Home » Islam You are browsing entries filed in “Islam”

Xajka 2011: Xujayda oo Barito Istaagi Doona Carafa iyo Soomaali Badan oo Sanadkaan Xajinaysa

Xajka 2011: Xujayda oo Barito Istaagi Doona Carafa iyo Soomaali Badan oo Sanadkaan Xajinaysa
Share

Makka (RBC) In ka badan 2.5 milyan oo Muslimiin ah ayaa lagu wadaa in maalinta berito ee Sabtida ay guda galaan gudasha waajibaadka Xajka iyadoo berito ay ku beegan tahay sagaalaadka Carafo. Muslimiin ka kala timid adduunyada oo dhan ayaa berito si rasmi ah u bilaabaya acmaasha Xajka ee sanadkan 1432 Hijriga (2011).  Waxaana dawlada [...]

Share

November 4 2011 | Posted in Islam, RBC, WARARKA, Xulka Wararka Caalamka | Read More »

Iranian religious leader: Hajj unites Muslim Ummah

Iranian religious leader: Hajj unites Muslim Ummah
Share

Speaking at International Hajj Conference at a local hotel he said that whole Muslim Ummah is experiencing a new wave of awakening. He said that unity is the key to success of Muslim Ummah adding that western countries are hatching conspiracies against Muslims. Iranian religious leader added that Hajj is an event that brings unity [...]

Share

September 28 2011 | Posted in Islam | Read More »

Dhageyso Muxaadaro Ku Saabsan Ramadaanka – Qeybtii 3aad (Fadliga Akhrinta Quraanka Kariimka)

Dhageyso Muxaadaro Ku Saabsan Ramadaanka – Qeybtii 3aad (Fadliga Akhrinta Quraanka Kariimka)
Share

Muqdisho (RBC) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha Raxanreeb.com waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro ku saabsan Ramadaanka qeybtii saddexaad.  Waxayna qeybtan ku saabsan tahay fadliga akhrinta Quraanka Kariimka bisha Ramadaan. Muxaadaran waxaa noo soo gudbinaya Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Puntland ajar iyo xasanaad Alle haka siiyo, anaguna waxaan idin leenahay [...]

Share

August 16 2011 | Posted in Cod, Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Muxaadaro: Fadliga Soonka (Dhageyso Qeybtii 2aad)

Muxaadaro: Fadliga Soonka (Dhageyso Qeybtii 2aad)
Share

Muqdisho (RBC)  Akhristayaasha iyo dhegeystayaasha la socda Shabakada RBC Radio waxaana maanta idiin soo gudbineyna qeybtii 2aad ee muxaadaro ku saabsan Fadliga Soonka, maadaaa aanu ku jirno bishii Barakeysan ee Ramadaan. Muxaadaradan waxaa noo soo gudbinaya fadiilatu Sheekh Axmed C/laahi Fanax.   Dhageysi wanaagsan. Alle ha inaga yeelo kuwii ku camal fala. RBC Radio Xafiiska [...]

Share

August 5 2011 | Posted in Cod, Islam, RBC, WARARKA | Read More »

RBC Radio Wuxuu Idiin Soo Gudbinayaa Muxaadaro Ku Saabsan Axkaamta Soonka (Dhageyso Qeybtii 1aad)

RBC Radio Wuxuu Idiin Soo Gudbinayaa Muxaadaro Ku Saabsan Axkaamta Soonka (Dhageyso Qeybtii 1aad)
Share

RBC Radio (RBC) Ramadaan Kariim dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha nagala socda bogga Raxanreeb.com. Waxaan dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha bogga RBC Radio idiin soo gudbineynaa qeybtii koowaad ee muxaadaro ku saabsan axkaamta soonka. Waxaa inoo soo jeedinaya Fadiilatu Sheekh Maxamed Macalin ee ka faa’ideysi wacan.   RBC Radio Xafiiska wararka Muqdisho

Share

August 2 2011 | Posted in Cod, Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Afartan ka mid ah Imaamyada Masaajidada Muqdisho oo Maanta Kulan uga Furmay Muqdisho

Afartan ka mid ah Imaamyada Masaajidada Muqdisho oo Maanta Kulan uga Furmay Muqdisho
Share

Muqdisho (RBC) Kulan dood cilmiyeed ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Diinta iyo Awqaafta DKMG Soomaaliya ayna ka soo qaybgaleen 40 ka mid ah Imaamyada iyo Khadiibyada masaajida Magaalada Muqdisho ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Kulankan oo socon doona mudo afar maalmood ah ayaa lagu wadaa in looga hadlo mawduucyo la xiriira wacyigelinta dadka ee [...]

Share

May 19 2011 | Posted in Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Heshiiska Dhinacyada Falastiin Iyo Faa’iidada Dawlad Midnimo Qaran u Leedahay Dhulka Qudus (Warbixin & Sawiro)

Heshiiska Dhinacyada Falastiin Iyo Faa’iidada Dawlad Midnimo Qaran u Leedahay Dhulka Qudus (Warbixin & Sawiro)
Share

QAHIRA (RBC) Ururada reer Falastiin ee Fatax iyo Xamaas oo mudo khilaafaad uu ka dhex jiray ayaa maalintii Arbacada [4-May-2011] waxay magaalada Qaahira ee wadanka Masar ku saxiixeen heshiis si rasmi ah u soo afjaraya xiisadaha labada dhinac ka dhex oognaa isla markaana aas aaska u dhigaya dhismaha dawlad midnimo qaran oo Falastiin ay yeelato. [...]

Share

May 5 2011 | Posted in Islam, RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »

Kulan Weynihii Culimada Caalamul-Islaami oo Lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Doxa iyo Bayaan ku Saabsan Soomaaliya oo laga soo Saaray (Bayaankii)

Kulan Weynihii Culimada Caalamul-Islaami oo Lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Doxa iyo Bayaan ku Saabsan Soomaaliya oo laga soo Saaray (Bayaankii)
Share

Doxa (RBC) Kulan weyne magaalada Doxa ee wadanka Qadar ay ku yeesheen Midowga culimada caalamka Islaamka ayna ka qeybgaleen culumaa’udiin Soomaaliyeed oo caan ah kana yimid gudaha iyo dibada ayaa lagu soo gabagabeeyey bayaan guud oo ku saabsan xaalada wadanka Soomaaliya. Shirka oo socday intii u dhexeysay 28-30 April ayaa looga hadlay moqduuc cinwaankiisu ahaa [...]

Share

May 1 2011 | Posted in Islam, RBC, WARARKA | Read More »

Xanta iyo Dhibaatooyinkeeda

Xanta iyo Dhibaatooyinkeeda
Share
Share

January 13 2010 | Posted in Islam | Read More »

Qasadii Nabiga Yuusuf

Qasadii Nabiga Yuusuf
Share
Share

January 9 2010 | Posted in Islam | Read More »

Furaha Qoyska Soomaaliyeed

Furaha Qoyska Soomaaliyeed
Share
Share

January 9 2010 | Posted in Islam, VIDEO | Read More »

Soomaalidu waxa ay u Dhaxeysaa Rajo iyo Dhib (Video)

Soomaalidu waxa ay u Dhaxeysaa Rajo iyo Dhib (Video)
Share
Share

January 8 2010 | Posted in Islam, VIDEO | Read More »

Family of Suspect in US Plane bombing to Cooperate with Probe.

Family of Suspect in US Plane bombing to Cooperate with Probe.
Share

IBADAN, Nigeria (Dow Jones)–The family of the young Nigerian accused of attempting to blow up a U.S. commercial passenger plane said Monday that it will continue to cooperate with local and international security agencies investigating the matter. A statement issued by the family and posted on the Web site of local This Day newspaper said, [...]

Share

December 28 2009 | Posted in Islam | Read More »

test