Home » interviews
You are browsing entries filed in “interviews”
Muqdisho (RBC) Wasiirka Dastuurka iyo Dib u Heshiisiinta DKMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosha Jibriil ayaa wareysi gaar ah oo uu maanta siiyey RBC Radio wuxuu kaga warbixiyey qorshaha u diyaargarowga ansixinta dastuurka cusub iyo shirka odayaasha dhaqanka ee beryahan ka socda magaalada Muqdisho. C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in shirkaodayaasha haatan sidii loogu talagalay uu uga [...]
May 10 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn kaga soo horjeeday qodobada qaar ee Dastuurka cusub ayaa markale shaaca ka qaaday inuu ku qanacsan yahay dastuurka cusub ka dib markii sida uu sheegay wax laga badalay qodobada qaar ee horey ee uu horey u dhaliilay. Indhacade oo mar soo noqday [...]
May 9 2012 | Posted in interviews, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Odayaal dhaqameed iyo aqoonyahano kasoo jeeda gobolka Hiiraan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka digay qorshe ay sheegeen in lagu kala qeybinayo gobolka Hiiraan kaasoo ay sheegeen inay wadaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobolka oo beelo gaar ah ka soo jeeda. Shirka jaraa’id ka dib ayaa Shabakada Raxanreeb [...]
April 23 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Gudoomiye ku xigeenka guddiga dastuurka ee baarlamaanka KMG Soomaaliya Xildhibaan C/qaadir Sheekh Ismaaciil oo maanta wareysi siiyey Shabakadan Raxanreeb.com ayaa shaaca ka qaaday inuusan jirin wax dastuur ah oo ay og yihiin oo dalka loo sameynayo, isagoo dhinaca kalana ku tilmaamay dastuurka Qabyo Qoraalka mid ummada u horseedaya dhibaato hor leh. “Waxaa la [...]
April 21 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Boosaaso [RBC Radio] Xaaska iyo Carruurta Wariye Cawke Cabdullaahi Cali oo hadda ku Jira Xabsiga magaalada Boosaaso ayaa markii ugu horeysay oo ay u waramaaan Saxafiyiinta gobolka ka dalbaday Dawladda Puntland in ay ay sii dayso isla markaana mudadii tibaxay saameynta qoys ee u ku reebay Xirnaanshihiisa. Istaahil Cabdi Garaad oo ah marwada u dhaxda [...]
April 11 2012 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha oo booqday dhaawacyada Isbitaalada Madiino iyo Daarul Shifa Muqdisho, April 6, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehliyaan kuxigeenadiisa Gaashaandhiga iyo Ganacsiga Mudane Xuseen Carab Ciise iyo Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa saaka booqday dhaawacyada ku jira Isbitaalada Madiino iyo Daarul shifa kuwaasoo ay waxyeelo ka [...]
April 6 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Geneva (RBC) 23-kii March 2012 Golaha Xuquuqal Insaanka wuxuu si aqlabiyad buuxda u ansixiyey qaraar lixaad (tan iyo 29 March 2008) ku wajahan xaalada Xuquuqal Insaanka ee ka jirta dalka Soomaaliya kaasoo lagu go’aamiyey in si dhab ah loo fabagalo waxna looga qabto ku xadgudubka xuquuqda shacabka Soomaaliyeed. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta QM ee magaalada [...]
March 30 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Boosaaso [RBC Radio] Fanaaniin iyo Abwaano kasoo Jeeda Puntland ee kala ah Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Fanaan Axmed Cabdikariim””Axmed Biif”’ iyo Fanaan Maxamuud Cali Xaafuun””Amoore” oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa maanta Waraysi gaar ah RBC Radio ku siiyey Hotel City Plaza ee magaalada Boosaaso,waxaana ay ka warameen Ujeedada Imaatinkooda Puntland, Barnaamijyada wacyigelineed ee [...]
March 25 2012 | Posted in interviews, RBC, Sawiro, Suugaan, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Wakiilka Gaarka Midowga Europe ee Geeska Afrika Alex Rondoz oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa maanta wareysi gaar ah RBC Radio ku siiyey magaalada Muqdisho isagoo ka waramay arimaha gargaarka bani’aadanimo, taageerada Midowga Europ ee Soomaaliya ay siiyaan, aragtida Midowga Europe ee khilaafka baarlamaanka Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqayada hadda socda ee la doonayo [...]
March 19 2012 | Posted in Hadalheynta Q, interviews, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Waxaa noo suurtagashay inaan magaalada Muqdisho wareysi kula yeelano gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Cumar Daahir C/raxmaan oo aanu wax ka weydiinay waxa laga fili karo shirweynaha caalamiga ah ee ka dhacay magaalada London Khamiista 23-ka Febraayo 2012, shirkaasi oo dhinacyada siyaasada Soomaalida ay ka qeybgalayaan. Gudoomiyaha ayaa wareysigan ku tilmaamay in shirku uu muujinayo [...]
February 23 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Hay’adda Bani’aadanimada TOOLIS oo ah hay’ad wadani ah oo qaabilsan horumarinta iyo bani’aadanimada kana shaqeysa guud ahaan gobolka Geeska Afrika ayaa toddobaadkan u dabaaldagaysa sanadguuradii labaatanaad ee aas aaska hay’adda oo ahayd sanadkii 1992-kii. Haddaba RBC Radio ayaa wareysi gaar ah la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda TOOLIS for Humanity, Maxamed Maye Maxamuud oo ka waramay [...]
February 21 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Boosaaso[RBC Radio] Machadka Puntland Health Promotion and Edication Centar ayaa maanta Imtixaan u bilaabay Ardey dhamaysatay Koorsooyinka Xisaabta 1-2,kuwaas oo isugu jira Wiilal iyo gabdho tiro ahaan gaarayey 45. Maamulaha Machadka Puntland Health Promotion and Edication Centar Ayuub Mahad Aadan oo RBC Radio Xafiiskiisa Boosaaso ugu waramay ayaa Faah-faahin ka bixiyey Imtixaanka maanta Areyda u [...]
February 10 2012 | Posted in interviews, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Taliyaha ciidanka DKMG ee degmada Luuq ahna sarkaalka ciidamada DKMG ee gobolka Gedo u qaabilsan dhanka hawlgalka ayaa RBC Radio u sheegay in dagaalkii xalay dagaalyahanada Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada Luuq Ganaane ay ku jabeen. Taliyaha oo saaka wareysi siiyey RBC Radio ayaa sheegtay in meydad badan oo Al-Shabaab ay ka carareen [...]
February 5 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Proff Maxamed Cumar Dalxa Muqdisho (RBC) Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya oo maanta wareysi siiyey RBC Radio ayaa si kulul uga qeyliyey sida foosha xun ee loo maareeyay deeqihii waxbarashada ee dawlada Turkigu ay ugu talagashay ardayda Soomaaliyeed ee dalka ku sugan. Xildhibaan Dalxa ayaa bannaanka soo dhigay [...]
February 5 2012 | Posted in Fadeexad, interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Saraakiisha maamulka Dooxada Shabeelle ayaa ka waramay hawlgalo amaanka magaalada Beledweyne lagu sugayo oo ka socda magaalada labadii maalmood ee u dambeeyay. C/weli Xasan Cali oo ka mid ah saraakiisha maamulka Dooxada Shabeelle ee dhanka amaanka ayaa sheegay in ay jireen beryahan qaraxyo ka dhacay magaalada hase yeeshee ciidamada maamulkooda ay qaadeen hawlgalo [...]
January 30 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Boosaaso[RBC Radio] Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan ayaa ka Warbixiyey booqasho shaqo ay ku tageen degmada qadiimiga ah ee Qandalla isaga iyo Wafdi uu hoggaaminayey oo kamid yihiin Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Yaasiin Xirsi,Wasiir kuxigeenka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Cabdishakuur Mire Aadm iyo Wasiir kuxigeenka Haweenka iyo Arrimaha qoyska Puntland. Cabdisamad Maxamed [...]
January 18 2012 | Posted in interviews, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay maanta soo saartay waxay si kulul ugu cambaareysay weerarka cirka ee diyaaradaha Kenya ay ku beegsanayaan dadka rayidka iyadoo khasaare fara badana uu ka dhashay. Gudoomiyaha hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo bayaanka soo saaray ayaan ka dib ka wareysanay bayaankooda. Sheekh Bashiir wuxuu u [...]
January 17 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Taleex (RBC) Afhayeenka shirka “Khaatumo 2″ Aadan C/laahi Shuuriye ayaan ka wareysanay go’aanadii shirka maanta lagu gaaray ee kala ahaa magaca maamulka iyo qaabka loo dhisayo xubnaha maamulka. Magaca maamulka cusub Sida uu noo sheegay afhayeenka 314 ergey oo ka mid ahaa ergada shirka ayaa u codeeyey in magaca maamulkan cusub ee noqdo “MAAMUL GOBOLEEDKA [...]
January 16 2012 | Posted in Hadalheynta Q, interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Ismaaciil Maxamuud Hure [Buubaa] oo ah siyaasi ka soo jeeda gobolada waqooyi [Somaliland] oo mar soo qabtay wasiirka arimaha dibada ee DKMG Soomaaliya ayaa maanta sheegay in ay tahay wax aan la diidi karin go’aanka dadka ku nool gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ay ku gaareen inay sameystaan maamul goboleed u adeega dadka [...]
January 11 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Xildhibaan Daahir C/qaadir Muuse [Ciiro] oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya oo maanta wariyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay shirka maalintii afraad galay ee “Khaatumo 2″ ee ka socda magaalada Taleex. Xildhibaan Ciiro ayaa sheegay in shirka Taleex uu u arko mid soo saari kara talooyin wax ku ool u [...]
January 7 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Halkaan hoose ka dhageysa khudbadii Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” Taleex (RBC Radio) Soo dhawayn Balaadhan ayaa Loo sameeyey Wafti balaadhan oo kasoo Kicitimay Magaaladda buuhoodle ee Xaruunta Gobolka Cayn,waftidan ayaa ka koobnayd Siyaasiyiin Cuqaal iyo ururadda Haweenka iyo Kuwa Dhalinta, sidoo kale waxaa waftidan Hormuud ka ahaa Hogaanka SSC saleebaan Ciise Axmed *Xaglo-Toosiye*. iyo ku [...]
January 3 2012 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Taleex (RBC) Xubnaha guddiga qabanqaabada shirka Khatumo 2 ayaa maanta sheegay inergooyinkii ka qeybgali lahaa shirka Khatumo 2 ay soo dhameystirmeen laguna wado in maalinta Arbacada uu ka furmo shirka magaalada Taleex. Haddaba waxaan maanta arintaasi ka wareysanay C/fataax Dhalac oo ka mid ah guddiga qabanqaabada shirka Khatumo 2 kuna sugan magaalada Taleex. C/fataax ayaa [...]
January 2 2012 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan C/qaadir Sheekh Ismaaciil ayaa si weyn uga soo horjeestay hadal uu dhowaan magaalada Garowe ka jeediyey madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo ahaa in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee mustaqbalka ku soo geli doona magaca beelaha Puntland uu isagu soo xuli doono. Xildhibaan C/qaadir Sheekh [...]
December 28 2011 | Posted in interviews, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Xildhibaan Saleebaan Maxamed Ibraahim oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan dhexmaray xildhibaanadii xilka ka qaaday Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo madaxweynaha DKMG Soomaaliya kuwaasoo looga hadlay khilaafka u dhexeeya labada dhinac. Xildhibaan Salabeen ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey RBC Radio waxaa uu ku sheegay inay [...]
December 28 2011 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Boosaaso (RBC) Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Puntland ayaa sheegay inay wax laga xishoodo tahay qodobadii ka soo baxay shirkii Garowe ee ahaa in 1,000 ruux ay u codeeyaan dastuurka cusub taasoo uu sheegay inay tahay caddaalad darro. Muuse Cali Jaamac oo Wareysi siiyey RBC Radio ayaa sidoo kale ka hadlay [...]
December 26 2011 | Posted in interviews, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Shuceyb Jaamac Aadan oo ka mid ah aqoonyahanka reer Puntland ee qurbaha ku nool ayaa dhaliilay shirkii mudada afarta maalin ah ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. “Shirkaasi wuxuu ah shir ay maslaxada Soomaalidu ku jirin oo dad gaar ah maslaxadooda ah…” ayuu yiri Shuceyb Jaamac oo wareysi gaar ah siiyey [...]
December 26 2011 | Posted in interviews, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed oo shalay mudanayaal ka tirsan barlamaanka KMG ay u doorteen shir gudoon KMG inuu u ahaado barlamaanka ayaa maanta sheegay in ay sharci tahay xilka qaadistii barlamaanka ku sameeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaan Madoobe oo maanta wareysi siiyey RBC Radio ayaa beeniyay in madaxtooyada ay wax lug ah [...]
December 14 2011 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Garowe (RBC) Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta si kulul uga hadlay dilkii saaka waabarigii magaalada Boosaaso loogu geystay Marxuum Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed. Madaxweyne Faroole ayaa ugu horeyn ka tacsiyeey geerida Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan isagoo sheegay in Sheekh Axmed uu ka geeriyooday guud ahaan ummada reer [...]
December 5 2011 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Waxay shalay ku beegneyd maalintii la qarxiyey hotelka Shaamow 3-dii December 2009, oo hadda labo sano ay ka soo wareegatay. Qaraxaasi oo lala beegsaday arday ka qalinjabineysay jaamicadda Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qaraxaasi oo dalka iyo dibaddaba caan ka noqday uuna fuliyey qof loo maleynayo inuu ismiidaamiyey, waxaa ku geeriyooday arday, macalimiin, dhakhaatiir [...]
December 4 2011 | Posted in interviews, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Qaar ka mid ah mudanayaasha barlamaanka KMG Soomaaliya ayaa soo bandhigay mooshin eedeyn ah oo ka dhan ah afhayeenka barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyagoo sheegay in ay kulmi doonaan 48 saac ee soo socota. Xildhibaan C/laahi Cabdulle Magan (Bood) oo u hadlay mudanayaashaasi ayaa shaaca ka qaaday in wixii hadda ka dambeeya [...]
December 4 2011 | Posted in Cod, interviews, RBC, WARARKA | Read More »