-Shabaab iyo Xasan Daahir Aweys?

RAADRAACA: Maxay Isku Hayaan Al-Shabaab iyo Xasan Daahir Aweys?

Nairobi (RBC) Toddobaadkii lasoo dhaafay ayaa Sheekh Xasan Daahir Aweys khudbad uu ka jeediyey masjid ku yaalla degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose wuxuu kaga hadlay arimo fara badan oo ay ahayd markii ugu horeysay oo uu sidaas uga hadlo. Xasan Daahir wuxuu muxaadaradiisa ku weeraray shirqoolada dilka ahee ay Al-Shabaab dadka u maleegaan isagoo [...]

Share

April 6 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »