Home » Cod You are browsing entries filed in “Cod”

HORDHAC: Xaflad lagu Magacaabo “Somalis for Obama” oo Qabanqaabadeeda Minneapolis ka Socota (Sawirro + Dhageyso)

HORDHAC: Xaflad lagu Magacaabo “Somalis for Obama” oo Qabanqaabadeeda Minneapolis ka Socota (Sawirro + Dhageyso)

 

Share

August 31 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Prof. Jawaari Oo Ah Musharaxa Ugu Cad Cad Xilka Afhayeenka Baarlamaanka Oo Ka Waramay Waxa Uu Qabanayo (Dhageyso)

Prof. Jawaari Oo Ah Musharaxa Ugu Cad Cad Xilka Afhayeenka Baarlamaanka Oo Ka Waramay Waxa Uu Qabanayo (Dhageyso)

Muqdisho (RBC Radio) Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ahaa ah ninka haatan ugu cad cad in uu ku guuleesto xilka Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, ilaa iyo hadan xubnaha xilkaan u sharaxan. Maanta kulanka mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayuu ka hadlay Prof, Jawaari wuxuuna ka warbixiyay sababta uu isku soo sharaxay iyo waxa uu [...]

Share

August 26 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Khaatumo oo Ciidamo ka Goostay (Sawirro + Codad)

Khaatumo oo Ciidamo ka Goostay (Sawirro + Codad)

Garoowe (RBC Radio) Ciidamadan ka soo gostay Maamulka Khaatumo ayaa waxa ay hore uga tirsanaan jireen Maamulka Puntland waxaan tirada Askartan ay garaysaa 30 nin iyo 3 Gaari oo loyaqaan noca Tiknikada markii ay soo gareen kontaroolka Galbeed ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka hortagay masuuliyin ka tirsan maamulka Puntland oo uu kamid yahay Wasiirka [...]

Share

August 22 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Dhagax Dhigay Kuliyada Tababarka Saxaafada Soomaaliyeed (Dhageyso + Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Dhagax Dhigay Kuliyada Tababarka Saxaafada Soomaaliyeed (Dhageyso + Sawirro)

  RBC Radio(Garoowe) Dhismahan ayaa ah mid loogu tala galay in ay kuliyad u noqoto dadka jecel in ay bartaan mihnada saxaafada iyo in kor loogu qaado Taba barayaasha ama Maclimiinta iyagu dadka Saxaafada waxaan uu dhismahan ka kobnaan doonaa Qeyb lagu taba baro Warbaahinta iyo Qeyb kale oo ladhigi doono Idaacad waxaan dhismahaan uu [...]

Share

August 14 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Jaamac Cali Jaamac oo Wareysi Gaar ah Siiyey Raxanreeb Kana Hadlay Musharaxnimadiisa Iyo Rajada uu Qabo(Dhageyso)

Jaamac Cali Jaamac oo Wareysi Gaar ah Siiyey Raxanreeb Kana Hadlay Musharaxnimadiisa Iyo Rajada uu Qabo(Dhageyso)

Muqdisho (RBC) Madaxweynihii hore ee Puntland Jaamac Cali Jaamac oo haatan ah musharax u tartamaya jagada madaxtinimada wadanka Soomaaliya ayaa maanta wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Shabakadan Raxanreeb wuxuu kaga hadlay sababaha ku dhaliyey inuu u tartamo madaxweynanimada Soomaaliya. Wareysigan wuxuu Jaamac rajo wanaagsan kaga muujiyey isbedelada dalka ka socda gaar ahaan magaalada [...]

Share

August 13 2012 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »

Tartanka Quraanka Kariimka oo Maanta Ka Furmay Masaajidka Al-Huda ee Garoowe[Sawirro+Codad]

Tartanka Quraanka Kariimka oo Maanta Ka Furmay Masaajidka Al-Huda ee  Garoowe[Sawirro+Codad]

Garoowe[RBC Radio]  Tartan Quraan aqris ah ayaa maanta ka furmay Masaajidka Al-Huda ee Magaalada Garoowe Caasimada Puntland iyadoona ay ku tar tama ardayda wax ka barata Dugsiyada Quraan ee kuyaal deeganada Puntland. Ardayda ka soo qeybgashay tartankan Quraan Aqriska ayaa waxa ay tiradoodu garayaan 29 arday,waxaan ardaydan ay ka kala yimaadeen qaar ka tirsan deegaanada Puntland ee kala ah Boosaaso,Qardho,Galkacayo,Garoowe,Laas caanood,Ufeeyn,Goldogob,Xafro,Carmo [...]

Share

August 10 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Farmaajo oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Muqdisho (Dhageyso+Sawiro)

Farmaajo oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Muqdisho (Dhageyso+Sawiro)

Muqdisho (RBC) Maxamed C/laahi Farmaajo oo ka mid  ah musharixiinta u tartameysa xilka madaxtinimada dalka ayaa sheegay in taageerada ugu weyn uu ka heysto shacabka Soomaaliyeed isla markaana taasi ay sababtay in boqolaal dad ah ku soo dhoweeyeen shalay magaalada Muqdisho. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu dawlada ugu baaqay inay mushaharka [...]

Share

August 10 2012 | Posted in Cod, Raad Raaca, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika (Dhageyso)

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika (Dhageyso)

Cape Town (RBC Radio) Laba ganacsato Soomaali ah oo lagu kala magacaabi jiray Bashiir Sheekh Suufi iyo Cabdi Tifow ayaa lagu dilay tuulada Valhalaburg ee duleedka magaalada Capetown ee wadanka Koonfur Afrika. Dilka labadan ganacsatada Soomaalida ah ayaa la sheegay inay geysteen laba burcad Koonfur Afrikaan oo la sheegay inay toogteen xilli ganacsatada ay alaab [...]

Share

August 10 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Ganacsatada Caanaha Xoolaha oo Ku nool Magaalada Garoowe oo la gudoonsiiyay Qalab Casri ah oo lagu kedsado Caanaha Xoolaha (Sawirro + Dhageysi)

Ganacsatada Caanaha Xoolaha  oo Ku nool  Magaalada Garoowe oo la gudoonsiiyay Qalab Casri ah oo lagu kedsado Caanaha Xoolaha (Sawirro + Dhageysi)

RBC Radio ( Garoowe) Hay’ada VSF Garemin oo ah hay’d ka shaqeysa arimaha Xoolaha ayaa manta waxaa ay holka Dowlada hoose ee Degmada Garoowe ku gudoonsiisaya Dumarka ka ganacsada Caanaha xoolaha waxaana hay’adu ay gudoonsiisay Dumarkan Joogaga lagu keedsado Caanaha Xoolaha waxaan waxaan kulankan ka soo qeybgalay Duqa Degmada Garoowe Cabdi Casiis Nuur Cilmi iyo [...]

Share

August 9 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Maamulka Degmada, Kan Gobalka Nugaal & Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo kulan la qaatay Gudiyada Xaafadah Caasimada Puntland (Sawirro)

Maamulka Degmada, Kan Gobalka Nugaal & Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo kulan la qaatay Gudiyada Xaafadah Caasimada Puntland (Sawirro)

RBC   Radio(Garoowe) Kulankna ayaa ahaa mid ay Maamulka Degmadan Garoowe iyo Kan Gobalka ayaa la qaateen Gudiyada ama Gudoomiyaasha Xaafadaha kaladuwan ee degmada Garoowe waxan ku wenlinaayay kulankan Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland sida wasiirka Maamul wagan iyo Madaxtooyada waxan muhiimada kulankan uu ahaa sidii loga feejinaan lahaa qatarada dadka waxa laaya islamakaana an [...]

Share

August 8 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Soonka Iyo Cibaadada Kale Sidee Isugu Xiran Yihiin (Dhageyso Darsigii 6aad)

Soonka Iyo Cibaadada Kale Sidee Isugu Xiran Yihiin (Dhageyso Darsigii 6aad)

Akhristayaasha Shabada Raxanreeb, markale ku soo dhowaada dasrsigii 6aad ee aanu ugu talagalnay bishan Ramadaanka ee Kheyrka badan si aan uga wada faa’ideysano. Darsigan oo ah kii 6aad wuxuu ku saabsan yahay Soonka iyo cibaadada kale ee Muslimiibta ay gutaan sida ay isugu xiran yihiin.   Waxaana codkiisa nagu soo gaarsiinaya AUN Sheekh Maxamed Axmed [...]

Share

August 8 2012 | Posted in Cod, Muxaadaro, RBC, WARARKA | Read More »

Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyey Xeerka Doorashada Golayaasha Degmooyinka [Sawirro+Dhageyso]

Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyey Xeerka Doorashada Golayaasha Degmooyinka [Sawirro+Dhageyso]

Garoowe[RBC Radio] Baarlamaanka Puntland ayaa maanta meelmeriyey Xeerka Doorashooyinka Golayaasha iyadoona muddo laga doodayey xeerkan ayaa waxaa hareeyey muran ka dhashay degmooyinka laga codeyn doono iyo kuwa aan laga codeyn karin balse gabagabadii ayaa la Isku raacay Xeerkan. Kalafadhiga Baarlamaanka Puntland oo soconayey muddo 52-cisho ah ayaa golaha waxaa xeerkan la horkeenay muddo 24-cisho ka [...]

Share

August 7 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Bisha Quraanka- Darsiga 5aad (Dhageyso)

Bisha Quraanka- Darsiga 5aad (Dhageyso)

Akhristayaasha Shabada Raxanreeb, markale ku soo dhowaada dasrsigii 5aad ee aanu ugu talagalnay bishan Ramadaanka ee Kheyrka badan si aan uga wada faa’ideysano. Darsigan oo ah kii 5aad wuxuu ku saabsan yahay Fadliga bisha Ramadaan ee ah in ay tahaybishii Quraanka Kariimka uu soo degay.   Waxaana codkiisa nagu soo gaarsiinaya Sheekh Aadan Ciise, Ajar iyo [...]

Share

August 6 2012 | Posted in Cod, Muxaadaro, RBC, WARARKA | Read More »

Fadliga Soonka- Darsigii 4aad (Dhageyso)

Fadliga Soonka- Darsigii 4aad (Dhageyso)

Akhristayaasha Shabada Raxanreeb, markale ku soo dhowaada dasrsigii 4aad ee aanu ugu talagalnay bishan Ramadaanka ee Kheyrka badan si aan uga wada faa’ideysano. Darsigan oo ah kii 4aad wuxuu ku saabsan yahay Fadliga bisha Ramadaan iyo soonkeeda.   Waxaana codkiisa nagu soo gaarsiinaya Sheekh Maxamuud C/raxmaan, Ajar iyo xasanaad ALLE SWT haka siiyo. Waxaana idiin rajeyneynaa [...]

Share

August 5 2012 | Posted in Cod, Islam, Muxaadaro, RBC, WARARKA | Read More »

Guddiga Farsamada Xulista Baarlamaanka Cusub oo Raxanreeb Ay La Yeelatay Wareysi Xiiso Badan (Dhageyso)

Guddiga Farsamada Xulista Baarlamaanka Cusub oo Raxanreeb Ay La Yeelatay Wareysi Xiiso Badan (Dhageyso)

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yarey” gudoomiyaha labaad ee guddiga farsamada xulista baarlamaanka Muqdisho (RBC) Gudoomiyaasha guddiga farsamada ee xulista mudanayaasha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo maanta sjir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Shabakada Raxanreeb waxay kaga hadleen halka ay mareyso xulista baarlamaanka cusub iyadoo warar soo baxaya [...]

Share

August 4 2012 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »

Baarlamaanka Puntland oo Dood ka yeeshay Xeerka Doorashooyinka Puntland (Dhageysi + Sawirro)

Baarlamaanka Puntland oo Dood ka yeeshay Xeerka Doorashooyinka Puntland (Dhageysi + Sawirro)

  RBC Radio( Garoowe)Golaha wakiilada Maamulka Puntland ayaa waxaa uu u soo dhamaaday Kalfadhigii 28naad waxaan loogu datay mudo ama maalo dheeri ah oo garaysa 7 Maalmood madaama ay dhamaatay mudadii logu tala galay ee aheyd 21 maalmood waxaan 7badaan cisho ee dheeriga ah ugu daray madaxweynaha maamulka Puntland Dr C/raxmaan sheikh maxamuud Faroole waxaan [...]

Share

August 4 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo ku Dhawaaqday Natiijada Imtixaanaadka Fasalada 8aadka ah (Dhageyso)

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo ku Dhawaaqday Natiijada Imtixaanaadka Fasalada 8aadka ah (Dhageyso)

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada ee Puntland Maxamed CabdiWahaab RBC Radio( Garoowe ) Wasaarada Waxbarshada Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday Natiijada imtixaanadka iskuulada kala duwan ee fasalada sideedaadka Degamada Puntland waxaan ay masuuuliyiinta ka tirsan wasaarada Waxbarashada Puntland soo bandhigeen guud ahaan ardaydii u fadhiisatay imtixaanaaadka sideedaadka natiijada saxda ah iyo ardayda ugu saraysa iskuuladaas [...]

Share

August 4 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Raiisul Wasaare Gaas oo Garoowe Gaaray (Dhageysi + Sawirro)

Raiisul Wasaare Gaas oo Garoowe Gaaray (Dhageysi + Sawirro)

RBC Radio (Garoowe) Wafdigan oo uu hogaaminayay reysal wasaaraha Soomaaliya Dr:Cabdi wali Maxamed Cali ( Gaas) oo ka soo dagay Garoowe international Airport ee magaalada Garoowe waxaan safarkiisa ku wehlinaayay raysal wasaare kuxigeenka soomali aha wasiirka Amniga iyo Arimaha Gudaha Dalka iyo Qaar katirsan golaha wasiirada ee DFKMG. Safarka reysal wasaaraha oo uu ku soo [...]

Share

August 3 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Maxaa Soonka Buriya?- Darsigii 3aad (Dhageyso)

Maxaa Soonka Buriya?- Darsigii 3aad (Dhageyso)

Akhristayaasha Shabada Raxanreeb, markale ku soo dhowaada dasrsigii 3aad ee aanu ugu talagalnay bishan Ramadaanka ee Kheyrka badan si aan uga wada faa’ideysano. Darsigan oo ah kii 3aad wuxuu ku saabsan yahay waxyaabaha soonka buriya iyo shakiga dadka ka gala arimaha qaarkood ee aan soonkooda burin.   Waxaana codkiisa nagu soo gaarsiinaya Sheekh Maxamed Macalin, Ajar [...]

Share

August 3 2012 | Posted in Cod, Islam, Muxaadaro, RBC, WARARKA | Read More »

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Puntland Axmed Cali Sakar oo Maanta Saxaaafada La Hadlay (Dhageyso)

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Puntland Axmed Cali Sakar oo Maanta Saxaaafada La Hadlay (Dhageyso)

  Garoowe (RBC Radio) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntland Axmed Cali Askar oo xafiiskiisa magaalada Garoowe kula hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay sida lo adkeeyay amaanka Caasimada Puntland ee garoowe waxan uu wasiirku ku dheeraday in marnaba laga tagin wadani nimada maadama malinta biri loo dabal dagi dono 1da agoost. Waxaa kale oo [...]

Share

July 31 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo Sheegay inla Tayayn Doono Cusbitaalka Guud ee Garoowe (Dhageyso)

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo Sheegay inla Tayayn Doono Cusbitaalka Guud ee Garoowe (Dhageyso)

  RBC Radio (Garoowe) Kulankan oo ay qaban qaabadiisu lahayd wasaaradda Caafimaadka Puntland kana soo qayb galeen mas’uuliyiinta & dhaqaatiirta cusbitalka ayaa waxa lagaga hadlayay sidii sare loogu taaba gelin lahaa adeegyada caafimaad ee cusbitalku iyadoo uu wasiirkuna halkaa ku dhagaystay warbixin ku aaddanayd mar xaladihii kala duwnaa ee uu soo maray cuspitalku baahiyaha iminka [...]

Share

July 31 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Sifada Soonka- Darsigii 2aad: Sheekh Boqolsoon (Dhageyso)

Sifada Soonka- Darsigii 2aad: Sheekh Boqolsoon (Dhageyso)

Ramadaan Kariim!.   Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa darsigii labaad oo ku saabsan bisha Ramadaan. Darsigan oo qeyb ka ah muxaadarooyin taxane ah oo bahda Raxanreeb ugu talagaleen bisha Ramadaan ee fadliga badan ayaa maanta waxaa uu ku saabsan yahay Sifada soonka, waxaana soo jeedinaya Allah ha u naxariistee Sheekh Maxamed Axmed Rooble [...]

Share

July 31 2012 | Posted in Cod, Islam, Muxaadaro, RBC, WARARKA | Read More »

Baro Axkaamta Soonka: Sheekh Maxamed Macalin (Dhageyso)

Baro Axkaamta Soonka: Sheekh Maxamed Macalin (Dhageyso)

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa darsi diini ah oo ku saabsan Axkaamta Soonka, qeybtan oo ah tii koowaad waxay ka hadleysaa shuruudaha soonka. Waxaa darsigan noo soo gudbinaya Sheekh Maxamed Macalin, Ajar Alle haka siiyo. Ka faa’ideysi wacan.     HALKAN KA DHAGEYSO DARSIGA RBC Radio

Share

July 29 2012 | Posted in Cod, Islam, Muxaadaro, RBC, WARARKA | Read More »

Sanad Guurada 14aad ee Aasaaskii Puntland oo Garoowe Looga Diyaargaroobay

Sanad Guurada 14aad ee Aasaaskii Puntland oo Garoowe Looga Diyaargaroobay

RBC RADIO (Garoowe) Xaflada Sanadguurada ee 1da agoosto oo ka harsan mudo laba malmood ah ayaa waxaa diyaar garoow xoogan ka socda magaaloyinka waaaweyn ee ka tirsan deegamada Puntland waxaana shacabka reer Puntland ay ku mashquulsan yihiin udiyaargarowga xaflada 1da agoosto. Waxa maanta kulan ku yeeshay xarunta dowlada hoose ee dagmada Garoowe masuuliyin ka tirsan [...]

Share

July 29 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Musharax Maxamed Axmad Saalax oo Ka Hadlay Sababta Ku Kaliftay Inuu Xilka Madaxtinimada Soomaaliya Isu Taago & Waxuu Dalka ka Qaban Doono Hadii uu ku Guuleysto (DHAGEYSI+DAAWASHO+SAWIRO)

Musharax Maxamed Axmad Saalax oo Ka Hadlay Sababta Ku Kaliftay Inuu Xilka Madaxtinimada Soomaaliya Isu Taago & Waxuu Dalka ka Qaban Doono Hadii uu ku Guuleysto (DHAGEYSI+DAAWASHO+SAWIRO)

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Khudbadii Musharaxa   Minneapolis (RBC Radio) Musharax Maxamed Axmed Saalax oo ka mid ah musharixiinta u taagan tartanka madaxtinimada dalka Soomaaliya oo xalay xaflad afur ah loogu sameeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee wadanka Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday sababihii ku kalifay inuu u tartamo xilka madaxweynaha wadanka isagoo sheegay [...]

Share

July 29 2012 | Posted in Cod, RBC, VIDEO, WARARKA | Read More »

Wasaaradaha Amniga & Cadaalada Puntland oo Maanta Hortagay Baarlamaanka Puntland (Sawirro iyo Codad)

Wasaaradaha Amniga & Cadaalada Puntland oo Maanta Hortagay Baarlamaanka Puntland (Sawirro iyo Codad)

  Waxaa maanta hoortagay baarlamaaka Puntland Wasaaradaha Amniga iyo wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Maaamulka Puntland ayaa maanta waxana wax laga weydiiyay arimo ku saabsan dadka ku xir xiran xabsiyada deegaamada puntlnad iyo kuwa aan wali lamax kamadeen ee ku xiran xabsiyay pl waxan tirada guud ee dadka ku xiran xabsiyada pl ay garayaan 182 qof [...]

Share

July 28 2012 | Posted in Cod, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Marwada Raysal Wasaare Gaas: Waxaan U Taaganahay Olole Kasta oo Dib Loogu Soo Celinayo Qowmiyadii Soomaaliyeed (Dhageyso+Sawiro)

Marwada Raysal Wasaare Gaas: Waxaan U Taaganahay Olole Kasta oo Dib Loogu Soo Celinayo Qowmiyadii Soomaaliyeed (Dhageyso+Sawiro)

Drs Hodan Ciise oo Muqdisho ugu warantay Shabakada Raxanreeb Muqdisho (RBC Radio) Marwada Raysal Wasaaraha Soomaaliya Marwo Hodan Siciid Ciise  ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay Shabakada Wararka RAXANREEB.COM maanta ku siisay magaalada Muqdisho waxay kaga hadashay xaalada uu wadanka marayo iyo waliba arimo kale oo ay ka mid tahay doorashada madaxtinimada ee dalka. [...]

Share

July 17 2012 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »

Musharax Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Oo ka Hadlay Waxa ku Dhaliyey in uu Tartamo & Waxyaabaha uu Qabaddoono Hadii Uu Ku Guuleesto Xilka Madaxtinimo Ee Soomaaliya (Dhageyso)

Musharax Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Oo ka Hadlay Waxa ku Dhaliyey in uu Tartamo & Waxyaabaha uu Qabaddoono Hadii Uu Ku Guuleesto Xilka Madaxtinimo Ee Soomaaliya (Dhageyso)

Minneapolis (RBC Radio) Magaalada Minneapolis ee Gobolka ay Soomaalida ku Badan Tahay ee Minnesota ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad uu kasooo qaybgalay Musharax Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya. Xafladaan oo si heersaro ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad dheer aad u wacan oo yididiilana galisay [...]

Share

July 15 2012 | Posted in Cod, RBC, WARARKA | Read More »

Barnaamijka Wacyigalinta Dhalinyarada oo Si Xowli ah Uga Socda Minneapolis (Dhageyso)

Barnaamijka Wacyigalinta Dhalinyarada oo Si Xowli ah Uga Socda Minneapolis (Dhageyso)

Cabdiraxmaan Mukhtaar Minnesota (RBC Radio) Waxaa Xarunta Brian Coyle Community Center ee ku taala magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ka socda barnaamij wacyigalinta Dhalinyarada ku Nool Xaafada Cedar Riverside. Barnaamijkaan oo sanadle ah ayaa hada waxaa uu marayaa sanadkii Sadexaad waxaana la qabtaa Xiliga Xagaaga ah. Waxaa loogu talagalay in dhalinyarada laga wacyigaliyo waxyaabo badan [...]

Share

July 14 2012 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »

Madaxweyne Faroole: Inta Hadda Joogta Maamulada Dalka Anigaa Ugu Waayo Aragsan! (Dhageyso)

Madaxweyne Faroole: Inta Hadda Joogta Maamulada Dalka Anigaa Ugu Waayo Aragsan! (Dhageyso)

Garowe (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa isku tilmaamay inuu yahay shakhsiga ugu khibrada badan marka loo eego siyaasiyiinta Soomaalida ee hadda faraha kula jira talada dalka, sida uu hadalka u dhigay. Madaxweyne Faroole ayaa wareysi uu maanta siiyey BBC-da ku sheegay in isaga uu u soo joogay dawladihii kala duwanaa ee [...]

Share

July 7 2012 | Posted in Cod, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »