Home » interviews You are browsing entries filed in “interviews”

Abwaan iyo Fanaaniin Yimid Puntland oo RBC Radio Boosaaso ugu Waramay [Sawirro+Waraysi]

Abwaan iyo Fanaaniin Yimid Puntland oo RBC Radio Boosaaso ugu Waramay [Sawirro+Waraysi]

Boosaaso [RBC Radio] Fanaaniin iyo Abwaano kasoo Jeeda Puntland ee kala ah Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Fanaan Axmed Cabdikariim””Axmed Biif”’ iyo Fanaan Maxamuud Cali Xaafuun””Amoore” oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa maanta Waraysi gaar ah RBC Radio ku siiyey Hotel City Plaza ee magaalada Boosaaso,waxaana ay ka warameen Ujeedada Imaatinkooda Puntland, Barnaamijyada wacyigelineed ee [...]

Share

March 25 2012 | Posted in interviews, RBC, Sawiro, Suugaan, WARARKA | Read More »

Wakiilka EU u Qaabilsan Geeska Afrika oo RBC Radio Muqdisho ugu Waramay (Sawiro+ Wareysi)

Wakiilka EU u Qaabilsan Geeska Afrika oo RBC Radio Muqdisho ugu Waramay (Sawiro+ Wareysi)

Muqdisho (RBC) Wakiilka Gaarka Midowga Europe ee Geeska Afrika Alex Rondoz oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa maanta wareysi gaar ah RBC Radio ku siiyey magaalada Muqdisho isagoo ka waramay arimaha gargaarka bani’aadanimo, taageerada Midowga Europ ee Soomaaliya ay siiyaan, aragtida Midowga Europe ee khilaafka baarlamaanka Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqayada hadda socda ee la doonayo [...]

Share

March 19 2012 | Posted in Hadalheynta Q, interviews, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Nabada Iyo Hormarka oo Waraysi Siiyay RBC Rado (Dhagayso & Sawiro)

Gudoomiyaha Xisbiga Nabada Iyo Hormarka oo Waraysi Siiyay RBC Rado (Dhagayso & Sawiro)

Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Hormarka Eng. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraysi gaar ah waxa uu siiyay Shabakada RBC Radio waxa uuna ka hadlay sababta loo aassaay xisbigaan. Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in xisbigaan loo sameeyay sidii loo badali lahaa nidaamka siyaasada wadanka Soomaaliya iyo waliba sidii loo hormarin lahaa Bulshada Soomaaliyeed. [...]

Share

April 23 2011 | Posted in interviews, RBC, WARARKA | Read More »