Home » Taariikh You are browsing entries filed in “Taariikh”

AUN Mowliid Macaane oo Galabta Lagu Aasay Magaalada Nairobi Iyo Madax Heer Qaran oo ka Qeybgalay Aaska (Taariikh Koobaan)

AUN Mowliid Macaane oo Galabta Lagu Aasay Magaalada Nairobi Iyo Madax Heer Qaran oo ka Qeybgalay Aaska (Taariikh Koobaan)

Nairobi (RBC) Allah ha u naxariistee Xildhibaan Mowliid Macaane Maxamuud oo saaka waabarigii ku geeriyooday magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa galabta lagu aasay qubuuro ku yaalla magaaladaasi iyadoo aaska marxuumka ay ka soo qeybgaleen madax heer qaran iyo dadweyne aad u fara badan. Meydka marxuumka ayaa galabta laga qaaday isbitaalka Aga Khan oo uu [...]

Share

April 8 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Taariikh, WARARKA | Read More »

Taariikh Nololeedkii AUN C/laahi Yuusuf Axmed oo Kooban (1934-2012)

Taariikh Nololeedkii AUN C/laahi Yuusuf Axmed oo Kooban (1934-2012)

Muqdisho (RBC) Allah ha u naxariistee waxaa xalay [23-Marso 2012] isbitaal ku yaalla magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka ku geeriyooday madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed o mudooyinba xannuunsanayey. Haddaba waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa taariikh nololeedkii Marxuumka oo kooban laga soo bilaabo 1934-kii illaa 2012. – Cabdullaahi Yuusuf Axmed wuxuu ku dhashay Tuulada [...]

Share

March 23 2012 | Posted in Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, Taariikh, WARARKA | Read More »

Raysul Wasaare ku Xigeenka DKMG Soomaaliya oo ka Laabtay Go’aankii Aqoonsiga Loogala Laabtay Khaatumo State (Wareegto Rasmi ah)

Raysul Wasaare ku Xigeenka DKMG Soomaaliya oo ka Laabtay Go’aankii Aqoonsiga Loogala Laabtay Khaatumo State (Wareegto Rasmi ah)

Muqdisho (RBC) Raysul wasaare ku xigeenka Xukuumadda KMG Soomaaliya Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim ahna wasiirka beeraha ayaa si rasmi ah cudurdaar uga bixiyey warqad uu sheegay inay si khaldan uga baxday xafiiskiisa 7-da bishan Maarso taasoo aqoonsiga looga qaaday maamul goboleedka Khaatumo State. Qoraal rasmi ah oo wasiirku uu soo saaray kuna taatikheydan 10-03-2012 ayaa [...]

Share

March 13 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, Taariikh, WARARKA | Read More »