London (RBC) Daraasad cusub oo la soo saaray ayaa lagu soo qoray wargeeska Caafimaadka wax ka qora The Lancet, waxa lagu sheegay daraasada haddii qofka uu maalintii isticmaalo hal Asbiriin waxa uu ka difaacayaa in uu ku dhaco xanuunka Kansarka. Labo Kaniin oo aad cunto maalintii waxa ay ka yareen kartaa labo sano in uu [...]